Monthly Archives: September 2009

War Degdeg ah: M/weyne Rayaale iyo labada Guddoomiye Mucaarad oo Qalinka wada-jir ugu duugay Heshiis la gaadhay

Saxeexa (3) by you. read …

Isbedel-doonka Xisbiga UDUB oo sheegay inay Urur-Siyaasadeed samaysanayaan

WAXAY EEDAYN U JEEDIYEEN MADAXWEYNE RAYAALE read …

Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa oo ka hadlay Lacago lagu kordhiyay Ardayda Jaamacaddaas

Hargeysa (Somaliland.Org)-Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeisa Dr. Xuseen Cabdilaahi Bulxan, ayaa ka hadlay Lacago lagu kordhiyay Lacagta laga qaado Ardayda dhigata Jaamacadda Hargeisa. Taas oo ay dareen diidmo ka muujiyeen Ardayda Jaamacaddaasi….. read …

Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo ka hadlay Fulinta Heshiiska Axsaabta

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa madaxda Goleyaasha iyo asxaabta Dalka ugu baaqay inaanu dalku mar kale gelin Khilaafaad Siyaasadeed. Waxaana Goluhu maanta galay fasax laba Bilood ah….. read …

Siyaasadda Jar-iska-Xoornimada iyo Siday Somaliland Sigatay (29 Sebtembar, 2009)

Kooxda Aqoonyahanka Somaliland ee madaxabanaan. read …

Talo ku socota Madaxwaynaha Soomaaliya Md. Shariif Sheekh Axmed

Marka hore Madaxwayne: Calankan aad hoos taagan tahay ee Buluugga ah xidigta cadani ay badhtanka kaga taal waa calankii aannu Hargaysa ka taagnay 26 kii Juun 1960 kii, dabadeedna waannu soo qaadnay oo Muqdisho ayaannu keennay oo laga taagay 1 dii Juulaay 1960 kii.

Axmed Cumar Dammaam , Saudi Arabia read …

Shir Guddoonka Wakiilada Oo Hindise Codsi Ah Oo Kaga Yimid Madaxwayne Rayaale Shuruudo Ku Xidhay

Hargeysa, September 28, 2009 (Haatuf) – Shir-guddoonka golaha wakiilada Somaliland ayaa la sheegay in dalab kaga yimid madaxweyne Rayaale oo uu kaga codsanayey in kulan wada hadal ay isugu yimaadaan uu shir gudoonku shuruudo ku xidhay kulan dhex mara labadooda … read …

Ma Darroorin Baa Aqal Loo Dunshaa

Dahabo:Looshin gelaynaayaa? Looshinku ma kan la yidhi berkad baa la yidhaahdaa oo hablahan yar yar baa isku caseeya. Naa xaawalay islaameed maxaynu wax walba maqli. Ee ma da’dan baad looshin gelaysaa. Cimraagaasaan jiray oo waxaan sixin ahayn korkayga ma marin. Ee awalba jactad weyneyde yaanu dubka iyo diirku ku kala siibanin. read …

Kulan dhex maray Ergo ka socota Beesha Galbeedka Burco iyo Madaxweyne Rayaale

MAXAA KA SOO BAXAY KULANKAAS OO AY ISKU MAANDHAAFEEN MADAXWEYNE RAYAALE IYO XIL. KHADAR-AMBASSADOR? read …

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada oo joojiyay Mooshinkii Xil-ka-xayuubinta Madaxweynaha iyo mid kale

Hargeysa (Somaliland.Org)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta joojiyay dooddii laba Mooshin oo dhawaanahanba ku hirdamayay Xarunta Golaha, isla markaana halkaa ka socotay. Waxaanay galeen fasax laba bilood ah…. read …

Muqdisho: Kooxda Al-Shabaab oo meel fagaare ah ku dishay Rag Soomaali ah

WAXAY KU EEDEEYEEN INAY BASAASIIN U AHAAYEEN HAY’ADDA SIRDOONKA MARAYKANKA read …

CODKAAGA KU CIIL BAX-(16). DHACDOOYIN TAARIIKHI AH

Codka muwaadinku waa codbixin warqadeed xilliga doorashada, xiliyada kale waa bandhig fikradeed oo qoraal, hadal iyo muuqaal ah. Muuqaalka waxa ka mid ah dhoola-tus, isu-soo-bax, shirar iyo banaanbax lagu muujiyo dareenka muwaadinka. read …

DALJIRE:Ma Darroorin Baa Aqal Loo Dunshaa

Cabdillaahi Geeljire

Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay. read …

Guddoomiyaha UCID oo sheegay in uu Waraaq u qoray Madaxweyne Rayaale

Nuxurka Qoraalka Guddoomiyaha UCID u gudbiyay Madaxweyne Rayaale read …

Somaliland is rescued by foreign friends and a watchful media

Bashir Goth Congratulatory cables poured as the Guurti and Somaliland people at home and abroad had breathed a sigh of relief. But the question still hanging on everyone’s head is whether the problem is over? Did each and every one of the political players achieve their goals? read …

War-saxaafadeed ay si wadajir ah Xisbi UCID UK & Xisbiga Kulmiye UK

biga UCID & Xisbiga Kulmiye UK, gudiyadooda fulintu shir ay ku yeesheen maalintii Sabtidii 26.09.09 bariga magaalada London ayaa waxay kaga wada hadleen xaalada siyaasadeed ee wadanka Somaliland ku jiro. warsaxafadeed ay wadajir shirkooda uga soo saareen wuxuu u qornaa sidan: read …

GUURTIYEEY WAXAD KA BADBAADEEN DAAWO BUKOOTAY MAXA LAGU DABIIBAA?

Haddaba, Waxaan u arkaa in Golaha Guurtidu yahay daaweeye caqabadaha adag ee Somaliland ka horyimaada, nooc kasta oo ay yihiinba, in kasta oo markaan dhagaystay doodii Golaha Guurtida ee ku saabsanayd muddo kordhinta xilka Madaxweynaha iyo go?aankii shacbiga intiisa badani ka filaayey, ay in yar kaga badbaaday Guurtidu
inay noqoto DAAWO BUKOOTAY, MAXA LAGU DABIIBAA?
read …

Maxaa ka soo baxay kulan ay shalay yeesheen KULMIYE iyo UCID?

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo KULMIYE, ayaa shalay kulan ka yeeshay bedelka xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo sii amboqaadka fulinta qodobada dunidu u soo jeedisay dhinacada siyaasadda Somaliland….. read …

Shacab iyo guurti waa inoo cashada dhow

Dood iyo dacwad ay fooda isku dareen shacabka S/land iyo gulaha guurtida oo dhowaan ku dhexmartay caasimada Hargeysa ayaa waxay u dhacday sidan hoos ku qoran.
read …

Madaxweyne; Xalka khilaafku ma kala-xulashada Warbaahintaa?

Dhacdooyinka iyo sifooyinka cusub ee Madaxtooyadu ula soo baxday Warbaahinta read …

AN EYE ON SOMALILAND POLITICAL STANDOFF.

The current political standoff if well analyzed is not of a recent emergent, but have been gradually building up since the coming to power of the current ruling regime . It is unquestionably clear from the way the current regime has shattered the economic progress of this tiny entity . They simply imposed a stifling tax policy over the once vibrant free market. The intentional strategy eventually turned the once sprawling port of Berbera into a ghost port town. read …

GOOD FRIDAY SOMALILAND

Waxaan hanbalyo iyo aman u soo jedinayaa Golaha Guurtida ,shir-gudoonka Guurtida, shacabka Somaliland, gar ahaan shacabka reer Hargeysa oo ayamahan oo dhan u tagnaa masirka ummada,isla-markaas waxaan cebeynayaa Hunguri-dhibanada ka-doortay xilkii loo egmaday dollaro meel madaw loogu dhibay. khatarna geliyey ma siirkii ummada oo dhan, saxafadda waxaan ka codsanayaa in hunguri-dhibanada liis kooda loo bayamiyo ummada si anay mar kale khatar u gelin Somaliland, tarikhduba we cadeen read …

Guurtida oo muddo Axsaabtu ogol yihiin u kordhiyay Rayaale

read …

An open letter to the opposition parties, to the people of Somaliland

What (Somaliland) we are confronting to day is nothing but our sin! We sinned when we handed over our Somaliland to the killers of Somali Landers! To the enemy of Somaliland! read …

War Deg Deg Ah: Guurtida Oo Hirgalisay Dalabkii Mucaaridka ee Mudo Kordhinta Riyaale

War shebekada Somaliland.Org heshay ayaa waxa uu xaqiijinayaa in imika ay coddeeyeen guurtidii, waxaana la isla gartay oo cod buuxa lagu ansixiyey, in mudada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisu noqoto bil lagu daray mudada Server-ka ay khubaradu ku hagaajiso read …