Xafiis Cusub Oo Xisbiga KULMIYE Laga Furay Dalka Faransiiska

War-saxaafadeed Gudida Lanta KULMIYE – France

Tagageerayasha xusbiga KULMIYE ee dalka Fransiska aya 14/02/2009 ahayd ku qabsadday shiir magalada Toulouse ee wadanka Faransiiska. Shirkaas oo ay ka soo qayb galeen dadka tagera xisbiga KULMIYE ayaa ahaa mid si fiican loosoo agaasimay. Waxa shirkaas lagaga hadlay arimaha dalka iyoo dadka Somaliland gaar ahan waxa lagaga hadlay sidi loo dhisi laha laanta xusbiga ee dalkan Fransiska.

Kadib is xogwaraysi iyo khudbado guubaabo ahaa, waxa shirkaas lagu doortay oo ka soo baxay gudi loo doortay inay noqdaan guddida xisbiga KULMIYE ee dalka Faransiiska. Waxa loo doortay in ay ka mid noqdaan xubnaha guddidaas xubnaha hoos ku qoran:

Gudida Fulinta xafiska ee KULMIYE- France 

1 – Abdirahman YASSIN Mohamed (Gudomiye)

 2 – Moussa ABDILLAHI XADI (G/Xigeen)

3 – Mohamed OMAR (Xoogeyeh)

4 – Hassan YOUSSOUF (Lacaghayey)

5 – Fathia ALI DJAMA (Xubin)

6 – Ali ABDILLAHI HOUFFANEH (Xubin)

Guul iyoo Goobonimo.

Gudiga Fulinta KULMIYE-France

 

 

This entry was posted in News. Bookmark the permalink.

Comments are closed.