Monthly Archives: December 2009

Xaaladda Markab iyo Shaqaalihii saarnaa oo muddo 3 bilood ka badan ku xayiran Berbera

“Shirkaddii Markabka lahaa waxay tidhi, markii hore waxaanu aaminsanayn in uu Maxkamad u xidhan yahay, laakiin imika waxaanu aaminsanahay in uu qafaalan yahay oo madax-furasho nalaga doonayo.”

Qareenka Shirkadda Al-Hafouf
read …

Madaxweyne Rayaale oo ka hadlay Ganacsiga Suuqa Tog-Wajaale

Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada Casho-sharaf ugu sameeyay Weftigii ka socday dalka Kenya oo uu hoggaaminayo Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin, kuwaas oo shalay kormeer ku soo maray Magaalo-xuduuddeedda Wajaale…… read …

Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo sheegtay inay Xilkii ka qaadday Mr. Fagadhe

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasaaradda Arrimaha dibedda Somaliland, ayaa sheegtay in ay si ku-meel-gaadh ah xilkii wareejisay Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Faransiiska Maxamed Saalax Nuur (Fagadhe), isla markaana ay qoraal u dirtay Wasaaradda arrimaha dibedda Faransiiska….. read …

UDUB oo si Kedis ah uga Baxay Madal Lagu Martiqaaday Madaxda Saddexda Xisbi Qaran

Hargeysa (Somaliland.Org)- Hal-abuurka caanka ah ee Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye), ayaa markii ugu horreysay si cad daboolka uga qaaday in telifiishanka iyo idaacadda xukuumadda Madaxweyne Rayaale maamusho ay ceeb iyo dheg-xumo weyn u soo hooyeen magaca qaranka Somaliland ee ay huwan yihiin….. read …

Is Somaliland’s Democracy Fragile?

Since the resolution at the end of September of the crisis related to the much delayed Presidential elections in Somaliland, there have appeared various analyses, by Somalis and non-Somalis alike, of the causes and effects of this crisis and the likely impact it will have on Somaliland’s future. These include descriptive summaries read …

Bandhiggii buugga: Politics of Cain- one hundred years of crisis in Somali society and politics

Soomaalidu ma ka bixi kartaa siyaasadda “Qaabiil ba Haabiil markuu qoonsaduu dilaye?” Buugga Politics of Cain oo uu qorey Dr. Xuseen Cabdilaahi Bulxan ayaa markii ugu horraysay lagu soo bandhigay magaalada London, Axad 20kii Diisambar 2009. Buuggan oo dhowaan soo … read …

Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya oo Khudbad ka hor jeediyay Baarlamaanka Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin iyo Weftigii uu hoggaaminayay, ayaa maanta khudbad u jeediyay Mudanayaasha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland oo wada-jira…. read …

Maamulka Gobolka Togdheer oo Bandoo ku soo rogay Magaalada Burco

QODOBO KALE OO LAGA SOO SAARAY XAALADDA AMNIGA GOBOLKA TOGDHEER read …

Qodobo laga soo saaray Shir ay yeesheen Madax-dhaqameed ka soo jeeda Beesha bariga Burco

Shirkan oo ay isugu yimaadeen ilaa 82 xubnood oo isugu jiray Salaadiin, Aqoonyahan, Cuqaal iyo waxgarad kale oo ka tirsan Beesha bariga Burco, isla markaana lagu qabtay Hutel Barwaaqo ee Magaalada Burco, ayaa laga soo saaray qodobo ay Warbaahinta soo gaadhsiiyeen…. read …

Xukuumadda oo mar kale shaacisay maal-gelin lagu samaynayo Dekedda Berbera

MA NOQON DOONTAA DHAGAX-DHIGGII SADDEXDA WERSHADOOD EE BERBERA OO AAN FULIN? read …

Xukuumadda Rayaale oo si Qarsoodi ah Xilkii Uga Qaaday Safiirka Somaliland u Fadhiya Faransiiska

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda madaxweyne Rayaale, ayaa la sheegay inay si qarsoodi ah xilkii uga qaaday safiirka Somaliland u fadhiya dalka Faransiiska Md. Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe), iyada oo masuuliyiin dawladda Faransiisku tibaaxeen in qaabka safiirka loo beddelay uu ka baxsan yahay anshaxa diblomaasiyadeed ee caalamiga ah……. read …

Birmingham: Somali Art and Cultural Festival

Monday Bank Holiday, 28th December 2009 – 2p.m – 11pm, | Fee £10 Bia Lounge, 45 -47 Golden Hillock Road, Small Heath, Birmingham B10 OJU Refugee Advice Group [Birmingham] in partnership with Kayd Somali Arts and Culture, and other Somali … read …

Wasiiru-dawlihii Arrimaha Dibedda oo xalay ku geeriyooday Hargeysa

WAXA AASKIISA MAANTA KA QAYB GALAY MASUULIYIIN UU KA MID YAHAY MADAXWEYNE RAYAALE read …

Wasiirada Xukuumadda ee Dibloomaasiyadda is-bida & Fadeexad hadhaysay soo-dhawayntii Weftiga Kenya

Hargeysa (Somaliland.Org)- Waxay goobta yimaaddeen saacado ka hor waqtigii ay halkaa soo gaadheen ciddii la sugayay. Tiro ahaan ma yara, waa ilaa toddoba Masuul oo isugu jira Wasiiro iyo Shirguddoonka Wakiilada. Inkasta oo ay waqti badan fadhiyeen, haddana sida caadiga u ah dad ka badan 2 qof oo meel isugu yimi, waxay intaa wadaagayeen sheeko, taas oo ay hadba baal ka rogayeen….. read …

Qaybtii labaad ee Waraysi dheer oo lala yeeshay Muwaadin laga soo daayay Guantanamo Bay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Maxamed Saleebaan Barre oo ka mid ah laba muwaadin oo reer Somaliland ah oo Sabtidii todobaadkan la keenay Hargeysa, ka dib markii ay muddo dheer ku xidhnaayeen Xabsiga Guantanamo Bay, ayaa sheegay inuu weli Jeelkaas ku jiro Maxbuus kale oo Soomaali ahi…… read …

Wefti ka socda Baarlamaanka Kenya oo booqasho ku yimi Magaalada Hargeysa

read …

Munaasibadii London ee lagusoo dhaweeyay gudoomiyayaasha jaamacadaha Somaliland

Iyadoo ay qayb ka ahayd qorshaha ururka ee dhiirigalinta tacliinta iyo beeritaanka jaaliyad (community) Somalilanders ah oo xoogan ayaa wuxu urur jaaliyadeedka West London Somaliland Community xaflad balaadhan kusoo dhaweeyay taariikhdu markay ahayd December 13-keedi, isagoo la kaashanaya ururada SSUK … read …

Garab Ka Go’ay Al-shabaab Oo labaxay Milatu Ibraahim

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonyahay oo ku dhaw-dhaw Al-Shabaab ayaa waxa sii xoogeystay muran iyo is qab-qabsi u dhaxeeya Aragagixisada Al-shabaab kaas oo maalmahanba soo jiitamayey. Khilaafkan oo markii hore ku yimi kala duwanaansho dhinaca fakirka ah oo … read …

Warsaxaafaded: Xil wareejin Xafiiska Kulmiye ee Australia

war saxaafadeed Xil wareejin Xafiiska Kulmiye ee Australia Gudiga fulinta ee xisbiga kulmiye ee Australia ayaa maanta xilkii ka qaaday gudoomiye ku xigeenkii garabkaasi kulmiye . Mr. xasan Axmed ( Halac), kadib markii shir ay maanta iskugu yimaadeen lagu go … read …

Komishanka Doorashooyinka oo dalbaday in Ciidamo amni-sugid ah la geeyo Xarumaha Axsaabta

Hargeysa (Somaliland.Org)- Komishanka Doorashada Somaliland, ayaa Qoraal uu u diray Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubbad ka dalbaday inay Ciidamo geeyaan Xarumaha saddexda Xisbi Qaran ee KULMIYE, UCID iyo UDUB, si ammaankooda loo sugo si siman….. read …

Doorashada Diiwaangelin-la’aan ma lagu galayaa haddii natiijada Diiwaangelintu xumaato?

“Waxaan idiinku bushaaraynayaa in Xogtaad Nairobi loo qaaday Komishanka lagu soo wareejiyay oo aanu gacanta ku hayno oo ay Interpeace ka soo wareegtay.”
AFHAYEENKA KOMISHANKA read …

Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga u taxaabtay Xubno ka tirsan Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa sheegay in Xukuumaddu xidhay xubno ka tirsan Xisbigooda iyo qaar ka mid ah taageerayaashooda…. read …

“Waxa jira Rag asxaabtayda Guantanamo Bay ahaa oo waashay & kuwo Indho-beelay, laakiin anigu…”

MAXAMED SALEEBAAN BARRE OO KA MID AH DADKA LAGA SOO DAAYAY XABSIGA GUANTANAMO BAY EE HARGEYSA LA KEENAY read …

Xisbiga UCID oo shirweyne aad u balaadhan ku qabsaday Bristol

read …

Xildhibaano Iyo Madax Sare oo Xibsiga KULMIYE Ka Tirsan oo Shir Loogu Qabtay West London

read …