Monthly Archives: October 2009

War saxaafadeed Xafiiska kulmiye ee Sydney

Shirwaynahan oo ah ki ugu horeyay ee ay yeeshaan garabka kulmiye ee AUSTRALIA tan iyo markii la aas aasay horantii bishii ina dhaaftay ayay qodobada lagu ansixiyay waxa k mid ahaa read …

Somaliland Elections – Fifth Time Lucky?

Last week the citizens of Somaliland were due to have elected their president for the next five years. However, they did not get to the polls, since elections were postponed for the fourth time. What does the future hold for the self-declared, independent, and unrecognised Somaliland in the Horn of Africa read …

We the people of idiots! by Ibrahim Mead

Taking the independent Somaliland to the unknown Somalia was an accident in the history of Somaliland! A bad one! We paid that with blood and treasure! read …

M/weyne Rayaale oo si cadho leh xilkii uga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Maroodi-Jeex

WUXUU XILKAA U MAGACAABAY AFHAYEENKII URUR-SIYAASADEEDKA QARAN read …

Faisal Ali Waraabe Oo Uga Digey Xukuumada In Hantida Qaranka Ay U Adeegsato Ololaha Doorashada

Guddoomiyaha Ucid Oo Uga Digey Xukuumada In Hantida Qaranka Ay U Adeegsato Ololaha Doorashada Madaxtooyada, Shaacana Ka Qaaday In Xisbigooda Ay Ka Mamnuuci Doonaan Dadka Maalin-Ba Xisbi Ku Biira read …

Talo Soo Jeedin Ku Socota Komishanka Cusub By I A A Goodir

1. Marka la idin ansixiyo ee la idin dhaariyo ka dib, waxaad fadhiga idiinku horeeya iska dhex dooranaysaan Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen, idinkoo mudnaanta siinaaya kuwa aad u aragtaan inay:- a) Idiinku tacliin roon yihiin. b) Idiinku cod-karsan yihiin. c) … read …

Golaha Wakiilada oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xubnaha Komishanka cusub

read …

We the people of idiots!

brahim Mead Political analyst Ottawa, Canada We the people of idiots! Taking the independent Somaliland to the unknown Somalia was an accident in the history of Somaliland! A bad one! We paid that with blood and treasure! Passing the hard-won … read …

Waa Kuma Madaxweynaha Cusub ee Somaliland ?? Maxaa Laga Soo Yidhi

Dhinaca kale marka meel layska dhigo mabaadiida iyo afkaarada cunsuriyada qabiilka ku sifaysan, ayaa inta badan rai-dhiibtayaashu waxay u muuqadaan… read …

Burco: Hooyo ka arradan waxtarka Ilmahay dhashay

Waxay Degellada kale ee Somaliland la wadaagtaa basanbaaska iyo baahiyaha kale ee ay qabaan. Waxase u dheer, dhaqaale-xumo ragaadiyay halbowlaha waaxyaha ganacsiga oo ah Xoolaha Nool… read …

Natiijada Kulan dhex maray Guddida arrimaha gudaha ee Wakiilada iyo Komishanka cusub

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddi-hoosaadka arrimaha gudaha ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay kulan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay xubnaha loo xulay Komishanka cusub ee Doorashooyinka…. read …

Urur-Siyaasadeedka UDHIS oo ku baaqay in Maxkamad la soo taago Komishankii hore ee Doorashooyinka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Urur-siyaasadeedka UDHIS, ayaa ku baaqay in Maxkamad la soo taago xubnihii hore ee Komishanka Doorashooyinka oo ay sheegeen inay qaranka dembi ka galeen…. read …

Xafladii Jaaliyada Somaliland ee Sacuudi Arabiya ku soo dhaweesay Eng. Cabdiraxman “Saylici”

DSC01273 by you. read …

Caways Lagu diirsaday dheh Kullankii Hargaysa iyo Walaalaha Ilma Wallan Wal.

SDC12319 by you. Munaasiabad aad u balaadhan oo loogu Magac daray Habeenka Hargeysa ee Hadraawi iyo Hurre, ayaa lagu qabtay Habeenkii Xallay ahaa Huteel Imperial ee Caasimada Hargeysa. Xafladan oo ahayd mid ay si wayn u soo agaasimeen Ururka Hidaha iyo Dhaqanka ah ee Gudgude waxaanay ahayd habeen si gaar ah loogu dabaal dagayay Suugaanta iyo Taariikhda labada Abwaan ee Cismaan Ibraahim Warsame(Hurre) iyo Maxamed Ibrahim Warasame(Hadraawi) read …

Waa Kuma Madaxweynaha Cusub ee Somaliland ?? Dib-u-milicso Dookhaaga

“Maxaad ku kala xulan kartaa Sadexda Musharax ee u tar-tamaaya Sadexda xisbi qaran hadii doorasho Somaliland ka dhacdo ?? maxaadse ku dooranaysaa dookha musharaxaaga ?? Qalinkii Foosi Saleebaan Aw-Bindhe
read …

Magacyada Xubnaha Komishanka Doorashooyinka oo dhan

MADAXTOOYADA OO WARBAAHINTA BADANKEEDA ISKA HORTAAGAY HADALKA MADAXWEYNAHA read …

Xisbiga KULMIYE oo bedelay xubintii uu hore ugu magacaabay Komishanka

ILHAAN MAXAMED JAAMAC OO ISLA MAANTA ISKA CASISHAY XILKII HORE UGU MAGACAABAY KULMIYE EE KOMISHANKA read …

The Trafigura scandal is just one of thousands of cases of the rich world’s fly-tipping

Italian prosecutors are investigating the scuttling of a further 41 ships. But most of them weren’t sunk, like Fonti’s vessel, off the coast of Italy; they were lost off the coast of Somalia. When the great tsunami of 2004 struck the Somali coast, it dumped and smashed open thousands of barrels on the beaches and in villages up to 10km inland(5). read …

Somali week Festival 2009

Somali Week Oxford House London 2008
Kayd Somali Arts and culture in partnership with REDSEA-ONLINE.COM, and a range of national, international and local community organisations is pleased to present the Somali Week Festival as part of Black History Month. read …

Aging Men with Dirty Diapers

Ah, to be a little kid again with skinned knees that is easier to heal than broken heart. In the golden years of childhood, we used to be ourselves and nobody else. As kids we did things just for fun and to make us laugh. Authenticity was an involuntary impulse in our veins. There were no false notes on our cheeks. We used to hate rain at night and we did not like goodbyes. read …

CODKAAGA KU CIIL BAX (18)…HADDAAD RUN IGA SHEEGTO BEEN AYAAN KAA SHEEGI

Aan u jeesto wacdaraha taagan iyo ismarin waaga durtaba afka la soo baxay. Waxa lumay waqti qaali ah oo ka go’ay dardargelintii loo waqti-xidhay taabogelinta arrimaha diiwaangelinta. Waxa aan weli la soo gudbin xubnihii komishanka. Xusuus ahaan ilaa hadda halkan ayuu xaal maraayaa:
read …

“Xukuumaddii waxay maraysaa inay kala qaybiso Mujaahidiintii dhintay”

Xildhibaan Axmed Diiriye (Nacnac) – Golaha Wakiilada. read …

Hanjabaadda Puntland iyo jawaabta Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay Maamul-gobolleedka Puntland ee Soomaaliya iyo sidoo kale go’aamo ka soo baxay Shir Magaalada Nairobi uga socday xubno ka soo jeeda Gobolka Sool…. read …

Maanta: Xuska 17 October oo kulmisay Mucaarad iyo Muxaafad

Hargeysa (Somaliland.Org)- Munaasibad lagu xusayay 25-guurada ka soo wareegtay maalinta shuhadadii SNM, oo loo asteeyay dagaalkii Burco-duuray ku dhex maray Ciidamadii SNM iyo Taliskii Siyaad Barre, 17-kii October sanadkii 1984-kii, ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha Beerta Xoriyada ee caasimada Hargeysa…. read …

Madaxtooyada oo Shuruud ku xidhay magacaabista Komishanka ee dhinacooda

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa iftiimin ka bixisay sababaha hortaagan inay dhinacooda magacaabaan saddex xubnood oo Sharcigu siiyay in Madaxweynuhu magacaabo…. read …