CIID MUBAARAK – CAAFIMAAD KU CIIDA MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN

Hargeysa (Somaliland.Org)- Maamulka iyo hawl-wadeenada Shabakadda Wararka ee Somaliland.Org waxay munaasibadda Ciidal-Udxada awgeed hambalyo u dirayaan guud ahaan Shacabka Dunida Muslimka, gaar ahaan Umadda Afka Soomaaliga ku hadasha. waxaanay si gaar ah Hambalyadan ugu dirayaan Akhristayaasha Sharafta leh ee ku xidhan Shabakaddan oo ay leeyihiin, Kulli-caam wa-antum-bil Kheyr. Sanadkan-sanadkiisa Ilaahay ha idinku gaadhsiiyo caafimaad-qab iyo cibaado-san.

This entry was posted in Annoucements. Bookmark the permalink.

Comments are closed.