Monthly Archives: January 2009

Maalqabeenno reer Galbeed ah oo u yimi Maalgashi ku darsadaan Wershedda Daqiiqda ee laga dhisayo Berbera

Wershadda Daqiiqda Oo Dhismaheedu Ka Socdo Magaalada BerberaHargeysa (Somaliland.org) – Waxa shalay dalka soo gaadhay khubaro iyo maalqabeeno u dhashay dalalka Germany iyo Maraykan kuwaas oo sahamin ku samaynayay maalgashi ay doonayaan inay ku darsadaan wershadda daqiiqda oo dhismaheedu ka socdo magaalada Berbera. read …

Madaxtooyada oo la wareegtey lacag loogu deeqay Cusbitaalka Gebiley

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxtooyada Somaliland ayaa la wareegtay lacag gaadhaysa 470,000 kun oo dollar oo gudoomiyaha ururka bisha cas ee dalka Imaaratka carabta Sheekh Xamdaan Binu Saayid Alla nahiyaan ugu deeqay in cusbitaal casri ah loogu dhiso degmada Gabiley. Warkan … read …

Xisbiga KULMIYE oo beeniyey warar laga faafiyey

Hargeysa (Somaliland.org) –  Xisbiga KULMIYE ayaa war aan waxba ka jirin oo been abuur ah ku sheegay war maanta lagu baahiyay wargeyska Waaheen oo sheegayay in xisbiga KULMIYE tirtiri doono heshiisyada xukuumadu la gasho wadamada ethiopia iyo Djibouti marka uu … read …

Shirka Golaha Dhexe ee UCID oo Arbacada Furmaya iyo Shirweynaha UDUB oo la muddeeyey

Hargeysa (Somaliland.org) – Shirka golaha dhexe ee xisbiga UCID ayaa la filayaa inuu maalinta bari ah ee bisha January tahay 28-ka uu ka bilaabmi doono Hotel Maansoor ee magaaladda Hargeysa. Gudoomiyaha gudidda qaban qaabada ee xisbiga UCID Aadan Mire Waqaf … read …

Maamulka cusub ee Jaamacadda Hargeysa oo xilkii la wareegay

Hargeysa (Somaliland.org) – Maamulka cusub ee jaamacadda Hargeysa ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay maamuulkii hore ee jaamacadda, xaflada xilwareejinta ee ay labada maamul kula kala wareegayeen oo lagu qabtay xarunta jaamacadda Hargeysa waxa ka soo qayb galay … read …

Qaban-Qaabada Shirweynaha UDUB Iyo Xaaladaha Mad-Madowga Leh Ee Ku Xeerran

“Cidda keliya ee xisbiga si sharci ah u meteli kartaa waa 33 xildhibaan ee golaha wakiilada” sidaa waxa yidhi mid ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee ka soo baxay xisbiga UDUB oo dareenkiisa ka bixinaya sida uu u arko qaban-qaabada shirweynaha UDUB. read …

Somaliland: Communiqué from KULMIYE Party

KULMIYE will develop and improve Somaliland’s political, economic and security relations with the neighboring countries including Ethiopia and Djibouti. read …

Suldaan iyo Socdaalkii Dheeraa ee Somaliland Q. 3′aad

19 January 2008, ayaa Hargeysa dalxiis u tegey, waxaan ku degey huteelkii Barwaaqo ee aan hore ugu soo degey. Waxaan socod ku gaalaa bixiyey huteellada waaweyn ee magaallada iyo meelaha kale ee bilicda badan ee aadka kuu soo jiidanaya. read …

“ Dalku maanta wuxuu gacanta ugu jiro koox maafiyo ah oo…Saylici..“KULMIYE markuu qabsado waxa uu 100 cisho ee u horeysa balan qaadayaa inuu ku baabi’iyo…. Cali Maarshaal

Cabdiraxmaan Saylici waxa kale uu ka waramay marxaladihii kale duwanaa ee dalku soo maray ilaa maanta oo diiwaagalintii dalka ka qabsoontay. Md Saylici waxa uu si aada u dhaliilay maamulka xukuumada Rayaale oo uu ku tilmaamay mid gabtay xilkii dadku u igmaday tusaale ahaana waxa yidhi “ Distoorkii dalku waxa uu noqday mid 80% meel la iska dhigay oo xashiishka lagu riday”. Waxaanu intaasi ku daray in maanta dalku read …

Sawirka Dhabta ah ee Shirweynaha UDUB 2009

Xisbigu waxa uu ku milmay Golaha Fulinta ee Xukuumadda Madaxweyne Dahir Riyaale Kaahin oo ka dhigay UDUB guri u qufulan isaga. Niyad jab balaadhan ayaa ku dhacay raggii iyo dumarkii xubnaha ahaa iyo kuwii ahaa Golaha Dhexe ee Xisbiga. read …

Maamulka Telesom oo 5.000 Dollar ugu deeqay dhismaha Dugsiga sarre ee Gab.

Maamule Cabdiqaadir Aadan Nuur waxuu xusay inaysan aheyn deeqdaan lacageed tii ugu horeysay oo shirkada Telesom ugu deeqdo goob waxbarasho, waxuuna sheegay inaysan ahaan doonin tii ugu dambeysay oo mar walba u taagan yihiin inay bixiyaan waxii wax loogu qabanayo Waxbarashada, Caafimaadka IWM. read …

Warsaxaafadeed: Ururka AFGARAD oo ka digey dib u dhac ku yimaadda doorashada

Ururka Hor-u-Marinta Dimuqraadiyadda & Maamul-Wanaagga  AF-GARAD War-Saxaafadeed 26.01.2009. Waxa dhowaanahan soo if-baxaya sanqadho isa-soo taraya oo ku aaddan; Muddo-kordhin labaad oo cimri-dherer u noqota Taliska xilligiisii dhammaaday, taas oo sifo kasta oo ay u suurta-gali karto hir-gelinteeda dagaal xooggan loogu … read …

Wararka Wargeyska OGAAL:

Itoobiya oo sheegtay in ciidankeedu si buuxda uga baxeen dalka Soomaaliya Addis Ababa (W.Wararka/Ogaal)- Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay dhammaystirtay ka bixitaankeeda gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo cutubka ka tirsan ciidanka Itoobiyaanka ah ee fadhiisinka ku lahaa gudaha magaalada Baydhabo ay … read …

Xoogaga Al-Shabaab Oo La Wareegay Baydhaba

Xoogaga ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa  la wareegay gacan ku hayeenta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay oo horay xarun KMG ah u hayeed xildhibaanada Barlamanka KMG Soomaaliya iyadoo ay gacanra ku dhigeen mudanayaal ka tirsan Barlamanka KMG Soommaaliya. … read …

Sawirada Shirkii KULMIYE Ee Toronto Jan 25, 2009

Shirkii KULMIYE Toronto Jan 25, 2009

Shirkii KULMIYE Toronto Jan 25, 2009

Halkan ka daawo sawirada shir uu soo qabanqaabiyay xisbiga KULMIYE, Canada oo maanta oo ahayd Sabti 25 January ka dhacay magaalada Toronto

read …

Daawo Sawiradii Shirweynihii Qurbajooga Xisbiga KULMIYE Jan 24 2009

Qaarkamida Xubnihii Ka Soo Qayb Galay Shirweynaha

read …

Big Oil Rethinks Somaliland

Major oil companies who declared force majeure on their Somali assets in the 1990s are reviving their claims to blocks in the unrecognised but peaceful Republic of Somaliland (AE 152/15). Industry sources told African Energy oil companies operating in the territory had received letters from majors including BP (which took over former Somalia player Amoco) and ConocoPhillips warning them to stop work. This represents a dramatic shift in policy by the majors, whose lawyers had previously told them to ignore any companies or government officials working in Somaliland, and may reflect expectations of a change of US policy in the Horn of Africa under President Barack Obama. http://www.africa-energy.com/ read …

Daawo Sawiradii Shirweynihii Qurbajooga Xisbiga KULMIYE 24 Jan 2009

DSC_0274

Aragtida Shacbiga Burco ka Bixiyeen Qabsoomida Shirweynaha UDUB iyo Murrashaxiinta Loolamaysa

Xisbiga UDUB oo lagu tilmaamo in uu yahay xisbi aan la aqoon tirada Xubnaha golahiisa dhexe, ayaa shirkoodani waxa uu ku soo beegmay iyadoo Geeri naxdin lihi ku timi Xoghayihii Guud ee Xisbigaa oo ahaa Tiir dhexaad hada uun la dareemay waxa uu ku gadaanaa. iyada oo arimahaa oo dhami Xisbiga UDUB ku abbuureen Culays weyn.

read …

Xukuumadda oo Iibisey Xaafadda Indian-line ee magaalada Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.org) – Qayb ka mid ah xaafadda India-line-ka ee badhtamaha magaalada Hargaysa ayaa la sheegayaa in Xukuumaddu ka iibisay dad ganacsato ah. Dadka shicibka ah ee degan xaafadda India-line-ka ayaa xukuumaddu ku amartay in ay si dhakhso ah uga … read …

Ganacsatada Boorame oo lagu soo rogey qaadhaan loo ururinayo Xisbiga UDUB oo khasab lagaga qaadayo

Boorama, January 25, 2009 (Haatuf) – Qaar ka mid ganacsatada Boorama ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii ay diideen inay bixiyaan lacag qaadhaan ah oo loo ururinayo xisbiga UDUB, taas oo qofkii bixin waaya ay ciidamada bilaysku xabsiga u taxaabayaan, … read …

Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo Mashiin Dabdhaliye ah ugu deeqday Wakaaladda Korontada Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.org) – Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maanta hal mishiin oo nooca korontada dhaliya ah ku wareejisay wakaaladda korontada ee magaalada Hargeysa. Maareeyaha wakaaladda Korontada Eng Xasan Cilmi Warsame oo guddoomay Mishiinka deeqda ah ayaa sheegay in … read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Ma waxa jira Saluug deeq-bixiyayaashu ka qabaan hawlaha diiwaangelinta iyo diyaar-garawga doorashooyinka?

Hargeysa (Ogaal) – Madaxa hayada Interpeace ee barnaamijka dimuquraadiyadaynta Somalida Mr. Ruben Zamora ayaa ka waramay doorka Hayadoodu ku leedahay hawlaha diiwaan-gelinta iyo doorashooyinka Somaliland, ka dib markii uu kullamo gooni gooni ah la yeeshay Hogaamiyayaasha Axsaabta iyo Gudiga doorashada … read …

Baaq ka soo baxay shirweynihii xisbiga KULMIYE ee ka dhacay magaalada London ee carriga Ingiriiska.

KULMIYE wuxuu ku kalsoon yahay guddida doorashada qaranka, waxaanu ugu baaqayaa in xukuumadda iyo xisbul xaakimkeeda is barkani ay dibin daabyada ka daayaan Guddida Doorashada qaranka oo gacan kasiiyaan sidii ay ugudan lahaayeen xilkan qaran ee loo igmaday. read …

Qoraallo Beeninaya War Saxaafadda Qaarkeed Ka Qortay Dr. Gaboose

… iyo kuwa kale ee ku andacoonaya in Dr. Maxamed Cabdi Gaboose la siiyey lacag Sodonkon oo doolar ah, oo xaafadda Koosar ceel loogu qodi lahaa, uu yahay mid been ah oo aan habayaraatee sal iyo raad toona laheyn read …