Monthly Archives: March 2009

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE oo Cambaareeyey Go’aankii Guurtida, kuna baaqay la tashi wadajir ah

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee xisbiga KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa cambaareeyay go’aankii golaha Guurtida ee wakhtiga xukuumadda Daahir Rayaale ku kordhiyay muddo lix bilood ah marka u xilligeedu dhamaado 6 bisha April. read …

Ciidanka Booliska Oo Xalay Hoteel Uu Degenaa Kala Baxay Nin U Sharaxnaa Suldaan

Hargaysa (Somaliland.org)- Qaar ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag ayaa noo sheegay in habeenimadii xalay ciidamada boolisku ay kala baxeen Hoteel uu degenaa oo ku yaala magaalada Hargaysa nin lagu magacaabo Axmed Faahiye Mire, ninkaasi … read …

Dawladda Hoose Ee Hargaysa Oo Cashuur Aargoosi Ah Ku Soo Rogtay Xaafadda Maxamed Mooge

Hargaysa (Somaliland.org)- Masuuliyiinta dawladda Hoose ee xaafadda Maxamed Mooge oo ka tirsan degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargaysa, ayaa shir ay galabta isug yeedheen dadwaynaha ku dhaqan xaafadda Maxamed Mooge ku wargeliyay in dhulka banana ee ay degenyihiin ay ka … read …

Xisbiga Siyaasiga Ah Ee KULMIYE oo Mawqif Adag Iska Taagay Muddo Kordhinta Golaha Guurtida

Hargaysa (Somaliland.org)- Hogaanka sare ee xisbiga KULMIYE ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in go’aankii muddo kordhinta Madaxwayne Riyeele ee golaha guurtidu uu yahay mid baal-marsan sharciga iyo distoorka daka, isla markaana aanay jirin duruuf muddada xilka loogu kordhiyo … read …

OGAAL: ‘Doorashadu waa inay 31 May dhacdaa… Guurtidu awood uma leh muddaynta’

Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in aanu Golaha Guurtidu awood u lahayn muddo-kordhintaa iyo inuu waqti u qabto qabsoomida doorashada, isla markaana uu aaminsan yahay in doorashada Madaxtooyadu ku dhacdo 31 May 2009. Faysal Cali Waraabe oo shalay u waramay Laanta afka-Soomaaliga ee BBC-da, waxa uu ka hadlay sida looga bixi karo murugan siyaasaddeed ee dalku galay. read …

Golaha Wakiillada oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyada Qaranka 2009

Hargaysa (Somaliland.org)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta Ansixiyey odoroska Miisaaniyada Dawlada ee Sanadka 2009. Fadhiga Golaha Wakiillada ee maanta oo uu guddoominayay guddoomiyaha golaha mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa ka soo xaadiray 47 xildhibaan, kuwaasi oo 40 ka mid … read …

Wariye Axmed Saleebaan Dhuxul Oo Maanta Xabsiga Laga Sii Daayay

Hargaysa (Somaliland.org)- Wariye Axmed Saleebaan Dhuxul oo muddo sadex maalmood ah ku xidhnaa Saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa maanta la sii daayey. Wariye Dhuxul oo saaka Subaxnimadii hore xukuumadu geysay Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa waxa la sii daayey Galinkii … read …

Garabka Haweenka KULMIYE oo Gaashaanka Ku Dhuftay Mudo Kordhinta Guurtida

Hargaysa (Somaliland.org)- Garabka Haweenka ee KULMIYE ayaa maanta shir-jaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta Xisbigaasi ee Magaalada Hargeysa waxa ay ku canbaareeyeen Go’aanka Golaha Guurtidu markii kale muddada ugu dheereyey Madaxweyne Rayaale, islamarkaana waxa ay sheegeen in Xukuumada xilkeedu ku … read …

Xisbiga UCID Muxuu Ka Yidhi Muddo Kordhinta Golaha Guurtida?

Hargaysa (Somaliland.org)- Xisbiga UCID ayaa si adag u naqdiyey go’aanka Golaha Guurtidu muddo-kordhinta ugu sameeyay Madaxtooyada. Xisbiga UCID oo shalay warsaxaafadeed ka soo saaray arrintan waxa ay sheegeen arragti ahaan in ay aaminsanyihiin in aan Golaha Guurtidu meela ka soo … read …

Dadwaynaha Ku Dhaqan Caasimadda Sideebay U Arkeen Muddo KordhintaAy Golaha Guurtidu Xilka Ugu Kordhiyeen Madaxweynaha Iyo Ku-Xigeenkiisa

“Waxaan Is Lahaa Wadanku Uu Ka Soo Raynayaa, Waxaanse Hadda U Biyeystay Inaan Iskaga Tahriibo Waayo” Arday Dhigta Jaamacadda Hargeysa March 30 2009 (Haatuf) – Dadweynaha ku dhacan caasimada Hargeysa ayay lama filaan ku noqotay muddo kordhinta ay golaha guurtidu … read …

Afkee Ayay Xukuumadda Iyo Guurtidu Ku Hadli Doonaa Kadib Afgebiga Ay Ku Sameeyeen Komishanka, Xisbiyada Iyo Guud Ahaanba Nidaamkii Dalka

Weriyaha Haatuf Ee Boorama Maxamed C. Sheekh Wax badan  ayaa  dad badani  odhan jireen xisbiyada mucaaradku ha daayaan hadalada dhaliilaha xukuumadda, wax badan ayaa shacabka la lahaa KULMIYE yaanu nabadgelyada xumaynin ee iska jira, wax badan ayaa shacabka lagu lahaa … read …

Wariye Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa caawa habeenkii labaad u hoyday saldhiga dhexe ee magaalada Hargaysa

Hargaysa (Somaliland.org)- Wariye Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa caawa habeenkii labaad u hoyday saldhiga dhexe ee magaalada Hargaysa oo uu ku xidhan yahay, kadib markii ciidanka Boolisku ka qabteen shalay isaga oo ku guda jira hawshiisa Saxafinimo xarunta Baarlamaanka, halkaas oo … read …

Xisbiga UCID oo Caddeeyay Mawqifkiisa Muddo Kordhinta Iyo Xisbiga KULMIYE oo Aan Ka Soo Saarin Go’aan Rasmiya

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa caddeeyay mawqifka xisbigiisa ee ku wajahan muddada golaha guurtidu xilka ugu kordhisay Madaxwayne Riyaale iyo ku xigeenkiisa shalay Sabtidii, waxaanu sheegay in aanu marnaba aqbalayn muddo kordhintaasi … read …

Maxaa laga yidhi go’aanka Guurtida ee muddo-kordhinta Madaxtooyada?

“Dabcan, waa go’aan Guurti, laakiin waxaanu u arkaa inuu gabal-dhac ku yahay geedi-socodkii Dimoqraadiyadda Somaliland oo uu waxyeelo’aan…” Axmed Siilaanyo Hargeysa (Ogaal)- “Waxaan u arkaa go’aan ayaan-daro ah. Dabcan, waa go’aan Guurti, laakiin waxaanu u arkaa inuu gabal-dhac ku yahay … read …

Lix Bilood ka Dib Sadex Sano Hadii loo Kardhiyo, Maxay Samayn Karaan kuwa Damaca Lihi ? Yaa Huba? Yaa kaa Damiin ah

Burco (Somaliland)-Haa waa suura gal inaad ku faraxdo ama ka naxdo natiijada ka soo baxday kulankii golaha odayaasha Somaliland ay gacmaha kor ugu taageen in uu Mudo lix bilood ah bilaa Shuruur Xilka Madaxweynenimo ugu Sii hayo Dalka Madaxweynaha Mudo-kordhinta … read …

“Baaq la xidhiidha doorashada iyo duruufaha ku xeeran” Ururka isku xidha jaaliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE)

Taariikh:27/03/2009 Summad: SSE10127032009 Baaq Baaq la xidhiidha doorashada iyo duruufaha ku xeeran Ururka isku xidha  jaaliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE) waxa uu muujinayaa dareenka xooggan ee uu ka qabo xaaladda uu hadda waddanku ku suganyahay. Kulanweynihii ururka SSE uu ku … read …

Warsaxaafadeed: Xukuumadda Oo Abuuraysa Khal-khal Nabadgelyo

Warbaahinta ay Xukuumaddu maamusho waxa maalmahan ugu dambeeyey ay mas’uuliyiin Xukuumadda ka tirsani ka jeedinayeen arrimo nuxurka ay xambaarsanyihiin yahay xaalad abuur iyo nabadgelyo darro ay Xukuumaddu ujeedooyin gaar ah ka leedahay. read …

Tagged |

Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Dhigay Afar Suxufi Oo Ka Tirsan Warbaahinta Madaxa-banaan

Hargaysa (Somaliland.org)- Ciidamada Somaliland ayaa xabsiga dhigay afar wariye oo ka tirsan saxaafadda Madaxa-banaan, waxaana wariyayaashaasi la xidhay saddex ka mid ah la qabtay habeenkii xalay, kuwaasi oo kala ahaa Liibaan Maaweel Shire, Cabdi Abokor iyo Ducaale Maxamed. read …

Somaliland Oo Cagta Saartay Dhabbadii Halista Iyo Golaha Guurtida Oo Maanta La Jiidhsiiyay Muddo Kordhin

Hargaysa (Somaliland.org)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta muddo lix bilooda u kordhiyay xukuumadda Madaxwayne Riyaale oo muddadii sharciga ahayd ee la doortay iyo sannadkii hore guurtidu u kordhisay dhamaadeen iyada oo aan la qaban doorashadii Madaxtootada. read …

Maxa La Gudboon Muj Ahmed M Silanyo Haatan Iyo Boobka Rayale Ka Bacdi

Go’aanka muddo kordhina ee golaha guurtidu wakhtiga ugu kordhiyey Md Dahir Rayale Kaahin ma aha goaan ama qaraar ka turjumaya rabitaanka iyo dooniska shacabka Somaliland.    Waxa ku baxay lacag ka badan lix boqol oo kun oo Dollar si loo iibsado … read …

War Deg Deg Ah: Golahii Guurtida Oo Mudo Lix Bilood Ah Ugu Kordhiyay In Madaxweyne Riyaale Sii Hayo Dalka.

Dhinaca kale, waxaa ilaa iminka ku xildhan saldhiga weyn ee Hargeisa, labada wariye ee iyagu u kala shaqeeya Idaacada Horyaal iyo shabakada Somalilandfuture, Ahmed Saleebaan Dhuxul iyo Liibaan Maaweel Shire. Lamana garanayo sababaha wariyayaashan loo xidhay, wixiise faah faahina dib ayaanu idinku soo sheegi doonaa.
read …

Ogaal: Digniinta Wasiirka Daakhiliga iyo abaabullada iska soo horjeeda

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo si gaar ah ugu waramayay Idaacada iyo Taleefishanka dawladu gacanta ku hayso, ayaan kala cadaynin cida abaabulaysa mudaharaadyada ee dadweyanaha u kicinaysa, hase ahaatee, waxa uu sheegay inay jiraan Boodhadh ama Hal-ku-dhegyo la sameeyay read …

Guurtidu Waa Inay Daaqadda Ka Tuuraan Muddo Kordhinta Daahir Rayaale Doonayo

Madaxwaynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa la sheegay in uu dhawaan digreeto Madaxwayne ku soo saaray maalinta komishanku doorashada madaxtooyada u cayimay in ay dalka ka qabsoonto oo ku beegan 31ka May 2009. — by Jamaal Madar read …

Fadhigii Golaha Guurtida Iyo Dareeno Xasaasi Ah Oo Ka Dhashay Ciidamo Xoogan Oo La Soo Dhoobay Xarunta Golaha Baarlamaanka

Hargaysa (Somaliland.org)- Fadhigii golaha guurtid Somaliland ee maanta ayaa loo qaybiyay mudanayaasha qoraalkii komishanku ay muddeeyeen waqtiga doorashada Madaxtooyada ee ay uga guureen 29-ka March, kaas oo ah 31-ka bisha May ee sannadkan 2009. Golaha Guurtida oo fadhigii saaka ay … read …

WARSAXAAFADEED:YAAN LAGA DAMQAN WAQTIGII WUU KAA DHAMMAADA

Arrintaas Kulmiye mawqif cad ayuu iska taagay, inaan korodhsiimo danbe dhicin. Wuxuna aaminsan yahay inay khalad tahay in Udub iyo xukuumadda Riyaale lagu abaal mariyo xilgudasho la’aanta iyo fadhiidnimada ay ku sifoobeen. Loona baahan yahay in golayaasha qaranku ka talo bixiyeen ciddii umadda gaadhsiin lahayd doorashada. read …