Monthly Archives: July 2009

Suxufiyiinta ka Hawlgala Warbaahinta Madaxa Bannaan oo Rayaale Uga Digay

In ka badan 30 ka mid ah weriyeyaasha iyo hawlwadeennada ee ka hawlgala hay’adaha kala duwan ee warbaahinta dalka, ayaa si kulul u cambaareeyey tallaabada foosha xun ee xukuumadda Rayaale albaabada ugu laabtay telefishanka madaxabannaan ee HCTV iyo xadhigga madaxa wararka … read …

Maamulka Kulmiye ee Togdheer oo Beesha Caalamka ka dalbaday Xayiraad Lagu Soo Rogo M/Rayaale

“Beesha Caalamka waxaanu ugu baaqaynaa in ay Rayaale ku Soo rogaan Cadaadis Caalami ah Iyo Xayiraad dhinaca Socdaalka ah Sidii C/Laahi Yuusuf..” Shir-jaraaid Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer read …

Gudoomiyayaasha Labada Aqal Ee Somaliland Oo Canbaareeyay Go’aankii Komishanka Doorashooyinka

Waxaanu u aragnaa in Go’aankani dhaawacayo xidhiidhka aynu lahayn mujtamaca dawliga ah, deeqbixiyeyaasha, dawladaha daneeya Somaliland ee sida tooska ah u caawinayay doorashooyin-keena. Sidoo kale waxa Go’aankani uu dhabar jab iyo tumaati ku yahay dedaalkii aynu ugu jirnay ictiraaf raadinta Somaliland muddada dheer. read …

SOMALILAND RECOGNITION: TROUBLED WATERS AHEAD

Five days after its independence, Somaliland joined Somalia on 1st July 1960. The union between Somaliland and Somalia was never ratified by the two partners and thus there is no legal binding between them. read …

Waxaan si buuxda u taageerayaan Go,aanka labada Xisbi ku aqbaleen Najiiada Serverka

Gudiga Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil ayaa shaaca ka qaaday in ay si buuxda u taageerayaan Go,aanka wadajirka ah ee ay labada Xisbi Mucaarid ku aqbaleen Najiiada Serverka ee ay soo saartay Hay’ada Interpeace read …

Mid ka mid ah dhalinyardii caanka ka ahayd Burco oo ku geeriyooday xabsi Libya ku yaal

Somaland.org (Tripoli Libya) Maalintii shalay ayaa waxaa xabsiga kuyaala magaalada Banqaasi, oo ah caasimad kuxigeenka liibiya kugeeriyooday wiil uu abti u yahay gudoomiyaha golaha guurtida somaliland saleeban maxamuud aadaan. read …

Aaska masiibo weyn oo ay ku naf waayeen reer 7 qof ah, oo Soomaalida Sweden ku nooleed ahaa

BubbleShare: Share photosEasy Photo Sharing
read …

M/weyne Rayaale muxuu ka yidhi eriga Interpeace & jawaabtii Deeq-bixiyayaasha?

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne Rayaale ayaa maanta shaaca ka qaaday in Xukuumaddiisu aanay cidna ka sugayn kharashka Doorashada, isla markaana ay iyadu raadsanayso…. read …

Saddexda Xisbi Siyaasi oo ka hadlay aragtidooda eriga Interpeace

Hargeysa (Somaliland.Org)- Saddexda Xisbi Siyaasi ee Somaliland ayaa mawqifyo kala duwan iska taagay tallaabada ay Xukuumadda Somaliland dalka kaga saartay Hay’adda Interpeace. Waxaanay sidoo kale ku kala qaybsameen jawaabtii Qaadhaan-bixiyayaashu ka soo saareen go’aanka Komishanka ee ahaa in diiwaan-gelin la’aan lagu galo Doorashada Madaxtooyada…. read …

Komishanka Doorashooyinka oo sheegay sababta Interpeace dalka looga saaray

KOMISHANKA OO SI AANAY U DHAMAYN UGA HADLAY SABABTAN read …

Caalamka oo ka jawaabay go’aankii Xukuumadda iyo Komishanka ee Doorashooyinka Madaxtooyada

Hargeysa (Somaliland.Org)- Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamiga ah ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Jaamac Maxamuud Cumar (Sweden), kaas oo uu ku sheegay in ay guddi ahaan isla qaateen in Doorashada Madaxtooyada ee soo socota lagu galo Diiwaangelin-la’aan…. read …

War Deg Deg Ah: Xukumadii Riyaale Oo Dalka Ka Saartay Masuuliyiintii Ka Socday Interpeace

Xukumada Somaliland ayaa saaka ciidan faro badan oo askara hubaysan ah u soo dirtay hotelka Mansoor ee ay deganayeen masuulitiintii ka socday hay’adii Interpeace read …

Xukuumadda Riyaale Oo Albaabada U Laabtay Telefiishanka Caalamiga Ah Ee HCTV


Lama garanayo sababta dhabta ah ee keliftay in weerar waxashnimo oo noocan ah xukuumadda Riyaale ku qaado hay’ad warbaahineed oo madax banaan, read …

Kulanka Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Kulmiye iyo Jaaliyada Somaliland ee Washington DC

Dr Mohamed and Somaliland Comm Washington DC by you. read …

SOCDAALKA DALKA MARAYKANA – XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBADDA EE KULMIYE

Gudoomiye Donald Payne waa nin miisaan wayn ku leh siyaasadda Maraykanka ee Afrika, wuxuuna ahaa xildhibankii soo bandhigaya mooshinkii nambarkiisu ahaa 20, ee laga ansixiyaya Kongaress ka Maraykanka taariikhdu markay ahayd Febuary20, 1999. Nuxurka mooshinkaasi wuxuu ku baaqaye in Somaliland la siiyo gargaar dhaqaale iyo taakulo bini’aadanimo, waxaanu ahaa mooshinka kaliya ee Kongarayska Maraykanka laga soo saaray ee taageero loogu fidinayay Somaliland. read …

Maxkamadda G. Hargeysa oo Xukun ku ridday eedaysanayaashii Qaraxyadii 29 October 2008

Hargeysa (Somaliland.Org)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa xukun ku ridday 7 qof oo shan ka mid ahi maqan yihiin, kuwaas oo lagu eedeeyay inay isugu jiraan kuwii soo abaabulay Qaraxyadii Hargeysa ka dhacay 29 October 2008 iyo kuwo lug ku lahaa…. read …

Saddexda Xisbi Siyaasadeed oo mawqifyo kala durugsan iska taagay go’aan ka soo baxay Komishanka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Axsaabta Siyaasadda ee Somaliland ayaa mawqifyo kala durugsan ka istaagay go’aan ka soo yeedhay Guddida Doorashooyinka Somaliland, kaas oo sheegayay in diiwaan-gelin la’aan lagu galo Doorashada Madaxtooyada….. read …

Donald Payne oo diiday in uu la kulmo Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudoomiyaha guddi-hoosaadka arrimaha dibedda ee Wakiilada Maraykanka Mr. Donald Payne ayaa la sheegay in uu ka cudur-daartay in uu la kulmo Weftii Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo socdaal shaqo labadii toddobaad ee u dambeeyay ku joogay Maraykanka…. read …

Abwaan Hadraawi oo Xarun cusub kaga dhawaaqay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo aqoonyahanno kale ayaa ku dhawaaqay Xarun cusub oo lagu magacaabo Xarunta Badbaadada Bulshada, taas oo ka hawl-geli doonta guud ahaan dalka…. read …

Hargeysa: Muwaadiniin reer Somaliland ah oo Lacag ugu deeqay Muj. Lixle Hooyadii

Hargeysa (Somaliland.Org)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro), ayaa shalay deeq lacageed oo dhan $1,223 (Kun laba boqol iyo saddex iyo labaatan doolar) guddoonsiiyey Muj. Maxamed Xaaji Diiriye (Lixle) hooyadii oo xannuun u jiifta cusbitaalka Manhal ee magaalada Hargeysa, iyada oo xaaladeeda caafimaad iyo daryeelkeeduba liito….. read …

Xildhibaan Golaha Wakiilada ka tirsan oo ugu baaqay Komishanka inay is-casilaan

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa naqdiyay go’aanka Komishanka Doorashooyinku ku gaadheen in Diiwaangelin la’aan lagu galo doorashada Madaxtooyada….. read …

Togdheer: Maxaad ka ogtahay Sanad dugsiyeedka Somaliland Iyo Suudal-dhaqaaqa Tahriibta

“Tan Iyo Intii lagu jiray fasaxa dugsiyada Magaalada Burco aradydu waa qul-qulaysay waliba badankoodu waa tahriibaayeen, maalin walba waxaad arkaysaa ku dhawaad ilaa 40 wiil” Xogo-lasoo uruuriyay read …

Gurmad degdeg ah Musiibada ku habsatay qoyska Soomaaliyeed ee Stockholm/sweden

Waxa habeenkii axaddii ee  26 juulay dhacday musiibo weyn oo ay ku naf waayeen 7 qof oo soomaalida reer Iswiidhan ah. Waxa ay ahaayeen hooyo, shan carruur ah oo ay dhashay iyo gabadh qaraabo ah.  Geeridaas naxdinta leh waxa sababay … read …

Axmed-Siilaanyo oo ka hadlay xaaladiisa Caafimaad

Tuesday, 28 July 2009 Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, oo magaalada Nayrobi ee dalka Kenya u jooga daawayn nabar dhawaan ka soo gaadhay misigta bidix, ayaa ka waramay xaaladiisa caafimaad. Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, … read …

Maamulka Xisbiga Kulmiye ee Togdheer oo ku dhawaaqay Bilawga Ololaha Tar-tanka Doorashooyinka

“Waxaanu dhamaanba taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolada Bariga Somaliland ugu baaqaynaa in ay u diyaargaroobaan ololaha tar-tanka doorashooyinka Somaliland, oo mudadii loo cayimay bilowgeedu ku eekeyd shalay” Engineer Cali Siciid Raygal read …