Monthly Archives: November 2008

Wararka Wargeyska OGAAL: “Qaraxyadii Anigu la kori maayo Al-Shabaab

  Hargeysa (Ogaal)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in weeraradii Argagixiso ee 29 Oct lala beegsaday goobo muhiim ah oo ku yaala magaalada Hargeysa ay fuliyeen dad u dhashay Somaliland, isla markaana aanu u nisbayn karin kuwo … read …

Baaq Ay Soo Saareen Qurbajooga Beesha Sacad Muuse Oo Ay Ku Taageerayso Go’aanka Madax dhaqameedka, Wax Garadka, Aqoonyahanada Iyo Bulshoweynta Beesha

Waxaanu Hiil Iyo Hooba La Barbar Taaganahay Madax Dhaqameedyada Beesha: Naf Iyo Maalbana U Huridoono Hadii Xukumadu Ka Waantoobiwaydo Dal Balaadhsiga Iyo Deegaan Durugsiga Ku Salaysan Awood Sheegasho Madaxweyne. read …

Natiijada Baadhitaanka dawlada laga sugaayo

Amina hagi Mohamoud read …

Sadexda xisbi ee qaran iyo qaraxyadii Hargaysa Ka dib

Sultan Mohamed read …

Twin Cities (USA) man behind suicide bombing in Somaliland- Ninkii kadanbeeya Qaraxii Hargaysa

read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Madal kulmisay wejiyo is diidan oo dib u hurisay dooda siyaasada gudaha

 “Kumanaan dulmi lagula kacay ayaa jira maantadan haddii Qorigii dhammaadayna daallinkii ma dhammaanin” Dr. Gabboose   Hargeysa (Ogaal)- Axsaabta Mucaaradka ah ayaa ku dhaliilay Xukuumadda Somaliland in aanay diyaar u ahayn qabashada Doorashooyinka soo socda, isla markaana u jeediyay xubin … read …

Thailand oo Sheegatay Doonidii Ciidanka Hindiya Dejiyeen

Bisha November 13-keedii ayay Somaliland.Org wax ka qortay khatarta soo wajahday kalluumaysata danyarta ah ee ka dhalatay tuugada budhcad badeedda ka dillaacday badda Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya, maalmahaas oo ciidanka badda ee dalka Ingiriisku ay dileen saddex nin oo laba ka mid ahi Soomaali ahaayeen ka kalena u dhashay dalka Yaman. read …

Amin Amir Oo Sawirkan Ku Sharaxaya Marxlada Maanta Somaliland Hortaala Marka La Eego Indhaha Caalamka

Amin_amir_SL_VS_SOM

Waxan halkan idinkula wadaagaynaa Sawir kan oo farshaxanka caanka ah, ee Amin Amir ku soo bandhigayo marxlada maanta Somaliland haysata marka la eego indhaha caalamka.
read …

Xaflad Garabka Haweenak KULMIYE Ee West LONDON Soo Qaban Qaabiyeen

Aisha Ayban, Amina Leila, iyo Marwo Amina Weris

KULMIYE waa xisbiga qudha ee ay haweenka Somaliland ku muu jiyeen waxa qabadkooda, taas oo aad ka milicsan karto marka aad eegto xidhibaanada golaha wakiilada iyo degaanka laga soo doortay., ee ka soo baxay KULMIYE, oo kala ah xildhibaanad Ikraan Xaaji Daa’uud oo golaha wakiilada loo soo doortay iyo xildhibaanad Ina Xaaji Gaydh oo ah maayar ku-xigeenka gabiley” loo soo doortay” read …

Tacsi uu Dirayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. AHMED MAXAMED SILAANYO, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii ay ka baxday Marxuumad, Cibaado Cali Xasan oo Sabtidii 22/11/2008 ku geeriyootay  Magaalada Magaalada Burco. Guddoomiyuhu … read …

Xuska Sannad Guurada 17-aad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaska Wargeyska Jamhuuriya Oo Shahaado Sharaf Siiyay M/weyne Riyaale Iyo Masuuliyiin Kale.

Hargeysa(Somaliland.Org) Xaflada sanad guuradii 1711d ee ka soo wareegtay aas-aaskiiWargeysaka Jamhuuriya ayaa maanta lagu qabtay hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,   Waxaana munaasibad xafladaasi ugu horeyn halkaasi lagu soo bandhigay Filim ka tarjumaya taariikhdii hore ee Wargaysku soo maray sida … read …

Golaha Wakiillada oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Mooshin lagu Cambaaraynayo Go’aankii Qaramada Midoobay Ee Derejada 4-aad Ka Dhigtay Nabad-gelyada Somaliland Iyo Warbixintii Gudiga Joogtada

Hargeysa (Somaliland.Org)- Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey mooshin golaha la soo hordhigay oo ka dhan ah go’aankii Qaramada Midoobay ka soo saartay nabadgelyada Somaliland oo ay hoos ugu riday heerka afraad. Fadhigii maanta ee golaha … read …

Furitaanka Xafiiskii Somaliland Ee Kenya Oo Muddo Sannad Ah u Xaniban Kharash La’aanIyo Kenya Oo Ruqsadii Kala Noqonaysa.

Wasiir Cawilna Waxa Uu Nairobi Ka Dhistay Laba Guri Oo Ay Dhexyaalaan Gawaadhi Uu Ku Jiro Prado Aanay Rasaastu Karin Nairobi, November 24, 2008 (Somaliland.Org) – Dawladda Kenya ayaa qarka u saaran inay rukhsaddii kala noqoto xafiis ay hore u … read …

Hawl-wadeenadii Komishanka Doorshooyinka Ee u Dhashay Dalka Hindiya Oo Soo Gaadhay Dalka.

Hargeysa (Somaliland.Org) Hawl-wadeenadii kala shaqynayay komishanka doorashooyinka hawsha diiwaan gelinta ee u dhashay dalka Hindiya ayaa galabta soo gaadhay caasimada Hargeysa ka dib markii maalmo yar ka dib qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee 29-kii bishii hore ee Oktoobar ka dhacay Hargeysa … read …

Tagged |

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee KULMIYE Iyo Xisbul-Xaakimka UDUB Oo Jawaab Isku Mid Ah Ka Bixiyay Qaraxyadii Ka Dhacay Hargeysa.

“Ummadi Way Ku Jabtaa Difaace Waa in Laga Baxaa oo Aanu Seexan Ninkii Godobta Galay”…Gudoomiye Ku-Xigeenka KULMIYE Muj Muuse Biixi “Argagixiso Meel Aan Dowladi Ka Jirin Ayay Ka Bilaabantaa.. ilaa imika Waxa La is Weydiinayaa Yaa ina Laayay” Xoghayaha Guud … read …

Riyaale Wakhtigiisii Wuu Dhamaaday, Korodhsiimana Way Dhamaatay

Waxaa jira dareemo mudooyinkii ugu danbeeyay soo baxayay oo sheegaya in Xisbiga Talada hayaa qorshaynayo in mar kale mudo kordhin loo sameeyo mudada Xilka Madaxweyne Rayaale, iyagoo ka faa’iidaysanaya xaalada taagan iyo dibu dhaca wakhtiga diiwaangelinta. Warbixin laga soo saaray … read …

Waa Kuma Rayaale?

Waxaan maanta akhristayaasha u soo gudbinayaa qaybka mid ah qodobada buugga’aan ka qorayo madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, waana buug noqonaya dhaxal gal taariikh fiicana ka reebaya madaxweynaha. waxaan ku dedaalayaa in uu buuggu yeesho Nagative iyo Positive labadaba,sidoo … read …

Wasiirka Maaliyadda Oo Sheegay In Shirkada Total Oo Kaliya Ay Shidaal Ka Soo Dejin Karto Dekedda Berbera

Sasiirka oo ugu horayn ka waramay ujeedadada Safarkiisa Berbera ayaa sheegay in ujeeddada socdaalkiisu yahay kormeer howled, kaas oo uu ugu kuur galayo sida ay howlaha maaliyadu u socdaan wakhtigan. read …

Ururka QARAN Oo La Sheegay Inuu Mabda’iyan KULMIYE Ku Taageero Sidii Uu Ugu Guulaysan Lahaa Doorashada Soo Socota

Ma jiro war rasmi ah oo ay labada dhinac ka soo saareen kulankoodan shalay, hase yeeshee ilo xog-ogaal ah oo kulankaas ka ag-dhawaa ayaa Haatuf u sheegay in masuuliyiin labada dhinac si qoto dheer uga wada-hadleen iskaashi iyo wada-shaqayn dhexmarta. read …

University of Pretoria (Centre for Human Right) recently donated 550 law books to University of Hargeisa,

We’re deeply appreciative of University of Pretoria participation in rebuilding the rule of law in Somaliland. Somaliland is facing an enormous responsibility and we cannot completely rely on other countries to push for our own recognition and with the law books donated to us, we are more than one step advanced towards legal recognition. read …

Obama’s Election, Race Factor and Somalia: Keep Things in Prospect

It was a historic event of monumental scale to see as the USA elected its first African-America person to the highest office. This was almost seemed messianic touch on the part of America’s political establishment and the masses that also sent powerful message to the rest of the world. read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Axad: “Adigoo Eyl jooga oo markab soo af-duubay waxaad halis u tahay in lagu sii afduubo” Waraysi khaas ah:

  Eyl (Ogaal)– Mudooyinkii ugu danbeeyay waxa si weyn isu-soo tarayay walaaca beesha caalamku ka qabto khatarta Budhcad-badeeda Soomaalida ahi ku hayaan Maraakiibta iyo safarada isaga gooshaya Badda Cas iyo Badweynta Hindiya. Waxaana lays waydiin karaa, qaabkee ayay Budhcad-badeedu u … read …

Madax Dowladda Soomaaliya ah oo Itoobiya laga eryay

Xildhibaan Cabdi-Rashiid Xidig oo ka tirsan baarlamaanka DFKG, iyo taliye-xigeenka Ciidanka Booliska, General Axmed Taajir, ayaa Nabad-Sugudda Itoobiya amar ku siisay in ay si deg-deg ah uga baxaan wadanka Itoobiya, kadib sul’aallo muddo dheer qaatay oo lugula yeeshay xarunta Ciidanka … read …

SAC Interview with Mr. Abdirahman Saylici, Vice Presidential Candidate, KULMIYE Party

Saylici

Keynote Speaker; Mr. Abdirahman Saylici, Vice Presidential Candidate, Kulmiye read …

ISHIISA LAGA ARKAA USHIISA LALA DHACAA EE GOORMAA SIDAN LOO BA’AY!

Cabdullaahi X. Miyir iyo Shueib A. Gabose read …