Monthly Archives: May 2009

Xaflad Aad U Balaadhan Oo Xisbiga Kulmiye Ku Qabsaday magaaladda London..(Daawo Sawirada)

read …

Remnants of S/Land the Shabaab of Somalia are the some coin with different sides!

The author looked at him and said, “Keep on, yes keep on, and on, and on!
Keep hope alive. Don’t let the remnants of no conscience ruin the Somaliland you shed blood and treasure.
Don’t let the remnants succeed in fanning the clan conflicts through their evil doings. Their actions and reactions and even inactions are recipe for civil war. Remnants are agents of destabilization. Don’t allow the idiots to wreck the boat,” the author concluded
read …

Xuska 27ka Iyo 31ka Oo Iskuduubni Loogu Xusay Hargeysa (Daawo Sawirada)

Hargeysa (Somaliland.org)- Munaasibad lagu xusayay 21-sanno guurada ka soo wareegtay gudo-galkii Jabhaddii SNM ee Magaalooyinka waawayn ee Somaliland, ayaa maanta lagu qabtay Hutel Imperial ee Magaalada Hargeysa. Munaasibaddan oo ay ka qayb galeen, Siyaasiyiin ka socday Xisbiyada Mucaaradka, Masuuliyiin, Aqoonahanno, … read …

Buuhoodle oo Qarka u Saaran In ay Xabadi ka Qaraxado, kadib Imaashiyaha Sarkaal..

Buuhoodle oo Qarka u Saaran In ay Xabadi ka Qaraxado, kadib Imaashiyaha Sarkaal Ciidan Reer Somaliland ah Burco(Somaliland.org)-Wararka ka imanaaya Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaaya in ay xiisadi ka taagantahay degmadaasi, ka dib markii uu halkaasi gaadhay Sarkaal … read …

Codkaaga Ku Ciil Bax 10 By Ahmed Arwo

Waxa intaba guul u noqtay maalinta 18 May 1991 ee Burco lagaga dhawaaqay qarannimada Soomaliland ooy ku walaaloobeen beelihii SNM iyo walalahooda dalka, danta iyo dhalashadu mataanaysay. Waxa la tuuray raad-xumadii ka dhashay dawladdii kelitaliska ee dabka isagu dhiibtay, kala qaybisay, iska horkeentay wiil iyo abtigii, nin iyo seedi read …

Ogeysiis: Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Maalinta Sabtida London Kula Kulmi Doona…

http://arc.somaliland.org/blog/2009/05/29/ogeysiis-guddomiye-silanyo-oo-sabtida-shir-london-kula-kulmaya/

Arabsiyo: Ceel Biyood dumay oo keenay dhimasho iyo dhaawac & Magacyada dadka waxyeelladu gaadhay

Hargeisa (Somaliland.org)- Saddex qof ayaa dhintay, saddex kalena waxa soo gaadhay dhaawac ka dib markii uu ku soo dumay Ceel ay ka qodayeen Magaalada Arabsiyo ee duleedka Magaalada Hargeysa. Saddex Nin ayaa geeriyooday, saddex kalena waxa soo gaadhay dhaawacyo kala … read …

27 May Iyo Jaaliyadda Reer Somaliland ee Sheffield

27 MAY IYO JAALIYADDA REER SOMALILAND EE SHEFFIELD Xafflad si fiican loo soo agaasimay  oo lagu xusaay 27 May oo ah maalintii Mujaahidiinta SNM ay soo galeen Gobolada Waqooyi ee Somaliya ee xiligaas iminkana ah Dawladda Somaliland. Xafladda waxa lagu … read …

Gaashaamo:Ciidamada Ethopia oo Gacanta ku dhigay Xubno ONLF ah oo la..

Gaashaamo:Ciidamada Ethopia oo Gacanta ku dhigay Xubno ONLF ah oo la Baadigoobaayay, Iyo Xogo dheeraad ah “Iska Horimaad Hubaysan oo ku dhex maray Ciidamada Ethopia Iyo Dablay Hubaysan oo Lagu daba joogay meel u dhow Tuulada Qaydar-Labiile oo ka Tirsan Degmada … read …

Qaybtii Labaad: Maxaa Looga Xusi 18ka May Jabuuti?

Ha ka heesin Meel ad ku jabtay, kuna jabidoontiid wa Jabuutiyee! (Qaybtii 2) “IIDOOR WIILKA UU MAQASHA KALA QUUSTO …AYUU GEELA U DIRA”. Waa maqaaladii taxana ahaa ee aynu kaga hadlaynay sababaha dhaliyay inaynu Somalilandna uga sacabatuno Ismaaciil Cumar Geelle … read …

Saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Doorashooyinka oo si wada-jir ah Qalinka ugu duugay Heshiis ku..

Saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Doorashooyinka oo si wada-jir ah Qalinka ugu duugay Heshiis ku aaddan Doorashada Madaxtooyada iyo qodobo kale. Hargeisa (Somaliland.org)- Sadexda Xisbi Siyaasadeed ee Somaliland UDUB, KULMIYE iyo UCID oo ay wehelinayeen Komishanka Doorashooyinka qaranka, ayaa si wada-jir … read …

Somaliland Tusaale Ayay U Tahay Somalia Iyo Afrikaba, Waxaanuna Eegaynaa Siday

“Somaliland Tusaale Ayay U Tahay Somalia Iyo Afrikaba, Waxaanuna Eegaynaa Siday U Dhacdo Doorashada Soo Socotaa” David Cameron, Hoggaamiyaha Xisbiga Conservative ee Britain Milton Keynes, UK, May 27, 2009 (Haatuf) – Hoggaamiyaha Xisbiga Conservative oo ah Xisbiga hadda guusha weyn … read …

Burco oo Si weyn loogu xusay Gudagalkii SNM ee 27 May

Burco(Somaliland.org)-Munaasibad lagu xusaayo 21 Sano guuradii ka soo wareegtay gudagalkii Ururkii SNM ee magaalada Burco 1988 ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha khayriyada ee magaaladaasi. Munaasibadani oo ay qaban-qaabadeeda iska kaashadeen Ururka jimciyada mujaahidiinta Sooyaal,D/Hoose ee Degmada Burc, Iyo Xuno ka … read …

Togdheer: Xubno ONLF Hubeysan Ah oo Soo Galay Gudaha Xadka Somaliland Iyo..

Togdheer: Xubno ONLF Hubeysan Ah oo Soo Galay Gudaha Xadka Somaliland Iyo Hawlgalo Ciidan  ka dhan ah “Waa sideed nin oo hubaysan waxana ay yihiin ONLF nimankan isku sheega,waxaanay doonayaan in ay falal waxyeelo ah ka fuliyaan gudaha Somaliland gaar … read …

Jaaliyadda Somaliland Ee Faransiiska Oo Soo Saartay Warsaxaafaded

Association SomaliLandaise de France Site : www.asso-slf.org E-Mail : aslf.64@neuf.fr War saxafadeed : BEENAYN MAAQAL KU SOO BAXAY HATUUFNEWS IYO SOMALILAND WEBSITE Annagu haddaan nahay Association SomaliLandaise de France(ASLF) kama warqabno goobta iyo goorta la qabtay shirkan ku qoran wargeyska Haatuf ee la … read …

Xaabsade: Ma Run Baa Waraaqda Lagu Faafiyey Shabakadaha Wararka

Mar-Labaad Iyo Muuqaalkiisa Somaliland Hargeysa, May 26, 2009 (Haatuf) – Axmed Cabdi Xaabsade tan iyo intii uu ka soo goostay dhinaca Puntland, una soo talaabay dhinaca Somaliland sannadkii hore waxa uu gogosha dhigtay caasumadda Somaliland, meesha labaad ee uu fadhigiisu … read …

Guddoomiyihii Wargeysyada Dawladda oo Xilka lagaga qaaday dhaliil uu u jeediyay Afhayeenka Madaxtooyada

Hargeisa (Somaliland.org)- Guddoomiyihii Wargeysyada Dawladda Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa laga qaaday Xilkii uu hayay, ka dib markii uu toddobaadkii hore Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ku dhaliilay Fal uu kula kacay Muna Casayr Jaamac oo ah Suxufiyad ka hawl-gasha Telefishanka SLSC … read …

Berbera: Socdaalka Rayaale, Saxariirka Nolosha Berbera iyo tallaabooyinka laga sugayo

Berbera (Somaliland.org)- Madaxweyne Rayaale ayaa socdaal kedis ah ugu kiticimay Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil oo waqti-xaadirkan ah Magaalo-ka-arradan wax-qabadkii Xukuumadda Rayaale looga baahnaa, isla markaana marba-marka ka dambaysa heerka adeegyadii Bulshadu hoos u sii dhacayaan. Booqashada Rayaale: Madaxweyne Rayaale … read …

Xisbiga UCID oo Qoraal uu ku dalbanayo in guddi loo saaro baadhista Musuqmaasuqa Hantida Qaranka iyo Heshiisyada Xukuumaddu gashay u gudbiyay Guddoomiyaha Wakiilada

Hargeisa (Somaliland.org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Golaha Wakiilada ka codsaday in guddi loo saaro baadhista Hantida Qaranka oo uu sheegay in Xukuumadda talada haysaa ay lunsatay, isla markaana uu jiro Musuq-maasuq baahsani. Guddoomiyaha … read …

DALJIRE: Khudbadaay qofba si kuu maqal

A.Geeljire Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. … read …

Sool:Ciidamo Millatariya oo Lagu Xidh-xidhay Dhagaysiga Idaacada Radio Horyaal

“Waxaanu ku eexaysanaana waxa weeye waa idaacada kaliya ee afka somaliland ku hadasha ee aanu si joogto ah u dhagaysano ee nasoo gaadhaba, awal hore waxaanu dhagaysan jirnay Radio Gaalkacyo Iyo Idaacado ku hadla Afka Maamulka Puntland” Mid ka mid … read …

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir Oo Ka Hadlay Mawqifkisa Somaliland Iyo Siyaasadda Guud Ee Dalka

Ka hor iman maayo waxay dadkaygu doonayaan, laakiin maalinta ay Gidaarka soo taabtaan ayaan odhanayaa kan baan aaminsanahay ee ila raaca” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdilaahi oo ka mid ah Salaadiinta ugu faca-weyn Saldannaddaha Somaliland, ayaa ka hadlay Qaddiyadda … read …

Togdheer:Qaxoontiga Somalia oo ku sii badanaaya Magaalada Burco Iyo Walaaca Al-Shabaab

“Taasi macnaheedu maaha Al-Shabaab ayaa joogta Gobolka Togdheer lakiin waxa dhici karta in ay isu soo eekaysiiyaan Dadka qoxoontiga ah Lakiin Sirdoonkeenu waa mid sareeya, oo soo jeeda had Iyo Habeen” Masuul ka Tirsan Maamulka Gobolka Burco(Somaliland.org)-Qaxoontiga Asalkoodu yahay soomaalida … read …

Xarunta Kulmiye Ee Togdheer Oo Warbixisay Waxqabadka Ay Damacsanyihiin Xisbia Ahaan Hadi Talada Dalka Ku Guulaysten

Burco(Somaliland.org)-Xarunta Labaad ee Xisbiga Kulmiye ku leeyahay Magaalad Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa ka warbixiyay qorshaha siyaassadeed ee wax ka qabashada adeegyada Bulshada Iyo Hanaanka dhaqan-dhaqaale ee u qorshaysan xisbiga Kulmiye hadii uu ku guulaysto Doorashooyinka Soo socda War-murtiyeed … read …

Ha ka heesin Meel ad ku jabtay, kuna jabidoontiid wa Jabuutiyee!

Ninka Neceb Sinantiina Adna Diid Sarayntiisa Sedka Waa Wadaagtaane Ma sagaashanbaa Tiisu HADRAWI Anigo tixracaya maqalkan ku magac baxay : jabuuti Maxaa Looga Xusi Waayey 18 May, illeen Aniguba Waatii Aanu Ina Cumar Geelle U Heesnaye?!? Hadaba anigo is lee … read …