Monthly Archives: September 2008

Wararka Wargeyska OGAAL, Khamiis: Dhinac ka mid ah Khilaafka KULMIYE oo qaadacay Go’aanka Guddiga Dhexdhexaadinta

“Kuma qanacsanin go’aamada iyo soo jeedimaha Guddidu soo saartay” Cabdiraxmaan aw Cali Faarax Hargeysa (Ogaal)- Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax oo horjooge u ah dhinac ka mid ah khilaafka xisbiga KULMIYE ayaa xalay shaaca ka qaaday in aanay dhinacoodu ku qanacsanayn … read …

Mulacyaynta iyo jiitankan inaan dani ku jirin waa muuqatey.

Ibrahim S. Yusuf-Bulay read …

Cabdiraxmaan Aw Cali iyo shan xubnood oo ka tirsan kooxdiisa oo ku gacansaydhay go’aamada Xeerbeegtida KULMIYE

Hargeysa (Somaliland.org) – Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo xubno dhawr ah oo ka tirsan kooxdiisa ayaa deedafeeyey go’aanka iyo talooyinka guddida Xeer-beegtida ahi ka soo saareen khilaafkii ka dhashay shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee lagu qabtay magaalada Burco, iyaga oo sheegay in aanay ku qanacsanayn go’aankaas, halka hoggaanka xisbiga KULMIYE uu aqbalay go’aamada guddida.
Aragtida Muwaadinka read …

25 Comments

Guddida Dhexdhexaadinta Xisbiga KULMIYE oo caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay go’aamo iyo talooyin ay ku soo afjarayaan wadahadalada

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddida Dhexdhexaadinta khilaafka xisbiga KULMIYE ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay go’aamo iyo talooyin ay ka gaadheen arrinta, isla markaana ay doonayaan inay ku soo afjaraan khilaafkaas. Go’aamada guddidu ka gaadhey khilaafka oo qoraal ah waxay … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Arbaca: Natiijada Ergada dhexdhexaadintu ka gaadhey Khilaafka KULMIYE oo caawa lagu dhawaaqayo

 “Guddidu Ma waxay go’aamiyeen in Golaha Dhexe ee KULMIYE mar kale shiro, Mise …?”   Hargeysa (Ogaal) – Guddida Dhexdhexaadinta khilaafka xisbiga KULMIYE ee ka dhashay Shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga ee lagu qabtay magaalada Burco ayaa lagu wadaa inay … read …

Guddida Dhexdhexaadinta Khilaafka KULMIYE oo habeen dambe xaflad caam ah kaga dhawaaqi doono go’aamada ay labada dhinac ku dhexdhexaadiyeen

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddida Dhexdhexaadinta khilaafka xisbiga KULMIYE ee ka dhashay Shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga ee lagu qabtay magaalada Burco ayaa lagu wadaa habeen dambe inay si rasmi ah ugu dhawaaqi doonaan go’aamada ay gaadheen ee ay ku dhexdhexaadinayaan … read …

Boqollaal Dhallinyaro shaqa-doon ah oo Komishanku ugu yeedhay Imtixaan shaqaaqo iyo shoobare isu rogey

Hargeysa (Somaliland.org) – Boqollaal dhallinyaro arday ah ayaa saaka is hortubay xarunta Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Hotelka Imperial oo isaga loo qorsheeyey in lagu qabto imtixaan lagu kala xulayo boqollaal dhallinyaro ah oo Komishanka Doorashooyinku u qaadanayo hawsha diiwaangelinta Codbixiyayaasha. … read …

Kulmiye miyuu burburey mise wuu bislaadey?!!!!.

Osman Omar Dool read …

ROGE:Sheeko wacani waa in ay sidan ahaataa!

Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd” read …

SOMALILAND A STATE OF FAULTLESSNESS

Mohamed Omar
read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Isniin: “UDUB waa Xisbi is ogol laba nin-baana u sharaxan, nin Suuqa joogase…” Wasiir Cali Maxamed Warancadde… Waraysi khaas ah

“Shaqaalaha Shirkaddaha iyo kuwa hay’addahaba Mushaharkooda Cashuur baa laga jarayaa” Hargeysa (Ogaal)- Wasiirka Duulista Hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo xubin ka ah guddi Wasiiro ah oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlanaa sidii kor loogu qaadi lahaa … read …

Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Faadumo Xasan C/laahi, oo maanta 22.09.2008 ku geeriyootay Magaaladda Hargeysa. Guddoomiyuhu … read …

G/Xigeenka Wakiiladda Oo Magaaladda Oslo Shir Xogwaraysi Ah Kula Yeeshay Xubnaha Xisbiga Kulmiye

GUDDOOMIYE-XIGEENKA 1AAD EE GOLAHA WAKIILADDA OO OSLO KULA YEESHAY SHIR XOG WARAN AH XUBNAHA XISBIGA KULMIYE EE DALKA NORWAY Oslo(Ramaas) Sept22. 2008 – Guddoomiye-xigeenka 1aad ee golaha wakiiladda Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa shalay galab kulan si heer sare ah … read …

Meles Proposes a Two-State Solution for Somalia

The Somaliland delegation highlighted the fear of Somaliland drifting towards Eritrea if the KULMIYE opposition party wins the presidential election scheduled to take place mid next year. The Somaliland delegation also tabled a number of evidences accusing Puntland of providing sanctuary to ONLF and Oromo dissident groups. read …

Tagged , , , |

Md Riyaale oo la filayo soo noqodkiisa inuu ka dego magaalada Burco

Burco (Somaliland.org) – Madaxweynaha xukuumadda ku-meel-gaadhka ah ee Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin oo hadda socdaal ku jooga magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa la sheegay inuu toos u degi doono magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer marka uu dalka … read …

Wadahadaladii xallinta khilaafka xisbiga KULMIYE oo soo gebageboobey iyo go’aamada laga sugayo guddida dhexdhexaadinta

Hargeysa (Somaliland.org) – Wadahadaladii turxaanbixinta xisbiga KULMIYE ayaa la sheegay in la soo gebagebeeyey, waxaana la filayaa in guddida dhexdhexaadintu ay si rasmi ah ugu dhawaaqaan qodobada go’aamo ay doonayaan in lagu soo afjaro khilaafka labada maalmood ee soo socda. … read …

Tagged |

Wararka Wargeyska OGAAL, Axad: Rayaale muxuu kala kulmay London

Waftiga Madaxweyne Rayaale oo ka degay waddanka Ingiriiska  London (Ogaal) -Madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wafti uu hogaaminayo  ayaa xalay fiidkii ka degay magaalada London ee xarunta boqortooyda dalka Britain, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne … read …

Bulaalow Horta Waad Hadashay Intii Mooyahaagu Kuu Qaadi..

Khadar Aw Axmed Camir read …

Togdheer: Fadeexadii Ugu Weynayd ee Soo Food Saartay Wariyayaasha Reer Burco Abid

Foosi Saleban Aw-Bindhe read …

Daahir Riyaale oo booqasho aan hore u qorshaysnayn ku tegey Ingiriiska

Booqashada Riyaale ee Faransiiska oo qaadatay muddo saddex maalmood ah, kadib, mudane Riyaale iyo weftigiisu waxay halkaa uga sii ambabaxeen Dalka Jarmalka, Arbacadii, 17 September. read …

Is-Beddel…Is-Beddel: Rajada Nolol Ku Madiyawday

Ummadaha dunidu mar way gefaan, way khaldamaan, xaqiiqadana si kama’ ah way u gees maraan; mar labaad se lagama yaabo. Tibaax Soomaaliyeed oo cuddoon ayay si cufan u meel mariyaan; Mar I dage Alle ha dago, mar labaad I dage se, anays dagay. Dhibtii shalay ay furdaamiyeen inay maanta iyada oo mutaxan ku soo noqoto ayay ka taxaddaraan. read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Sabti: “Somaliland waa Ilays ka dhex

Mr. Ahmedou Ould-Abdallah waxa uu xusay in Budhcad-Badeeddu ay kor u sii qaadayso Sicir-bararka ka jira Somalia, isla markaana ay sahayan karaan nabadgelyada Dalalka deriska la ah Somalia, sida Itoobiya iyo Yemen. Isaga oo ballan-qaaday inuu arrrintan hor dhigi doono Shirka ka socda Jabuuti iyo sidoo kale Qaramada Midoobay. read …

Dhammaan xubnaha laanta UCID ee Sweden

Waxaa dhawaan la isku diyaarinayo shirkii guud ee laammaha UCID ee dalalka Yurub read …

Xisbiga Kulmiye oo sameeyey isbeddel siyaasadeed oo cusub

C/casiis Xirsi Cumar
read …

Tacsi: Faadumo Xaaji Haybad

Cisman Haybe read …