Monthly Archives: February 2009

Tifaftiraha Wargeyska Yool Oo Xidhan Maxkamad La’aan Maalintii 4aad

Hargays (Somaliland.org)- Maxkamada gobolka Hargaysa ayaa maanta dib u dhigtay dhagaysiga dacwad loo haysto tafatiraha wargayska Yool oo ka soo baxa magaalada Hargaysa Maxamed Cabdi Curad oo dhawaan xabsiga loo taxaabay. Saxafigan ayaa xidhan maalintii saddexaad iyada oo aan illaa … read …

Golaha Wakiillada Oo La Filayo In Berri La Horkeeno Miisaaniyadda 2009

Hargays (Somaliland.org)- Kalfadhigii Golaha Wakiilada oo maatna ku eekaa ayaa muddo bil ah kalfadhigan dhamaaday lagu daray, kadib markii Wasiirka Maaliyada Somaliland Cawil Cali Ducaale uu golaha soo ogaysiiyay in maalinta Axada oo berri ah uu golaha hor keenayo miisaaniyada … read …

Xildhibaan Qabile Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Abaabul Shir-beeleedyo

Hargays (Somaliland.org)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah xildhibaanada laga soo doortay Gobolka Saaxil ee xisbiga UCID, ayaa si xooga u cambaareeyay shir dhawaan lagu qabtay tuulada Laalays oo ka mid ah degmada Berbera, kana qayb galay Madaxwayne … read …

Borama: Deeq lacageed oo lasoo gaarsiiyay dugsiga H/Dhexe Cumar Binu Khadaab.

“Cabdinaadir Cali Cumar allaha ka ajir siiyo abaalka iyo waxtarka uu geysatay, mana ahan deeqdii ugu horeysay oo wax kheryi ah ku bixiyay balse hore ayuu deeqo sidaan oo kale ah usoo diray oo gacan ka geystay waxyaabo kheyri ah oo gobalka laga hirgalinayay, walaalaha kalena waxaan ugu baaqayaa inay lasoo saftaan Cabdinaasir oo gacan naxariisi ku dheehan tahay soo fidiyaan” ayuu yiri Cabdiqaadir Aadan Nuur. read …

SSE Conference & Annual General Meeting

Somaliland Societies in Europe(SSE) Annual General Meeting. In cooperation with our host organisation Somaliland National Association in Sweden we are planning to hold a Conference to discuss the current political developments in Somaliland and the role of the Diaspora organisations. Concurrently, we are planning the convene SSE’s Annual General Meeting. read …

Wararka Wargeyska OGAAL:

Warbixin shaaca ka qaaday meeqaamka hirgelida doorashadu gaadhsiin karto Somaliland  Nairobi (The Economist/Ogaal)- Maqaal uu shalay daabacay wargeyska The Economist ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa lagu sheegay in ka dib 18-kii sannadood ee la soo dhaafay xaaladihii Soomaaliya … read …

Xukuumadda Madaxwayne Riyaale Oo Abaabulaysa Shir-beeleed Taageero Loogu Raadinayo Xisbiga UDUB

Hargaysa (Somaliland.org)-  Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin iyo xubno wasiiro ah oo xukuumada madaxwayne Riyaale ka tirsan ayaa shalay tuulada Laalays oo u dhaxaysa magaalooyinka Berbera iyo Sheekh kaga qayb galay xaflad xukuumaddu halkaas ugu qabatay koox isugu … read …

Dagaal Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Gobolka Sool

Hargaysa (Somaliland.org)- Saddex ruux ayaa ku geeriyooday afar kalena way ku dhaawacmeen iska horimaad hubaysan oo shalay laba beelood ku dhex maray meesha lagu magacaabo Cagaare oo 60 km koonfur bari ka xigta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Warkaasi … read …

Muddo-kordhinta Distoorkana Ha Laga Saaro – Garyaqaan Ibraahim Xaashi

“Muddo-kordhinta loo bartay waa in laga gudbo, distoorkana labada qodob ee ku saabsan kordhinta Madaxweynaha iyo Wakiillada halaga saaro”Waraysi khaas ah – Garyaqaan Ibraahim Xaashi XEERARKA DOORASHOOYINKA SOMALILAND – Buug Cusub oo Xilligan loo BaahnaaLondon (Jam)- Buug cusub oo lagu … read …

Bayaan – waxgaradka Beesha Muse Cabdalle (Habar yonis) London

Anagoo ah aqoonyahano iyo Waxgarad Beesha Muse Cabdalle (Habar-Yonis) ee qurba joogta ah, waxaanu halkan ku naqdiyaynaa qoraal been abuura oo soo noqnoqonaya oo lagu faafiyay qaar ka mid ah Shabakadaha internetka. Qoraalkaasi oo nuxurkiisu ahaa, mid lagu marin habaabinayo … read …

Ethiopia: regarding the recognition of Somaliland

First, we have to try to help those regions which are comparatively stable and do not shelter extremists and terrorists in order that the relative peace they enjoy is maintained and even strengthened. Those that can be mentioned in this regard are the regions known as Somaliland and Puntland. In the spirit of damage limitation and to assist these regions maintain their stability, it is necessary that the links be strengthened in such areas as trade, transport and the like in the interest of our country and the people inhabiting the region. read …

Kanada Ha Furto Basaaboorka Somaliland

Wafdi uu hogaaminayo Dr. Mohamed-Rashiid oo u sharaxan jagaada madaxweyn-xigeen ee xisbiga caddaaladda iyo daryeelka ee UCID oo malmahanba joogay magaalada Toronto ee dalka Kanada ayaa u kacitamay magaalo maxda Ottawa ee dalka Kanada ka dib markay heleen martiqaad rasmi ah. read …

Kulan Ballaadhan oo UCID ugu Diyaargaroobayey Doorashooyinka oo Burco lagu Qabtay

Xukuumaddani waxay shaki ku abuurtay deeqbixiyayaasha, Komishankii ilaa hadda ma keenin Sever-kii lagu kala saari lahaa diiwaangalinta, miisaaniyaddii sannadka lama horgeyn Golaha Wakiillada, markaad arrimahaas oo dhan eegtana waxay muujinayaan in dawladdu doonayso muddo-kordhin kale. read …

Cabdillaahi Darawal oo ku Baaqay in Talada Dalka Lagu Wareejiyo Labada Gole Baarlamaanka

“Nimankan Saaxiibaday sharaftoodu waxa ay ku jirtaa, in ay iscasilaaan, talada dalkana ku wareeiyaan Golayaasha Baarlamaanka” read …

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska oo la tashi gaar ah la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE iyo Daahir Rayaale oo deg deg loogu yeedhay

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ingiriiska ee qaabilsan arrimaha Afrika wuxuu shirka ka sheegay in barnaamijka dimuqraadiyada iyo xukunka ku dhisan doorashooyinku ay yihiin guulaha ugu waawayn ee adduunku umadda Somaliland ku ixtiraamo, looguna soo joogsada. Waxaana loo baahan yahay buu yidhi in aan hormarkaasi la dhaawicin. read …

Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Albaabada Isu Xidhay

Hargaysa (Somalioland.org)- Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa maanta fadhi albaabadu u xidhanyihiin ku yeeshay xarunta golaha Guurtida. Fadhigan oo ahaa mid aan saxaafadda loo ogolayn lana sheegin arrimihii lagaga wada hadlayay. Hase ahaatee warar lagu kalsoonyahay oo aanu ka helnay ilo … read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Xukuumada oo muujisay in lagaga baxay heshiiskii Warshadaha Berbera lagu dhagax-dhigay

Hargeysa (Ogaal) – Wasiirka Warshadaha Somaliland Maxamed Saleebaan Maxamuud (Maxamed Saleebaan weyne) ayaa  markii ugu horeysay mujiyay in lagaga baxay heshiis hore xukuumadu u baahisay oo sheegayay in Shirkado Jarmal ahi ka dhisayaan magaalada Berbera Sadex Warshadood, kuwaasoo Madaxweyne Rayaale … read …

Isku Day Xukuumaddu Ku Muujinaysay In Weli Laga Taageersan Yahay Gobolka Saaxil Oo Fashilmay

Hargaysa (Somalioland.org)- Xaflad ay soo abaabushay xukuumadda Madaxwayne Riyaale oo ay ku soo ururisay Cuqaal iyo dad ka soo jeeda gobolka Saaxil oo lagu waday inay maanta ku qabsoonto magaalada Laalays  ayaa baaqatay. Xafladan ayaa sida la sheegay waxay qayb ka … read …

Iska Horimaad Keenay Dhimasho Oo Dhex-maray Maleeshiyooyin Ka Soo Kala Jeeda Gobolada Awdal iyo Gebilay

Hargaysa (Somalioland.org)- Iska horimaad sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa saaka ka dhacay Boodhka Galigalool oo ku yaala meel u dhaxaysa deegaanada Geblilay iyo Baki. Iska horimaadkan oo u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa la sheegay in ay ku … read …

Waxay soomaalidu tidhaahdaa Somalidu been waa sheegtaa ee been ma maahmaahdo,

Horaa loo yidhi nina caadadii ma baajiyo bahalna ceydhiinka ma daayo, wax kastoo aynu ku murano CISMAAN WAA CISMAAN WAANA DILAAL EE BOQOR MAAHAN CIDNA KAMA QAADIN EE ISAGAA DILAALNIMADA KA DOORBIDAY. Sikastaba ha ahaatee bal garnaqsi aan idinla baaciyo sidaynu isla qirsanahay
read …

Maxaa Loo Waayey Oday Reer Boorama Ah Oo Yidhaahda Rayaalow Joog, Mise Waxay Kula Safan Yihiin Jidkii Ay Eeday Beeshii Siyaad Barre?

Waxa la ogyahay in Rayaale madaxtooyada ku dhammaystay laba iyo toban sanadood, oo uu toddoba sannadood ku dhawaad madaxweyne ahaa, shanta kalena ku xigeen ahaa, welina uu ku sii adkaysanayo inuu gar iyo gardaraba ku sii joogo qasriga madaxtooyada. read …

Ganacsatada Ku Hawlan Boobka Hantida Guud ee Qaranka

Ilaa iyo markii xukuumadda Daahir Riyaale Kaahin talada dalka qabatay waxa qaranka gacantiisa ka baxay hanti aad u badan oo ay ku jirto lacag, gaadiid iyo dhulalba kuwaas oo aan laga haynin wax raad ah sidii loo bixiyay iyo meesha ay ku dambaysay lacagtii lagu iibiyay. read …

Xafiis Cusub Oo Xisbiga KULMIYE Laga Furay Dalka Faransiiska

Kadib is xogwaraysi iyo khudbado guubaabo ahaa, waxa shirkaas lagu doortay oo ka soo baxay gudi loo doortay inay noqdaan guddida xisbiga Kulmiye ee dalka Faransiiska. Waxa loo doortay in ay ka mid noqdaan xubnaha guddidaas xubnaha hoos ku qoran:

read …

Togdheer: Raashin loo Qaybiyey 12,887 Qoys oo Danyar ah

Faysal Kayse Cumar oo ah sarkaalka madaxda ka ah qaybinta deeqdaas ayaa Wariye Kayse A.digale u sheegay in raashinkani qayb ka yahay gurmadka deg-degga ah oo loogu talogalay dadka ay saameeyeen abaaraha iyo sicir-bararka meceeshadaha daruuriga ah. read …

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Sharci-darro Ku Iibiso Dhulka Danta-guud Ee Dalka

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiyaha Guddida arrimaha gudaha, difaaca iyo nabad-gelyada ee golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay sifo sharci darro ah ku iibiso dhulka danta guud ee magaalooyinka waawayn ee dalka. Xildhibaan Siciid Cilmi … read …