Monthly Archives: December 2008

Tirooyinka Hordhaca Ah Ee Iska Diiwaan-Gelisay Deegaamada Gobolka Sanaag.

Tirooyinka Hordhaca Ah Ee Iska Diiwaan-Gelisay Deegaamada Gobolka Sanaag. read …

Dalladda Urrurka Dhalinyarada Ee SONYO oo Hoggaan Cusub Ku Doortay Shirweynahoodii

Dalladda Urrurka Dhalinyarada Ee SONYO oo Hoggaan Cusub Ku Doortay Shirweynahoodii read …

Ururka Dimuqraadiyadda Iyo Maamul-Wanaagga AF-GARAD Oo Soo Saaray War-saxaafadeed

Ururka Dimuqraadiyadda Iyo Maamul-Wanaagga AF-GARAD Oo Soo Saaray War-saxaafadeed read …

BAYAAN Gudida Guud Ee Beesha Ciida-gale :“Marna Beeshu Kama Tanaasulin Doonista Gobol.”

BAYAAN Gudida Guud Ee Beesha Ciida-gale :“Marna Beeshu Kama Tanaasulin Doonista Gobol.”

read …

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Iyo Kormeerkiisa Hawsha Diiwaan-gelinta Ee Deegaamada Galbeedka Gobolka Sanaag.

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Kormeerkiisa Hawsha Diiwaan-gelinta Ee Deegaamada Galbeedka Gobolka Sanaag.

read …

Diiwaangelinta Codbixiyayaasha oo maanta – maalintii 5aad – ka bilaabantay deegaamo ka tirsan Bariga Sanaag

Ceerigaabo (Somaliland.org) – Hawsha diwaangelinta codbixiyayaasha ayaa maalintii shanaad si habsamiya uga socota Gobolka Sanaag, iyada oo shalay iyo maantana ay diiwaangelintu ka bilaabantay deegaamo ka tirsan Bariga gobolka Sanaag oo doodi ka taagnayd maalmihii la soo dhaafay. Xasan Maxamed … read …

Komishanka Dowladda ee Xuquuqul Insaanka oo cambaareeyey Natiijooyinka isburinaya ee Komishanka Doorashooyinku ka soo saaray diiwaangelinta

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Komishanka Xuquuqal Insaanka ee  dowladda Axmed Yuusuf Xuseen ayaa cambaarayn iyo dhaliil xoogan u soo jeediyay Guddida Doorashooyinka Qaranka, isaga oo sheegay in khalkhal iyo kalsooni darro ay ku abuureen shacbiga natiijooyinka is khilaafsan ee uu … read …

Muddaharaad lagaga soo horjeedo xayiraad xukuumaddu ku soo rogtey shidaalka ka soo dega Marsada Saylac oo ka dhacay degmada Saylac

Saylac (Somaliland.org) – Boqolaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Saylac ayaa saaka isugu soo baxay mudaharaad, kuwaasi oo taayiro ku gubay jidadka magaalada, kadib markii masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ee degmadaasi ay diideen inay cashuuraan shidaal ay lahaayeen … read …

Odayaasha deegaanka Kalabaydh oo Laascaanood ka soo saaray Bayaan

Laascaanood (Somaliland.org) – 32 xubnood oo isugu jira Cuqaal iyo Odayaal, kana soo jeeda Degmada Kalabaydh ee gobolka Sool ayaa maanta magaalada Laascaanood ka soo saaray baaq ay ku diidan yihiin xaflad shalay lagu qabtay magaalada Kalabaydh, xafladdaasi oo loogu … read …

Wararka Wargeyska OGAAL:

  Ceerigaabo (Ogaal) – Xasan Maxamed Cumar (Looshade) oo ka mid ah xubnaha Komishanka doorashooyinka, ayaa sheegay in lixdankii goobood ee lagu kordhiyay goobaha diiwaangelinta gobolka Sanaag ay isugu min-guuriyeen wax ka yar labaatan goobod, ka dib markii ay duruufo … read …

Waa Maadays Diiwaangelintu Komishankuna Way Matalayaan

Maxamud Caydiid Lafcanbe read …

Khatarta Ka Imankarta Diiwaangelinta Oo Gacmo Shisheeye Ku Dambaysa

Macluumaadka laga soo ururiyay muwaadiniintu waa sir qaran. Hase ahaatee ma muuqato wax dhaqdhaqaaq ah ama tixgelin ah, amaba tabaabushe ah oo lagaga hortagayo in macluumaadkaasi ku dhaco gacmo cadow, ama in kombiyuutarada dalka dibedda looga saaro iyada oo macluumaadkii muwaadiniintu ay wali ku jiraan sida beri dhowayd dhacday markii serverka Kenya loo qaaday.

read …

Wasiir ku xigeenkii dib-u-heshiisiinta Kooxda Embagathi oo Si Axmaqnimo ah loogu dilay Baydhabo

Marxuunka oo dhawaan Nuur-Cadde u magacaabay Wasiir ku xigeenka dib-u-heshiisiinta Kooxda Embagathi ayaa caawa waxaa lagu dilay gudaha Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, Faahfaahinta ka imanaysa Baydhabo ay Tibaaxaysa in Maleeshiyaadka dilka Ismaaciil Fuliyey ay ka soo baxeen Madaxtooyada uu Cabdillahi Yussuf ka deggan yahay Magaalada Beydhabo. – Osman Abdillahi Sool read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Diiwaan-gelinta Gobolada barri: Hanjabaada Puntland iyo Jawaabta Somaliland

Ceerigaabo (Ogaal)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdillaahi Cali Ibraahim, ayaa sheegay in aanay jirin wax cabsi ah oo ay ka qabaan hujuum dagaal oo kaga yimaada dhinaca maamul-gobolleedka Puntland, isla markaana ay ciidamada Aagga gobolka Sanaag ay ku kordhiyeen ciidamo xoojin … read …

DOOD Furan – Raalli Ma Ka Tahay Qaabka Ay U Socoto Diiwaangelintu

Ma waxa jira gobollo aan sidii la rabay loo diiwaangelin oo tiro yari ka soo baxday? … Ma waxa jira gobollo tiro aan laga filayni ka soo baxday. Kuwa yar iyo kuwa kaleba maxaa sababay inay noqonwaayaan wixii aad ka filaysay? … Gobolkaagu sideebuu isu abaabulay? … Diiwaangelintu ma ka dhici doontaa bariga Sanaag, iyo gobolka Sool. Maxaa xalku yahay haddii beesha bariga Sanaag ku kala qaybsantahay diiwaangelinta? … Maxaa ka khaldan guddida diiwaangelinta ama ciddii kale ee aad ku tuhmayso wax iswaydaaris? … Ma waxa jira qorshe ay wadaan qaar ka mida madaxda qaranku ama hawlwadeenada u xilsaaran diiwaangelintu oo lagu doorinayo natiijada diiwaangelinta? … Diiwaangelintu miyay fashilantay mise waa lagu guulaystay, miyaa lagu degdegay oo ma waxay ahayd wax aan loo baahnayn. Ma la sameeyay diyaargarowkii loo baahnaa. Muxuu haatan xalku noqon karaa? read …

DOOD FURAN: Sidee Loogu Kalsoonaan Karaa, Komiishanka Doorashooyinka Somaliland?

Marka lagahadlayo garsoor ama qaadii, maaha wax hawlyar cadaaladu … By Muniir Axmed Cigal read …

Diiwaangelinta gobolka Sanaag – Sawiro

Sawiro muuqaal ah oo ku saabsan Diiwaangelinta ka socota gobolka Sanaag — by Liibaan Maaweel Shire read …

Duxda Shaxaadka: Maanso iyo sheeko Qosol

Sheekadani waa sheeko run ah, Maansada la socotana Qoraha ayaa ku daray. Qosolka iyo murtida suugaaneed ka sokow wuxuu qoraalkani dhiibayaa fariin culus oo hoga tusaaleeyn ah. Waa Xagaagii 1999kii, goobtu waa magaalada Hargeysa oo uu booqasho ku joogay Jamaal xilligaasi isagoo ahaa qurbo-joog degenaa waddanka Trinidad and Tobago ee Jasiiradaha Carribeanka. Safar dheer ka dib, wuxuu Hargeysa u yimi si uu fasax fiican ula qaato Hooyadii iyo Aabahii … Jamaal Cali Xuseen read …

Guddoomiyaha Diiwaangelinta Oo Dib Isu Beeniyey Iyo Fadeexadda Dhabta U Saaran Komishanka Doorashooyinka

Guddoomiyaha guddida Diiwaangelinta isla markaana ah xubin ka tirsan guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa dib u buriyey tirooyin uu dorraad sheegay inay yihiin natiijooyinkii diiwaangelinta goboladii diiwaangelintu ka qabsoontay, waxaanu hadalkiisii hore ku tilmaamay mid khalad madbici ah ahaa, iyadoo … read …

Tagged |

Awdal Intaa Wayka Badan Tahay

Abdiqani Ateyeh (HiilDanYare) read …

Maxkamadda Sare ee Finland oo Xukuntay in Dembiileyaal Soomaali ah Lagu Celinkaro Dalkoodii

Go’aan ka soo baxay maxkamadda sare ee Finland ayaa go’aamiyay 2 dembiile oo jinsi ahaan ka soo jeeda Soomaali, in loo musaafurin karo Somaliland, kuwaas oo hore marar badan loogu xukumay dembiyo kala duwan oo ay ku galeen dalka Finland. Dadweynaha Findland oo aad u soo dhaweeyay go’aanka lagu masaafurinayo dembiileyaashaas waxay muujinaysaa magacxumada dembiileyaashaasi u soo jiideen jaalliyada ka soo jeedda Soomaalida oo 99% dalka Finland ku soo gashay magangalyo siyaasadeed ama qaxootinimo. read …

Shirweynahi Ururka TAF Oo Birmingham Ka Dhacay

Shirweynihii Ururka TAF ee sannadlaha ahaa oo ka dhacay Magaalada Birmingham Waxaa maalintii sabtidii ka dhacay magaalada Birmingham shirwaynihii sannadlaha ahaa ee ururka samofalka ee loo yaqaan TAF Shirkaasoo ururka TAF uu soo agaasimay Gaar ahaan Garabka Magaaladaas ayaa waxa … read …

War Kale: Maxaa Sababay Isbeddelada 47 Kun oo Bil iyo Badh Kadib Ku Kordhay Diiwaangelinta Awdal

Mudane Ismaaciil Muuse Nuur oo tiradii shalay ku sheegay khalad madbici ah — Diiwaangelintu waxay ku jirtaa kombiyuutar mana aha waraaqo codbixineed oo gacmaha lagu tirinayo sidaa darteed wadarta guud ee ugu badan ee gobol kasta ka soo baxday waxa lagu ogaan karaa saacado kooban gudahood umana baahna in 50 maalmood kadib shir jaraa’id lagu sheego 47 kun oo cod oo aan hore loo sheegin. read …

Tagged |

Hawsha Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Oo Ka Bilaabamatay 147-da Goobood Ee Gobolka Sanaag.

Hawsha Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Oo Ka Bilaabamatay 147-da Goobood Ee Gobolka Sanaag. read …

Gudoomiyaha diiwaangalinta oo si farshaxanimo leh tiro dheeraad ah ugu daray gobolka Awdal

Yasin J Cali read …