Monthly Archives: November 2009

Madaxweyne Rayaale oo ka noqday go’aan uu hore u sheegay in aanu ka noqonaynin waligii

Hargeysa (Somaliland.Org)- Agaasimaha Barriga Afrika ee hay’adda Interpeace Mr. Jerry McCain, ayaa sheegay in Madaxweyne Rayaale ogolaaday inay dib u bilaabaan hawlihii ay Deeqbixiyeyaasha Somaliland ka taageera geedi-socodka Dimoqraadiyadda ay wakiilka uga ahaayeen…. read …

Cismaan/Hindi Riyaale Waa Nin Kaa Horeeya ee caawimo lagugu badbaadiyo Cali gurey ka dalbo isagaa..

Osmanow adigana jab iyo halaag bay kuu taheyoo caydii iyo dambigii aad ninkaas ka sheegi jrtey ayaa nafsigii kuu geeyey in u kaaga aar goosto in aad dadka u soo caydo, ummadana u ku tuso waxa aad ahayd, dadkana read …

Ganacsade Xukuumaddu kooto ugu xidhay Dhoofka Xoolaha oo ka hadlay dhoofintooda

Hargeysa (Somaliland.Org)-Ganacsadaha dhoofka Xoolaha ee ay Xukuumadda Somaliland hore kootada ugu xidhay dhoofinta Xoolaha dalka Saleebaan Al-Jaabiri, ayaa ka hadlay Markabkii u horreeyay ee Xoolo sida oo ku xidhay Dekedda Jiddah ee dalka Sucuudiga…. read …

Madaxweyne Rayaale oo Xilkii ka qaaday Agaasimihii guud ee Dalxiiska, mid kalena magacaabay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta xilkii ka qaaday Agaasimihii guud ee Wasaaradda Dalxiiska, isla markaana u magacaabay Agaasime cusub…. read …

Xukuumada Riyaale Oo Bilowday Is Nacsiinta Somaliland Iyo Shacabka Reer Laacaanoood

Hadaba ilaa iyo maalintii Dilkaasi dhacay Waxaa isa soo taraya tuhunka iyo ku lug lahaan-shaha Xukuumada Riyaale ee Arintaas. Sida ka muuqata ficilada imika xukuumadu wado waxay cadaynaysaa ama Daaha read …

Xafladii Degmadda Sayla Barri Oo Laysku Arkay

Xaflad aad u balaadhan oo lagu wanqalay dagmo cusub oo loogu magac daray sayla oo ay kana mid noqonaysa dagmooyinka hargeysa xafladan waxa ka qayb galay musuuliyiinta asxaabta qaranka read …

Shiikh Shariifow Dhibaatada Somaliland Waa Loo Geystay Balse Somalia Iyada Ayaa Isu Geysatay

Shir jaraa`id oo uu madaxweynaha Somalia, Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ku qabtay madaxtooyadiisa bishan Noofambar 20da, 2009 ayaa waxa uu ku sheegay in Taliskii Siyaad Barre aanu si gaar ah dhibaato ugu geysan read …

Tacsi Ku Socota Maxamed Cabdilaahi Cabsiiye

KU: DHAMMAAN SAXAAFADDA Date: 23/11/2009 TACSI Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. AHMED MAXAMED SILAANYO, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa Maxamed C/laahi Cabsiiye, isaga oo uga tacsiyadaynaya geerida naxdinta leh ee ku … read …

Midowga Yurub oo Diyaarad gaar ah u soo diray Wefti Axsaabta ka socda oo socdaal u baxaya

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xubno ka socda saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland, ayaa Salaasada berri u socdaalaya caasimada Itoobiya ee Addis Ababa…. read …

Hargeysa: Kala-safashadii Wasiirada iyo Cabashadii Caruurta Derbi-Jiifka ah

Dhugashada Weedhaha dadka ka hadlayay goobta awgeed iyo naawilaad la qiyaasi karayay inay badankoodu qabeen, ayaa keentay inay u dhabar-adaygaan bacadka iyo baxra-shoonka Cadceedda dul hoganaysay goobtii ay fadhiyeen…. read …

Kulmiye Minnesota oo wada olole ay isugu soo dhoweynayaan jaaliyadaha Somaliland ee North America

Kulmiye Minnesota oo wada olole ay isugu soo dhoweynayaan jaaliyadaha Somaliland ee North America. Beryahan danbe waxaa jirtey kala qaybsan ku yimid qaar ka mid ah jaaliyadaha Somaliland ee North America, taasoo ay sabab u ahayd qaybo jaaliyadaha ka mid … read …

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo go’aano ka soo saartay dad u xidhnaa Qaraxyadii Hargeysa

Eedaysanayaasha shalay Maxkamadda la horkeenay oo ah kuwo u xidhnaa tuhuno la xidhiidha Qaraxyadii Argagixiso ee dalka ka dhacay 29 October 2008, isla markaana hore tiradoodu u ahayd 11, balse Maxkamaddu hore u sii daysay afar ka mid ah, ayaa tobankii bilood ee laga soo gudbay ku xidhnaa qaar ka mid ah Saldhigyada Booliska Hargeysa. … read …

Shalay Iyo Maanta:Mahadhooyinka Weedhaha Siyaasaded Ee Xaaji Cabdi Waraabe

Axmed Siilaanyo waa nin madaxweyne qaadi kara laakiin anigu isma jeclin” Qormadan 13aad ee shalay iyo maanta oo aanu ku daraasaynayno weedhaha siyaasiyiinta iyo xubnaha miisaanka leh ee Somaliland ay wakhtiyo kala duwan ka yidhaahdeen madasha siyaasadeed lagaga jeediyo iyo … read …

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo socdaal aan hore loo shaacin ujeedadiisa ugu kicitimay Itoobiya

Inkasta oo aanu Wasiirku Warbaahinta uga waramin ujeedada socdaalkiisa, haddana sida lagu sheegay Warsaxaafadeed aad u kooban uu safarka Wasiirka ka dib soo saaray Wasiir-ku-xigeenka Wasaaraddaas Axmed Aadan Ismaaciil, …. read …

Maraykanka oo shaaciyay fadeexado uu galay Maamul-gobolleedka Puntland

Nairobi (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha guddi-hoosaadka Aqalka Wakiilada Maraykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Mr. Donald Payne, ayaa hab-dhaqanka Siyaasadeed ee Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland ee Soomaaliya iyo Xukuumadda ku tilmaamay mid kali-talisnimo. … read …

Qaylo-dhaan ka soo yeedhay Lammaanaha Ingiriiska ah ee Budhcad-Badeedda Soomaalida u af-duuban

read …

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo maanta u amba-baxay socdaallo dibadeed

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo maanta ka amba-baxay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa, ayaa sheegay inay in ujeedada socdaalkoodu la xidhiidho tabobar ay halkaa ku soo qaadan doonaan iyo kulamo ay la soo yeelanayaan Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamiga ah…. read …

Mucaaradka oo ka hadlay muranka ka taagan Xil-ka-qaadista Agaasimihii guud ee Cusbatalka Hargeysa

“Wasiirku sida uu wax u wadaa waa boob iyo fool-xumo, waana fawaaxish inuu…”

Guddoomiyaha KULMIYE read …

Madaxweynaha Dawladda TFG ee Soomaaliya oo u jawaabay Somaliland

Madaxweynaha dawladda taagta daran ee TFG waxa uu waraysigiisaa hore ku sheegay in aanay jirin dhibaato si gaar ah Taliskii Maxamed Siyaad Barre ugu sameeyay shacabka Somalilad, taas bedelkeedana waxa uu sheegay in dhibaato wada gaadhay dhammaan shacabka Soomaaliyeed…. read …

Who discovered the Metrical Structure of Somali Poetry: Arale or Gaariye?

The English Language On-line Dictionary defines discovery as the act of making something known or visible. Obtaining sight or knowledge of a thing for the first time is part of this definition. read …

Wararkii u dambeeyay ee geerida Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirkii Macdanta iyo Biyaha Somaliland Qaasim Sh. Yuusuf, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Makka ee Sucuudiga….. read …

Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London

Gudoomiyihii gudida dhexe UK ee ururkii xaq u dirirka SNM Mujaahid Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London.

read …

Wasiir ka qayb galay Xaflad uu qabsaday Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID

Mar kaliya ayaa qof kastaa daymooday dhinicii uu Albaabku ka xigay, ka dib markii ay madasha ku soo korodhay sanqadh u ekayd in dadku garteen inay dibedda kaga timi, kana duwanayd jabaqda uu samayn karo qof gudaha Hoolka ku jiray. .. read …

Wasiirka Caafimaadka oo ka muquurtay xil-wareejinta Agaasime magacaabistiisa laysku khilaafay

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cabdi Haybe Muxumed, ayaa ka muquurtay ka qaybgalka xil-wareejin loo sameeyay Agaasime cusub oo uu dhowaan u magacaabay Cusbatalka guud ee Hargeysa…. read …

Mudane ka tirsan Golaha Wakiilada oo M/weyne Rayaale ku eedeeyay inuu ka dambeeyay isku-day dil

“Isku daygii dil ee hore waxa fuliyay sadex nin oo xidhan dhar mad-madow, waxaana nalaga toogtay meel 13 tallaabo noo jirtay habeen caddo ahna way ahayd….” read …