Guddomiye Axmed Silanyo Oo Tacsi U Diray Geeridi Marxum Fagadhe

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Maxamud Silanyo isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca masuuliyinta iyo taageerayasha xisbiga Kulmiye waxa uu halkan tacsi uga dirayaa qoyski, eheladii iyo dhamaan shacabka Somaliland geeridii ku timi Md Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe.

Inaalilah Wa Ina Ilaahi Raajicuun. Dhamaanteen Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Aamin.

Axmed Maxamed Maxamud Silanyo
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye

This entry was posted in News. Bookmark the permalink.

Comments are closed.