Bayaan Beeleed

UJEEDO: BAYAAN.
Haddanu nahay odaayasha,waxgaradka    aqoonyahanka,siyaasiyiinta,culama’udiinka,dhalinyarada,degmada garadag waxaan halkan idinku soo gudbinayna bayaaankan oo ku saabsan,sida aad wada ogtihiinwaxa dhawaan geeriyooday suldaankii beelaha  barre adaraxmaan suldaan Maxamed cabdi cali Alle ha unaxariiste,hadaba dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay cadaynayaan in aanu jirin suldaan la dooratay oo beeshu ogtahay,iyado xiliga la dooranayo suldaanka cusub ee buuxinaya jagada banaan waxa loo mari doona nidaamkii iyo sharcigii u yiil saldanada barreadaraxmaan iyoi uduruxmiin kaas oo ahaa sidan.

xeerka iyo nidaamka xulashadda suldaanka beesha iidle faarax iyo guud ahaan beelaha barre adaraxmaan;
xeerka 1. A. saldannadda beesha iidle faarax ma aha dhaxaltooyo qof ahaan ,aslan iyo farcan midnaba,
 
B, saldanada beeshu ma aha mid la isu soo sharaxo qof ahaan, ciddii sidaa yeesha way ka reeban tahay in la doorto waxayse tahay xulashi uu sameeyo iidle faarax laguna kala saaro ragga nidaamka iyo shuruudaha ay leedahay saldannadu.
      
                       2, nidaamka iyo shuruudaha saldannada barre-adraxmaan iyo uduruxmiin.
1. waa inuu yahay nin islaam ah oo beesha iidle faarax ka tirsan oo qaangaadha,
2.waa inuu caafimaad qabaa jidh ahaan iyo maskax ahaanba,
3.waa inuu yahay nin deegaanna oo ku shaqayn kara deegaanka beesha.
4. waa inuu yahay nin deeqsiya oo lagu yaqaano
5.waa inuu yahay nin caadilla oo lagu yaqaan
6.waa inuu yahay nin aftahan ah oo baliiq ah
7.waa inuu yahay dad yaqaan la yaqaan
8.waa inuu yahay nin dhaqanka soomaalidda iyo sharcigga islaamkaba wax fiican ka yaqaan,
9 waa inuu yahay nin ka fayow dhamaan dhaqamadda xunxun
10.waa inuu yahay nin samatalis ah isla markaana kor u qaadi kara sumcadda iyo iyo karaamadda beesha , kasbana kara soo jiidashadda beelaha aynu wada dhalanay iyo kuwa aynu oodwadaagta nahayba
11. waa inuu yahay nin aan wax denbiya ka gellin beesha iyo ummadda islaamka midna
12. waa inuu yahay nin lagu yaqaan wada tashi iyo goaan qaadasho.
13..waa inuu yahay nin leh naxariis una dhibirsan dadkiisa iyo guud ahaan ummadda islaamka
14. waa inuu yahay nin leh samir iyo dulqaad
15.waa inuu yahay nin leh aqoon waxbarasho oo la jaanqaadi kara isbedeladda dhaqan iyo horumarineed ee deegaankeena laga hirgeliyo
16. waa inuu yahay nin leh dadwad isla markaana ku dhegan ilaalinta midnimadda beesha.
 
Hadaba  inta ka horaysa inta beeshu iskaga imanayso in ay doorato suldaan cidii sheegata suldaan beesha ah,waxa loo aqoonsan doona cid ku gaftay masiirka umada.
 
                        MAGACYADA DADKA SAXEEXAY BAYAANKA. 
1- oday-AADAN MAXAMED SAMAKAAB. 
2-General-CARAB DUCAALE CILMI 
3-Prof_ABOKOR MUUSE JAMAC 
4-Dr-XUSEEN WARSAME SIYAAD 
5-Eng-CAWIL GOOX CABDI 
6-Prof_   IBRAHIN MAXAMED CALI XAYD 
7-Dr-JAMAC MAXAMED SAMAKAAB 
8-Dr-ISMACIIL DUCAALE CILMI 
9-Eng-ISMACIIL AXMED CIID 
10-Dr-MAXAMED CABDI MAXAMED 
11-Dr-SICIID AXMED CIID. 
12-Phd-SICIID SAALAX GAADH-HAYE. 
13-Dr-IBRAHIN AXMED CIID 
14-md-CABDI XASAN JAAMAC 
15-eng-AADAN BOOBE AXMED 
16-eng-C/RASHIID CAARSHE AXMED 
17-Dr-MAXAMUD SICIID AYAANLE 
18-Dr-RASHIID XASAN DUCAALE 
19-low-HANAD CABDI MAXAMED 
20-Dr-C/RASAAQ AXMED CIID 
21-YAASIIN CABDI MAXAMED 
22-MUSTAFE CABDI MAXAMED 
23-JAAMAC AXMED X.XIRSI 
24-CABDI GOOX CIID 
25-AADAN CIISE CABDI 
26-MUSTAFE XUSEEN JAAMAC 
27-ABOKOR AXMED CIID 
28-ISMACIIL CABDI MAXAMED 
29-C/LAAHI SAAALAX GAADH-HAYE.

 

30-MUSTAFE MAXAMED NUUR AMAAN

 

32-SAHAL SAALAX GAADH-HAYE.

 

33-MUSTAFE CABDI MAXAMED

 

34-DAHE MAXAMED NUUR AMAAN

 

35-JAAMAC FAARAX SAMAKAAB

 

36-CUMAR CABDI MAXAMMED

 

37-MAXAMUD CABDI MAXAMED

 

38-AXMED MAXAMED CALI

 

39-MAXAMED XUSEEN JAAMAC

 

40-AADAN MAXAMED HIRAD

 

41-AXMED MAXAMED CIID

 

42ISMACIIL CIISE MAXAMUD

 

43-MAXAMUD XGOOX CIID

 

44-XUSEEN MIRE CALI

 

45-MAXAMED AADAN COLAAD

 

46-AADAN FAARAX SAMAKAAB

 

47-AXMED ADAN COLAAD

 

48-SICIID MAXAMED OOGLE

 

49-CABDI IBRAAHIN CIID

 

50-CAWIL IBRAHIN CIID

 

51-FARXAAN CABDI CIID

 

52-Dr-AYAANLE ROOBLE DHUXUL

 

53-Dr-CABDI ISMACIIL ROOBLE

 

54-KHADAR XUSEEN DIIRIYE.

 

MAXAMED XAAJI AXMED BURAALE

 

56-C/RAXMAAN MAXAMED FARAX

 

57-CABDI DHIILOOD CALI SHIRE

 

58-MAXAMED SICIID AYAANLE

 

59-CALI MAXAMED OOGLE-

 

60-AXMED MAXAMED CABDI(HOORI)

 

61AXMED XASAN JAAMAC

 

62-BILE XIRSI CIID

 

63-AXMED SALEEBAAN BARRE.

 

64-CABDI CALI MIRE

 

65-MUUSE AXMED ISMACIIL

 

66-CALI GOODHI MIRE

 

67-C/LAAHI MAXAMED GUUREYE

 

69-SANCASE JAAMAC BARRE

 

70-Ismaciil Maxamed c/amaan

 

71-FAARAX JAAMAC BARRE

 

72-CAWIL MAXMED CABDI

 

73-AXMED ISMACIIL MAXAMUD

 

74-CABDI AADAN YACQUUB

 

75-MUUSE GAAFADHI CALI

 

76-FAARAX CAARSHE DUCAALE

 

77-CABDI DIIRIYE BARRE

 

78-SALEEBAAN BARRE CALI

 

79-SICIID XASAN JAAMAC

 

80-C/LAAHI XUSEEN YACQUUB

 

81-FAARAX JAAMAC MUUSE

 

82-AXMED GOOX MUUSE

 

83-SICIID MIRE FARAX(GIIRE)

 

84-CABDI CALI BAADERI

 

85-C/RISAAQ SICIID AYAANLE

 

86-MAXMUD SALEEBAN DH/MADOBE

 

87-CABDI MAXMED HOORI

 

88-IBRAHIN CABDI HOORI

 

89-MUUSE AXMED Gr

 

90-XASAN DUCAALE CILMI

 

91-CAABI CABDULE CABDI

 

92-JAAMAC MAXAMUD DUCAALE

 

93-MAXAMED JAMAC QUSHIQUSHI

 

MAXAMED DHUNKAAL MAXAMED

 

95-XASAN MAXAMUD MAXAMED

 

96-ISMACIIL MAXAMUD CALI

 

97-MUUSE MAXAMED WARSAME

 

98-MAXAMED MAXAMUD DUCAALE

 

99-AXMED JAAMAC MAXAMED

 

100-FAARAX JAAMAC XUSEEN

 

101-XASAN MAXAMUD WARSAME

 

102-DIIRIYE AXMED CALI

 

103-SAALAX CILMI MAXAMUD

 

104-XUSEEN DIIRIYE MUUSE

 

105-AADAN SAALAX MUUSE

 

106jaamac diirye xasan

 

107Gaas Cabdulle Cali

 

108-Barre Adan Cabdulle  (afyare)

 

109-WARSAME DIIRIYE XASAN

 

110-CARAB AADAN CABDULE

 

111-Saleban Bobe Axmed

 

112 Abokor Mohamed Ahmed

 

113Ismail Salad Ahmed 

 

114-SICIIDMohamed Ahmed

 

115 Askar Ogle Cali

 

116 Saleban Siciid Oogle

 

12. Farax Askar Ogle

 

13. Awliyo Mohamed Ogle

 

14. Adan Katun Warsame

 

15. Xasan Abyan Warsame

 

16. yusuf Jama Warsame

 

17. Cawil Haybe Warsame

 

118.Ahmed Barre Qaasaali

 

1119.Mohamed Xuseen Qaasaali

 

120. Cabdi Yasin Qasaali

 

121. Cawil Xasan Muse

 

122. Siciid Gelee Muse

 

123. Mubarik Shire gelle

 

124.Hilac Warsame Diriye

 

125. Mohamed Cabdilahi Diriye

 

126. Ahmed Salah Diriye

 

127.Cabdi Qasim Mohamed

 

128. Cabdilahi Mire Ducale

 

129. Farah ismacil Burale

 

130.Cabdilahi Hurre Mire

 

131.Daud Kariye Bullale

 

32. Dahir Calin Gorayo

 

1133.Cabdi Mohamed Hiirad

 

134.Fuad Rage Mohamed

 

135. Daud Rage Mohamed

 

136.Casayr Adan Roble

 

1137. Xussen Shire Xasan

 

138. Cabdi Siciid ismail

 

139. Ibrahin Cabdi Mohamed

 

140.Salad Mohamed Farah

 

141.Salad Mohamed Farah

 

142.Ahmed rage Mohamed

 

143. Cabdi Rage Mohamed

 

144-ISMACIIL XIRSI XASAM

 

145-SICIID IBRAHIN CIID

 

146-CABDI CIID FAAARAX

 

147-MAXMUD RAAGE CABDULE

 

148-CIISE NUUR MAXAMED

 

141YAASIIN SALEEBAAN DUCAALE

 

142-XASAN DIRIR XUSEEN

 

143-CABDI AYAANLE BARRE

 

144-BILE XUSEEN CABDULE

 

145 AXMED CAWAD WARSAME

 

147C/RISAAQ SAHAL DUCAALE

 

158-CALI ABDI AXMED

 

159-SAALAD JAAMAC DHUXUL

 

160-ISMACIIL CABDI AXMED

 

]161-SAALAX DIIRIYE XUUXAA

 

162-MUSTAFE JAAMAC NUUR

 

164-MUSE CABDULE

 

168-MAXAMED AMXAMUD DIRIR

 

160-SALAAD XIRSI MAXAMED

 

161-DAAHIR CILMI MAXAMED

 

162-SICIID BULAALE MAXAMED

 

163-WARSAME ISMACIIL JAAMAC

 

165-AADAN DUCAALE CISMAAN

 

166-IBRAAHIN JAAMC FAARAX

 

167-CABDI AADAN MAXAMED

 

168-ISMACIIL MAXAMED CABDULE

 

169-AXMED AADAN DUCAALE

 

170-BILE AXMED DUCAALE

 

171-AXMED SAALAX CIGAAL

 

172-G/sare XASAN RAAGE CABDULE.

 

173-C/LAAHI DIIRIYE CABDULE.

 

174-ODAY-AADAN CIID FAARAX.

 

175-ODAY-SAHAL DUCAALE MAXAMED

 

 

 

                   AALLA MAHAD LEWH.
This entry was posted in Other. Bookmark the permalink.

Comments are closed.