Monthly Archives: October 2009

Taliyaha Taraafikada oo ka hadlay diidmadii Ciidamadiisu Xuskii 29 Oct. ugu diideen Axmed-Siilaanyo

Hargeysa (Somaliland.Org)- Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka Somaliland Axmed Xasan Cabdiraxmaan (Ilka-case), ayaa ka hadlay falkii doraad Ciidanka Taraafikadu Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE kaga celiyeen munaasibad Madaxtooyada ka dhacaysay oo uu ka qaybgeli lahaa….. read …

Al-Shabaab oo ku hanjabtay inay Weerar ku soo qaadayaan Somaliland & jawaabta Xukuumadda

Muqdisho (Somaliland.Org)- Kooxda Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay Weeraro ku soo qaadayaan Somaliland iyo qaar badan oo ka mid ah dalalka Mandaqadda Geeska Afrika ee la deriska ah, maalin ka dib markii Madaxweyne Rayaale sheegay in Afkaar ahaan laga hortego Kooxdaas. Waxaana hanjabaaddaas jawaab ka bixiyay Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Somaliland…… read …

Naadiga Akhriska Gabiley & Bandhigga Buugga Diiwaanka Maansada Timacadde (DAAWO SAWIRADA)

read …

Boorama: Baahiyaha taagan iyo ballan-qaad aan dhammaan

Barkhad Mohamoud Kaariye – Warbixin read …

Siilaanyo oo Sheegay in Boolisku ka Horjoogsadeen ka Qaybgalka Xuska Qaraxyadii Hargeysa

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shaaca ka qaaday in ciidammada boolisku ka horjoogsadeen ka qaybgalka xuska sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay weerarradii argagixiso ee 29kii October 2008 ka dhacay Hargeysa oo lagu qabtay shalay xarunta Madaxtooyada Somaliland.

read …

Qaraxyo Cusub Oo Al-Shabaab Qorshayso Iyo Masuuliyiinta Xukuumadda Oo Si Hoose Ula Shaqeeya

Waxay Bartilmaameed Ka Dhigteen Dakedda Berbera, Madaarada Iyo Laynta Madaxda Xukuumadda Iyo Mucaaridka read …

Congress-ka oo ka doodaya mooshin Somalia ku saabsan

Mooshinka uu soo bandhigay mudane Donald Payne, ayaa ugu baaqaya maamulka madaxweyne Obama inuu aqoonsi buuxa siiyo dowladda Sh. Sharif, isla markaana uu safaarad ka furto magaalada Muqdisho, una oggolaado dowladda Sheikh Sharif inay iyana safaarad ka furato magaaladan Washington. read …

Shir Xisbiga Kulmiye Ku Qaban doonto Toronto Maalinta Sabtida

Dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda, waxa la ogaysiinayaa in malinta axada bishu tahay 31ka Oktoobar 2009 gelinka danbe uu jiro shir kulmiye lantiisa Toronto soo qabanqaabisay oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman. read …

Somali man, ’112′, weds girl, 17

Somali man, ’112′, weds girl, 17 Ahmed Muhamed Dore and his new wife Safia Abdulleh The couple posed for photos at the wedding celebrations Hundreds of people have attended a wedding in central Somalia between a man who says he … read …

Guddoomiyaha UCID oo ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Qaramada Midoobay iyo Maraykanka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Guddooomiyaha Guddi-hoosaadka arrimaha Afrika ee Koongareeska Maraykanka iyo Masuul u hadlay Qaramada Midoobay….. read …

Hargeysa: Dawladda Itoobiya oo Xafiiskeedii Ganacsi u dallacday Qunsuliyad

Hargeysa (Somaliland.Org)- Dawladda Itoobiya ayaa Qunsuliyad buuxda u magacowday Xafiiskeedii ay ku lahayd Hargeysa oo ay hore ugu magacowday mid Ganacsi. Waxaana shalay dalka soo gaadhay Safiir cusub oo ay u magacowday Somaliland….. read …

Xuska Sanad-guurada 1aad ee Qaraxyadii Hargeysa, maqnaanshaha KULMIYE & Shirguddoonada Baarlamaanka

MADAXWEYNE RAYAALE OO KA HADLAY XAALADDA KA TAAGAN SOOOMAALIYA, DIGNIINNA U JEEDIYAY DHACABKA

read …

M/weyne Rayaale oo diiday in uu sawiro la galo Guddoomiyayaasha Mucaaradka

WUXUU KA CUDUR-DAARTAY DALAB AFHAYEENKIISU KA DALBADAY IN AY SADDEXDA GUDDOOMIYE WADA-JIR SAWIR U GALAAN. read …

Somalis get first-ever debit card

Abdirashid Dahabshiil
Dahabshiil boss Abdul Rashid Mohamed Said told the BBC’s Focus on Africa programme he regretted that people overseas hear only bad news from Somalia. read …

Xubnaha cusub ee Guddida Doorashada oo maanta la dhaariyay

WAXA DHAARINTOODA KA QAYB-GALAY LABADA GUDDOOMIYE XISBI MUCAARAD read …

Ciidamada Booliska Somaliland oo qabtay Nin kale oo qaba Cudurka Juudaanka

read …

CODKAAGA KU CIIL BAX (19). TALO IYO TUSAALAYN KOMISHANKA DOORASHOOYINKA.

“ Waa hanbalyo iyo bogaadin iyo dardaaran u socda komishanka cusub ee guddoon wacan. Hor iyo horaan waa komishan leysku raacay, cod aan waxba lagala hadhin lagu fooladeeyey, waxayna Wakiiladu u xidheen cumaamad ay hareero hayaan mucaafid iyo mucaaridba. read …

Waa kuma Madaxweynaha Cusub ee Somaliland? Iyo Natiijadii Dookh-dhiibtayaasha

Waa kuma Musharaxa ku guulaystay tirada ugu badan, ee laga dhiibtay rai-qaadistii qormadeena Daymada Qalinka ee dulucdeedu ahayd(Dib-u-milicso Dookhaaga Musharaxa Sadexda Xisbi Qaran) read …

Wasiirka Arrimaha Guddaha oo la kulmay Jaalliyada London

Intaasi ka dibna waxa uu si aada uga warramay waxqabadka waaxyaha kale duwan ee Wasaarada Arrimaha Guddaha, gaar ahaan dhinacyada Booliska, Ciidanka ilaalada xeebaha iyo Qaybta Miino saarka iyo la dagaalanka aragagixisada. read …

Ilmo Yar Oo Dhaawacyo Culculus Loogu Gaystay Toori

“ Ilmo Yar Oo Dhaawacyo Culculus Loogu Gaystay Toori Gebi Ahaan Xubnaha Jidhkeeda Oo Laga Helay Deegaanka Xaabaale Iyo Dadweynaha Ku Dhaqan Caasimada Oo Ka Argagaxay Falkan Arxan Darada Ah read …

Ciidamada Booliska oo masaafuriyay nin qaba Cudurka Juudaanka & Nin u dhintay bahal qaniinay

read …

Deked Baan Qodayaa?Tolow Yuu Dagayaa?

Dubbe:Horta anigu laba Faysalba waan jecelay siday u hadlaan. Alla nimanku hadli okaa oo isu hadal ekaa.
Doolaal:oo waa kuwee labadaa Faysal anagu mid uun baanu naqaanayaye?
Dubbe:Dee waa Eng. Faysal oo Ina Cali Waraabe ku magac dheer iyo Sheekh Faysal oo Aadan Siiro ku magac dheer.
Doolaal:Allah hayaay! Bal kan gudcurka gudaya eega. Waar dee sheekha magaciisa dhabta ah ayaa Aadan la yidhaahdaa, Siirona waa lagu naanaysaa ee Faysal lama yidhaa. Kaasaanu wax ka dhegeysanaa oo aanu qof miyir qaba u haysanaa. read …

Shir Xisbiga Kulmiye Ku Qabsaday Minnesota Ee Carriga Maraykanka

Taageerayaasha Kulmiye ee Minnesota iyo Kulan Sanadeedkoodii 2009 Taageerayaasha Kulmiye ee Minnesota ayaa Maanta oo bishu ay tahay October 25, ayaa isugu yimid kulan sanadeed ay qabtaan sanad kasta. Isu imaatinada noocan oo kale ah ayaa la isku badalaa maamumlka … read …

Xisbiga UCID UK Shir ballaadhan ku yeeshay galbeedka London

read …

Dhoolatuskii Dr. Cabdi Aw Daahir Iyo Gabashadii Wasiirka Daakhliga Cabdilaahi Ciro

Waxa magaalada Birmingham sabtidii 24 bisha soo gaadhay wasiirka arimaha gudaha Jamuuriyda Somaliland C/laahi Ismaaciil Cali Ciro kalana kulmay waji gabax baahsan isagoo ka baaqsaday inuu la kulmo jaaliyada Somaliland ee gobolka galbeedka midland hasa yeeshee kaliftay in lagu qariyo qayb ka mid ah magalada Birmingham waxa la kulmay seedigii iyo nin ay isku kalaas ahayeen oo degan magalada Birmingham iyo sadax qof oo ah taageerayaasha doonnida dagaysa ee UDUB . read …