Monthly Archives: April 2009

Ogaal: M/weynaha Soomaaliya oo arrimo kala duwan ka hadlay

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa wax laga waydiiyay aragtidiisa ku wajahan aaminaadda Siyaasadeed ee dawladdiisu u hayso dalalka Itoobiya iyo Maraykanka , awoodda dawladdiisa ee Soomaaliya, miisaanka Xasan Daahir Aweys ku yeelan karo wada-hadallo uu la galo iyo arrimo kale.
read …

TACSI Uu Dirayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Ahmed Silanyo

Guddoomiyuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa, inuu janadii Fardawsa marxuumada ka waraabiyo, Samir iyo iimaana eheladeeda ka siiyo. read …

Guddida Dhexdhexaadinta Khilaafka Siyaasadeed Oo Galabta Soo Saaray Go’aanno

Hargaysa (Somaliland.org) Guddida iskood isu xilsaaray ee dhexdhexaadinta ka waday khilaafka siyaasadeed ee ka jiray dalka ayaa maanta goor dhawayd oo galabta ah soo saaray go’aamo ay ka gaadheen wada-hadaladii ay la yeesheen guddoomiyayaasha saddexda Xisbi (KULMIYE, UCID iyo UDUB) … read …

“Hoggaanka Djibouti Waa CadowgaSomaliland, Wasiirka Khaarajiguna Waa Niman Ikhtiyaar Lahayn, Dalkuna Wuxuu Galay Xaalad Qaynuun La’aana…..”

Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayasha guddida joogtada golaha wakiilada Somaliland isla markaana laga soo doortay gobolka Saaxil ayaa Madaxweyne Rayaale ku eedeeyey in shuruucdii iyo qawaaniintii dalka u taalay uu ku tuntay isla markaana aanu ogolayn in shuruucda dalka uu ku dhaqmo read …

Socdaalka Jabuuti Ee Madaxwayne Ku Xigeenka Xukuumadda Wakhtigeedu Dhamaaday Oo Dhaliyay Dareenno Shaki Leh

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ahna Madaxwayne ku xigeenka xukuumadda wakhtigeedii dhamaaday Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, kadib markii uu ka soo laabtay socdaal uu ku tagay dalka Jabuuti oo saldhig u ah … read …

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maamulka Riyaale Oo Dafiray In Wada-hadalo U Socdaan Dawladda Soomaaliya

Hargaysa (Somaliland.org) Wasiirka arrimaha dibadda maamulka Daahir Riyaale ee wakhtigiisu dhamaaday Cabdillaahi Maxamed Ducaale ayaa maanta beeniyay hadal ka soo yeedhay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Oomaar oo sheegay in dawladda Somaliland diyaar u tahay wada hadal, xidhiidh fiicanina … read …

Warbaahinta Daahir Riyaale Oo Aan Laga Sii Dayn Wada-hadaladii Guddida Dhexdhexaadinta Khilaafaadka Siyaasadeed

Hargaysa (Somaliland.org)- Wada-hadalada la doonayo in xal loogu helo khilaafaadka siyaasadeed ee dalka oo shalay billaabmay kadib markii xubno ergo ah oo iskood isu xilqaamay ay ku guulaysteen in dhinacyada salka u ah khilaafaadka oo ah axsaabta qaranka in ay … read …

Wasiirka Hawlaha Guud Ee Maamulka Riyaale Oo Ka Muquurtay Kulan Ay Ka Dalbadeen Guddida Joogtada Ah Ee Guurtida

Hargaysa (Somaliland.org)- Wasiirka hawlaha guud ee maamulka Daahir Riyaale ee wakhtigiisu dhamaaday Siciid Sulub Maxamed ayaa ka baaqsaday in uu hortago guddida joogtada ah ee golaha Guurtida oo ka dalbaday kulan ay kaga xogwaraysanayaan xaraashka dhulka danta guud ee ay … read …

Xaaji Cabdi Waraabow adeer, Riyaale hortiina nabadu way jirtey, intuu joogeyna isagaa khatar ku hayey.

Nabadii waxay noqotay shay la isku xuuxiyo. Somaliland waxay gaadhey heer hadii aad gurigaaga ugu soo gasho nin qaawan oo sariirtaadii fadhiya oo aad xukuumadan haatan joogta ama odayaasha dhaqanka u ashkata tagto, in markay arkaan ninkan qaawan ee sariirtaada … read …

The Postponement Of Presidential Elections For Third Time Till 29th October 09 Is A Set Back In Democratisation Of Somaliland

Somaliland has made progress since 2005 as an emerging democracy with relative stability marking a shift to democratic accountability and Governance through parliamentary elections. In Stark contrast to Ethiopia and other neighbouring countries where elections were marred by political violence, … read …

Rajo iyo Rayaale

 DALJIRE  Rajo iyo Rayaale                                                                                    By A. Geeljire  Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay. Waa laba aan debec yeelan oon … read …

Ciidamo Si Gaar Ah u Ugaadhsanaaya Al-shabaab Oo Muqdisho Laga Abaabulay.

Weeraro rogaal celin ah oo ay qaadeen ciidamada Maxkamaduhu todobaadkan ayey ku dileen ugu yaraan 20 xubnood oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab.
read …

Not Only KULMIYE Is An Alternative But Viable Too

A year ago I wrote an article entitled “Without a doubt the KULMIYE is a national treasure”; this article will highlight why the KULMIYE party deserves both title.  I believed Somalilanders will agree with me that the current regime whom … read …

Taliban’s Coercion Betrays Qur’an

Sufi Mohammed and the Taliban betray a studied ignorance of Islamic scripture, law, and history, in the claims that they make for the imposition of Shari’a in Pakistan. In his repudiation of Pakistan’s democratic institutions, Mohammed is quoted as saying … read …

Kulankii shalay, Qaybsankii Guddiga iyo Saluugii Mucaaradka

Hase yeeshee, warar laga soo xigtay ilo xogogaal ahi waxay tibaaxeen in kulankaa shalay dhexdiisa ay isku maandhaafeen guddiga dhexdhexaadinta laftoodu, ka dib markii ay ku qaybsameen qoraalka ay badka keeneen, kaasoo wararku tibaaxeen in xubnaha qaarkood muujiyeen in aanay ogayn. Xoguhu waxay intaa ku dareen, in hoggaamiyeyaasa Mucaaradku ay qawadeen qoraalkaa oo ay u arkeen mid aan waxba ka soo qaadin qodobadii muhiimka ahaa ee dacwadooda, isla markaana soo qaatay oo read …

Xafladdii Gurmadka Abwaan Boon Xirsi Oo Xalay Lagu Qabtay Magalada Toronto

boonfundraising2 Xafladda gurmadka abwaan Boon Xirsi oo gudida is xilqaantay wada degan yihiin magaaladan Toronto ayaa la soo gabagabeeyay 0300 subaxnimo. read …

Natiijadda Shirweynihii Shalay ee xoojinta Cududda KULMIYE ee H. Yoonis iyo H. Awal

Shirkaas oo la sheegay in uu daba socday kulan hore uga dhacay magaaladda Burco, waxa marti-qaadka qabashadiisa lahaa Suldaanka Beelaha H.Yoonis, Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar, waxaana kulankaas sumadiisu u ekayd mid laba dhinac ah (Mucaaradka Kulmiye ee Beesha Habar-awal iyo mucaaradka Kulmiye ee Beesha Habar-yoonis read …

Aqoonyahanka Reer Minnesota oo Taageeray Dugsiga Sare ee Sheikh, una ballan qaaday 7 Arday in ay ka bixinayaan kharasha Iskoolka hal sano ah…

Waxa uu tusaale u soo qaatay Dugsiga Sare ee Sheikh oo sannadkii uu ardaygii u baahan yahay in laga bixiyo $360. Waxana uu sheegay in ardayda ugu waxbarashada fiican ay yihiin kuwo qoysaskoodu aysan awoodin kharashkaas. read …

Ardayda Somaliland ee wax ka barata wadanka malaysia oo dooratay Gudoomiye cusub.

Wadanka malaysia oo ah wadan aad uga horumaray dhinaca waxbarashada sare (higewsh education) ayaa waxa wax ka dhigta arday farabadan oo ka kala timi wadamada somalida, gaar ahaan wadanka somaliland kuwaas oo kala dhigta jaamacadaha kala duwana ee malaysia.
read …

Maxkamadda Gobolka Sanaag Oo Wariye Darwiish Ku Xukuntay Xadhig, Ganaax Lacageed Iyo Xayiraad Shaqo

Hargaysa (Somaliland.org)- Maxkamadda gobolka Sanaag ayaa maanta hal sanno oo xadhiga, 400,0000 oo ganaax ah iyo lix bilood oo xayiraad dhinaca shaqada ah ku xukuntay wariye Cabdillaahi Xuseen Darwiish oo ah wariyaha magaalada Ceerigaabo uga soo warama wargayska madaxa banaan … read …

Togdheer Oo Loo Soo Magacaabay Laba Taliye Qaybeed oo Isku Darajo ah

Wararku waxay sheegayaan in Yuusuf Shire Cabdi loo soo magacaabay Taliyaha Qaybta Degmada Faarax Oomaar, halka Taliye ku Xigeenkii Hore ee Qaybta booliska Togdheer Cabdi Xandulle na loo soo Magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska ee Degmada Maxamed Cali read …

Sool: Dagaal dhex Maray Ciidamada Somaliland ee Jiidaha Bari Iyo Kuwa Puntland

Warku waxa uu intaasi ku darayaa in dagaalkani qarxay markii ay ciidamada Somaliland ku ruqaansadeen deegaanka Cadaadda oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Puntland, halkaasi oo loogu sii gogol xaadhaayay safar uu ku iman lahaa Madaxweyne ku Xigeenka Maamulkaasi iyo xubno Wassiiro ah oo ka tirsan Maamulka puntland read …

Hoggaamiyayaasha saddexda xisbi oo kulankoodii u horreeyey yeeshay iyo warsaxaafadeed Guddida dhexdhexaadintu ka soo saaray

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyayaasha Saddexda xisbi qaran, UDUB, mudane Daahir Riyaale Kaahin, UCID, mudane Faysal Cali Waraabe iyo KULMIYE, mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka kulankoodii u horreeyey oo fool-ka-fool ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa. Kulankan … read …

Habeen habeenada ka duwan

Haddaba habeenkani wuxu ahaa habeen aan intaa midnaba ahayn oo ugub ku noqday dadka Soomaaliyeed ee deggan magaalada Abu Dhabi ee Imaaraadka Carabta.
read …

“Riyaalow Waxay Ragganimo Kuugu Jirtaa Ummadda Oo Aad U Soo Celiso Maalkooda, Haddii Aad Doorashada Ku Guulaysan Weydana Waxaad Heli “Pension” Kugu Filan”

Eng. Maxamed Xaashi Cilmi“Adduunkaa Aad Urur-Satay Waxa Kaa Raaci Doonta Maro Yar Oo Cad Oo Ay Fiicnaan Lahayd Inay Tahay Xalaal” Eng. Maxamed Xaashi Cilmi

read …