Monthly Archives: October 2008

Magaalada Hargeysa Kadib Qaraxyadii Argaggixisada

read …

Radio Horyaal Khamiis 30/10/2008

2008-10-30-00.mp3 read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Khamiis: Magacyada Dhimashada iyo dhaawaca Qaraxyadii Argagixiso ee shalay

Hargeysa (Ogaal)- Siday tibaaxeen Wararkii ugu dambeeyay ee xalay laga soo xigtay hawl-wadeenada Caafimaadka, ilaa 21-qof ayaa ku geeriyooday Qaraxyadii xidhiidhka ahaa ee lala beegsaday Xafiiska UNDP, Safaaradda Itoobiya iyo Xarunta Madaxtooyada Somaliland. Isla markaana waxa la sheegay in soddomeeyo … read …

Somaliland students in Yemen condemn with strongest possible terms the inhuman suicide attacks in Somaliland

Ahmed Mohamoud Elmi read …

Message of condolences and condemnation

The Hague, 29 October 2008 I take this opportunity to convey my condolences and sympathies to the victims and their family members whom have been affected by today’s terrorist attacks in Somaliland and Puntland. I strongly condemn today’s terrorist attack … read …

Xisbiga Kulmiye-Uk oo Tacsi U Diray Dadki Ku Geeriyoday, Canbaareyeyna Falalkii..

    Dhamaan tageerayaasha xisbiga kulmiye ee  qurbajooga ah khasatan qurbajooga Carigga Ingriiska  siiba gudida fulinta, gudida laamaha iyo tageerayaasha guud waxay cambaraynayaan weerarkii qaraxyada argagixisada tacsina u dirayaan dhamaan eheladdii dadkii ku geeriyooday  weerarka qaraxyadda ee lala beeg saday … read …

Bayaan Beeleed

UJEEDO: BAYAAN. Haddanu nahay odaayasha,waxgaradka    aqoonyahanka,siyaasiyiinta,culama’udiinka,dhalinyarada,degmada garadag waxaan halkan idinku soo gudbinayna bayaaankan oo ku saabsan,sida aad wada ogtihiinwaxa dhawaan geeriyooday suldaankii beelaha  barre adaraxmaan suldaan Maxamed cabdi cali Alle ha unaxariiste,hadaba dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay cadaynayaan … read …

Shir Ka Dhacay Galbeedka London Oo Looga Hadlay Sidii Loo Horumarin Lahaa Ciyaaraha Gobolka Togdheer

 Taariikhdu markay ahayd 18/10/08 waxaa ka dhacay galbeedka magaalada london shir ay isugu yimaadeer qaar ka mid ah qurba jooga deggan wadankan ingiriiska shirkaas oo ay qaban qaabadiisa lahaayeen dhalinyaradii waayadii hore u ciyaari jiray gobolka Togdheer, waxaa kale oo … read …

Faahfaahin Dheeraad Ah Qaraxyadii Ka Dhacay Hargeysa

qaraxyoIyada oo aan weli warar rasmi ah laga hayn magacyada dadka ku geeriyooday qaraxii argaggixiso ee shalay lala beegsaday goobo muhiim ah oo Somaliland ah, ilaa iyo imika inta la ogyahay waxa tirada dhaawaca iyo dhimashada iskudarkoodu gaadhayaa uga yaraan 47 qof. Lama hayo weli tirada dadka weerarka soo qaaday ee ismiidaamiska ahaa. read …

Radio Horyaal Arbaca 29/10/2008 – Weeraro Argaggixiso oo Lala Beegsaday Somaliland

2008-10-29-00.mp3 read …

RAADTV Oo Ka Waramaya Qaraxii Maanta Ka Dhacay Caasimada Hargeisa Somaliland

read …

21 Killed In A Blast In Somaliland

At least 21 people have been killed in a wave of coordinated car-bombings after three large explosions rocked the capital of Somalia’s self-declared republic of Somaliland, HargeisaThe presidential palace, Ethiopian embassy and UN offices were targeted in the coordinated car bomb attacks.
read …

BREAKING NEWS: Madaxtooyada Somaliland, Xafiiska UNDP Iyo Safaaradda Ethiopia ee Somaliland Oo Qaraxyo Xoogan Lala Beegsaday

Waxa Saaka abaara tobankii (10) subaxnimo ee wakhtiga Hargeysa qarax weyn lala beegsaday aqalka madaxtooyadda Somaliland, safaaradda Ethiopia ee Somaliland iyo xafiiska hayadda UNDP. Sida wararku nagu soo gaadhayaan waxa ku dhintay qaraxyadaas kala duwan ilaa 20 qof halka ilaa … read …

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo lagu casuumay shirweyne caalami ah oo ka dhacaya dalka Sweden

Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar oo uu waramay Somaliland.Org ka hor intii aanu dhoofin ayaa yidhi “xisbiga KULMIYE wuxuu ku shaqaynayaa siyaasad dibadeed oo kobcinaysa xidhiidhka Soomaliland la leedahay caalamka read …

Ictiraafka Somaliland Waxa Laga Raadinayaa Qol Madow Gudihii

C/laahi Axmed Caarshe read …

Dhacdooyinkii ka hor intayna bilaabmin diwaan galinta Borama

Cabdale Farah Sigad
read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Isniin, 27/10/2008

  Waraysi lala yeeshay Sheekh Xukuumadu waaran u goysay oo laga baadhayo buuraha waqooyi  “Ina Rayaalaanu is-haysanaa…Afrikaankuna wuxuu u tumaa maalinba ninka taajka gashan” Hargeysa (Ogaal)- Sheekh Maxamuud Sheekh Muxumed Raagge oo ka mid ah culimada aad looga yaqaano Gobollada … read …

Gabiley wax yar oo fudud inay ku ficiltanto waan ka wacdiyayaa” Xaaji Cabdi Waraabe

Sidoo kale waxa la waydiiyay su’aal u dhignayd, maadaama waxa laysku haystaa xad goboleed tahay, ma la odhan karaa Xeerka kala xadaynta Gobollada ee aan hirgelin ayaa sabab u ah? Waxa uu ku jawaabay, “Waa la soo saari doonaa (Xeerka kala xadaynta Gobollada), wax waynu dhammaysanay oo waynu soo soconay, umad wax kala qaadata ayaynu ahayn, laakiin wixii dhiman marka ay Doorashadani dhammaato, oo ayaynu qodob walba farta saari doonaa.. Imikase wixii cannaan ah Golayowga ayaa leh, anaguna wax badan-na la qabay, waxna waa dhiman yihiin. Waxaa dhiman waanu ku soo soconaa oo wax aanu daynayno maaha read …

Deegaamada waqooyiga Hargaysa si madaxbanaan bay diwaangalintu uga qabsoomaysa, gobolna lahoos gaynmaayo ilaa inta xalkooda la gaadhayo.’

Guddoomyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Md. Maxamed Ismaaciil Maxamed (Kabaweyne)   Hargeysa (Jam)- Guddoomyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Md. Maxamed Ismaaciil Maxamed (Kabaweyne) ayaa shaaca ka qaaday in Komishan ahaan aanay khusayn, isla markaana arrin u taal ahayn deegaannada iyo goobaha la … read …

Radio Horyaal Isniin 27/10/2008

2008-10-27-00.mp3 read …

“Madaxweynuhu wuxuu amar ku bixiyey in awood militeri lagu dhigo Sanaaduuqda goobihii ay dadku ka gadoodeen, wixii khasaare ah..

Codsigaa aanu ula tagnay Madaxweynuhu wuu naga diiday, waxaana muuqatay meeqaamka beesha Sacad Muuse oo uu ka kacay Salaadiinta isaga oo wax tixgelin ah siinin, waxaanu amar nagu siiyey in 7 goobood ee waqooyiga Gabiley dhamaantood loo dhigayo gobolka Awdal , lixda goobood ee waqooyiga Hargeysa-na uu laalay, intaa dabadeed waxaanu ka codsanay in dhamaantood wada laalo oo uu… read …

Maxaad Ka Taqaan Lama Ilawaanka U Dhexeeya Jabuuti Iyo Somaliland

Yussuf Hassan (Yucuboole)
read …

Markabka Hubka Culus Sida ee Ku Afduuban Xeebta Somalia Waxa Iska leh Ganacsade Yuhuudiya.

Xukuumada Sudan ayaa hore ugu eedaysay Israil in ay hubeyneyso,isla markaana tababrayso Mucaaradka Koonfurta iyo kuwa Daarfuur ee dalka Sudan.
read …

“Kala-xadaynta gobollada waa in loo raaco Distoorka iyo Xuduudihii 1960” Muuse Biixi Cabdi

Sida warku sheegay waxay dadkaasi weerarka ay ku qaadeen goobahaa Diiwaangelinta loo asteeyay ku sababeeyeen in aanay ka tirsanayn gobolka Awdal. Taas bedelkeeda waxay sheegeen in deegaan ahaan ay hoos tagaan Gabiley, isla markaana aanay ogolayn in deegaankooda gobol kale la raaciyo.

read …

Dhul-baa is-diiwaan-galintiisa Awdal iyo Gabiiley isku haystaana?

Cali Cumar Xasan read …