Monthly Archives: March 2009

29-Mudane Oo Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Soo Jeediyay Mooshin Ah In Muddo 6 Bilooda Loo Kordhiyo Xukuumada

Hargeysa (Somaliland.0rg) 29-Xildhibaan oo ka mid ah 82-ka Mudane ee golaha guurtida ayaa qoraal ay ku saxeexan yihiin isla markaana ku taariikhaysan 24-kii bishan March ee sanadkan 2009-ka oo ku socda shirgudoonka golaha guurtida iyo Mudanayaasha golaha guurtida ugu soo … read …

The Forthcoming Somaliland Presidential Election: Challenges and Possibilities

I am presenting here an early summary of a possible more elaborate document that may come out of the Somaliland Scholar’s Group discussion read …

Dagaal Siyaasadeed Qadhaadh oo ka Dhex Qarxay Xoghayaha Cusub ee Xisbiga UDUB Iyo Xubno ka Tirsan Wassiirada Xukuumad

Xoghayada Guud ee Xisbiga Mr Yassiin Faarax ayaa waxa kaloo wararku tibaaxeen in uu Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin ka dalbaday in wasiiradiisu ku eekaadaan habsami u socodsiinta hawlaha wassaaradahooda, isla markaasina hawsha xisbiga UDUB loo gacan baneeyo masuuliyiinta kala sareeya ee xisbiga UDUB si looga shaqaysiiyo hawlwadeenada xisbiga iyo xarumahooda. read …

Of Guurti & Tribes; an Audio Article

Warkamaanta journalist, Hashim Goth, visited the battle zone. Hashim Goth-a veteran reporter is the younger brother of the famous Bashir Goth. He found the Guurti assembled under a central tree, and on either side the warring groups each picked a tree of their own. Hashim interviewed them under these trees of peace making. read …

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile Oo Cambaarayn Xoogan U Jeediyay Madaxda Xukuumadda Ee Gobolka Saaxil

Hargaysa (Somaliland.org)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka tirsan golaha wakiillada ayaa cambaarayn xoogan u jeediyay madaxda xukuumadda Madaxwayne Riyaale ee gobolka Saaxil. Xildhibaan Qabiile oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta golaha wakiillada waxa uu kaga hadlay xaalada iyo … read …

Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Oo Anshax-xumo Ku Tilmaamay Warsaxaafadeed Uu Soo Saaray Xisbiga UDUB

Hargaysa (Somaliland.org)-Wasiirka xidhiidhka golayaasha Somaliland Cabdi Xasan Buuni ayaa raali gelin ka bixiyay warsaxaafadeed ka soo baxay xisbiga talada haya ee UDUB, kaas oo si anshaxa ka baxsan loogu cambaasreeyey xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE. Wasiirka xidhiidhka golayaasha ayaa shir … read …

29-March Mudaharaadyo Xoogan oo Lagu Wado in ay ka Dhacaan Caasimada Gobolka Togdheer ee Burco Iyo Gobolada Bari

Burco (Somaliland.org)-Mudaharaadyo Xoogan oo Lagu wado in ay ka dhacaan Magaalada Burco 29-March ee Sanadkan oo ku beegan Maalintii ay Hore Komishanka Dorashooyinku u Qoondeeyen qabsoomida doorashooyinka madatinimada ee Somaliland, taasi oo hadana isla komishanku dib-ugu riixay 31-May ee Sanadka … read …

Mudaharaad Xoogan oo Halis Galiyay Nolasha Wassiirka Waxbarashada Somaliland oo ka dhacay Ceerigaabo? Maxaa Sababay?

    Burco (Somaliland.org)-Nafsada  Wassiirka Wassaarada Waxbarashada Somaliland ayaa Halis gashay maanta, kadib markii ay boqolaal arday ah oo wax ka barata dugsiga sare ee Xaaji Aadan Afqalooc weerar Shiid Iyo Budhadh ay u adeegsadeen ku qaadeen isaga iyo Isuduwaha … read …

Suldaan Reer Awdal ah oo Taageeray in Somaliland Wadahadal la Geli Karto Xukuumadda Sheekh Shariif

Boorama (Jam)-Suldaan Ibraahin Dacar Yuusuf oo ka mid ah madax-dhaqameedyada reer Awdal, ayaa soo cusboonaysiiyay taageero uu sheegay inuu u hayo hadalkii madaxweyne-ku-xigeenka ee ahaa in lala hadli karo, isla markaana lala jaanqaadi karo xukuumadda Sh. Shariif ee dalka Soomaaliya, … read …

Ujeedada Kelitalisnimada Riyaale Waa Qaran-dumisnimo

Shaki kuma jiro in 3da arrimood ee hore u hirgaleen Daahir Riyaale haddana uu ku jiro arrinta 4aad, dhacdadii u horraysayna fashilantay dhawaan markii la isku dayay in la iska horkeeno Beelaha Bariga iyo Galbeedka Magaalada Burco. Halkaas waxaa ka cad in kelitalisnimada Daahir Riyaale ku salaysantahay ujeedo qaran-dumisnimo. read …

Burco: Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

Burco (Somaliland.org) — Laba qof ayaa dhintay sadex kalena way dhaawacmeen, ka dib markii uu gaadhi noociisu yahay Surf kula qalibmay tuulada Galooley oo u dhaxaysa magaalooyinka Berbera Iyo Burco read …

Mudanayaasha Golaha Wakiillada Oo Maanta Su’aalo Ku Hafiyay Wasiirka Maaliyada

Hargaysa (Somaliland.org)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa sheegay in lacagaha ay xukuumaddu soo daabacato aanu isagu ogayn, balse ay tahay in la waydiiyo guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland. Hadalkan wasiirka maaliyaddu waxa uu ka sheegay fadhigii maanta … read …

Xafiiska UCID ee Laascaanood Oo Ciidanka Boolisku Albaabada U Laabay iyo Guddoomiyaha UCID Oo Dalka Ku Soo Laabtay

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu in muddo ah socdaal ugu maqnaa dalka dibadiisa. Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta ka soo dagay garoonka … read …

‘Goleyaasha Baarlamaankuna Waa Inay Ogaadaan In Khilaafaadka Murugsan Uu Yahay Arrin Iyaga U Taalla’ G. G. Wakiillada

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sheegay in marxalada taagan ee dalku marayo lagaga badbaadi karo doorashada oo dhacda iyo in distoorka xeerarka dalka u yaala shuruucda lagu dhaqmo loona hogaansamo, isagoo intaa ku … read …

Kulankii Jaaliyaddaha Qaaradda Yurub oo ku Qabsoomay Uppsala, Sweden

Kulanku waxa uu maalintii Jimcaha ee 19/03/2009 ka bilaabmay Wiks Slott ee duleedka magaalada Uppsala ee Dalka Sweden. Kulankaa waxa ka soo qeyb galay jaaliyadaha wadamada Sweden, Holand, Danmark, Norway, UK, France, Finland , Kenya iyo Ururka Qoraaga Somaliland. Waxa kale oo marti sharaf ahaan lagu soo casuumay Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Cabdillaahi Cali Ibraahim oo xilligaas ku sugnaa dalka Sweden iyo Madax iyo Hay’ado ka socda dawladda Sweden. read …

Madaxwayne Riyaale Oo Digreeto Ku Soo Saaray Maalinta Komishanku Doorashada U Cayimay

Hargaysa (Somaliland.org)- Madaxwaynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa la sheegay in uu maanta digreeto Madaxwayne ku soo saaray maalinta komishanku doorashada madaxtooyada u cayimay in ay dalka ka qabsoonto oo ku began 31-ka May 2009. Warkan oo aanay jiritaankiisa ilaa … read …

Askari Boolis Ah Oo Toogasho Ku Dilay Arday 19 Jir Ah

Hargaysa (Somaliland.org)- Askari ka tirsan ciidanka Booliska ayaa abaaro 11-kii habeenimo ee xalay rasaas toogasho ah ku dilay marxuum Cabdikariin Cabdillaahi Cumar oo ahaa arday 19 jir ah oo wax ka baranjiray dugsiga sare ee Dayib Guray ee magaalada Hargaysa. … read …

Wefti Madaxwayne ku xigeenku Hogaaminayo Oo Taageero U Raadinaya Xukuumadda Wakhtigeedu Gabaabsiga Yahay

Hargaysa (Somaliland.org)- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin iyo xubno wasiiro ah oo beryahanba socdaalo ay taageero ugu raadinayaan xukuumadda wakhtigeedii sii dhamaanayo ku marayay qaar ka mid ah gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa haantan ku sugan degmada Huluul … read …

Shir Laysku Arkay Oo Ka Dhacay Waqoyiga Magaaladda London Oo Xisbiga KULMIYE Ku Dooranayay Guddi -Daawo Sawirada

London (Somaliland.Org) Waxa maalinti sabtidii ka dhacday magaaladda London xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo taagerayasha iyo masuuliyinta xisbiga isugu yimaden. Xaflad oo lagu dooranay guddida cusub ee KULMIYE, laantisa waqooyiga London ayaa waxa hadalada furay Md Cabdiraxman … read …

Canbaareyn Ka Timi Jaaliyada Saaxil Yurub iyo W/Ameerika Oo Canbaareynaya Xadhiga Sharcidarada ee Muwaadiniinta Reer DacarBudhuq

 Jaaliyada Saaxil ee Qaarada Yurub iyo waqooyiga ameerika ayaa si weyn u canbaareynaysa Xukuumada Somaliland iyada oo uu ku canbaareeyay xadhiga  foosha xun ee lagula dhaqmay qaar ka mida dadweynaha Dacarbudhuq oo ka kooban 14qof oo shalay lagu xidhay Degmada … read …

Hambalyo iyo Bogaadin Meher: Bashir Cawil Xaaji Cumar iyo Leyla Cismaan Yuusuf

Waxaa dhamaan dadka hoos ku xusan u dirayaan hambalyo iyo bogaadin Bashir Awil Xaaji Cumar iyo Leyla Cismaan Yuusuf, oo maalintii sabtidii meherkoodu ka dhacay Hotel City Plaza, ee magaalada Burco. Waxaanu leenahay ilaahay gurigiina haka dhigo, kii lagu reeyo … read …

Baaq taageero ah go’aankii KULMIYE ka qaatay doorashada “Jaaliyada Somaliland ee Norway”

Norway, Bishan march, 19-20, waxaa ku qabsoomay shir balaadhan oo ay ka soo qayb galeen dadka Somalilanderska ah ee ku kala nool gobolada Galbeedka Norway (Vestland) sida gobolada, Hordaland, Rogalands, Sogn og Fjordane  iyo Møre og Romsdal, goobta uu shirkaasi … read …

Komishanka Doorashooyinka Oo Madaxweyne Rayaale U Gudbiyey Wakhtiga Cusub Ee Ay U Cayimeen Inay Doorashadu Dhacdo

Hargeysa, March 22, 2009 (Haatuf) – Komishanka doorashooyinka ayaa u gudbiyey madaxweyne Rayaale wakhtiga cusub ee ay doorashada Madaxtooyada u cayimeen si uu Madaxweynuhu Wareegto ugu soo saaro maalinta ay qabsoomayso doorashada madaxtooyadu oo ay Komishanku u asteeyeen 31-ka May … read …

Wararka Wargeyska OGAAL: “Saaxiib (Rayaalow) markay 6 April gaadho … bannaanka isa soo taag oo ka tartan” Siilaanyo

Hargeysa (Ogaal)- Iyadoo 15 maalmood oo keli ahi ka hadhsan yihiin 6 April oo ah maalinta ay ku eg-tahay muddo-kordhintii sannadka ahayd ee loo kordhiyay Madaxweyne Rayaale, ayaa mar kale Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) … read …

Wasiir-ku-xigeenka Maaliyadda Oo Weji-gabax Kala Kulmay Golaha Wakiillada

Hargaysa (Somaliland.org)- Saraakiil uu hogaaminayay wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda ayaa maanta waji-gabax kala kulmay golaha wakiillada oo ay hortageen, kadib markii xildhibaanadu diideen in ay su’aalo ka waydiiyaan odoroska miisaaniyadda qaranka 2009, kuwaasi oo uu soo wakiishay wasiirka maaliyadda … read …