Monthly Archives: December 2008

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Iyo Wefti uu Hogaaminayo Oo Beri Socdaal Ugu Baqooli Doona Deegaamada Gobolka Sool.

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Wefti uu Hogaaminayo Oo Beri Socdaal Ugu Baqooli Doona Deegaamada Gobolka Sool. read …

Cabdillaahi Yuusuf Oo Markiiba Garoowe Ka Bilaabay Abaabul Colaadeed Oo Uu Ku Doonayo Inuu Dagaal Ka Huriyo Degaanada Sool Iyo Bariga Sanaag

Cabdillaahi Yuusuf Oo Markiiba Garoowe Ka Bilaabay Abaabul Colaadeed Oo Uu Ku Doonayo Inuu Dagaal Ka Huriyo Degaanada Sool Iyo Bariga Sanaag read …

Hargeysa: Wariye Liban Mawel Oo 12-Saacadood Ku Xidhnaa CID-da

Liibaan Maaweel ShireWariyahan oo xarunta CID-da ee magaalada Hargeysa ku xidhnaa saacado badan oo shalay ahayd, waxa xadhigiisa amray sida uu sheegay Taliyaha ciidanka Ilaalada guddiga doorashooyinka. “Waxaan ku xidhnaa 10:00 Subaxnimo ilaa 6:10 Maqrinimo xarunta dambi baadhista ee CID-da waxaana i soo xidhay taliyaha ciidanka ilaalada xarunta komishanka doorashooyinka Yuusuf Iidaan” Sidaas ayuu yidhi Liibaan Maaweel. read …

Shirweynihii UDUB Oo Si Qarsoodiya Loo Qabanayo iyo Madaxweynaha iyo ku xigeenka Oo Keligood isa Soo Sharaxay.

Warar lagu kalsoonyahay oo aanu hadda ka helnay xubno sare oo ka tirsan xisbul xaakimka UDUB iyo madaxtooyadaba ayaa noo xaqiijiyey in si hoos ahaan ah loo qaybiyey kaadhadhkii casuumadda ee shirweynaha xisbiga UDUB. Taasoo madaxweynuhu uu sheegay inuu uu keligii u sharaxanyahay jagada madaxweyne nimada, Axmed Yuusuf Yaasiin-na ku xigeenka. read …

8 Comments

Kooxihii u horreeyey ee diiwaangelinta Gobolka Sool oo galabta ka ambabaxay Burco

Burco (Somaliland.org) – Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa sheegay in kooxihii diwaangelinta ee ka hawl gelayay gobolka Sool ay maanta ka ambabaxeen magaalada Burco oo Komishanku ka dhigtay saldhig ku meel-gaadh ah inta diiwaangelintu ka socoto gobolka Sool. Guddoomiyaha guddida diwaangelinta … read …

Tagged |

Wadadii Madaxtooyada u xidhnayd oo maanta la furay

Hargeysa (Somaliland.org) – Waddada badhtamaha Hargaysa ee hormarta xarunta Madaxtooyada Somaliland oo xidhnayd tan iyo markii qaraxyadu ka dhaceen magaalada Hargaysa 29-kii bishii October, 2008, ayaa maanta si rasmi ah loo furay. Waddadan oo ahayd jid muhiim u ah isu … read …

Qaybtii labaad ee Weftiga xisbiga KULMIYE ee Gobolka Sanaag oo ku soo noqday Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.org) – Qaybtii labaad ee weftigii xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE oo baryahanba kormeer ku joogay gobolka Sanaag, kaas oo ay ugu kuur-galayeen diwaangelintii ka socotay gobolkaasi ayaa xalay ku soo noqday magaalada Hargaysa. Weftigan oo ka mid ahaa … read …

Aragtideyda Hawlgalka Diwaangelinta Gobolka Sanaag. By: A.A.A.Goodir

Kolayadii gaadiidka ee siddey agabka  iyo hawl-wadeennada u socday Goobaha diwaangelinta, waxay ahaayeen kuwo kala daadsan, oo lagu direy qorshe la?aan (haphazard), iyadoo uusan jirin hage  dal-yaqaan ah oo hoggaamiya gaadiidka intii isku aag ahba, waxaana sidoo kale, iyana aan … read …

Wararka Wargeyska OGAAL:

Dagaalka kursiga M/weynenimo ee Baydhabo iyo hawl-galka Cabdilaahi Yuusuf ee Puntland   Baydhabo (W.Wararka/Ogaal) – Maxamed Qanyare Afrax ayaa shaaca ka qaaday inuu u taagan-yahay Murashaxa Madaxweyne-nimo ee Soomaaliya. iyadoo inta badan mudanayaashii taageerayay Cabdilaahi Yuusuf ay shaaciyeen inay iska … read …

Waraysi Hadhwanaag La Yeelatay Dr Mohamed Abdilahi Omar

Xoghayaha guud ee dhinaca arrimaha dibada u qaabilsan Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa hadalkii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ku sheegay in Cid kasta oo danaynaysa in ay Budhcad Badeeda la dagaalanto ay fasax u tahay isticmaalka Dekeda Berbera, ku tilmaamay mid nabadgalya-darro dalka iyo dadka u horseedi kara, isla markaana aan loo baahnayn in Xukuumad wakhtigeedi dhamaaday ay dalka ku casuunto Ciidamo Shisheeye.
read …

Sool: U Diyaar Garowga Hawsha Diiwaan-gelinta Iyo Mudada Loo Kordhiyay Deegaamada Bariga Gobolka Sanaag Oo Caawa La Soo Gebagabeyn

Sool: U Diyaar Garowga Hawsha Diiwaan-gelinta Iyo Mudada Loo Kordhiyay Deegaamada Bariga Gobolka Sanaag Oo Caawa La Soo Gebagabeyn read …

Komishanka Doorashooyinka oo ku dhawaaq tirada hordhaca ah ee diiwaangelinta Gobolka Sanaag

Ceerigaabo (Somaliland.org) – Mr Xasan  Looshide  oo ka tirsan komishanka isla markaana ahaa  masuuliyiinta u xilsaarnaa gobolka Sanaag ayaa sheegay in diiwaan galintii gobolka Sanaag ay si nabad ah u dhamaatay. Waxana uu si rasmi ah maanta ugu dhawaaqay tirada … read …

Tagged |

“Hadalkaasi Gud. Guddiga Diiwaan-gelintu Kelidii Ayuu Ku Koobnaa, … Guddi Baanu U Saareynaa Cidii Dembigaas Leh” – Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka

“Hadalkaasi Ismaaciil (Gudoomiyaha Guddiga Diiwaan-gelinta) Kelidii Ayuu Ku Koobnaa, Sidaana Kaga Hadhi Mayno Oo Guddi Baanu U Saareynaa Cidii Dembigaas Lehna Tallaabo Ayaanu Ka Qaadi Doonaa”… Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Maxamed Ismaaciil Kaba-weyne. read …

Tagged |

Ciidamada Qaranka oo Hore Ugu Ruqaansaday Xadka Somaliland La Wadaagto Puntland

Laascaanood (Somaliland.org) – Cutubyo ka tirsan ciidamada Qaranka Somalialnd ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool ayaa gaadhay tuulada Tukaraq oo ilaa 30 km dhinaca bari ka xigta magaalada Laascaanood, halkaasi oo mar fadhiisin u ahayd ciidamo ka tirsan … read …

Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka oo sheegay in ay aanay ka hadhayn tirooyinkii iskhilaafsanaa ee Guddoomiyaha Diiwaangelinta

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Maxamed Ismaaciil Maxamuud (Kaba-weyne) ayaa sheegay inay baadhis iyo dabagal ku samaynayaan cidii lahayd masuuliyada  tirooyinkii is khilaafsanaa ee uu dhawaan ku dhawaaqay Gudoomiyada gudiga diiwaangelinta Codbixiyayaasha, Ismaaciil Muuse  Nuur, isla markaana … read …

Tagged |

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Digay qorshaha Xukuumadda Riyaale ugu fasaxday Quwadaha Shisheeye Dekedaha Somaliland

Hargeysa (Somaliland.org) – Xoghayaha arrimaha dibadda ee xisbiga KULMIYE Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa ka dayriyay khatar uu sheegay in ay  ka iman karto qorshaha xukuumaddu ugu ogolaatay quwadaha shiyeeye ee la dagaalamaya budhcad-badeedda  Soomaaliya in ay isticmaalaan dekedaha Somaliland. … read …

“Haddii Aanay Xukuumaddu Faro-gelinta Ka Deynin Komishanka Doorashooyinka Dalku Xaalad Halisa Ayuu Geli Doonaa…”…..Mujaahid Ibaraahim Dhega-weyne

“Haddii Aanay Xukuumaddu Faro-gelinta Ka Deynin Komishanka Doorashooyinka Dalku Xaalad Halisa Ayuu Geli Doonaa…”…..Mujaahid Ibaraahim Dhega-weyne read …

Hablo Da’doodu Yartahay Oo Rag Soomaaliya U Dhashay Qarsoodi Somaliland Uga Dhoofinayeen

Hablo koox aan la aqoonsani si qarsoodi ah ugu tahriibinaysay dalka Djabuuti ayaa sheegay in ay qorshaha lagu kaxaynay ay wateen niman reer Xamar ah kuwaas oo ay sheegeen inay lahaayeen muuqaal culimo kuwaas oo saddex jeer la kulmay hablaha, inkasta oo kulamadaasi saddexda ah ee ay la kulmeen wadaadada aanay ka sheegin habluhu wax aan ahayn in la gaynayo Djibouti ka dibna la dhoofin doono hadana waxa la rumaysan yahay inay ujeedadu intaa ka durugsanayd. read …

47 Comments

Gebagebada Diiwaangelinta Gobolka Sanaag iyo Komishanka oo u guuraya Burco

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha guddida diiwaangelinta Codbixiyayaasha ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Ismaaciil Muuse Nuur ayaa sheegay in Komishanku u guurayo magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer maalmaha soo socda, halkaasi oo ay ka maamuli doonaan hawsha diwaangelinta codbixiyayaasha ee gobolka … read …

Tagged |

Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo maanta iska casilay xilka Madaxweynenimada Soomaaliya.

Madaxweynihii dowlada kmg Soomaaliya Cabdullahi Yuusuf Axmed ayaa Baarlamaanka Hortiisa ka sheegay in uu iscasilay.  Abaaro 9:45 daqiiqo ee maanta ayaa Waxaa Madaxweynihii dowlada kmg Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed xilkiisii uu hayay ku dhawaadka 4-sano ka hor sheegay Baarlamaanka kmg … read …

Xukuumada Oo Maanta Fasaxday Wadada Hor Marta Madaxtooyada Ka Dib Markii Ay Xidhnayd Laba Bilood.

Xukuumada Oo Maanta Fasaxday Wadada Hor Marta Madaxtooyada Ka Dib Markii Ay Xidhnayd Laba Bilood. read …

“Anigu Xisbina U Ololayn Maayo Ee Si Odaynimo Ayaan U Shaqaynayaa Wax Siyaasadana Wakhtigab Kuma Hawlani,Anigu Sadexda Xisbi Midkoodna Kumaan Biirin,Sool-na Waxa Qudha Ee Ku Soo Kordhay Waa Nabada”….Axmed Cabdi Xaabsade

“Anigu Xisbina U Ololayn Maayo Ee Si Odaynimo Ayaan U Shaqaynayaa Wax Siyaasadana Wakhtigab Kuma Hawlani,Anigu Sadexda Xisbi Midkoodna Kumaan Biirin,Sool-na Waxa Qudha Ee Ku Soo Kordhay Waa Nabada”….Axmed Cabdi Xaabsade read …

Xukuumadda oo ka baaqatay inay furto jidka hormara Madaxtooyada oo ay ballanqaaday

Hargeysa (Somaliland.org) – Wadada wadnaha u ah magaalada Hargeysa ee hor marta xarunta Madaxtooyada Somaliland ee oo xukuumaddu xalay sheegtay in la furayo maanta ayaan la furin, iyada oo qaar ka mid ah gaadiidka dadwaynaha oo rumaystay go’aanka xukuumadda ee … read …

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ku soo laabtay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargaysa, kadib markii uu soo dhamaystay kormeer qaatay muddo shan maalmood ah oo uu ku soo maray deegaanadii ay … read …

Diin bishii Toddobaad Maxbuus u ah xukuumadda!

Hargeysa December 29, 2008 (Saxannews)- Xarunta Wasaarada Boosaha Iyo Gaadhsiinta Somaliland  ayaa waxaa maxbuus ku ah xawayaan yar oo diin ah oo ku dhibaataysan isla markaana ku jira meel uu shabag ku wareegsan yahay. Diinkan oo muddo 7-bilood ah ku … read …