Monthly Archives: November 2009

Madaxweyne Rayaale oo ka hadlay Xaaladda Cudurka HIV/AIDS ee dalku maanta marayo

Madaxweynuhu ku booriyay Shacbiga Reer Somaliland gaar ahaan qaybaha kala duwan ee bulshada in si hagar la aan ah uga qayb qaataan hawlgalada lagula tacaalaayo faafida cudurka HIV/AIDS-ka isla read …

Qasim Sh. Yusuf Ibrahim as I remember him By Bashir Goth

It was on December 26, 1979 the day I graduated from Lafole College of Education when I ran into Qasim somewhere in Hodan. He was on a short trip from Galkayo where he was working as a high school teacher read …

“Xukunada Guddiyada Nabadgalyadu waa Xaaraan” Warsaxaafaded Ururka Daryelka Dasturka

Taas waxaa u dheer in aad moodo in aanay dan ka lahayn magac xumida arrimahani u keeneen sumcada Somaliland iyo xeer ku dhaqanka (rule of law) ee aynu ku faano. Sannadakan 2009 aynu ku jirno oo kaliya read …

Xafiiskii Idaacadda Horyaal ee Hargeysa oo gubtay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xafiiskii Idaacadda Madaxa bannaan ee Horyaal ee Magaalada Hargeysa, ayaa gubtay ka dib markii sida la sheegay uu qabsaday Dab ka dhashay Korontada Xafiisku…. read …

Saddexda Xisbi Siyaasi sidee ayay u arkaan Heshiiska Komishanku la galay Shirkadda Ingiriiska ah?

Hargeysa (Somaliland.Org)- Saddexda Xisbi siyaasadeed ee Somaliland, ayaa ka hadlay mawqifkooda la xidhiidha Shirkad Ingiriis ah oo Komishanka Doorashooyinku sheegeen inay heshiis kula galeen kala-hufida Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha…. read …

Ismaaciil Hurre Buubaa oo Xukuumadda Madaxweyne Rayaale ku dhaliilay wax-qabad la’aan

WUXUU MAR KALE KU CELIYAY IN UU AAMINSAN YAHAY MABDA’A SOOMAALIWEYN read …

Komishanka Doorashooyinka ka warramay socdaal ay ka soo laabteen

Komishanka oo maanta socdaal qaatay muddo siddeed maalmood ah oo ay ugu maqnaayeen dalka Itoobiya ka soo laabtay, ayaa sheegay in ujeedada socdaalkoodu ahaa ka-qayb-galka tababar la xidhiidha arrimaha Doorashada, ayaa sheegay in intii ay ku sugnaayeen dalka Itoobiya ay la kulmeen Qaadhaan-bixiyayaasha, isla markaana ka wada hadleen arrimaha Doorashada iyo sida ugu habboon ee kala shaandhaynta Diiwaangelinta. .. read …

“Dawladda maantu waxay caado ka dhigatay in aanay marnaba Doorasho ogolayn, waase lagu qarqarsiiyay”

GUDDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE OO SI KULUL U DHALIILAY XUKUUMADDA MADAXWEYNE RAYAALE read …

“Hooyaday way I qarisay, waxaanay ii dirtay Xero Qaxooti oo Suuriya ku taala”

Lammaane Soomaali ah oo dhib ka mutay Guur dhex maray read …

Hargeysa: Dhoolla-tuskii taageerada KULMIYE iyo Weedhihii Madaxda sare ee Xisbiga (DAAWO SAWIRADA)

read …

Xaflad Tartan Quraan Akhris Oo London Ka Dhacday

read …

Dab ka kacay Xaafad Hargeysa ka mid ah oo sababay dhimasho iyo khasaare kale

bakhtiinta Dabkan oo aan weli la aqoonsan sababta keentay ka qayb qaatay dadweynihii ka ag-dhawaa goobtaas iyo Ciidamada Booliska oo u soo gurmaday…. read …

“Dawladdeenu waxay ka baratay Jab baan la maagganahay..Waar inaga socon-mayso.”

SHEEKH AADAN-SIIRO oo talooyin u jeediyay Xukuumadda iyo Axsaabta MUCAARADKA AH. read …

Tacsi uu Dirayo Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed-Siilaanyo.

Tacsi uu Dirayo Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed-Siilaanyo. Innaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo isagoo ku hadlaya magaciisa,ka gudiga fulinta,ka golaha dhexe iyo taageerayaasha xisbiga KULMIYE wuxuu tacsi u dirayaa qoyskii,ehelkii,qaraabadii gaar ahaana … read …

Saraal ka Tirsan Millatariga Maraykanka oo Hargeysa Keenay Shimbiro Lagu Rakibay Qalabka Sirdoonka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Saraakiil ka tirsan ciidammada Maraykanka oo watay diyaarad kuwa milletariga ah, ayaa gelinkii hore ee shalay ka soo degay madaarka Hargeysa, halkaas oo ay kulan gaaban kula yeesheen Taliyaha hay’adda Sirdoonka Somaliland Mr. Maxamed Nuur…. read …

Guud ahaan Magaalooyinka Somaliland oo maanta laga Ciiday

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guud ahaan Magaalooyinka iyo Deegaamada Somaliland ayaa laga Ciiday Munaasibadda Ciidal-Udxada, waxaana dadweynaha Salaadda Ciidda kala qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ku-xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin, Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed (Siilaanyo), Shirguddoonka Golaha Wakiilada iyo Masuuliyiinta Golayaasha Qaranka…. read …

CIID MUBAARAK – CAAFIMAAD KU CIIDA MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN

Hargeysa (Somaliland.Org)- Maamulka iyo hawl-wadeenada Shabakadda Wararka ee Somaliland.Org waxay munaasibadda Ciidal-Udxada awgeed hambalyo u dirayaan guud ahaan Shacabka Dunida Muslimka, gaar ahaan Umadda Afka Soomaaliga ku hadasha. waxaanay si gaar ah Hambalyadan ugu dirayaan…

read …

“Maxjarka Berbera Shirkadihii maal-geliyay mooyaane cid kale inay Lacag qabato lama ogola”

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland oo digniin u jeediyay Maamul-gobolleedka Puntland ee Soomaaliya read …

Komishanka Doorashada, Axsaabta iyo Qaadhaan-bixiyayaasha oo kulan ku yeeshay Addis-Ababa

Addis-Ababa (Somaliland.Org)- Kulan ay isugu yimaadeen Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamiga ah, Hay’adda Interpeace, Komishanka Doorashooyinka Somaliland iyo Axsaabta Siyaasadda ee dalka, isla markaana lagaga hadlayay arrimaha Somaliland, ayaa ka dhacay Magaalada Addis-Ababa ee Xarunta dalka Itoobiya… read …

Muqdisho: Laba Suxufi oo sanad iyo badh Afduub loo haystay oo sheegay in la jidh-dilay

Sanad iyo saddex bilood ka dib waxa Afduubayaal Soomaali ah laga soo daayay shalay read …

“Masar waxay doonaysaa in ay Somaliland dib ugu celiyaan midowgii bilaa rejada ahaa”

Dalalka Sucuudiga iyo Yemen, ayaa sidoo kale labadooduba fahansan saamaynta muhiimka ah ee ay leeyihiin biyaha Badda Cas iyo Kanaal Suways ee marinada khadadka baddaha. Halka ay wax marayaan marka loo eego, Madaxweye Cali Cabdalla Saalax waxa uu isku deyay inuu qabeeyo waxyaabaha isbedellada ah ee Soomaaliya ka soo baxaya, si uu nefis uga raadiyo, balse tan waxa ka horimanaya in la joogo meel ay dalalka Sucuudiga iyo Masaaridu isku taxalujinayaan inay dib u eegaan qaddiyada madaxbanaanida Somaliland… read …

Ururka Qareenada Somaliland oo Hay’adaha Sharciga dalka u qabtay kulan wada-tashi Caddaaladeed

Kulankan oo ay isugu yimaaddeen Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Axmed Xasan Cali (Casoowe), Xeer-Ilaalinta guud, Maxkamadda Sare, Booliska, Asluubta, Hay’adda UNDP/Rols iyo Masuuliyiinta Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA, ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa wada-shaqaynta Hay’adahan kor ku xusan, gaar ahaan sidoo looga wada shaqayn lahaa Barnaamij la xidhiidha sidii dadka saboolka ahi ay u heli lahaayeen Qareen Lacag-la’aan ah…. read …

“U dul qaadan mayno in dad Dan Gaara lihi ay masiirka Ummadda Lunsadaan”

Marxaladda dalkeenu maanta marayo waxa ka xun tan dadkeena haysata, SNM waxay ka dhalatay kacdoonkii ay dadkeenu ku diidanayeen dulmiga xaqdarrada iyo musuqmaasaqa, waata dhalisay in SNM read …

“Beeni Raad Ma Leh” Warsaxaafadeed Xisbiga UCID Soo Saaray

Haba yaraatee aan waxba ka jirin qoraalkaas yahayna been abuur cad oo la doonayo lagu majaro habaabiyo dadweynaha reer Somaliland guud ahaan iyo gaar ahaan taageerayaasha Xisbiga UCID, read …

Xisbiga KULMIYE oo ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Cismaan-Hindi

Waxaa arrin lala yaabo ku noqotay Xisbiga Kulmiye iyo guud ahaan shacabka Somaliland warka kasoo yeedhey mas’uulka Xisbiga Udub, Cisman Cabdillaahi Cigaal (Hindi) ee lagu aflagaadeeyey Xisbiga Kulmiye. Waxaa dhawaaqan kasoo yeedhey mas’uulka Udub uu ku noqoday fajiciso iyo filanwaa madaxda iyo mas’uuliyiinta Xisbiga Kulmiye……..

WARSAXAAFADEED read …