Monthly Archives: August 2009

Tekede Alemu Waa In Runta Loo Sheegaa In Rajo Muddo Kordhin Dambe Ahi Aanay Riyaale U Hadhin

Sida aynu ka wada war qabno waxa dhawaan waddanka booqasho ku yimi Wasiir dawlaha arrimaha debadda ee itoobiya, Tekeda Alemu, oo ay soo wakiisheen deeq bixiyayaasha dawladaha Maraykanka iyo EU-da ee Somaliland ka taageera xagga geeddi socodka dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka. Wakiilashadaas waxa ku ladhan oo ay dawladda Itoobiyana hoosta ku wadataa ajendaheeda gaar ahaaneed. Haddaba sideebay kala yihiin illaa immika: read …

Codkaga Ku Ciilbax-14 Xus, Xusuus Iyo Raadraac

CODKAAGA KU CIIL BAX- 14- XUS, XUSUUS IYO RAADRAAC Ahmed Arwo Hor iyo horaan Ramadaan Mubarik. ILLAAHAY hayna waafajiyo camalkeeda, haynoo fududeeyo soonka, salaadda iyo akhriska Quraanka kariimka ah, heynaga yeelo kuwa maalintii ka sooma macmacaan adduunyo, nafaqo dhuunta marta, … read …

Madaxweyne Rayaale oo ku gacan-saydhay dhexdhexaadin ay wadeen Ergo Muwaadiniin ahi

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne Rayaale ayaa la sheegay in uu ka cudur-daartay dhexdhexaadin ay wadeen Muwaadiniin reer Somaliland ah oo is-xil-qaantay, kuwaas oo shalay kulan la yeeshay Madaxda Mucaaradka…. read …

Magacyada Mudanayaal Golaha Wakiilada rabshad ka sameeyay oo tallaabo anshax-marin ah laga qaaday

Hargeysa (Somaliland.Org)- Lix xubnood oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada, ayaa la sheegay in Goluhu laga bilaabo maalinimada Sabtida ee foodda inagu soo haysa ka qaadayo tallaabooyin anshax-marin ah, ka dib markii ay ka qayb-galeen buuq iyo sawaxan watay gacan-ka-hadal oo Isniintii ka dhacay Xarunta Golaha…. read …

Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Ramadaan oo ka bilaabmay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Tartanka Quraanka Kariimka ah ee sanadkiiba mar la qabto Bisha Ramadaan, ayaa shalay ka bilaabmay Masaajiddada Cali Mataan iyo Rusheeye ee Magaalada Hargeysa…. read …

Madaxweyne, Maxaa Kaa Hortaagan Fulinta Xukunkii Ceelbardaale ?

Haddii aan usoo noqdo ujeedada qoraalkaygan waxa la ogaa in gudi kasocota Golaha Guurtada Somaliland ay galeen xalinta iyo go’aan ka gaadhista muran dheleedka Ceerbardaale ee u dhexeeya beelaha kasoo kala jeeda Gabiley iyo Awdal, taas ayna ahay markii kowaad balse marar hore oo dharwa ay galeen balse ayna fulin go’aamadoodii sababo wakhtigaa jiray dartood, sidaynu la socono go’aanka Guurtida fulinteeda waxay ahay hawl ay u taalay oo ay masuuliyadeeda lahayd Xukuumada Madaxweyne Rayaale read …

Faysal Cali-waraabe oo Sheegay in Kacdoon Shacbi Dhici Doono Hadii …

Guddoomiyaha oo shalay u warramayey laanta Afsoomaaliga ee BBC-da, waxa uu caddeeyey in wasiirul-dawlaha arrimaha dibedda Itoobiya oo ay wehelinayaan wefti kale oo ka socda deeqbixiyayaasha caalamiga ah ku soo noqon doonaan Somaliland si loo dhammaystiro waanwaantii wasiirku ka dhex waday dhinacyada muranku ka dhexeeyo. read …

Somaliland: Dr Tekeda Alemu Ergo ama Ugurmad Daahir Riyaale waa Midkee?

Dhanka kale, sida la wada og yahayna xukumada Itoobiya waa mid marka la eego Sooomaaliya iyo dhanka Muqdishu kala taageerta kooxo iyo xulufooyin ay markaa ku meel marsato danaheeda siyaasadeed iyo istaraatijiyadeed. Marar badana waxa lagu eedeeyaa in ay walaaqdo xaalada siyaasadeed Somalia, masuulna ka tahay in dagaal oogayaal nooc nooc ahi ka soo baxaan dalkaas. read …

Togdheer:Qaar ka Mid ah Wasiirada Rayaale oo ku Mashquulsan Olole Beelaysan,Maxaa Cusub ?

Wasiirada Rayaale ee Reer Togdheer oo la Sheegay in ay Miciin Bideen Kala qaybinta Beelaha Togdheer, Iyaa oo soo Laaday Kubad lagu soo Qoray (Habar Xabuusheed Iyo Habar Magaado) Iska Jir read …

Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Fadeexadaha Dul Hoganaya Ee Boobka Hantida Qaranka

Si kasaba ha ahaate, Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, waxa dhabta u saaran ceeb uu ogyahay oo uu weliba cid u wakiishay, taas oo ah xaraashka iyo boobka lagu hayo hantida qaranka ee ma guurtida read …

Dareenka Reer Burco Iyo Duufaanta Cusub ee Siyaasada Somaliland,Maxay Dalbadeen

“Waa in xilka laga qaadaa(Maamuus-ka Xayuubin) oo golayaasha qaranku ka qaadaan,waayo? way dhaaftay intii loo dul qaadan karaayay wax hadhay ma jiraan sharci uu ilaalinaayo Rayaale oo kalena ma muuqato” Aragtida Qaar ka mid ah dadka fikirkooda dhiibtay read …

Jawaab Xisbiga UCID: Nasirow UCID ugamaad bixin fikirkaaga iyo argtidaada ee Riyaale iyo …

Inksato qofku uu xor yahay aragtidiisa iyo fikirkiisba, hadan waxaa cad maqaalkii Naasir siiyey saxaafada inuu ahaa mid ka fog xaqiiqada dhabta ah ee kukaliftay inuu xisbiga iyo jagadii uu hayayaba uu iska casilo wakhtigan lagu jiro.Naasir oo ahaa nin qurbo joog ah oo aqoon yahan ah oo loo han waynaa inuu ka qayb qaato horumarka dalka mid siyaasad iyo mid bulshaba (contribute the political, social adavancement of Somaliland) read …

Golaha Baarlamaanka Somaliland : Jabadaan Carruureed, Baddu Khalli! Khalli Baddu!

Farxada dadweynaha ayaad meel kasta ka dareemaysay in markii u horreysay
taariikhdooda ay dadweynaha reer Somaliland fursad u helaan inay codkooda iyaga oo
xor ah ku soo doortaan xubno Baarlamaan oo si xalaal ah u metela gobolada iyo
degmooyinka dalka read …

Magacyada guddi Guurtidu u xil-saaray xallinta khilaafaadka dalka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta u saaray Guddi balaadhan oo ka kooban 22 Mudane xal u helida khilaafaadka siyaasadeed ee cakiran ee dalka ka taagan…. read …

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland oo ka cabatay Miisaaniyad-yaraan soo food-saartay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa sheegtay in gudashada hawlaha ay Qaranka u hayso ay dabar ku tahay dhaqaale-yaraan ka soo wajahday dhinaca Miisaaniyadda…. read …

Wariyihii Idacaada Radio Horyaal Iyo Shebekadda Somaliland.Org oo Xafiiska Badhasaabka Lagu dhex Xukumay

Wariye Foosi Saleebaan Aw-Bindhe, waxa lagu dhex Xukumay Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Wax Maxakamad ahna lama Horgeyn read …

Buuq iyo sawaxan khalkhal-geliyay fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland

Buuq iyo sawaxan khalkhal-geliyay fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland Hargeysa (Somaliland.Org)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa waxa hadheeyay buuq iyo sawaxan keenay in Xildhibaannada qaarkood Dagaal gacanta ah isula tagi gaadheen, ka dib markii ay furitaankii Fadhigaas … read …

Ururka saxaafadda ee MeRiS wuxuu canbaaraynayaa xukunka ay maxkamadda gobolka Saaxil ku riday weriya

Ururka saxaafadda ee MeRiS wuxuu canbaaraynayaa xukunka ay maxkamadda gobolka Saaxil ku riday weriyayaasha bogga wararka ee Berberanews.com. Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 23ka bisha siddeetaan ay maxkamadda gobolka Saaxil ku riday xukun iskugu jira xadhig iyo xanibaad hawlwadeenada shabakadda … read …

Midowga Afrika oo Wefti dhexdhexaadin ah u soo diray dhinacyada Siyaasadda Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)- Midowga Afrika ayaa Wefti xog-raadin ah, isla markaana dersi doona khilaafaadka Siyaasadeed ee Somaliland u soo diray dalka, kuwaas oo shalay ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa…. read …

Axsaabta Mucaaradka oo ka hadlay qodobo uu u soo jeediyay Wasiirka Itoobiya

Hargeysa (Somaliland.Org)- Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka Somaliland ayaa caddeeyay inay diidan yihiin soo-jeedimo dhowr ah oo qayb ka ahaa qodobadii dhexdhexaadinta ee uu hordhigay Wasiirul-dawlaha Khaarajiga Itoobiya…. read …

Maxkamadda Gobolka Saaxil Oo Xukun Xadhig iyo Xayiraad Isugu Jira ku ridday 2 Suxufi

Berbera (Somaliland.Org)- Maxkamadda Gobolka Saaxila ayaa xukun xadhig iyo Xayiraad isugu jira ku ridday Tifaftiraha Shabakadda Berberanews.com Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Wariye Yaasiin Jaamac Cali iyo Shabakadda lafteeda, ka dib markii lagu soo oogay eedo aan sal iyo raad toona lahayn oo lagu sheegay in dambi ka galeen Qaranka Somaliland, kuwaas oo aan la caddayn cidda ay ka galeen…. read …

Natiijada Kulan dhex maray Komishanka iyo Shirguddoonka Wakiilada

Hargeysa (Somaliland.Org)- Shirguddoonka Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay xarunta Golahaas kulan albaabadu u xidhnaayeen kula yeeshay xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka…. read …

Xisbiga KULMIYE oo Masuul cusub u magacaabay Jagadii uu ka geeriyooday Cali-Maarshaal

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa magacaabay Masuulkii buuxin lahaa Jagadii uu ka geeriyooday Marxuum Cali Muxumed Guuleed (Marshaal) ee guddomiyenimada Ololaha Doorashada ee Gobollada Galbeedka Somaliland….. read …

Xildhibaan iska casilay xil uu ka hayay Xisbiga UCID

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xildhibaan Naasir X. Cali Shire oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Xisbiga UCID ka soo baxay, ayaa sheegay in uu iska casilay jagada Xoghayenimada Siyaasadda ee Xisbigaas. Isla markaana wuxuu dhaliilay ajendaha Siyaasadeed ee UCI…. read …

Somaliland: In the memory of Ali Gulaid

?1945-2009 By Ahmed Arwo “Truly God commands you to give back trusts to those to whom they are due, and when you judge between people, to judge with justice…. ” (Quran, 4:58) On 6th August 2009, we were shocked with … read …