Monthly Archives: June 2009

Xisbiga Kulmiye oo Xukuumadda ku eedeeyay in ay ka cago-jiidayso qabashada Doorashada

Hargeysa (Somaliland.Org)- Murashaxa Jagada Madaxweyne-ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay ka war-wareegayaan in Doorashada Madaxtooyadu ku dhacdo waqtiga loo qoondeeyay…. read …

VACANCY ANNOUNCEMENT: Marketing/Sales Manager Hargeisa

Somtel is one of Telecommunication Company in Somaliland. Somtel wishes to recruit an experienced Sales/Marketing Manager to provide leadership and coordination of company sales and marketing functions. Develop and implement sales and marketing strategy. Monitor and analyze sales and marketing activity against goals. Qualified marketing are encouraged to submit their CV and a letter of interest. read …

Xuska 26ka June & Soo Dhaweenta Hogaanka UCID oo ka dhacaya Riyadh KSA

Waxaa laagu bushahaareenayaa dhamaan dadweenaha jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Sacuudi Arabiya gaar ahaan magalo madaxdiisa Riyadh in uu uruka dhalin yarta reer Somaliland ee Sacuudi Arabiya SSYO usoo diyaariyay soo dhaweenta iyo qaabilaada Hogaanka xisbi qaranka Cadalada … read …

Badheedhaha:Fiinta Qaylinaysa Ma Maqlaysaan, Mise Waa Dhegahayga

95Maalmood oo keliya ayaa ka hadhsan maalintii u dambaysay ee loo ballamay inay dhacdo doorashada madaxtooyadu, waxayna mudadaasi ku salaysan tahay mudadii ay guurtidu xilka u kordhisay xukuumadda madaxweyne Rayaale. Marka la eego sidii ay wax u dhaceen muddo-kordhintii u … read …

ONLF Oo Weerar Ku Dishay Dad Reer Somaliland Ah

Xukuumada Daahir Rayaale kaahin ayaa iyaduna hore Ethopia gacanta uga saartay dad asalkoodu Ogaadeen yahay oo ku nool gobolada Somaliland taasi oo ay ku xidhiidhinayso in ay khatar ku yihiin amaanka Somaliland iyo Ethopia read …

Qaylo Dhaanka Ka Imanaya Dawlada Somalia Iyo Tuhunka Ciidamo Somaliland Oo La Sheegayo In La Geenayo Somalia

Xukumada Riyaale ayaa iyadu marnaba shaacin siyaasada cad oo ay ku wajahyso Xoogaga Al-Shabaab, waxaase ay u eg tahay hadii ay dhabowdo warkani , mid si cad dawlada Riyaale dagaal ugu qaadi doonto xoogaga Alshabaab. read …

Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ah oo ka digay dib-u-dhac ku yimaadda Doorashada & jawaabta Mucaaradka

Nairobi (Somaliland.Org)- Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ah ee Somaliland ka taageera arrimaha Doorashada, ayaa qoraal ay soo saareen kaga hadlay burburka Wada-hadalladii u socday saddexda Xisbi Qaran iyo khilaafaadka Siyaasadeed ee halkoodii ku noqday, isla markaana waxay baaq ugu jeediyeen Axsaabta Siyaasadda in maalmaha soo socda xal laga gaadho. Iyaga oo Axsaabta Mucaaradka ahi ay ka jawaabeen Qoraalka ka soo baxay Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ah…. read …

Magacaabista guddi baadha eedaymo loo jeediyay xubno Komishanka ah & UCID oo dedafaysay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa la sheegay in uu magacaabay Guddi soo baadha eedaymo loo jeediyay laba xubnood oo ka tirsan Komishanka Doorashooyinka Qarnaka, kuwaas oo xubnaha kale ee Komishanku soo jeediyeen in Xilka laga qaado. Waxaana arrintaa jawaab ka bixiyay Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo sheegay in aanu ku kalsoonayn…. read …

Cudurka Hargab-doofaarka oo soo gaadhay Itoobiya & Xog la’aanta Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa u muuqata mid ka xog la’ Cudur loo magac bixiyay Hargab-Doofaarka oo muddooyinkii u dambeeyay faro-baas ku hayay dalalka Dunida, isla markaana hadda soo gaadhay dalka aynu Ganacsi-wadaagta iyo deriskaba nahay ee Itoobiya…. read …

Golaha Guurtida oo ka dooday Xaaladda ka taagan Soomaaliya & saamaynta Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)- Mudanayaal ka tirsan Golaha Guurtida ayaa ka digay khatar ay sheegeen in ay Somaliland kaga soo fool leedahay dhinaca Koonfurta Soomaaliya, isla markaana waxay ku baaqeen in la xidho Xuduudaha Somaliland ee dhinacyada Badda iyo berrigaba. Waxaanay Axsaabta Mucaaradka ah ugu baaqeen in ay ka baxaan yooyootanka Siyaasadeed oo loo hawl-galo sidii laysaga kaashan lahaa arrimaha difaaca dalka…. read …

Al-Shabab Oo Digniin U Dirtay Dowladaha Ethiopia Iyo Kenya

  Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Shiikh Cali Dheera) oo galabtay shir jaraa’id oo uu qadka taleefonka ku qabtey ayuu ku sheegay in aysan Dowlada ka deyneyn dagaalka ay kula jiraan markasta.   Waxaa uu ka jawaabayey afhayeenku hadalki … read …

Golaha Wakiilada oo Madaxtooyada dib ugu celiyay soo-jeedintii bedellaadda Xubnaha Komishanka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddi-hoosaadka Arrimaha Gudaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dib ugu celiyay Xukuumadda soo-jeedin ay Madaxtooyadu u soo gudbisay Golaha oo la xidhiidha bedelka laba xubnood oo Guddiga Doorashooyinka ka tirsan…. read …

Imtixaannada Shahaadiga ah ee sanadkani maxay kaga duwan yihiin kuwii sanadkii hore?

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa ka hadashay, isla markaana faahfaahin ka bixisay imtixaanada Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare iyo dhexe oo shalay si rasmi ah dalka uga bilaabmay…. read …

Ma Dhabbaa In Maaliyaddu Cashuur Ku Soo Rogtay Aaska Meydka Ee Xabaalaha Hargeysa

Hargeysa, June 21, 2009 (Haatuf) – Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Somaliland, Axmed Daauud ayaa la sheegeyaa inuu soo saaray wareegto cashuur lagaga doonayo qof kastoo ku geeriyooda magaalada Hargeysa, iyadoo meydka qofkaas la aasi karo uun marka la bixiyo lacagtaasi … read …

Xaafad Hargeysa ka mid ah oo Bilowday Qorshe Lagula Dagaallamayo Faqriga

Mr. Foosi Cabdillaahi Dirir waxa uu ka waramay sidii ay ku bilaabeen mashruucan iyo marxaladihii uu soo maray read …

Deeq-Bixiyeyaasha Oo Ganafka Ku Soo Dhuftay Hindise Ay Wasiiro Rayaale Ka Tirsani Ula Tageen

Nairobi: Wakiilada Deeq-Bixiyeyaasha Oo Ganafka Ku Soo Dhuftay Hindise Ma-Dhalays Ah Oo Ay Wasiiro Xukuumadda Rayaale Ka Tirsani Ula Tageen  Nairobi, June 21, 2009 (Haatuf) – Wakiilada wadamada Deeq-bixiyeyaasha ee Somaliland ka taageera geedi-socodka dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka ee xaruntooda magaalada … read …

Sanad & maalmo, Safarkaygii Somaliland Q2aad

Dalkii waxaan is bedelin waxan arkay Dabeeraha, wax allaale wixii kale dad iyo duunyo way dhalan rogmeen. Dadkaad ogeedeen hankooda iyo himiladooda habeen baa u dumey. Dadkii qabka lahaa qabar baa ku fadhiistay. Dadkii dareenka sareeyey dednaan baa u danbeesey. … read …

Sawiradii Shirkii Gud Kulmiye Ee Birmingham Lagu Soo Dhaweeyay

BubbleShare: Share photosEasy Photo Sharing
read …

Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare iyo dhexe ee Somaliland oo maanta bilaabmay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guud ahaan Gobollada Somaliland waxa saaka ka bilaabmay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee fasallada 4aad ee Dugsiyada sare iyo 8aad ee Dugsiyada dhexe ee Somaliland…. read …

Qaramada Midoobay oo Warbixin ka soo saartay Xaaladda Xuquuqal-Insaanka Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)- Qaramada Midoobay ayaa Warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Xukuumadda Somaliland ay qaaddo tallaabooyin ka dhan ah arrimaha Xuquuqal-Insaanka iyo dib-u-dhaca Doorashada Madaxtooyada, isla markaana waxay ugu baaqday in ay joojiso cago-juglayn iyo cadaadis ay sheegtay inay ku hayso dadka u dooda Xuquuqda Aadamaha, Saxaafadda, Wakiilada Xisbiyada Siyaasadda, xadhigga sharci-darrada ah ee Suxufiyiinta iyo sidoo kale inay fasaxdo Mudaharaadyada salmiga ah…. read …

CODKAAGA KU CIIL BAX..Q12…WASIIR WARANCADDE MA LA FAHMAY…

CODKAAGA KU CIIL BAX..Q12…WASIIR WARANCADDE MA LA FAHMAY… AHMED ARWO Waxa soo baxday sida Madaxweyne Rayaale ugu xuubsiibanaayo, haddanu waa horeba gaadhin, inuu noqdo keli-taliye waliba farsamo xun. Waxa Riyaale ku talaabsaday socdaalo fure u ah indha-indhayn uu ku qiimeeyo … read …

Ethiopia Oo Xadka ka Xidhatay Gaadiidka Somaliland

Ninka Haysta Degmada Gaashaamona waxa uu leeyahay Baabuurtani maaha Ethopian ee waa Somaliland ee ha ku eekaadaan dalkooda, marna waxa uu na leeyahay Amarku waxa uu ka soo baxay Xafiiska Gobolka Dhagaxbuur” Mid ka Mid ah Darawaliinta Gaadiidka” read …

Kulankii Axmed M. Siilaanyo By Sayid Maxamed

Waxa dad badan garanayaan deegaanka Dariiqada Sheekh oo xilli laga joogo 150 sannadood ka hor ka xoroobay qabyaaladda iyo kala qaybsanaanta dadka soomaaliyeed ragaadiyey. Waa deegaan kooban oo haddana ay deggenyihiin qabaal aad u fara badan oo ka kala yimi deegaanno kala fog. read …

Xukuumadda oo jawaab ka bixisay hadal ka dhan ah Somaliland oo ka soo yeedhay Dawladda Ereteriya

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay Dawladda Ereteriya, kaas oo dhan ka ahaa Madax-bannaanida Somaliland… read …

Ogeysiis:-Gudoomiyaha xisbiga kulmiye oo booqasho ku imaanaya Magaalada Birmingham

Ogeysiis:-Gudoomiyaha  xisbiga kulmiye oo booqasho ku imaanaya Magaalada Birmingham   Waxa dhamaan  dadweynaha reer somaaliland ee ku dhaqan  gobolka badhtamaha cariga Ingriisga(West Midlands)  la ogeysiinayaa taariikhdu maalinta ay tahay 19/06/09 in uu gudoomiyahii xusbiga kulmiye Ahmed Mohamed Mohamoud uu booqasho … read …