Monthly Archives: August 2008

Magacyada 29 xubnood oo ka mid ah Guddida Fulinta KULMIYE oo la magacaabay iyo la taliyayaal

Burco (Somaliland.org) – Hoggaanka Xisbiga Kulmiye ayaa magacaabay 29 ka mid ah xubnaha Guddida Fulinta oo tiradoodu noqonayso 35 xubnood iyo la-taliyayaal, isla markaana soo hordhigay Shirka Golaha Dhexe uga socdey Hotelka City Plaza ee magaalada Burco oo maanta la … read …

Shirweynaha KULMIYE: Waa Astaan Muujinaysa in Xisbiga KULMIYE Diyaar u yahay Hogaaminta Dalka sanadka 2009

Hadaba Xisbiga KULMIYE oo isagu ah xisbiga mucaaridka ah ee ugu weyn Somaliland oo ah Xisbi ay isugu tageen waxgaradka, aqoon yahanka, ganacsatada, dhalinyarada , haweenka, culimada iyo indheer garadka Somaliland ayaa Shirweynaha golaha Dhexe ee xisbigaasi uu magaalada Burco ku qabtay waxa uu si la yaab leh usoo jiidanayay indhaha dadweynaha Somaliland iyaga oo dareemayay in Xisbigani uu yahay ka kaliya ee fahmi kara dareenkooda, si wadaniyadi ku dheehan tahayna wax uga qaban kara dhibaatooyinka dalka ka jira una horseedi kara dalkeena aqoonsi buuxa oo Somaliland ay ka hesho caalamka.

read …

Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE oo si rasmi ah loo soo gebagebeeyey

Burco (Somaliland.org) – Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE ee ka socdey muddada Afarta maalmood ah Hotelka Plaza ee magaalada Burco ayaa si rasmi ah loo soo gebagebeeyey, kadib markii uu maanta doortay musharraxiinta xisbiga ee Madaxweynaha iyo Madaxweynekuxigeenka, isla … read …

Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE oo doortay Musharraxiinta xisbiga ee Madaxweynaha iyo Madaxweynekuxigeenka

Burco (Somaliland.org) – Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee ka socda Hotelka Plaza ee magaalada Burco ayaa doortay musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweynekuxigeenka. Shirka Golaha Dhexe waxa uu cod aqlabiyad ah ugu doortay murashaxa Madaxweynaha, Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed … read …

Breaking News: Xisbiga Kulmiye Oo Doortay Murashaxiinta Madaxwene Iyo Madaxweyne Ku Xigeen Ee Uga Qeybgeli Doona Doorashoyinka

Burco (Somaliland.Org) Shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa mar dhoweyd (Salaasa) doortay murashaxiintii xisbigaas uga qayb geli lahaa doorashooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka ee lagu wado inay dhacaan sanadka soo socda bishiisa sadexaad. Waxa murashaxa madaxweynaha ku guulaystay guddoomiyaha … read …

Kulmiyoo Doorta Axmed xaaji cali Cadami

Axmed Xirsi Madar read …

Kulmiyoow Snmta hore iyo Snmta dambe midkeed dooran?

Cabdale Farah Sigad
read …

Police are investigating whether a man arrested with rifles, ammunition and drugs near the Democratic Convention may have been plotting to kill Barack Obama.

Detective Marcus Dudley, of Aurora Police Department, said: “The sergeant discovered inside his truck a bullet-proof vest, two rifles, ammunition, walkie-talkies and drugs.”

Police alerted federal authorities, who used additional information to arrest Nathan Johnson, 32, in Aurora.

read …

THE CURSE OF SOMALILAND

Foreign policy is the relationship between Somaliland and other countries throughout the world. Effective foreign policy must always work to better the lives of each and every Somalilander. This includes efforts towards recognition, foreign aid to rebuild the infrastructure and to build alliances that will benefit Somaliland. According to the foreign policy of Somaliland, there are no actors who could enhance its image because this present Administration has no concept of international foreign relations.
read …

Shirkii maanta ee Golaha Dhexe ee KULMIYE oo ku dul hakaday doodda Xeer-hoosaadka Golaha Dhexe

read …

Weriyaha Telefishanka Universal ee Burco oo la xidhay

  Burco (Somaliland.org) – Ciidanka Booliska ee magaalada Burco ayaa maanta madasha uu ka socdo Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee Hotelka City Plaza ka qabtay Weriye Foosi Saleebaan Biindhe oo ah weriyaha Gobolka Togdheer uga warrama Telefishanka caalamiga … read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Burco: Duur-xulka Muuse Biixi, Dardaarankii Siilaanyo iyo Dareenkii shirka

      “Qofku hadduu doonayo inuu wax bedello oo aanu beenaale ahayn isagaa iska bilaaba” Muuse Biixi “Markuu wax kasta oo umadu lahayd xidhay Maamulka Rayaale waxa uu soo saaray in uu shilimadii dibada laga soo dirayay cashuur lagu … read …

Jama Aden’s (Karaiin) Sudanese Team Captured 800m Silver

Ismail was one of great Sudanese track team coached by Jama Aden (Karaiin), a formal Olympian that in mid 1980s became the 2nd fastest 800m in the world. Aden’s favorite in the team was Abubaker Kaki that shook the 800m world when he won the World Championship this year.

read …

Munaasibad Suldaan cusub loogu caleemo-saaray Beesha Ba-dhulbahante (Habar-yoonis) ayaa shalay lagu qabtay Magaalo-madaxda Gobolka Oodweyne.

Guddoomiyaha Gobolka Oodweyne Maxamed Cabdi Liibaan oo halkaa ka hadlay, ayaa sheegay inuu Suldaanka cusub hambalyo uga siday Xukuumadda oo uu ugu horreeyo Wasiirka Arr. Gudaha oo ka sii wakiil ah M/weynaha. read …

Dib U Dhac Ku Yimid Tartankii Doorashada Musharxiinta Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka Ee Kulmiye

Wada xaajood xalay magaalada Burco ku yeesheen taageerayaasha labada musharax ee Abdiraxman Aw-Cali iyo Cadami. Ayay isku af garteen in codsi hor dhigaan shirgudoonka wax laga badalo qaabka doorashada u dhacayso, oo loo sameeyo qaab labo wajiyadood leh. Si musharaxa labadooda codka sare hela ka kale taageerayaashiisu taageeraan wajiga labaad.

read …

Sifooyinka laga rabo qofka madaxdaa

Ahmed Dahir Elmi read …

Khudbado hoggaanka xisbiga KULMIYE u jeediyeen Shirka Golaha Dhexe ee ka socda City Plaza, Burco

read …

Golaha Dhexe ee KULMIYE oo shirkiisa maanta ku doortay Guddoomiyaha Golaha Dhexe, kuxigeenkiisa iyo Xoghayn

Burco (Somaliland.org) – Shirka Golaha Dhexe e xisbiga Kulmiye oo saaka dib uga bilaabmay hotel City Plaza ee magaalada Burco ayaa lagu doortay maanta hoggaanka Golaha dhexe oo ka kooban Guddoomiye, Guddoomiyekuxigeen iyo Xoghaye. Shirkan oo ay ka soo qayb … read …

Wararka Wargeyska Ogaal: Kulmiye: Hakadkii Shirka, Hadafka Siilaanyo, Hanka M.Biixi, Hibashada Tolwaa iyo Hiinraaga Siyaasada

 “Muuse Biixi Burco ayuu joogaa hada……Qof qof gacanta wax ugu hayaana ma jiro” Axmed-siilaanyo  Burco (Ogaal) – Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye oo shalay ka furmi lahaa Hotelka  City Plaza ee magaalada Burco ayaa hakad galay, … read …

Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE oo saaka dib u bilaabmay

Burco (Somaliland.org) – Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa saaka dib uga bilaabmay Hotelka City Plaza ee magaalada Burco, wuxuuna gudagalay hawshiisii. Shirka oo shalay loo hakiyey arrimo farsamo waxa furitaankiisii hadal ka jeediyey Badhasaabka Gobolka Togdheer Jaamac Cabdillaahi … read …

Badha Badha Faisal Ali Warabe and the SNM

By Sagal Say Wallahi read …

Prof. Ismail Are waxa diyaar u ah siddeed boqol oo kun ( 800,000) oo cod.

Ahmedweli Goth read …

Hambalyo Aroos: ABDIRISAQ ISMAIL IYO MUNA WADAAD YARE

Aabo Maxamuud Axmed Xawaadle (wadaad yare) iyo Hooyo Aamina Mustafe Wadaad yare Maxamed Wadaad yare Haykal Wadaad yare Mahdi Wadaad yare Zamzam Wadaad yare iyo Hibaaq Wadaad yare   Dhamaan reer wadaad yare waxay hambalyo aan lasoo koobi karin  u … read …

Guddoomiyekuxigeenka 1aad iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE oo soo gaadhey Burco

Burco (somaliland.org) – Guddoomiyekuxigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi iyo Xoghayaha Guud ee xisbigaa oo ka maqnaa furitaanka Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga oo maanta la hakiyey ayaa galabta soo gaadhey magaalada Burco ee lagu qabanayo Shirka. Dhinaca … read …

Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka Furmay Hotel City Plaza Ee Burco

Shirka maanta ayaa waxaa furay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo iyo xubnaha kale ee hoggaanka xisbiga marka laga reebo Guddoomiyekuxigeenka 1aad, Muuse Biixi Cabdi iyo Xoghayaha Guud, Keyse oo labaduba Hargeysa ku sugan, lamana oga sababta ay uga baaqdeen ka soo qaybgalka shirka.
read …