Monthly Archives: November 2008

Isbaheysi Cusub oo uu Dhisayo Cabdilaahi Yuusuf Iyo cabsi la soo deristay Hadhaagiisii?

Cabdilahi Yusuf ayaa siyaasadan cusub ee Somalia ku macneeyey mid uu dhabanada gacanta ku hayo,wuxuuna aad uga shakisan yahay inay noqonayso tani tii ka tuureeysa saaxada siyaasadda.  Cahdigii Jabuuti ay ku gaadheen Nuur Cade iyo Shariifyadu  ayaa waji cusub oo siyasadeed u furay Somalida badi waxaana muuqata isbedelo huwan yididiilo . … read …

Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada Oo Isku Khilaafay Bixinta Cashuurt Macaashal-macaashka

“Waxa Soo Baxay Dareen Ah in Wasiirka iyo Ganacsatadu Iska Waraystaan Sidii Loo Xalin Lahaa Arrinta Macaashal-macaashka”…Gudd. Rugta Ganacsiga   Hargeysa (Ogaal)- Guddiga Wasiirada ah ee xukuumaddu u xilsaartay dakhli-kordhinta, ayaa shalay kulan la yeeshay qaar ka mid ah ganacsatada … read …

“Anigu Xamar joogi maayo’e Hargeysa ayaan ku dhashay, SNM-na waan ka tirsanaa”…..Ismaaciil Buubaa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka tirsan Baarlamaanka Kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya, ahna siyaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, ayaa Somaliland ugu baaqay inay gacan ka geysato dib-u-heshiisiinta dhinacyada isku haya siyaasadda Koonfurta Soomaaliya. Prof Ismaaciil Buubaa … read …

“Interpeace Waxay Nagu Tidhi Haddaad Doonaysaan Inaynu Macaamilno Aanu Helno Lacagtii Waxaad Ku Bixiseen”…Guddoomiyaha Diiwaangelinta Ismaaciil Muuse

Hargeysa (Somaliland.Org) Guddoomiyaha Guddiga Farsamo ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Ismaaciil Muuse Nuur, ahna xubin ka tirsan Komishanka doorashooyinka, ayaa sheegay in hay’adda Interpeace ee Deeqbixiyeyaasha Somaliland ka caawinaya diiwaangelinta doorashooyinku ay guddigooda u soo jeedisay inay keenaan xisaab-xidhkii lacagaha ay ilaa … read …

Tagged |

M/weyne Riyaale Oo Jawaab Ka Duwan Baadhitaanadii Wasiirka Daakhiliga Ka Bixiyay Qaraxyadii 29-kii Oktoobar Ee Hargeysa.

Hargeysa(Somaliland.Org) M/weynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa jawaab ka duwan baadhitaanadii uu dhowaan soo saaray Wasiirka Daakhiliga C/laahi Cirro ka bixiyay qaraxyadii 29-kii bishii hore ee Oktoobar laga beegsaday dhawr goobood oo ku yaala caasimada Hargeysa.   M/weyne Riyaale wuxuu … read …

Roge falanqayn: Halgammo isriixaya, dad iyo duunyo nolol doon ah

Roge waa buuggii saddexaad ee taxanaha cirsankayeedh, waa buuggii labaad ee Cabdillaahi Cawed Cige. Marka aad dhawrka bog ee hore ee sheekadan 416ka bog ka kooban akhridid waxaa iskugu kaa tagaya wiswis, baqdin iyo argagax. Waxaad is odhanaysaa “belo kugu dhici wayday! war qoraagu qalbi adagaa.” read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Kulan dhexmaray Madaxweyne Rayaale iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka

Hargeysa (Ogaal)- Hogaamiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID, ayaa shalay kulan la yeeshay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo xalay Wargeyska Ogaal wax ka waydiiyay waxyaabihii ay kaga wada hadleen kulankaas, waxa … read …

Waxaan salaamaya dadka akhristan dhambaalkan yididiilada iyo naruurada xambaarsan waxa kale oo iyagana tix galin mudan tafatirayaasha sii daaya si loo akhristo.

Osman Omar Dool read …

Dhacdadii Dhacday argagaxa badnaay iyo Madaxweynahii oo naxdintii iminka ka soo toosay

Abdulaziz M. Al-Somali read …

Muranka Xudduudaha

Hamud Duale
read …

Amina Weris Oo Xaflad Lagu Qabtay Manchester Ku Sheegtay In Dadka Reer Somaliland Maanta Yihiin Isbedel Doon, Mabaadiida Xisbiga KULMIYE na Yahay Kii Ka Saari Lahaa Maanta Marxaladan Adag Ee La Soo Daristay Somaliland.

Xafladaa oo Amino-Weris uga warantay dadkii halkaa isugu yimid xaalada maanta dalku marayo, waxaa hadalkii ay halkaa ka tidhi ahaa mid dhinacyo badan taabanayay. read …

Khilaafkii U Dhaxeeyey Mayorka Borama Iyo Ururka Jidadka Ee Arna Oo Goor Dhawayd Lagu Dhawaaqay In La Soo Afjaray

Maayarka ayaa waxa kale oo uu xusay in qurba jooga reer Somaliland oo dhan looga baahn yaahan yahay in ay ka qayb qaataan dib u dhiska wadooyinka Awdal iyo Salal oo uu xusay in ay yihiin meel u baahan wax ka qabaho waxana uu yidhi ” read …

Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Kulan Ka Yeeshay Arimo Door Ah.

Hargeysa(Somaliland.Org) Gudoomiyayaasha sadexda xisbi qaran ee UCID,KULMIYE iyo UDUB ayaa maanta yeeshay kulan ay kaga wada hadlayeen sidii loo meel marin lahaa heshiis ay sadexda xisbi hore ugu kala saxeexdeen arimo la xidhiidha hawlaha doorashooyinka iyo sidii loo wada samayn … read …

Wasiirka Daakhiliga Oo Xaflad UDUB Lahayd Uga Baaqsaday Kulan uu Maanta Ku Hor Imaan Lahaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada.

Hargeysa(Somaliland.Org) Wasiirka Arimaha Gudaha C/laahi Ismaaciil Cirro ayaa maanta ka baaqsaday inuu hor yimaado kulan ku xog wareysan lahaayeen mudanayaasha golaha wakiilada.   Inkasta oo aanu wasiirka daakhiligu Mr,C/laahi Ciro sheegin sababta uu uga baaqday kulanka uu ku hor imaan … read …

“Waxaan xukuumadda ka codsanayaa inay isticmaasho xukunka dilka ah”…Eng Faysal Cali Waraabe

Hargeysa(Somaliland.Org) Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland KULMIYE iyo UCID ayaa soo dhaweeyay natiijada hordhaca ah ee xukuumadu ka soo saartay baadhista cidii ka danbeysay qaraxyadii sadexanka ahaa ee 29-kii October laga fuliyay magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID … read …

Wararka Wargeyska OGAAL: “Waxaan xukuumadda ka

  Hargeysa (Ogaal) – Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland KULMIYE iyo UCID ayaa soo dhaweeyay natiijada hordhaca ah ee  xukuumadu ka soo saartay baadhista cidii ka danbeysay qaraxyadii sadexanka ahaa ee 29-kii October laga fuliyay magaalada Hargeysa.  Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka … read …

Britain is leaving once-stable Somaliland to the mercy of al-Shabaab Islamist militants

The co-ordinated suicide bomb attacks in Somaliland’s capital Hargeisa two weeks ago shattered more than a decade of stability. Yet the despite the continuing threat hanging over this former British protectorate, the British government will not act to properly protect the fledgling democracy. The Guardian read …

Ciidamada Itoobiya oo sannadkan dhamaadkiisa ka bixi doona Soomaaliya

Wasiirka Difaaca ee dalka Itoobiya ayaa warqad uu u qoray xoghayaha Qaramada Midoobay Ban Ki-moon, waxa uu u sheegay in ciidamadiisu ay ka bixi doonaan Soomaaliya. Af-hayeen u hadlay Wasiirka Difaaca Itoobiya ayaa yidhi “hawshii nalooga baahnaa waan gudanay hase yeeshee caalamku tiisii kamuu soo bixin” isaga oo u jeeda ciidamadii nabad-ilaalinta ee caalamka ay ka filayeen. “Waxaan uga bixi doonaa qaab aan aad uga baaraandegnay” ayuu ku daray. read …

Redirection test

http://Somaliland.org/blog/2008/11/bogga-akhristaha/

Qoraalkaaga Waxaad Toos Ugu Daabici Kartaa Somaliland.Org

Dad badan oo arrimaha Somaliland daneeya aadna wax uga qora marxaladaha dalku marayo ayaa waxa ku adag inay wax ku soo daabacaan websiteyada af-ka Soomaaliga ku qoran waxana khasab ku ah inay marka hore email ku soo diraan qoraalkooda, kadibna qofka website maamulaa uu furo oo uu isagu soo geliyo ama, sida caadada noqotay inaanuu … read …

Musharraxa Madaxweyne-ku-xigeenka Xisbiga UDUB oo si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka Hargaysa.

Hargeysa (Somaliland.Org)- Axmed Maxamed (Jawhari) oo ahaa Musharaxii ku dhawaaqay inuu u tartamayo Jagada M/weyne ku xigeenka Xisbiga UDUB dhexdiisa ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeya y madaarka diyaaradaha ee Caasimadda Hargeysa. Mr. Axmed Jawhari oo ka soo kicitimay … read …

Wasiirkii Hore Ee Reer Miyiga Fu’aad Aadn Cade Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biiray Xisbiga KULMIYE.

“waxaan ahay nin wayn ee Ina Rayaale oo Somaliland haysta inaan dhinto dooni mayo”….Wasiirkii Hore Ee Reer Miyiga Fu’aad Aadan Cade   Hargeysa(Somaliland.Org) Wasiirkii hore ee Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Fu’aad Aadan Cadde ayaa maanta ku biiray Xisbiga Mucaaradka … read …

Wasiirka Daakhiliga Oo Qaraxyadii 29-kii Oktoobar Ku Eedeeyay Inay Ka Dambeeyeen Urrurka Al-Shabaab.

  Hargeysa (Somaliland.Org) Wasiirka daakhiliga C/llaahi Ismaaciil Ciro ayaa sheegay in qaraxyadii 29-kii bishii hore ka dhacay gobo ku yaala caasimada Hargeysa inay ka dambeeyeen ururka Al-shabaab,ka dib markii uu maanta shirjaraa;id oo uu xafiiskiisa ku dhawaaqay natiijadii ka soo … read …

Qoyska Madaxtooyada Dad Ka Tirsan Oo Weriye C/laahi Axmed Caarshe Ugu Hanjabey Inay Dilayaan.

Hargeysa (Somaliland.org) Dad ka tirsan qoyska madaxtooyada Somaliland ayaa dil ugu hanjebey wiil dhallinyaro ah qoraana ah oo magaciisa la yidhaahdo Cabdillaahi Axmed Caarshe dhowaan ayuu warbaahinta qaar ka mid ku soo bandhigay feker ah in uu qori doono buug … read …

“Qaraxyadii Anigu La Kori Maayo Al-Shabaab iyo Mbeghati Midna Ee Xukunku Inaguu ina Hayaa”… Guddoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan M. Aadan

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in weeraradii Argagixiso ee 29 Oct lala beegsaday goobo muhiim ah oo ku yaala magaalada Hargeysa ay fuliyeen dad u dhashay Somaliland, isla markaana aanu u nisbayn karin kuwo dibadda … read …