TACSI Uu Dirayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Ahmed Silanyo

 Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. AHMED MAXAMED SILAANYO, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Haboon C/laahi Caajis oo ahayd fanaanad si weyn looga yaqaanay dhulka Somalida oo maanta lagu aasay Magaalada Hargeysa 25/04/09. 

 

 

Guddoomiyuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa, inuu janadii Fardawsa marxuumada  ka waraabiyo, Samir iyo iimaana eheladeeda  ka siiyo.  

 

INAA LILAAHI  WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

 

 

MD. AXMED MAXAMED SIILAANYO

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

This entry was posted in News. Bookmark the permalink.

Comments are closed.