Monthly Archives: January 2009

Wararka Wargeyska OGAAL: Diblomaasiyiin iyo Ganacsadeyaal Faransiis ah oo ka xog-waramay ujeedada socdaal ay ku joogaan Hargeysa

Hargeysa (Ogaal) – Diblamaasiyiin iyo Ganacsadayaal Faransiis ah ayaa shalay Booqasho ku yimi dalka Somaliland, Islamarkaana waxa ay sheegeen in ujeedadooda socdaalkoodu la xidhiidho arrimo ganacsi iyo ka qayb-gelka bilowga Xafiis Baan BCIMA oo Faransiis ahi ka furaynayo Hargeysa. Waftigan … read …

Warsaxaafadeed: Shirkadda Dahabshiil oo Ruqsad Baanki Islaami ah la siiyey

Waxa aannu la socodsiineynaa macaamiishayada sharafta leh, iyo guud ahaanba bulshaweynta iyo ganacsatadaba, in shirkadda dahabshiil ka heshay Dawladda Jibouti ruqsad ama liisan Bangi Islaami ah oo uu u dhan yahay sharciyaddiisii oo idili.   Bangiga Dahabshiil waxa uu noqon … read …

Muddanayaasha Wakiilada Ee Xisbiga UDUB Oo Xubno Ka Mid Ah Golaha Dhexe Laga Saaray Lagana Reebay Ergada Shirweynaha

“Way Jirtaa In Aniga Iyo Mudanayaal Kalaba Laga Saaray Golaha Dhexe” Xariir Siciid Bulaale, Golaha Wakiilada” read …

Foolxumo Iyo Musuqmaasuq hadheeyey sifaha xulashada ergada xisbiga UDUB ee UK

London, 30 January 2009 (Somaliland Today)- Shabakadda wararka ee Somaliland today ayaa heshay xog ku saabsan sidii loo soo xulay ergooyinka xisbiga UDUB ee UK uga qayb galaya shirweynaha labaad ee xisbiga UDUB oo hadda hawshiisii laga bilaabay dalka iyo … read …

Axmed Siilaanyo oo caddeeyey in Xisbiga KULMIYE kalsooni ku qabo Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shaaca ka qaaday in xisbiga KULMIYE kalsooni buuxda ku qabo Komishanka Doorashooyinka Qaranka, isla markaana taageero xisbigu la garab taagan yahay. “Waxaan halkan ka caddaynayaa … read …

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo dalka ku soo laabtay, dadkana ugu baaqay inay diidaan dib u dhac ku yimaadda doorashada

Hargeysa (Somaliland.org) – Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ah Siyaasi Mucaarad ah ayaa ugu baaqay shacbiga reer Somaliland inay dareenkooda ka muujiyaan inaanay ogolayn in  doorashadu dib uga dhacdo wakhtigii loo cayimay  oo ay haatan  inaga xigto muddo ka yar … read …

Suldaanka Beesha Madhibaan oo ku dhawaaqay in isaga iyo Beeshiisuba ay taageerayaan xisbiga KULMIYE

Hargaysa (Somaliland.org)- Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ka mid ah Salaadiinta Beelaha Somaliland, gaar ahaan Beesha Madhibaan, ayaa maanta ku dhawaaqay in isaga iyo beeshiisuba ay si buuxda u taageerayaan Xisbiga KULMIYE, oo uu sheegay in uu yahay xisbiga ay … read …

Suldaan iyo Socdaalkii Dheeraa ee Somaliland Q. 4?aad

...

“Siyaasadda guri baa loo iibiyaaye, guri lagama dhisto,” Marxuun M.I Cigaal – Subaxnimadii 25 January 2008 ayaannu ka soo kicitinnay xarunta Acadeemiyadda Nabadda iyo Horumarinta (APD) ee magaallada Hargeysa read …

Komishanka Doorashooyinka oo Beeniyey wararka sheegaya in laga la’yahay Xisaabcelin

Hargeysa (Somaliland.org) – Komishanka doorashooyinka Qaranka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ay maalmahan danbe Saxaafadda qaarkeed baahinayeen oo sheegaya in komishanka Doorashooyinku qarka u saaran yahay burbur, isla markaana ay ka dhego adaygeen dalab ay Hay’adda Interpeace komishanka … read …

Boqolaal haween reer Saaxil ah oo ku biiray Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Somaliland.org) – Boqolaal  Haween ah oo ka tirsan  haweenka gobolka Saaxil  ayaa sheegay inay ku biireen Xisbiga KULMIYE. Xaflad loo sameeyay oo ay masuuliyiinta Xisbiga  u sameeyeen haweenkan, oo lagu qabtay Hotelka Maansoor ayaa waxa hadalo ka jeediyay  qaar … read …

Laba Suldaan oo Dhalliilay kulan dhexmaray Daahir Riyaale iyo koox salaaddiin ah oo lagaga hadlayey khilaafka Waqooyiga Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.org) – Suldaan Ismaaciil Aadan Xirsi iyo Suldaan Xiis Barre oo ka tirsan salaadiinta Somaliland gaar ahaana salaadiinta waqooyiga Hargeysa ayaa sheegay inay ka soo hor jeedaan kulanka uu Madaxweyne Rayaale la yeeshay qaar kamida Salaadiinta Waqooyiga Hargeysa. Labadan … read …

Shir Beesha Koonfurta Hargeysa ay ku yeesheen Hotel Ambassador

Hargeysa (Somaliland.org) – Shir ballaadhan oo ay maant isugu yimaadeen qaar ka mid ah Beelaha deegaanka koonfurta Caasimada Hargeysa ayaa lagu qabtay Hoteelka Ambaasadoor. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen 150 ergay oo isugu jiray Salaadiin, Cuqaal, Odayaal iyo … read …

Cabdillaahi Darawal oo magacaabay Musharaxiisa Madaxweynekuxigeenka ee Xisbiga UDUB gudihiisa

Hargaysa (Somaliland.org) – Cabdillaahi Xuseen Iimaan Darawal oo hore u sheegay in uu u sharaxan yahay jagada madaxwaynaha ee xisbiga UDUB ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargaysa waxa uu kaga dhawaaqay in Maxamed Xaaji Hadliye uu yahay … read …

Wararka Wargeyska OGAAL: “Meel Kali-talisnimo ka jirto laysma baryo….” Maxamed Cabdillaahi Uurcadde….Waraysi gaar ah

Hargeysa (Ogaa)- Guddoomiyaha Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga UCID oo shalay ka furmay Hargeysa, Maxamed Cabdillaahi Uurcadde ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabkii ay u dhacday cod-bixintii ay ku shaaciyeen Murashaxiinta xisbigaa uga qaybgalay tartanka doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay … read …

Interview by SAC: Dr. Mohamed Abdi Gabose

Interview by SAC: Dr. Mohamed Abdi Gabose

You are cordially invited to participate in a conferenced call hosted by Somaliland American Council. The keynote speaker is Dr. Mohamed Abdi Gabose.

Date and Time: Sunday, February 1, 2009 at 1 PM ET (6 PM London time)

read …

Distoorku Riyaale Uuma Ogola Ina uu Jagada Madaxweynaha Qabto markale

Sida la faafiyay shirweynihii labaad ee Xisbiga UDUB waxa la qaban doono 3-da bisha February ee 2009. Waxaana hubaal ah ina uu Riyaale isu soo sharixi jagada madaxweynaha. Sida shirkan loo soo qabanqaabiyay waxa loogu talagalay ina aan cid aan Riyaale aheyni ku soo bixin jagada madaxweynaha. Taasina waa mid xisbiga UDUB u caado noqotay. Madmadawga shirkan ku gadaaman waa arrin falaqeyn dheer u baahan oo aan mar kale u dhigan ee aan ku soo noqdo nuxurka qoraalkan oo ah Riyaale SADDEX jeer oo hore ayuu jagada madaxweynaha soo qabtay. Sida awgeed sida distoorka ku qayaxan markale jagada ma qaban karo. Sababtuna waa tan hoos ku qayaxan

read …

Hadhwanagnews, Diridhaba, Waahen iyo Been Abuurka Wararka Maxa Laga Yeelaya..?

Waxa dhowrki cisho ee ugu danbeeyey kusoo baxayay shebekadda hadhwanagnews iyo waaheen maqaalo iyo warar been abuur ah oo la xidhiidha xisbiga KULMIYE oo shirweyne ku qabsaday qurbajoogiisu magaaladda London. Wararkaas ama warar ku-sheegaas waxa soo qorayay oo labadas web usoo tabinayay Maxamed Cabdi Xasan Diridhaba oo la sheegay inuu yahay wariyaha hadhwanaag ee London.
Haddaba read …

Xisbiga KULMIYE marna ma rabo in uu carqaladeeyo xidhiidhka dalalka deriska ah, gaar ahaan dawladaha Itoobiya iyo Djibouti oo si gaara xidhiidh sokeeyenimo uga dhexeeyo shacabka iyo dalalkaas.

War-saxaafadeedkan oo uu ku saxeexnaa ku-simaha Afhayeenka xisbiga KULMIYE, Yuusuf Nuur Maxamed (Guruuje), waxa uu isagoo daba socda warka ku soo baxay wargeyska Waaheen ku faahfaahiyay ujeeddadii iyo waxyaabihii lagaga hadley shirweynihii KULMIYE ee ka dhacay London, waxaanu war-saxaafadeedkaasi u qornaa sidan: read …

Daahir Riyaale oo kala qaybiyey Salaaddiintii Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.org) – Xubno ka mid ah Salaaddiinta beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargaysa, ayaa kulan ay xalay la yeesheen Madaxwayne Riyaale lagu qanciyay in dadka degan goobaha xaniban ee aan diwaangelinta laga qaban ee Waqooyiga Hargaysa, aanay suuragal ahayn wakhtigan … read …

Cuqaal ka tirsan Beelaha Bariga Sanaag oo ku eedeeyey Daahir Riyaale inuu burburinayo taladooda dhaqan

Ceerigaabo (Somaliland.org) – Cuqaasha iyo waxgaradka beel ka mid ah beelaha Bariga Gobolka Sanaag oo maanta kulan ballaadhan ku yeeshay magaalada Ceerigaabo ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in faro-gelin ay ku hayso nidaamka dhaqan ee beeshooda, kadib markii sida ay … read …

Sheekh Aadan Siiro oo ka soo noqday socdaal Caafimaad

Hargeysa (Somaliland.org) – Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimo awdiinka waawayn ee dalka ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, kadib markii uu hawl caafimaad muddo bil iyo badh ah ugu maqnaa dalka Maleesiya. Sheekh … read …

Xisbiga UCID oo soo saaray Musharraxiintiisa Madaxweynaha iyo Madaxweynekuxigeenka

UCID

UCID

Hargeysa (Somaliland.org) – Shirkii Golaha dhexe ee xisbiga siyaasiga ah ee UCID oo maanta ka furmay Hoteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa, ayaa lagu doortay musharaxa Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa.

read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Wasiir Waran-cadde oo difaacay go’aan ka cadhaysiiyey Garabka UDUB ee isbadel doonka ah

 Hargeysa (Ogaal)- Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha labaad ee xisbiga talada haya ee UDUB, ayaa ku dhawaaqay waqtiga uu qabsoomi doono Shirweynaha xisbigoodu. Afhayeenka Guddiga Qabanqaabada Shirka UDUB Rashiid Xaaji Cabdillaahi Guulleed oo shalay Shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbigaasi … read …

Maxaa keenay hoos u dhaca weyn ee ku yimi horumarinta qadiyada Somaliland, sideese diblomasiyeenteenu u dhaqantaa.

President Riyale with UK ambassador for Ethiopia, Mr Norman Ling

Qaab fadhiyeedka diblomaasiyiinteenu waa muhiim, bal yar milicso sawirkan madaxweynaha Somaliland oo la fadhiyo UK ambassador for Ethiopia, Mr Norman Ling. read …

Shirkadda Dahabshiil Oo Liisan Bangi Islaami Ah Ka Heshay Dawladda Jibouti

Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil ayaa war uu saxaafadda soo gaadhsiiyay daboolka kaga qaaday in shirkaddu ka heshay dalka Jabuuti ruqsad Bangi Islaami ah, isla markaana ay dadweynaha siin doonto adeegyo isugu jira xisaab furasho iyo kaydinta lacagaha iyo waxyaabaha kale ee qaaliga ah … read …