Monthly Archives: December 2009

Madaxweyne Rayaale oo ka hadlay xidhiidhka u dhaxeeya isaga iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtida

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay xidhiidhka u dhaxeeya isaga iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan. Waxaanu ku andacooda in Xukuumaddiisu aanay wax farogelin ah ku haynin Golahaas….. read …

KULMIYE oo ka hadlay dhacdooyinkii Siyaasadeed ee dalka waajahay sanadkan maantu u dambayso

WUXUU KA WARAMAY REJADIISA SANADKA CUSUB IYO DOORASHOOYINKA LA FILAYO INAY DHACAAN

read …

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Maamul-gobolleedka Puntland

“Qolada UDUB halkii ay Saylici uga jawaabaysay ee ay ka ceebaynayeen, waxay ahayd inay u jawaabto Ninka Puntland ka hadlay.”

Dr. MAXAMED-RASHIID SH. XASAN read …

Waqtiga Hargeysa la keenayo Maydka Marxuum Fagadhe iyo cidda bixisay Kharashka lagu soo qaadayo

Mr. Keenadiid Khaawi oo xalay khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay Wargeyska Ogaal, isagoo jooga magaalada Jabuuti, waxa uu sheegay in…. read …

Madaxweyne Rayaale oo hab nidaamka dawladnimo ka baxsan Xilkii uga qaaday Agaasime guud

“Markaan arkay; inaad caadaysatay in madaxda kaa saraysa aanad wax wada-shaqayn ah la yeelan oo aad nidaamkii dawladnimada ee ku dhisnaa kala dambaynta iyo wadashaqaynta; iyadoo markii aan kaa soo bedelay Wasaaraddii hore aan rejaynayay inaad bedelayso dhaqankaas, balse aan ogaaday in aanay waxba iska kaa bedelin. Sidaa darteed…” read …

Somaliland: The Ministry of Public Works and the Scandal Surrounding the Looting of Public Property

This article has been translated from the original Somali version which appeared in one of the leading Somali Language Daily, The Horn of Africa. Part I The Somaliland Minister Who Sells School Buildings and Other State Properties In The Black … read …

“Waa nasiib-daro iyo khalad labaad in qoyska (Fagadhe) oo aan wax loo qaban la hoosaasiyo”

Axsaabta Mucaaradka oo ka hadlay tallaabo Xukuumaddu aamus kaga jawaabtay read …

Madaxweyne-xigeenka oo guddi Wasiiro ah u saaray Aaska Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe)

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa la sheegay inuu guddi qabanqaabo u magacaabay aaska marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo maalmo ka hor ku geeriyooday caasimada Faransiiska ee Paris…… read …

Mudane Guurtida ka tirsan oo sheegay in Golahoodu u yeedhayo Ganacsade iibsaday Sacaadadiin

Hargeysa (Somaliland.Org)-Mudane ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in Golahoodu u yeedhayo Ganacsade Maxamed Aw-Siciid Geedi oo ka mid ah Ganacsadayaasha Somaliland, kaas oo ay sheegeen in uu lagu wareejiyay Jasiiradda Sacaada-diin….. read …

Soof daran habowga macnaha Siyaasada By Muna Casayr

Umadaha kala gadisan ee uu ilaahay caalamka guudkiisa ku abuuray waxa uu ku soo lamaaneeyey caqli iyo garaad ay ku maamulaan dunida ay ku noolyihiin si ay nabad ugu wada noolaadan iyo ixtiraam . Dadyowga dunida ku dhaqan waxa ay … read …

Gudd Xisbiga UCID Md Faysal Cali Warabe Oo Mahadnaq U Diraya Jaliyadda Somaliland Ee UK

Bismillaahi Raxmaani Raxiim Salaan iyo Mahadnaq Anigoo ah Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe waxaan halkan salaan iyo mahadnaq balaadhan uga dirayaa guud ahaan Jaaliyadda sharfta leh ee Somaliland / Uk ,waxaanan si gaaar ah ugu mahadcelinayaa reer Bristol iyo … read …

Guddomiya Xigenka Kulmiye, Muj. Muse Bixi Oo Tacsi Diraya Geeridii Fagadhe

TACSI K/s Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga Md. Muse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan xubnaha Xisbiga iyo taageeraashaba, waxa uu tacsi u dirayaa guud ahaan shacbiga reer Somaliland, gaar ahaana qoyskii iyo qaraabadii … read …

Madaxweyne-xigeenka Somaliland oo booqasho ku tegay Cusbatalka guud ee Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa maanta booqasho kedis ah ku tagay Cusbiaalka guud ee Magaalada Hargeysa…. read …

Xukuumadda Somaliland oo la sheegay inay diidday bixinta Kharashka Diyaaradda Maydka Fagadhe

Hargeysa (Somaliland.Org)- Siciid Saalax Nuur oo ay walaalo yihiin marxuum Maxamed Saalax Nuur “Fagadhe” oo doraad ku geeriyooday cusbitaal ku yaala dalka Faransiiska, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland oo markii hore ku ballan qaaday in meydka safiirka loo soo qaado Somaliland ay si cad u diideen in meydka loo soo qaado dalka…… read …

Guddida joogtada ah ee Guurtida oo ku baaqay in la ciqaabo xubno ka qayb-galay Shirkii Jabuuti

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa Golahaas ugu baaqay in tallaabo laga qaado oo sharciga la horkeeno xubno Guurtida ka tirsan oo bilihii aynu soo dhaafnay Shir Magaalada Jabuuti ka dhacay kala qayb galay Kooxo ka socda Koonfurta Soomaaliya….. read …

Hab-dhaqanada arxan-darrada ah ee Ciidamada Dawladda hoose ula dhaqmaan ganacsatada yaryar

read …

Guddomiye Axmed Silanyo Oo Tacsi U Diray Geeridi Marxum Fagadhe

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Maxamud Silanyo isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca masuuliyinta iyo taageerayasha xisbiga Kulmiye waxa uu halkan tacsi uga dirayaa qoyski, eheladii iyo dhamaan shacabka Somaliland geeridii ku timi Md Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe. … read …

Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya oo ka hadlay socdaal uu ku tegay Magaalada Laascaanood

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin, ayaa booqasho ku tegay Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood…… read …

Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Somaliland oo xaalad Caafimaad dibedda loogu qaaday

Hargeysa (Somaliland.Org)- Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa shalay loo duuliyay dalka dibaddiisa…. read …

Taliyihii Saldhigga bariga Laascaanood iyo xubin kale oo Xabsiga loo taxaabay

Laascaanood (Somaliland.Org)- Ciidamada Booliska ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa shalay xabsiga u taxaabay Taliyihii Saldhigga bariga Magaaladaas Cabdilaahi X. Siciid Guuleed oo toddobaadkii hore xilka laga qaaday iyo xubin kale….. read …

Wakiilkii Somaliland u fadhiyay Dalka Faransiiska oo geeriyooday

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wakiilkii Somaliland u fadhiyay Dalka Faransiiska Maxamed Saalax Nuur (Fagadhe) oo muddooyinkanba dalkaas ku xanuunsanayay, ayaa shalay ku geeriyooday Cusbatal ku yaala Magaalada Paris….. read …

Xukuumadda oo Xabsiga u taxaabtay Dhakhaatiir eedayn u jeediyay Wasaaradda

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay dhakhaatiir ka hawlgala maxjarka Berbera, kuwaasi oo soo bandhigay fadeexado musuqmaasuq oo uu ku kacay wasiirka xannaanadda xoolaha Dr. Idiris Ibraahim Cabdi….. read …

Guddoomiyaha KULMIYE oo socdaal ugu kicitimay Maraykanka iyo Itoobiya

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta socdaal ugu kicitimay dalalka Itoobiya iyo Maraykanka, ka dib markii sida uu sheegay marti-qaad u fidiyeen Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Maraykanku….. read …

Laascaanood: Booliska oo ka hadlay Qarax xalay khasaare keenay

Laascaanood (Somaliland.Org)- Wiil dhalinyaro ah, ayaa ku dhaawacmay qarax xalay fiidkii ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool…. read …

Weftigii uu hoggaaminayay Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya oo booqday Magaalada Borama

Borama (Somaliland.Org)- Weftigii uu hoggaaminayay Guddoomiye-ku-xigeenka Baarlamaanka Kenya, ayaa maanta booqasho ku tegay Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal, iyaga oo isla galabtaba dib ugu soo laabtay Hargeysa….. read …