Monthly Archives: September 2008

Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo markii u horreysey ku Hambalyeeyey waxa ay qabsatay Somaliland

Jabuuti (Somaliland.org) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii u horreysey ku hambalyeeyey Somaliland nabadda iyo dowladnimada ay haysato muddada 17ka sannadood ah ee Soomaaliyadii ay ka midka ahayd burburka iyo colaadaha ay ku sii hoobanayso. Madaxweyne Geelle … read …

Xoghayaha Guud Xisbiga UDUB diidey ka qaybgalka dood saddexda xisbi ay ku martiqaadday hay’adda IRI

Hargeysa (Somaliland.org) – Dood uu qabanqaabiyey xafiiska Mac-hadka IRI (International Republican Institute) ku leeyahay magaalada Hargeysa oo uu ku talagalay inuu isugu keeno saddexda xisbi Qaran iyo saxaafadda ayaa qabsoomi kari weydey labadii habeen ee Isniintii iyo Salaasadii, kadib markii … read …

Munaasibaddii Ciidda iyo hadalada Hoggaamiyayaasha Xukuumadda iyo Mucaaridka Somaliland

Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyayaasha Siyaasadda Somaliland ayaa dadweynaha magaalada Hargeysa saaka kala qaybgalay Tukashada Salaadda Ciiddul Fidriga oo lagu tukadey Masaajiddada waaweyn iyo garoonno kala duwan oo ku yaalla magaalada Hargeysa, halkaas oo ay madaxdu hadalo koobkooban oo duco iyo … read …

Ciid Wanaagsan


Hambalyooyinka Ciidda

Aragtida Muwaadinka read …

10 Comments

Hambalyada Ciidda ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo kan xisbiga KULMIYE, Waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaa ummadda Muslinka, gaar ahaan shacbiga reer Somaliland, isaga oo ugu hambalyeynaaya Munaasibadda CIIDAL FIDRIGA. Waxa … read …

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Shaariqa Ku Soo Arkay Guri Uu Rayaale Ka Iibsaday

Haa, anigaa soo arkay oo Shaariqa wuxuu ka iibsaday guri laga furtay xafiisyo ay ka mid tahay hay’ad la yidhaahdo AMAL iyo hay’ad kale oo la yidhaahdo First lady charity foundation, waxaana hay’adda guddoomiye ka ah nin la yidhaahdo Cismaan Sheekh, oo Hargeysa jooga, waana hal guri oo Fiila ah, waxaana loo samaystay mashaariic Talyaaniga lacag lagaga qaato.”
read …

Xusuusqorka Muhaajirka:Ha La I dhoofsho Ama Waan Tahriibi!

Akhriste aniga oo ku labisan dharkii aan Berbera kaga baxay ayaan goostay inaan baxo laakiin qabowgii iyo socodkii badna ee buuraha dhaadheer ee u dhaxeeya Suuriya iyo Turkiga ayaa i xasuusiyey inaan durba soo galay nolol rafaad iyo silic badan aniga iyo shan wiil oo ila safar ahaa ilaa Berbera ayaa soo gaadhnay dalka Turkiga anaga oo aan maalmo badan cunto cunin roob aad iyo aad u badana uu nagu da’ay kaas oo badalay muuqayagii.. read …

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE iyo Guddi uu hoggaaminayo Cadami oo caawa kulankii ugu horreysey yeeshay

Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaanka Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE ayaa caawa la kulmay guddi uu hoggaaminayo Axmed X. Cali Cadami oo ka socota in ka badan 40 xubnood oo ka mid ahaa kooxdii ka baxday Shirkii Golaha Dhexe ee … read …

Weerarka Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada SL ku hayo Shirkadaha Shidaalka iyo xidhiidhkiisa Puntland

Hargeysa (Somaliland.org) – Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa la xaqiijiyey in kala shaqaynayo Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya isku day uu maamulkaasi doonayo inuu carqaladeeyo sahaminta iyo baadhista Shidaalka Somaliland. Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah mudanayaasha … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Axad: “Faransiiska inaynu wax kala iibsanaa waa daruuri laakiin maalin kaliya wax laguma kala iibsado”

Hargeysa (Ogaal) – Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa shalay galinkii dambe dalka ku soo laabtay, ka dib markii ay soo dhamaysteen safar ay ku soo mareen wadamo dhawr ah oo ka mid ah qaarada Yurub. … read …

Tacsi:Marxuum Maxamed Cabdilaahi Faarax

Bahda Mareegta Farshaxan read …

Comments on the First American Presidential Debate of 2008

Ibrahim H. Gagale. read …

Mujaahid cabdiraxmaan iyo mujaahid ibraahim dib ah isu xisaabiyeen.

Maxamed Jaamac Cali (faroole). read …

Markay kooxi Orgootaba ma Asooli Karayno.

Hamud Duale read …

Hangaraarac Lug Ka Go’day Uma Dhutiyo Gar Diidna Waa Alle Diid Ee Garabka Cabdiraxmaan Aw-Calow Maxaad Gartii U Diideen Adinkoo Og Gardarradiina!!!

Qalinkii: Shueib A. Yusuf read …

Daahir Riyaale oo ka jawaabey wararkii sheegayey inuu ka degayo Burco, khilaafkii KULMIYE iyo wakhtiga Shirweynaha xisbigiisa UDUB

Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyaha Xukuumadda KMG ah ee Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa sheegay in aanay qorshaha ugu jirin inuu ka dego magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer soo noqodkiisa, sida ay sheegeen warar  aan rasmi ahayn oo soo … read …

Daahir Riyaale oo galabta dalka ku soo laabtay, kana xogwarramay dalxiiskiisii Faransiiska, Jarmalka iyo Ingiriiska

Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyaha xukuumadda KMG ka ah ee Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa galabta dalka ku soo laabtay, isaga oo ka soo kicitimay dalka Ingiriiska oo uu ku soo gebagebeeyey booqasho laba toddobaad ah oo u soo maray … read …

Wararka Wargeyska OGAAL: “Kulmiye fadhiisan maayo ciddii la

  Hargeysa (Ogaal) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in aan Xisbiga Kulmiye u fadhiisan doonin khilaaf iyo cid ka hadha toona, Islamarkaana uu gudanayo waajibaadkiisa Xisbinimo oo la gaadhay wakhtigii Kulmiye … read …

Somaliland: KULMIYE Statement on the Horn of Africa

Somaliland: KULMIYE Statement on the Horn of Africa Dr. Mohamed A. Omar KULMIYE FOREIGN AFFAIRS SPOKESMAN

Momar read …

Tacsi: Hooyo Fadumo xaji Haybe

Maxamud Caydiid Lafcanbe read …

Nursing Clinical Instructor/lecturer (12 months) vacancy

The post holder will contribute to the successful implementation of a new Nurse Tutor Training (NTT) Course, with a specific focus on strengthening clinical skills and practice. read …

GARAW LAGUUMA HAYEE GAR CEEBLA MA MARSANAYSAA INA AW CALI FAARAXOOW

HASSAN KHADAR read …

Maxaa kugu doortaa mar kale Dahirow?

Daha Farah read …

The Kulmiye Wonderful Drama

Mohamud Tani
read …

Axmed X. Cali Cadami iyo in ka badan 40 xubnood oo Golaha Dhexe ah oo taageeray go’aankii Guddida Dhexdhexaadinta Khilaafka KULMIYE

Hargeysa (Somaliland.org) –Axmed X. Cali Cadami oo ka mid ahaa labadii musharrax ee ka cadhooday shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE iyo guddi uu Guddoomiye u yahay oo ay iska dhex doorteen ilaa 50 xubnood oo ka mid ah xubnihii … read …