Monthly Archives: February 2009

Fadeexado Hadheeyay Laamaha Xukuumadda Madaxwayne Riyaale Ee Deegaanada Xeebta Gobolka Sanaag

Ceerigaabo (Somaliland.org)- Khilaaf xoogan oo u dhexeeya laamaha xukuumadda Somaliland ee degmada Xiis ee gobolka Sanaag, ayaa la sheegay in uu ragaadiyay habsami u socodka maamulka dawladda iyo ganacsatada degmada Xiis. Khilaafkaasi ayaa la sheegay in uu ka dhashay qaabka … read …

Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay In Doorashada Madaxtooyada Aanay Ku Qabankarin Wakhtigii Loo Cayimay ee 29 March, 2009

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddida doorashooyinka qaranka ayaa maanta shaaciyay in guddidooda iyo Axsaabta qaranku ay kulan ka yeeshaan in doorashadii Madaxtooyada ay isla qaataan wakhti lagu qaban karo, kadib markii muddadii hore loogu qabtay ee 29-ka Marcy aanay ku qaban karayn … read …

Tagged |

Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Afjaray Khilaafkii Ka Taagnaa Dhexdooda

Hargaysa (Somaliland.org)- Xildhibaano kamid ah golaha Guurtida ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xaruntooda ku sheegay in golahaasi uu dhamaystay khilaafkii soo dhex galay kadib markii golaha guurtidu maalintii shalay ay yeesheen fadhi albaabadu u xidhanyihiin oo ay … read …

Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka KULMIYE Mudane Saylici Oo Hargaysa Soo Gaadhay

Hargaysa (Somaliland.org)- Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo in muddo ah safar shaqo ugu maqnaa dalka Ingiriiska ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargaysa. Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Isniin: Qodobadda Go’aamo saameyna Doorashada Madaxtooyada

  Hargeysa (Ogaal)- Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa la filayaa inay maanta hortegaan Golaha Wakiillada, si ay jawaabo uga bixiyaan geedi-socodka gebogebada Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha iyo doorashada soo socota ee Madaxtooyada. Sida uu Wargeyska Ogaal u xaqiijiyay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Jaamac Maxamuud … read …

Aflaam ku Hadlaya Dhibaatada Tahriibta oo Lagu soo Bandhigay Burco

Waxa kale oo iyaduna halkaa ka hadashay Mr Allesandra oo ka socota hay’adda Coopi, waxaanay ka warrantay khataraha dhallintu kala kulmaan safarka halista ah ee tahriibtay oo ay ku sifaysay mid bilaa rajo ah.
read …

Golaha Wakiilada Oo Fadhigoodii Maanta Aqlabiyad Ku Ansixiyay Go’aan Gole Oo Ka Kooban 3 Qodob

Hargaysa (Somaliland.org)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay go’aan gole oo ka kooban 3 qodob oo kala ah; In doorashada Madaxtooyada la qabto wakhtigii loo qoondeeyey ee 29-ka March 2009. In haddii doorashadu ku qabsoomi … read …

Xaafad Kamid Ah Magaalada Berbera Oo Ay Degenyihiin Dad Danyar Ah Oo Xukuumaddu Ka Iibisay Nin Ganacsade Ah

Hargaysa (Somaliland.org)- Xaafad ku taala duleedka magaalada Berbera ayaa la sheegay in muran iyo buuq ka dhashay kadib markii Madaxwayne Riyaale ka iibiyay dad ganacsato ah. Xaafadan oo ay degenyihiin in ka badan 20 qoys oo ah cayladda Axmed Maxamed … read …

Golaha Guurtida Oo Gelinkii Dambe Ee Maanta Fadhi Turxaan Bixin Ah Isugu Yimid

Hargaysa (Somaliland.org)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa galinkii dambe ee maanta fadhi turxaan bixin ah isugu yimid xarunta golaha guurtida ee magaalada Hargaysa. Fadhigan turxaan bixinta ah ayaa ka dambeeyay markii uu todobaadkii hore fashilmay mooshin madaxtooyadu soo maleegtay oo la … read …

Two teenagers, including 19-year-old student Hassan Kul Hawadleh, were stabbed to death just hours apart in London.

Hassan Hawadle[/caption]
read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Mooshin cusub oo Xukuumadda kaga soo fool leh Golaha Wakiillada

Hargeysa (Ogaal)- Mudaneyaal ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa la sheegay inay Shirguddoonka Golahaas u gudbiyeen Mooshin la xidhiidha in la helo qaabka ay u baxday 2% dulsaar-cashuureed  ah iyo dhaqaale ururintii xooganayd ee loogu talogalay dib-u-dhiska Sool iyo Sanaag/bari. … read …

Gabay: “Denbigaad gashaa daahiroow kuu diyaar noqone” Calikhadar Xasan Cismaan.

Markaanse doorashada gaadhno ee wiishku kula duulo, Inshaallaahu mid lagu diirsadoo daacadaa qabane. Dambarkiisa waxaan maalaynaa dayrcadkii dhalaye, Daawana waa u helaynaa waxaad dumisey wiiloowe. Ogow adiga dabadaa faqrigii daaqad laga tuurye.
read …

Xisbiga KULMIYE oo xaflad ballaadhan ku qaabiley Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Awal Bari oo ku soo biiray

Hargaysa (Somaliland.org)- Boqolaal qof oo isugu jira Nabad-doono, Aqoonyahan, Waxgarad, Odayaal iyo Ganacsato oo ka mid ah beelaha Awal Bari oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Awal Bari Cabdillaahi Maxamed Cabdiraxmaan oo ku magac-dheer (Awal-bari) ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray … read …

Dadweynaha Somaliland iyo Saamaynta Mashruuca Dhaca Casriga ah ee Fashilmay


Boqollaal qof oo ka mid ah dadka hanti badan laga urursaday ayaa habeen hore ilaa shalay ku qulqulayey guri ku yaal xaafadda Calaamadaha ee magaalada Hargeysa oo la sheegay inay degganayd haweenayda madaxda u ahayd kooxdaas read …

Tagged , , | 13 Comments

“Maanta waxaynu joognaa marxalada Dimoqraadiyadeenii halis ku jirto.” Axmed Siilaanyo khudbaddii uu ka jeediyey xafladda Awalbari

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE, Xaaji Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in hadalkii dhowaan ka soo yeedhay Madaxweynekuxigeenka Somaliland ee ahaa in Soomaaliya aanay kala maarmayn, xuduudo kala xidhayaana aanay jirin uu abuur dareen weyn … read …

Fadhigii Golaha Guurtida ee maanta oo cod lagu ansixiyey hindise lagu soo afjarayo xurgurtii ka dhalatay mooshinka xilka qaadista Guddoomiyaha Golaha

Hargaysa (Somaliland.org)- Fadhigii Golaha Guurtida ee Maanta ayaa cod u qaaday soo jeedino xubno ka mid ah goluhu soo jeediyeen oo ahaa in golaha khilaafaadka laga saaro, dhexdoodana ay maalinta berri ah yeeshaan fadhi albaabadu u xidhan yihiin oo turxaan … read …

Jidhdil iyo Afduub lagula kacay Weriye ka tirsan Telefishanka HCtv oo si weyn loo cambaareeyey

Hargaysa (Somaliland.org)- Wariye Maxamed Daa’uud Yuusuf oo ka mid ah wariyayaasha Telefiishanka Madaxa banaan ee Horn Cable Tv ayaa shalay koox uu hogaaminayo guddoomiyaha degmada Laasgeel Maxamuud Shabeel iyo taliyaha booliska ee degmadaasi Muxumed Yare ay ku afduubeen magaalada Dacarbudhuq, … read …

Munaasibad Lagu Xusayay Sannad-guuradii 27-aad Ee Ka Soo Wareegay Maalintii Dhagaxtuurku Hargeysa Ka Dhacay 1982-kii Oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargaysa (Somaliland.org)- Munaasibad lagu xusayay 27-guuradii ka soo wareegtay Maalintii Dhagaxtuurku Hargeysa ka dhacay oo ku beegnayd 20-kii February 1982-kii, kaasoo laga soo horjeeday taliskii Maxamed Siyaad Berre ee wakhtigaa dalka ka talinayay, oo dhalinyaro badana oo reer Somaliland ah … read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Wasiirka Daakhiliga oo ka hadlay talaabooyinka laga qaaday Shabakadii lacagaha dhacay

Wasiir adigu ma ku jirtaa dadka lacagta ku waayay barnaamijka fadhi-ku-macaashka? Hargeysa (Ogaal)- Wasiirka Daakhiliga Somaliland Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro), ayaa markii ugu horaysay ka hadlay koox haween ah oo sife aan sharci ahayn qaar ka mid ah dadweynaha lacago’aan … read …

Suldaan iyo Socdaalkii Dheeraa ee Somaliland Q. 6?aad

...

Socdaalkii dheeraa – maanta waxaan idinku geynayaa meeshii ay ka soo baxeen haldoorkii ummadda, meeshii indhaha la inoogu dilaaciyey, goob taariikh weyn ku leh horumarka tacliineed ee Somaliland, waa Iskuulkii Sheekh ee Secondariga ah read …

Musharraxa Madaxweyne Ku xigeenka KULMIYE oo Si Diirran Loo Sii Sagootiyay

Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xusbiga KULMIYE, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Wadaad (Saylici), ayaa habeenkii xalayto (18/02/09) ka haaday dhabbaha diyaaradaha caalamiga ah ee ‘Heathrow’, isagoo usii jeeda dhulkii Hooyo ee Somaliland. read …

Madaxweynekuxigeenka iyo Taageerayaasha KULMIYE oo isku haleelay Dacarbudhuq: Weriye ka tirsan HCtv oo Kamarad laga jebiyey

Dacarbudhuq (Somaliland.org) – Maamulka Degmada Dacarbudhuq iyo dad taageerayaal u ah xisbiga talada haya ee UDUB ayaa burburiyey kamarad uu leeyahay Telefishanka madaxa bannaan ee Horn Cable TV, isla markaana handidaad u geystey weriye Maxamed Daa’uud oo ah Sawir-qaade ka … read …

OGAAL: “Diiwaangelintii waxay u muuqataa inay gelayso 29-March, taasna heshiis baa nooga yaal” Madaxweyne ku xigeenka

Hargeysa (Ogaal) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka Qaranka Jaamac  ayaa si gaar gaar ah u muujiyay in  aan hawsha diiwaan-gelinta laga gaadhsiin karreyn waqtiga kooban ee ka hadhay 29-ka March. Hase ahaatee, waxa … read …

“Reer Somaliland Way Ina Sharfeen Markay Doorteen Inankeena” Haweenka Reer Boorama

Munaasibad lagu soo dhaweynayey boqollaal isugu jira haween iyo gabdho dhallinyaro ah oo ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa shalay lagu qabtay guriga Martida ee Boorama.
read …

“Buur-Madow Annaga Boqor Nooma Aha Dhaqan Iyo Siyaasad Midna Naguma Metelo” Cuqaasha Iyo Waxgaradka..

Beeshu waxay canbaaraynaysaa mawqif cadna ka taagan tahay dhacdooyinka been abuurka ah ee uu ku caan-baxay Buur-madaw, waxayna taageersan tahay oo soo dhawanaysaa go’aankii Golaha Guurtida ee ahaa in doorashadu waqtigeeda ku qabsoonto, waxaanay ka digaysaa Beesha Yoonis Adaraxmaan wixii read …