Monthly Archives: August 2009

Wasiir Warancade oo lagaga yeedhsiiyay Riyaale hadhaco

read …

Weftigii Ingiriiska oo ka hadlay kulamadii uu la yeeshay dhinacyada Siyaasadda

‘Dawladda Ingiriisku waxay Doorashooyinka Madaxtooyada ee Somaliland ee soo socda u aragtaa inay xoojinayaan sumcaddii Somaliland ee Dimuqraadiyadda iyo xasiloonida. Waxyaabihii bilihii la soo dhaafay ka socday Somaliland waxay khatar gelinayaan sumcadda Somaliland ku caano-maashay. Sidaa darteed, waxaanu ugu baaqaynaa dhinacyada kala.. read …

Qaybtii Labaad Kacdoonkii Shacabka ee Baarlamaanka Somaliland isugu yimid

read …

Ma dhab-baa in M/weyne Rayaale Xanuun dartii ula kulmi waayay Weftiga Ingiriiska?

Kulankaas oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada, ayaa la sheegay in Madaxweynaha aanay kulankaa ku wehelin xubno Xukuumaddiisa ka tirsani, isla markaana uu kali ku ahaa. Hase ahaatee, waxay Wararku intaa ku dareen in Madaxweyne Rayaale ku wargeliyay Madax-dhaqameedka in uu ka aqbalay dhexdhexaadinta ay wadaan, hase ahaatee uu u qabtay ballan kale, kaas oo Wararku tibaaxeen in uu u sheegay in kulankaa dambe ay xubno Xukuumaddiisa ka tirsani ku wehelin doonaan. read …

Madaxweyne Rayaale oo ka hadlay Arrimaha Doorashada iyo jawaabta Mucaaradka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyayaasha Axsaabta Mucaaradka ah ayaa jawaab ka bixiyay hadal la sheegay in uu ka soo yeedhay Madaxweyne Rayaale, kaas oo nuxurkiisu ahaa in uu hore u dalbaday Agabkii Doorashada dalka lagu galayay…. read …

Shirguddoonka Wakiilada oo magacaabay Guddi turxaan-bixinta Golaha ah oo ay xubno ka yihiin…

MAGACYADA GUDDIDA XALLINTA KHILAAFAADKA EE LA MAGACAABAY read …

Faallo: Maxaa Laga Ogyahay Qorsheyaasha Dahsoon ee Minjo-xaabinta Dimoqraadiyadda Somaliland?

Sidaa awgeed, waxa hubaal ah in maanta ummadda reer Somaliland kale ogaadeen cidda nabadgalyada iyo xasilloonida dalka halista ku ah iyo kuwa u tudhaya ee markasta oo ay arrintu murugto tanaasulaadka la imanayay. Shacbi ahaan waxa inala gudboon in aynu taageerno adkaynta nabadgalyada iyo sumcadda Somaliland oo ah ta beesha caalamku inoogu soo istaago ee la innagu qiimeeyo. read …

Wasiir Warancade oo Nidar ugu maray Mudaharaadayaashii maanta inuu is-casilayo

Waxaana uu Warancade kaga jawaabay dalabkaas {Waan iscasilayaa, waa balan} intaa ka dib dadweynihii ka ag dhawaa halkaas ayaa sawaxan iyo sacab mar keliya isla oogsaday oo jaanta isla helay.}
read …

Kacdoonkii shacbiga reer somaliland ee maanta Hjargeisa Ka Dhacay

read …

Ciidamada Booliska oo Rasaas u adeegsaday Dadweyne isu-soo-baxay, qaarna Xasbiga u taxaabay

XUKUUMADDA OO MAALINTII LABAAD CIIDAMO XOOGGAN KU XIDHAY GOLAHA BAARLAMAANKA HAREERIHIISA IYO DAREENKII DADWEYNAHA read …

Xukuumadda oo ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay Shirguddoonka Wakiilada

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay dhawaaq Shirguddoonka Golaha Wakiiladu ku sheegay in Xaruntii Golaha Ciidan qabsaday…. read …

An open letter to SOMALILAND All-Party Parliamentary Group

An open letter to SOMALILAND All-Party Parliamentary Group. Wesminister Parliament London, U.K Dear Friends of Somaliland, Somaliland is sleep walking into self-destruction. There is no other culprit but its President. It needs a quick unreserved salvation. It calls for its … read …

Madaxweyne Riyaale, Goormaad wax garawsataa ?

Waxaase ummadii afkala qaad ku noqday inay golaha guurtidu isbadaleen haddana ooy mudadii doorashada dib ugu riixeen mar labaad lana shir yimaadeen inay daawladu xilka sii hayso ilaa horaanta bisha Abril 2009, doorashada dalkuna dhacdo bisha Maarso 29keeda,2009 ayna garteen in madaxweynaha loo kordhiyo mudo hal sanno ah halkay markii hore ku dareen lix bilood read …

DAYMADA WARGEYSKA: Rayaale: Kelidii-taliye Madaxa Kaga Fadhiistay Dal Yar oo aan la Aqoonsan

Somaliland oo ka mid ah shucuubta caalamka, inkasta oo aan wali si rasmi ah loogu aqoonsan dal madaxbannaan, waxa shacabkeedu qaatay hannaan ku dhisan nabad, talo-wadaag, dimuqraadiyadda iyo hannaanka xisbiyada badan sida ku qeexan qodobka 9aad ee dastuurka, kaas oo xaaraantimaynaya kali-talisnimo saamaxaysa in dalku u dabranaado nin keli ah oo siduu doono ka yeeli kara masiirka iyo rabitaanka dadweyne oo iyagu ah awooda koowaad ee dalka. read …

An open letter to SOMALILAND All-Party Parliamentary Group.

Somaliland is sleep walking into self-destruction. There is no other culprit but its President. It needs a quick unreserved salvation. It calls for its friends to help shake its leadership into sense, to bring President Riyaale to come back to rule of the law. Media is cracked, political activities denied, while the ruling party is singing and dancing all alone and with the meager wealth of this nation. read …

Daawo ciidmo boolis ah oo amar la,aan ku galay golaha baarlamanka somaliland

read …

Axsaabta Mucaaradka ah oo ka hadlay Falkii Xukuumaddu ku khalkhal-gelisay Golaha Wakiilada

Hargeysa (Somaliland.Org)- Axsaabta Mucaaradka ah ayaa ka hadlay Falal maanta ka dhacay Xarunta Golaha Wakiilada oo ay Xukuumaddu Ciidamo Boolis ah ku geysay, isla markaana keenay in Goluhu khalkhal galo….. read …

Shacbiga Somaliland: Waxaaa Waajib ku ah inay Difaacaan Baarlamaankooda

   Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin oo imika u muuqda  in lasoo gaadhay maalmihii u danbeeyay ee cimrriga xukuumadiisu ayaa go’aansaday inuu burburiyo Qaranimadii iyo Xorriyadii Somaliland ee lagu soo waraabiyay dhiigii daahirka ahaa ee kumanaanka kun ee geesi ay naftooda … read …

Fadhigii G. Wakiilada ee maanta oo buuq u baaqday iyo aragtida Shirguddoonka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa buuq galay, isla markaana aan suurtogelin in uu qabsoomo ka dib markii Xukuumaddu halkaa keentay Ciidamo Boolis ah oo tiro badan, kuwaas oo ay Shirguddoonku ku tilmaameen kuwo ka dhan ah anshaxa iyo hawl-maalmeedka Golaha…. read …

Xisbiga Kulmiye oo sheegay cidda ay la tahay in talada dalka lagu wareejiyo

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa shaaca ka qaaday cidda ay aaminsan yihiin in talada dalka lagu wareejiyo haddiiba Doorashadu ku qabsoomi waydo waqtiga loo cayimay ee 27-ka September, si ay dalka u gaadhsiiyaan Doorasho xor iyo xalaal ah. Waxaanu mar kale ku celiyay in aanay aqbali doonin muddo-kordhin dambe oo loo sameeyo Madaxweyne Rayaale….. read …

XADGIGA WARIYE QASIM

Hargeysa(waryatv.com) Ciidamada Booliska ee daacada u ah Daahir Riyaale Kaahin Ayaa xabsiga u taxaabay  Weriye Ibraahim Abdirahman Qaasim, Ilaa hada Lama cadayn waxa loo xidhay iyo sababta xadhigiisa toona, Weriye Qaasim ayaa waxaa lala xidhay Weriye kale oo la yidhaaho … read …

Yuhuuda Oo Lagu Eedeeyey In Ay Fadhataystaan Oo La Baxaan Xubnaha …

Yuhuuda Oo Lagu Eedeeyey In Ay Fadhataystaan Oo La Baxaan Xubnaha Muhiimka ah Ee Maydadaka Dadka Reer Falastiin.   Xiisad Kulul oo Cirka isku-shareertay ayaa ka dhex-oogan dalka Sweden iyo Yuhuuda, Arinta ayaa bilaabantay ka bib markii Suxufi madaxbanaani uu … read …

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Cidda Sii Haynaysa Jagada Madaxweynaha Marka Ay Muddadiisu Dhamaato

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Cidda Sii Haynaysa Jagada Madaxweynaha Marka Ay Muddadiisu Dhamaato Tala Qaran Laga Yeelan Doono Hargeysa, August 29, 2009 (Haatuf) – Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo aanu wax ka weydiinay mawqifka labada xisbi mucaarid … read …

Ammuuraha Islaamka Iyo Takfiirka (Sheikh/ Dr Yusuf Al-Qardaawi)

Ammuuraha Islaamka Iyo Takfiirka (Sheikh/ Dr Yusuf Al-Qardaawi) Sheekh Qardaawi Diin ka-saaridda qofka Muslimka ah ma aha mid ugub ku ah umadda Islaamka, balse waxay inteeda badan soo if-baxday horraantii lixdameeyadii, markii uu madaxweyne Jamal C/nasir-kii Masar uu culimo fara … read …

“Naasirow Ucid Ugamaad Bixin Fikirkaaga Iyo Aragtidaada Balse…………”

“Naasirow Ucid Ugamaad Bixin Fikirkaaga Iyo Aragtidaada Balse…………” Xoghayaha Xidhiidhka Iskaashiga Caalamiga Ucid, Uk, Axmed Cabdi Ciise London, August 27,2009 (Haatuf)- Xoghayaha Xidhiidhka Iskaashiga Caalamiga ah ee Xisbiga UCID London, UK Axmed Cabdi Ciise ayaa jawaab ka soo saaray iscasilaadii … read …