Monthly Archives: October 2008

Waraysi lala yeeshay Sheekh Xukuumadu waaran u goysay oo laga baadhayo buuraha waqooyi

Sheekh Maxamuud Sheekh Muxumed Raagge oo ka mid ah culimada aad looga yaqaano Gobollada Hargeysa iyo Gebiley oo ka mid ah hormuudka dad ka biyo-diidsan in degaamo ka tirsan waqooyiga oo muran ka taagan yahay la raaciyo Gobolka Awdal, ayaa si adag uga hadlay arrimo la xidhiidha dhulkaas lagu muransanaa, isla markaana xusay in beeshiisa hore loogu xukumay, balse aan marna loo fulin.
read …

Ictiraafka Somaliland Waxa Laga Raadinayaa Qol Madow Gudihii

C/laahi Axmed Caarshe Freelnce Journaliste, read …

Radio Horyaal Axad 26/10/2008

2008-10-26-00.mp3 read …

Radio Horyaal Sabti 25/10/2008

2008-10-25-00.mp3 read …

Wararkii U dambeeyay ee ka soo kordha Rabshadihii diwaangalinta Boorama ka dhacay.

Abaaro 12kii duhurnimo ayaa waxa xabadi ayku dhacday Alle ha u naxariistee Xamda Axmed Cabdi Miicaad oo da’deedu tahay 19jir iyada oo ku sugnayd goobta diiwaangalinta ee Qoorgaab ee dagmada Boorama. isla xabadan ayaa waxa ku dhawacmay gabadh kale oo … read …

XUSKA MAALINTA KACAAANKA 21/10/08 iyo MADAXTOOYADA SOMALILAND

MAHAMOUD MOHAMED read …

Isku-xidhnaansho ah Cabdillahi oo Xilka laga Xayuubiyo iyo Muddo Kordhinta kooxda Imbagathi oo ay soo kala Jeediyeen Zanawi iyo Jendayi Frazer.

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia ayaa muhiimadiisa ugu weyn ee uu la-guclaynayaa ay tahay in Cabdillahi Yussuf kursiga ka tuuro iyo in dhaqaale baaxad leh uu u helo Ciidamadiisa ku jooga Soomaaliya. read …

SALAADIIN CUQAALBEELAHA SACAADMUUSE IYO Suldaan Maxamed C/Qaadir Oo Xukuumada Rayaale Uga Digay In Ay Deegaamada Waqooyiga G/Hargeysa Ee Xeebta,Ka Reebto Diwaan-Gelinta.

Beesha ayaa ilahaasi tibaaxen si looga hortago khatarta arrintan ay dhinacooda ku taliyeen in lagu dhaqmo sida uu dhigayo nidaamkii lixdankii eek ala xadaynta gobollada iyo degmooyinka, isla markaana deegaan walba la raaciyo gobolkii ama degmadii uu ka tirsanaa. read …

Muuqaalada Xarunta 89 Oo Ay isdiiwaan Galintu Ka Socoto

Gudoomiyaha baarlamaannka Cabdiraxmaan Ciro ayaa isaguna bartaas ka tilmaamay in go’aankii baarlamaanka ee ahaa in dadka la diiwaan galiyo uu rumoobay isla markaana uu rajaynayo in hawsho si fiican u dhamaan doonto hadii alle idmo. read …

Radio Horyaal Khamiis 23/10/2008

2008-10-23-00.mp3 read …

Madaxweyne-ku-xigeenka oo soo Gaadhay Boorama, Saxmada Gaadiidka Daabulka iyo Xumada Dadweynehaha Gobolka

Dhinaca kale Maxada xubnaha Komishanka Qaranka ee u xilsaaran Gobolka Awdal Md Xasan Nuur Shire ayaa shaaca ka qaaday inay si nabadgalyo ah ku gaadheen degmooyinka awdal agabkii iyo hawlwadeenadii diiwaangalinta ee ka hawlgali lahaa deegaanadaas. read …

Ahmed Silanyo iyo Faysal Ali Waraabe Oo Booqasho ku Soo Gaadhay Magaalada Boorame Ee Gobolka Awdal

Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Muraacidka ah ee Kulmiye Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa booqasho ku soo gaadhay Magaalada Borama. read …

Maxaa ku Jaban Garta Garsoore Simpson?

A. M. Yusuf read …

Dadkuba Marbay Madax Noqdaan……..

Arrintuna waa sidaa aad sheegtay oo mafrishka ayuumbaad igu arki jirtay laakiin arintan aan jeebka kala soo baxay maad ogayn. Horta amba ma jecli inaan suxufi noqdo waayo dadkii oo aad qudh iyo maan u garanayso oo saaxiibadaa hadday doonaan ah, sideena iminka, ayuumbaad su’aalo dab ka kulul weydiinaysa. Markaa bal iska raalli ahaw hadii arrimahu iga yar barriiqdaan.
read …

Soomaalida Kale, Somaliland Ha Kaga Daydeen Tanasulka iyo ……………..

A. Gurato read …

Obama Abroad: Rebranding the US With Obama

We’re beginning to get a sense of how Barack Obama’s political success could change global perceptions of the United States, redefining the American “brand” to be less about Guantánamo and more about equality. This change in perceptions would help rebuild American political capital in the way that the Marshall Plan did in the 1950s read …

Radio Horyaal Arbaca 22/10/2008

2008-10-22-00.mp3 read …

Radio Horyaal Salaasa 21/10/2008

2008-10-21-01.mp3 read …

Khataraha ka soo ifbaxay olole Beelaysan oo Wasiirrada Daahir Riyaale ugu kala baxeen gobolada Dalka

Hargeysa (Somaliland.org) – Xukuumadda Daahir Riyaale ayaa qaadday ballaadhan oo olole siyaasadeed, iyada oo gabbood ka dhiganaysa hawsha diiwaangelinta codbixiyayaasha ee dalka ka socota. Mudane Riyaale ayaa wasiirradiisa iyo masuuliyiinta kale ee xukuumadda u kala diray gobolada iyo deegaamada ay … read …

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE gef iyo sharcidarro ku tilmaamay ololaha Wasiirrada xukuumaddu ka wadaan gobolada qaarkood

Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa gef iyo waxaan la aqbali karin ku tilmaamay dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo xukuumaddu ka wado qaar ka mid ah gobollada dalka gaar ahaan kuwa galbeedka oo hore loogu diiday xisbiyada … read …

Saaxada Siyaasado Anigana Ha ii Furnaato Qayrkayna Haka Xidhnaato

Cali MaarshaalHaddaba qormadan waxa aan ku naqdiyayaa a) Waxa aay ila tahey ina uu KULMIYE ka yeelo Ururada oo dib loo furo) Sida aay axsaabta badani u tahey laf dhabarka dimuqradiyada iyo distoorka Somaliland c)Baahida loo qabo Ururada Siyaasiga ah oo la furo d) Distoorku waxa uu ka odhanaayo tirada axsabda qaranka iyo sida aay ku soo baxayaan iyo dheeraad. read …

Hal Aan Tebayney

  Hal Aan Tebeyney         Sida dhagxaanta iyo dhirtuba u kala qiime iyo manaafacaad badan yihiin, ayaa aadanuhuna u kala haybad iyo sharaf weynaadaa, una kala waxtar roonyahay…. Mohamed Baashe X. Xasan : “Hal aan Tebeyey” boga … read …

Taariikhda SNM…!

Mohamed Adan Omar, read …

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Wakiilada JSL (KULMIYE) iyo Xoghaya Siyaasadda ee Xisbiga UDUB oo booqasho hawleed ku yimi Finland.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha wakiilada JSL Mudane Baashe Muxamed Faarax (KULMIYE) iyo xoghayaha siyaasadda ee xisbiga UDUB Mudane Cumar Jaamac Faarax , Iyadoo ay uga bilaabmatay booqasho hawleed dhinacyo badan leh oo socondoonta ilaa 28ka bishan aynu ku jirno.

read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Axad: Jawaabta Komishanku ka bixiyay doodii mudo-kordhinta iyo tirada iska diiwaan-gelisay ilaa hadda Saaxil

Berbera (Ogaal)- Guddiga Komishanka doorashooyinka qaranka iyo Deeqbixiyeyaasha Somaliland ka taageeraya dhaqaalaha Diiwaangelinta iyo doorashooyinka ayaa sheegay inay aqlabeen in maalin dheeraad ah oo ka baxsan shantii maalmood ee qorshuhu ahaa inay  socoto hawsha Diiwaangelinta gobolka Saaxil lagu darro, ka … read …