Monthly Archives: September 2009

Baaq waano iyo waxtar

ildhibaan Saleebaan Bukhaari oo ah xildhibaan laga soo doortay Gobolka Sanaag ahaana wadaad dadka diinta bara kuna qaatay naanaysti Bukhaari Kitaabka Saxiixal Bukhaariga oo dadka uu bari jiray aadna uga hadli jiray Xaqa iyo baadilka ayaan masaafo ka badan kumanyaal mayl uga soo tebinayaa Gabaygan ma jiiftadan read …

Guddoomiyayaasha Mucaaradka oo beri isu-soo-bax degdeg ah ugu baaqay shacabka

read …

Koofiyadda Buluugga ah oo Beddeshey Koofiyad Castii Siyaad Barre Q2

Koofiyadda Buluugga ah oo Beddeshey Koofiyad Castii Siyaad Barre Faallo: Qaybtii 2aad  Isu ekaanta Koofiyad Buluugta hadda iyo Koofiyad Castii hore: Tan iyo markii Ciidanka Booliska ahi la wareegeen xarunta Golaha Wakiillada, waxa golaha hortiisa iyo dhammaan dariiqyada gala xarunta … read …

Guddoomiyaha Guurtida oo caawa baaq u diray M/weyne Rayaale iyo Xisbigiisa UDUB

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa caawa baaq u diray Madaxweyne Rayaale iyo Xisbigiisa UDUB. Waxaanu sheegay in haddii beri uu dalka qas ka dhaco ay masuuliyadda iyagu qaadi doonaan….. read …

Xisbiga UCID iskuma khilaafsan xal u helida khiilaafadka Somaliland ay galisay xukuumada..

Xisbiga UCID iskuma khilaafsan xal u helida khiilaafadka Somaliland ay galisay xukuumada Dahir Riyaale oo ah mid u adeegaysa cadowga Somaliland.  Maqaalkani waxa uu jawaab u yahay dacaayado lagu baahiyey warbaahinta qaarkood oo sheegaya in xisbiga UCID ku kala jabsan … read …

Guddoomiyayaasha Mucaaradka oo Guurtida u sheegay in aanay mudo u Kordhin Riyaale, kana war sugaan waan waanta la wado

read …

KULMIYE oo aqbalay Qodobo ay soo jeediyeen Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamiga ahi

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa caddeeyay inuu aqbalay soo-jeedimo lix qodob ka kooban oo beesha Caalamku soo gaadhsiisay dhinacyada khilaafku u dhexeeyo ee Somaliland. read …

Mucaaradka oo Guurtida iyo Wakiilada ka dalbaday inay joojiyaan Mooshin-nada isku lidka ah

Hargeysa (Somaliland.Org)- Labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo KULMIYE ayaa labada Gole Baarlamaan ee Wakiilada iyo Guurtida ka dalbaday inay joojiyaan laba Mooshin oo isku liddi ah, kuwaas oo dhawaanahanba ka dhex socday labadaa Gole…. read …

We ask Rayaale to step down respectfully

Despite a motion of impeachment approved in the House of Representatives ( Elected), President Rayaale of Somaliland is clinging to power, and wants to offset with counter-motion from the Upper House (unelected) and whose term the President extended by full four years in 2007.

read …

SSE: Baaq ku wajahan xaaladda uu maanta waddanku marayo

Warsaxaafadeed Baaq ku wajahan xaaladda uu maanta waddanku marayo   Ururka xidhiidhka Jaaliyadaha Somliland ee Yurub (SSE) waxaa uu qoraalkan ku muujinayaa khatarta iyo dhibaatada la soo gudboonaan karta Somaliland haddii aan la qaadin tallaabooyinka iyo xalka degdegga ah ee … read …

Buuq ka dhashay Fadhigii Golaha Wakiilada ee maanta

Hargeysa (Somaliland.Org)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada ayaa la gudo-galay Doodda Mooshinka xil-ka-xayuubinta Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa, waxaana ka dhashay buuq iyo sawaxan keenay degannaansho-la’aan…. read …

Golaha Guurtida oo ka dooday muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweyne Rayaale

Hargeysa (Somaliland.Org)- Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida ayaa laga bilaabay dood la xidhiidha waqtiga dhammaadka ah ee Madaxweyne Rayaale iyo Xukuumadda oo mudanayaal Golaha ka mid ahi soo jeediyeen in muddada loo kordhiyo, halka kuwo kale ay ka digeen in haddii Goluhu u kordhiyo muddada ay keenayso dhibaato dalka ka dhacda…. read …

Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamiga ah oo Qoraal u soo diray saddexda Murashax Madaxweyne

Qoraalku wuxuu ka kooban yahay Lix qodob, kuwaas oo uu Xisbiga UCID soo dhaweeyay. read …

Wasiirka Warfaafintu muxuu kala kulmay Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland?

HADALLADII MUDANAYAASHA IYO JAWAAB-LA’AANTII WASIIRKA read …

Xisbiga UCID oo sheegay in uu magacaabay guddi wada-xaajood la gasha Xisbiga KULMIYE

GUDDIDANI MAXAY KALA XAAJOONAYSAA XISBIGA KULMIYE? read …

Nuxurka Mooshinka xil-ka-xayuubinta ee Golaha Wakiilada la horkeenay maanta

Hargeysa (Somaliland.Org)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta gudo-galay laba Mooshin oo muddooyinkii u dambeeyay ku loollamayay Golaha dhexdiisa, kuwaas oo ay kala wateen Mudanayaasha Mucaaradka iyo kuwa Muxaafadku. Mooshinnadan oo mid ka mid ahi yahay xil-ka-xayuubinta Golaha Wakiilada, ayaa maanta laga hor-akhriyay Golaha…. read …

Shirguddoonka Guurtida oo muddeeyay doodda muddo-kordhinta M/weyne Rayaale

WUXUU GOLAHA UGU BAAQAY IN AANAY QAADIN TALLAABO KHALKHAL GELINAYSA DALKA read …

Bilowga Burburka Somaliland: Sababta Iyo Cidda Ka Masuulka Ah!

Haddii aad u fiirsato oo salaadintasi waxay ka dalbaden golaha wakiiladda inay ka noqdaan mooshinki xilka xayubinta Dahir Rayale. Dhinaca kale kama ay dalban golaha guurtida in aanay mooshin muddo kordhin ah u samayn Dahir Rayale inta wada hadalku socdo, balse keliya waxay yidhahdan inay ka fogadan waxi arrinka sii cakiri kara. Miyay talow awoodi kari waayen mase way garan waayeen sidaa ay golaha wakiiladda u yidhahden oo carrabka.. read …

Guddida Salaadiinta ee dhexdhexaadinta khilaafaadka dalka oo go’aanno soo saaray

WAXAY SHAACIYEEN WAQTIGA AY KULAN RASMI AH ISUGU KEENAYAAN MADAXWEYNE RAYAALE IYO LABADA GUDDOOMIYE XISBI MUCAARAD read …

Guddoomiyaha Guurtida oo talo u jeediyay Madaxweyne Rayaale

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa talo u jeediyay Madaxweyne Rayaale, isla markaana ka hadlay dirirtii dhawaan ka dhacday Ceel-berdaale… read …

Guddoomiyaha UCID oo Guurtida uga digay inay muddo-kordhin sameeeyaan

“HADDAAD MUDDO-KORDHIN SAMAYSAAN DADKU DHAGAX BUU IDINKU DILI DOONAA OO WAA LAYDINKU JANNO TEGI”

Faysal Cali Waraabe read …

Somaliland Forum: talooyin ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee waddanka

Maaddaama dawladda masuuliyaddeeda sharci ku eg tahay 29ka Oktoober, 2009, waa lagama maarmaan in dhinacayada oo dhammi ka wada xaajoodaan sida ugu habboon ee loo samayn lahaa dowlad ku-meel gaadh ah oo muhiimada saarta sidii doorashadu u dhici lahayd. Waxaana aan ka digaynaa in dhinac kaliyihi (Guurtida, Wakiillada, Dowladda ama Xisbiyada macaaridku) maroorsado go’aanka iyada oo aan wax la’isku wada raacay jirin, taasi oo abuuri doonta xaalad jaha-wareer hor leh oo aan laga soo waaqsan karin, dalkana bur-bur u horseedaysa. read …

Sidee Ciiddal-Fidriga looga xusay Magaalooyinka Somaliland?

read …

Goob-joogayaasha Caalamiga ah ee Doorashooyinka Somaliland oo ka digay muddo-kordhin dambe

WAXAY DHINACYADA SIYAASADDA U SOO JEEDIYEEN WADA-HADAL DEGDEG AH read …

Hoggaanka Xisbiyada KULMIYE iyo UDUB oo ka hadlay Olole Xukuumaddu ku doonayso Muddo-kordhin

Hargeysa (Somaliland.Org)- Hoggaanka labada Xisbi ee KULMIYE iyo UDUB ayaa ka hadlay Warar sheegaya in Xukuumaddu habeen hore wadday Olole ay ku doonayso inay ku kasbato Codadka Mudanayaasha Guurtida badankooda, si ay u meel marsato Muddo-kordhin la sheegay inay Golaha Guurtida u soo gudbisay Xukuumaddu. Ololahaas oo la sheegay inay Xukuumaddu u adeegsatay Lacag xaddigeedu sarreeyo….. read …