Monthly Archives: July 2009

Xildhibaan Qabiile Waa Masuul si Dhaba u metela Bulshadii soo Dooratay ee G/Saaxil

Xildhibaan Qabiile Waa Masuul si Dhaba u metela Bulshadii soo Dooratay ee G/Saaxil oo Xaaladooda hadjeer la socda Indhaha Caafimaadka Qabaana Way Arkaan –
sida uu uga hadla markasta dhibaatada iyo tacadiyada ay ku hayaan G/Saaxil … read …

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo go’aan ka soo saaray Doorashooyinka soo socda

Hargeysa (Somaliland.Org)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta sheegay in ay go’aan ku gaadheen in Doorashada Madaxtooyada Somaliland lagu galo Diiwaangelin la’aan, ka dib markii siday sheegeen Hay’adda Interpeace oo gacanta ku haysay natiijadaasi ay ku guul-darraysatay soo saarista natiijo tayo leh… read …

Warsaxaafadeed wada-jir uga soo baxay Xisbiyada Mucaaradka ah

Hargeysa (Somaliland.Org)- Axsaabta Mucaaradka Somaliland ee UCID iyo KULMIYE ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay aqbaleen Natiijada uu soo saaray Agabka kala-shaandhaynta dadka Isdiiwaangeliyay…. read …

Hambalyo Wariye Rambo iyo Fatima

Lamaanahan oo meherkoodu ka dhacay caasimada Hargeysa, Somaliland, July 23, 2009. Ilaahay waxaan uga baryeynaa ilaahay ka dhigo labadii ku nagaada guur barakaysan, kuna noolaada nolol bashbash iyo barwaaqo , Eebena kala siiyo ubad khayr qaba oo anfaca waalidkii, dadkiisa, dalkiisaba iyo diintoodaba. Aamiin

read …

Togdheer: Caleemo Saarka Suldaan Cusub oo ay Dooratay Mid ka mid ah Beelaha Reer Burco

BubbleShare: Share photosFind great Clip Art Images.
read …

Xog. Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr Maxamed C. Cumar, oo maanta dawladda Maraykanka la kulmay

Masuuliyiinta Maraykanka ee maanta ku soo dhaweeyay Dr. Maxamed Cabdillahi Capitol Hill isaga oo uu horkacayay Congressman Donald Payne, oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibada iyo Afrika u qaabilsan Baarlamaanka dawladda Maraykanka iyo masuuliyiin kale.
read …

Gebo-gebada waqtiga, dib-u-gurashada Doorashada iyo doodda taagan

Hargeysa (Somaliland.Org)- Doorashada Madaxtooyada Somaliland ayaa u muuqata mid mar kale ay dul hoganayso Daruur saadaalinaysa dib-u-dhac mar toddobaad ku yimaadda. Iyada oo maanta oo ay taariikhdu tahay 27 July 2009 ay ku ekayd maalintii u astaysnayd inuu bilaabmo Ololaha Doorashada, islamarkaana lagu dhawaaqo natiijada rasmiga ah ee Cod-bixiyayaasha is-diiwaangeliyay… read …

Gudoomiyaha UCID Oo Khaayimiin Ku Tilmaamay Riyaale Iyo Cida Taageerta Xisbigeeda UDUB

“Doorasho Haddii Ay Dhici Waydo Somaliland Waa Lagu Kala Tegayaa, Kordhin Dambena Ma Jirto, Ee Baarlamaanku Waa Inuu Ka Shaqeeyaa Muddadaas Xeerkii La Cuskan Lahaa Iyo Cidii Loo Dhiibi Lahaa”
read …

Hooyo iyo Shan Caruur ah oo Soomaali ah oo ku geeriyooday Gurigooda oo gubtay

Stockholm (Somaliland.Org)- Hooyo Soomaaliyeed iyo shan Caruur ah oo ay dhashay ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen dab qabsaday Guri ay ka degannaayeen Xaafadda Rinkeby ee Magaalada Stockholm ee dalka Sweden…. read …

“Siyaasaddu waa iska ciyaar ee maaha cadaawad sida UDUB u taqaano”

KULMIYE OO KOOBAB GUDDOONSIIYAY KOOXO CIYAARTOY AH

BubbleShare: Share photosPlay some Online Games.
read …

Madaxweyne Rayaale oo Ku Mashquulsan Xulashada Difaacii uu ku Beegi lahaa Weeraryahanada…

Madaxweyne Rayaale oo Ku Mashquulsan Xulashada Difaacii uu ku Beegi lahaa Weeraryahanada Doorashooyinka ee Kulmiye “Rayaale oo Golihiisa Wasiirada ka dhex-raadinaaya laba xubnood oo uu ku beego hogaanka ololaha doorashooyinka Xisbiga Kulmiye ee uu dhawaan magacaabay Gudoomiye Axmed Siilaanyo, Wassiiradeese … read …

Shaqaalaha Madbacadda Qaranka oo cabasho ka muujiyay Mushahar-la’aan

Hargeysa (Somaliland.Org)- Shaqaalaha Madbacadda Qaranka ayaa shalay cabasho ka muujiyay mushahar-la’aan ay sheegeen inay ku sugan yihiin bishii afraad ee aan wax Mushahar ah la siinin….. read …

Maxaa Dibu-dhac Dambe oo Doorashada Madaxtooyadu ku keeni kartaa Somaliland?

KOOXDA AQOONYAHANKA SOMALILAND EE MADAXA-BANNAAN QORAALKII 4aad EE ARAGTIDA KOOXDA
read …

KULMIYE Oo Carqaladda Koowaad Ee Qabsoomid la’aanta Doorashada Ku Eedeeyey Xisbiga .

KULMIYE Oo Carqaladda Koowaad Ee Qabsoomid la’aanta Doorashada Ku Eedeeyey Xisbiga . “Waxaan Qabaa Anigu Xisbi Ahaan In Carqalada Koobaad Ee Hortaagan Dimuquraadiyada Iyo Hor U Socodkii Iyo Qabsoomid La’aanta Doorashada Ay Tahay Xisbiga Talada Haya ee UDUB” Waraysi Xoghayaha … read …

“Ceelbardale-Dila” conflict is a pretext / prelude to..

Ibrahim Mead Political analyst Ottawa, Canada “Ceelbardale-Dila” conflict is a pretext / prelude to destabilization of Somaliland! It is not “ Ceelbardale-Dila issue.  It is a nation under threat! The conspiracy is originating from the house facing the (neglected) Group … read …

Gudoomiyihii Degmada Gaashaamo oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Mid Cusub oo Loo Magacaabay

Gaashaamo(Somaliland.org)-Xukuumada Dhexe ee dawlada federaalka Ethopia ayaa lagu soo waramayaa in ay xilkiii ka qaaday gudoomiyihii hore ee Degmada Gaashaamo ee gobolka dhagax-buur Yuusuf Aadan( Tawadh), ka dib markii ay soo bexeen dadeexado la xidhiidha in uu ku tagri falay … read …

Approaching Somaliland Elections Signal Threats of a Media Clampdown

By Howard Lesser Washington, DC 24 July 2009 Tensions have been rising in the self-declared Republic of Somaliland in the period leading up to an election campaign and a 27 September presidential vote. The Committee to Protect Journalists (CPJ) is … read …

Duruufaha Dib-U-Dhaca Doorashada Oo Mar Kale Soo Daruureeyay

Kala-Jabka Axsaabta Qaranka Ee Natiijada Server-ka, Ku Adkaysiga Qaadhaan-Bixiyeyaasha Ee Bedelka Hoggaanka Komishanka Iyo Duruufaha Dib-U-Dhaca Doorashada Oo Mar Kale Soo Daruureeyay read …

Fadeexado Iyo Musuq-maasuq Baahsan oo Hadheeyay Mushaharaadka Cuqaasha Gobolka Togdheer

“Maamulka iyo dawladnimada waxa saldhig u ah nidaamka xisaabeed ee qaranku dhigtay,waxana layaab leh in Gudoomiyihii iyo Xoghayihii masuulka ka ahaa toosinta maamulka iyo xisaabaadku ay ku tuntaan nidaamka sharciga ah ee xafiiskooda” Ayaa lagu yidhi qoraal ka soo baxay Wassaarada Arimaha Gudaha
read …

Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga ka sii daysay Xildhibaan hore uga tirsanaa Dawladda Soomaaliya

Hargeysa (Somaliland.Org)-Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga ka sii daysay Xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaanka Dawladda Somalia oo toddobaadkii u dambeeyay ku xidhnaa Xarunta Dembi baadhista ee Magaalada Hargeysa…. read …

Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye oo maanta ka hadlay arrimo kala duwan

BubbleShare: Share photosEasy Photo Sharing
read …

Hay’adda Interpeace oo ka hadashay Natiijada Diiwaangelinta & eedo loo jeediyay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Hay’adda Interpeace oo wakiil ka ah qaadhaan-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland, ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay arrimo dhinacyo badan taabanaya, isla markaana sheegay inay go’aansadeen ka-hadalka warar laga faafiyay oo la xidhiidhay sharciga ay dalka ku joogaan…. read …

Badhasaabka Gobolka Togdheer oo Seeftiisa Galka ka Saaray,Maxayse Goyn doontaa ?

Burco(Somaliland)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Jaamac C/Laahi Warsame(Biin) ayaa la sheegayaa in uu Wassaaradaha Daakhiliga Iyo Maaliyada u qudbiga qoraal ka dhan ah ku-xigeenkiisa Gobolka Guuleed Daahir Sameter Iyo Maareeyaha Kastamka Cashuuraha bariga ee Magaalada Burco Iyo Masuuliyiin kale Sida ay Somaliland.org … read …

Wasaaradda Qorshaynta oo ku eedaysay Hay’adda Interpeace in aanay haysan Ruqsad ay ku hawl-gasho

Hargeysa (Somaliland.Org)- Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Axmed Cabdilaahi Nadiif (jeex) isla markaana ah Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ayaa sheegay Hay’adda Interpeace inaanay Wasaaraddooda ka Diiwaan-gashanayn oo ay sharci la’aan dalka kaga shaqaysato… read …

Casho Sharaf Xisbiga UCID ee Stockholm

UCID,waxay Udub u soo jeedisay, inay xoojiso hay’addaha qaran (state organs), sida baarlamaanka, maxkamaddaha, xisbiyada qaran, booliiska, xeerilaalinta iyo hanti dhowrka guud, si looga baxo murannada joogtada noqday iyo dhex dhexaadintan xeer jajabka ah. read …