Monthly Archives: June 2009

Ahmed Silanyo Iyo Marwadiisa Amina Sheikh Mohamed Oo Xaflad Sagootina Loogu Sameeyay North London

BubbleShare: Share photosEasy Photo Sharing
read …

Maxaa Ka Jira In Madaxweyne Rayaale Iibiyay Dugsi ku Yaala Badhtamaha Magaalada Burco

“Waxa iigu danbaysay iyaga oo kooxahani ganacsatada yar yar ahi habeen kula shirayaan Guriga martida ee uu deganaa, lakiin sixirka ayaa laysku hayay arintana waxa Wasto ka ahaa Wassiirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland” Ganacsade Reer Burco Ah read …

Koox ah Taageerayaasha Mayalka Adag ee xisbiga UDUB oo Ku Biiray KULMIYE

BubbleShare: Share photosEasy Photo Sharing
read …

Fadeexado Waaweyn oo Soo Foodsaaray Gar-gaarka Raashinka Ha,yadda WFP Xili-Abaareedkaas Baahsan

“Suuq madoow ayaa lagu sii kala iibsadaa inta aanu magaaladaba soo gaadhin, waxa sii iibiya NGO yadan Qawlaysatada ah ee aanay Cidina dabagalka ku samayn iyo dilaaliinta Suuqa madow, Kaash ayaa la sii kala siistaa” Ayuu Yidhi mid ka mid ah Ganacsatada Raashinka ee Magaalada Burco oo arintani ka waramaayay

read …

Guri ku shuf-beelay Dab qabsaday & Ciidamada Booliska oo ka hadlay arrintan

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guri Qoys danyar ahi leeyihiin oo ku yaala Xaafadda Shacabka ee Magaalada Hargeysa, ayaa ku shuf-beelay, isla markaana ay baaba’day Hantidii hoos taalay, ka dib markii uu Dab qabsaday…. read …

DALJIRE: Beeni raadweynaa

Oo haddaynaan waalayn ma Ina Rayaale ayuumbaa ina hortaagnaan lahaa oo kolba beentuu toban jeer ooh ore inoo sheegay inagu wadi lahaa uun. Ma waxaynu aqbali lahayn inuu yidhaahdo anigaa dhulkii danta guud iibsaday oo read …

Hargeysa: Xisbiga Kulmiye oo deeq Kubbado ah ku wareejiyay Kooxo Ciyaartoy ah

BubbleShare: Share photosPlay some Online Games.
read …

Mayor of Tower Hamlets Presents Honorary Plaque to Ahmed Silanyo 29 June 2009

BubbleShare: Share photosPlay some Online Games.
read …

Riyaalow Roobkii waa da’ay

Abaarta laga ducaysanmaayo akhyaareey ee waa lagu ducasanayaa dadkaba Ilaahow rogoo anaguun meesha nagu haybaa loo dibid baxayaa ee muwaadin garo oo gunto gefka laguu gogley read …

Wiilashii Gacmaha Iyo Lugaha Laga Jaray Oo La Cadeeyey …

Wiilashii Gacmaha Iyo Lugaha Laga Jaray Oo La Cadeeyey In Ay Ahaayeen Ciidan ka Goostay Kooxda Al-shabaab Tan iyo wixii ka dambeeyey markii Maxkamad ku-sheeg Al-shabaabku leeyihiin ay afar dhalinyaro Soomaaliyeed ah ku eedeeysay Qaadicul-dariiqnimo ay ku muteeysanayaan in min … read …

Somaliland iyo Somaliya Oo Sii Kale Fogaanaya: Dood Ay Qabatay Idaacadda Maraykanka Ee VOA

Idaacadda codka Maraykankan ee loo yaqaano VOA ayaa shalay oo axada ahayd sii daysay dood ku saabsan Madaxbanaanida Somaliland. Waxaa Somaaliland uga qaybgalay doodda Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo ah Xogahayah Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE , halka uu ku … read …

Gabay: Shaamareer By Sadeed Saleban

Waxaan salaamayaa marka hore saxaafada , halkan waxaan ku soo bandhigayaa Gabay la yidhaa Shaamareer , shaamareer sida ka muuqata magaca waa xogdoon wuxuuna xambaarsan yahay su’aalo badan oo ka dhashay wixii aan macquulka ahayn oo macquul noqday , waxaa … read …

XAFLADDII 26 JUUN

Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden lagu qabtay xafladda lagu xusayay 49 guuradii ka soo wareegtay maalintii maxmiyadda Ingriiska ee Somaliland xoryaddeeda ka qaadatay boqortooyada Ingriiska. Xafladdaas oo si weyn loo soo agaasimay, ayna ka soo qeybgaleen dadweyne badan oo … read …

Guddi U Adeegaysa Dadka Xanuunka Dhimirka Qaba Oo Bayaan Soo Saartay

waxa magaalada Hargeysa lagu aasaasay guddi u adeegi doonta dadka maskaxda ka jirran iyo kuwa la mid ka ah. Guddigan oo ka kooban waxgaradka bulshada ayaa hawshan u qabandoona si iskaa-wax-u-q abso ah.
read …

Wararkii Wargeyska Ogaal ee Caddadkii maanta oo Axad ah

M/weynaha Jabuuti oo ka digay in Al-Shabaab sabab u noqoto in Caalamku ku duulo Somalia “Haddaan maanta laga gaadhin Al-Shabaab, Soomaaliya meel daran baa laga doon-dooni”  “Kuwa maalin walba sidii Adhiga loogu gawracayaa (Muqdisho) maxay galabsadeen?….Mushtamaca Caalamka waxaan leeyahay….” Ismaaciil … read …

Sh. Aadan-Siiro oo Xukuumadda ku eedeeyay boobka hantida Umadda

“Nimanka awooddaa sheeganaya ee markay meel walba soo dhaafeen Garoomada maraya, bal intaanay Masaajiddada inoogu iman aynu..”

Sh. Aadan-Siiro read …

Baabuurta u kala goosha Jabuuti iyo Somaliland oo qaarkood Xadka ku xanniban yihiin

WAXAY BAABUURTANI XANNIBAN YIHIIN IN KA BADAN 10 MAALMOOD read …

Maraykanka oo jawaabay diidmada S/land kaga baaqsatay martiqaadkii Washington..

Maraykanka oo jawaabay diidmada S/land kaga baaqsatay martiqaadkii Washington..Codsigoodu (Somaliland) wuxuu ka soo horjeedaa ujeedada laga lahaa dhegaysiga kulanka” “Si nabad loogu soo dabaali karo Soomaaliya waxay ku iman kartaa in la soo dhiso dawlad-gobolleedyo kale, si ay isugu yimaadaan … read …

Kala War La’aa: Daljire Iyo Cabdilaahi Geeljire

DALJIRE Kala war la’aa By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal … read …

Iskaashiga Somaliland iyo deeqbixiyeyaasha: Wada shaqayn Midho-dhal ah

Qoraal laga soo saaray Kulankii 3-aad ee kooxda Aqoonyahanka Somaliland ee Madaxabannaan.. read …

Xukuumadda oo ka hadashay aragtidooda ku wajahan Ciidamo Somaliland ka socda oo loo diro Soomaaliya

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Ciidamo Somaliland leedahay oo loo diro Koonfurta Soomaaliya, waxaanay sheegeen in aanay jirin cid waydiisatay in Ciidamo loo diro halkaas…. read …

Wasaaradda Khaarajiga Ingiriiska oo Muwaadiniinteeda uga digtay u socdaalidda Somaliland iyo Somalia

Digniintan ayaa ku soo beegantay waqti uu dalka booqasho ku yimi Safiirka Ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa. read …

Hargeysa: Muran ka taagan Dhisme laga bineeyay Garoon-Kubadeed oo Wasiirka Ciyaaruhu is-hortaagay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasaaradaha Waxbarashada iyo Ciyaaraha ee Somaliland, ayaa la sheegay inay isku khilaafeen dhismaha mid ka mid ah Garoonada Kubadda Cagta ee Xaafadda 26 June ee Magaalada Hargeysa, kaas oo la sheegay in Wasaaradda Waxbarashadu isku dayday inay ka hirgeliso dhisme, hase ahaatee, ay Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Xaafaddaasi ku gacan-saydheen…. read …

Dawladda Itoobiya oo Xadka Wajaale ee Somaliland xidhay & Dhalinyaro dib loogu qaaday Jigjiga

“Markay 10-saacadood na xannibeen ayay iska kaaya soo daayeen iyaga oo aan na odhan waxaasaa laydiin haystay..”

mid ka mid ah dadka lagu xannibay Xuduudka Wajaale. read …

Cabdilaahi-Darawal oo naqdiyay socdaallo Rayaale iyo Wasiiro Xukuumaddiisa ahi ku tageen dibedda

“Anigu kolayba dadkii aan todobada sanadood kolba meel Dhagaxa u dhigayay iyadoo maanta saddex bilood ii hadhay oo Doorasho la iga rabo maan kula dheceen waxbaan soo wadaa, isaguna (Rayaale) waxay ahayd inuu kala xishoodo ummada …”

Cabdilaahi-Darawal read …