Hambalyooyin Ka Imanaya Qaarkamida Taageerayaasha Kulmiye

Borama:Hambalyo “Mudanayaashii

Maantoow Noqda Masuuliyiintii Barito”

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxa aan halkan ka hambalyaynaynaa mudanayasha xisbiga kulmiye ee kala ah Siilaanyo iyo Saylici, waxaanan leenahay eebe ha idiin fududeeyo xilkaad qaaden anan waan idin garb taaganahay marwalba;

1.Caaqil Muuse Xuseen Faarax (Saxane)
2.Axmad Xaaji Musmaan Suldaan
3.Xaamud Cilmi Mallow (Dahab)
4.C/Qaadir Muuse Warsame (Awfarxaan)
5.P.R.O.F. Maxamad Rooble Xoosh
6.Aadan Xaaji X.Xasan Xadi (Aadan Cade)
7.Maxamuud Xaaji Cismaan Suldaan
8.X.Maryan Cige Dharaar
9.Mako Muxumed Dirir (Dharaar)
10.Sacaada Faarax Qayaad
11.Khadiija Xuseen Ciye
12.Cabdi Muuse Dixood
13.Sh.Cumar Miigane
14.Farduusa C/Laahi Ismaaciil
15.Cige Rayaale Cali
16.C/Laahi Cilmi Good
17.Cumar Ciye Dharaar
18.Cabdi Ducaale Qayaad
19.Caydaruus Khayre Faahiye
20.Maxamad Ismaaciil Ducaale (Maanso

 

Anaga oo ah bulshada reer Saylac waxa aan halkan ka hambalyaynaynaa xiusbiga kulmiye gabi ahaantiiba waxanan si gaar ah ugu hambalyaynaynaaMusharax Axmed Maxamed Siilaanyo iyo MusharaxEng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Salici oo noqon doona mushariinta madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa.

1. Faarax Xasan Warsame
2. Axmed Cige Dharaar
3.C/raxmaan Cadar Faarax Xawle
4.Rashiid Xasan Geele
5.Naasir Xasan Geele
6.mahado Axmed Cige
7.Saleebaan X.Maxamuud Ibraahim
8.Luula Faarax Suldaan
9.Maxamed Hufane Barkhadle
10.faadume Ciye Dharaar
11.Maxamed Muuse Warfaa
12Cabdi Rayaale Aabodiid
13.Daahir Cali Diiriye
14.Cumar Cige Dixood
15. Nuur Muumin Maydhane
16.Ismaaciil Cabdilaahi ISmaaciil
17.Idiris Axmed Cali
18. Cabdiraxmaan Hufane Barkhad Baxaan
19.Xasan Bahdoon Bookh

 

 

 

 

 

—————————————————————–
 
 
 
 

 

Gudida fulinta Kulmiye UK  iyadoo ku hadlaysa dhammaaan magaca gudiyada laamaha iyo dhammaan taageerayaasha qurbajooga Kulmiye waxay ka hambalyaynayaan xisbiga sida habsamida iyo cadaalada leh ee uu u dhacay shirkii shalayto lagu soo gabo-gabeeyay magaalada Burco. 

Shirkani wuxuu ka markhaati kacay hab-dhaqanka sharafta, cadaalada iyo dimoqraadiyada ku dhisan ee xisbigu shirkan iyo kii horeba u fuliyay. 

Waa astaan Kulmiye u gaar ah.

 

Mar labaad Hambalyo.

 

Gudida Fulinta Kulmiye UK

 

 

Xisbiga Kulmiye laanta Stockholm Hambalyo

 

 

Gudidda Xisbiga Kulmiye Stockholm (Sweden) iyo taageereyaasha xisbiguba waxa ay Hogaanka sare ee xisbiga, xubnaha golaha dhexe
ee xisbiga, gudidda qabanqaabada shirka Burco iyo shir gudoonka shirkaba u soo jeedineyaan mahadnaq
iyo bogaadin qaabka ay uga midho dhaliyeen dimoqraadiyada iyo habsi u socodka hawlaha xisbiga uga socdey Burco.Waxaanu ku faraxsanahay natiijooyinka ka soo baxay shirkan, islamarkaasna waxaanu si buuxda
ugu qanacsanahay uguna taageersanahay murashaxiinta loo caleemo saarey in ay ku tartamaan
jagooyinka madaxweynaha iyo kuxigeenka ee Somaliland.
Waxaan ilaahay idiinka baryeynaa in ilaahey idiin fududeeyo hawshaas xambaarsan iftiinka ummadu
mudadda dheer sugeysey, dhamman gudidda iyo taageereyaasha xisbiga ee halkan, waxa ay idiinla
garab taaganyihiin hawlaha aad kaga midho dhalineysaan isbedelka ummadu u oomantahay iyo
in la helo dawlad aqoonsi u keeni karta ummadan.
Nin Lagu Seexdow Ha Seexan, Toos Xil Baad Sidaa Ha Seexan.

Gudoomiyaha Gudidda Kulmiye, Stockholm (Sweden)
Hassan Suleiman Abdi/marayareh

 
 
 
 
 

 

 

HANBALYO HANBALYO  IYO TAAGEERO XOOGAN OO KU JAHAN XUSBIGA QARAN EE KULMIYE

Madaxweynaha Mustaqbal Ee Xusbiga Kulmiye Muj Axmed Siilaanyo Iyo Madaxweyne Ku Xigaanka Mustaqbalka Eng Saylici..

 

GARABKA Dhalinyarada Ee Xusbiga Kulmiye Ee G/SAAXIL Waxay Hanbalyo Iyo Taageero Buuxda U Dirayaan Gabagabadii Shirkii Golaha Dhexe Ee Xusbiga Kulmiye Ee Lagu Doortay Magaalada Burco Labada Nine E Uga Qayb Galaaya Xusbiga Kulmiye Doorashada La Saadaalinaayo 2009 Horaantiisa (Muj Axmed Siilaanyo Oo Noqon Doona Madaxweyna Mustaqbalka Iyo C/Raxmaan Saylici Oo Noqon Doona Madaxweyne Ku Xigeenka Mustaqbalka)

 

Waxaanu Idin Leenahay Xilkaa Culus Ee Xusbiga Kulmiye Idiin Igmaday Ilaahay Ha Idiin Fududeeyo Idinkuna Si Daacadnimo Ku Jirto U Guta Xilkiina

 

 

Gudoomiyaha Garabka Dhalin Yarada G/Saaxil Ee Xusbiga Kulmiye Ahna Xubin Golaha Dhexe Ah..

 

Mr DEEQ MAXAMED MAXAMUD (DEEQ GADHLE)

 

 

Hambalyo Silaanyo & Saylic

 2 Musharax (Kulmiye) ee Tartanka Doorashada Madaxtooyada Somaliland 29 Mar 2009

 

 

Hambalyo ku socota dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo soo gabagabeeyey Shirweynihii Golaha Dhexe ee Kulmiye uga socoday magaalada Burco, Somaliland. Shirkaas oo lagu doortay labada Musharax ee u tartami doona jagooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka oo ay ku guulaysteen Axmed Maxamed Maxamud “Siilanyo” iyo Cabdiraxman Cabdillahi Ismacil “Saylici” siday u kala horeeyaan.

 

 

Waxaanu si gaar ah hambayo iyo bogaadin u gudbinaynaa Siilanyo & Saylic tartankaas ay ku guulaysteen, waxaanan leenahay waanu idinku garab taaganahay jagooyinkaas lay diin doortay. Eebena waxaanu ka barynaa in uu idiin fududeeyo arrimaha oo aad ku guulaysataan Doorashada soo socota ee Madaxtooyada Somaliland oo u haraadan Madax hanata xilkaas ummadda Somaliland.

 

 

Dhamaan reer Kulmiye, meel ay joogaanba, waxa la gudboon ama  xil ka saran yahay in loo hawl galo sidii Doorashadaas Xisbiga Kulmiye ugu guulaysan lahaa, haddii Eebe idmo.

 

 

Mohamed Yonis Awale

London/UK

 

 

Xisbiga Kulmiye laanta NORWAY: Hambalyo! 

Gudidda Kulmiye Norway iyada oo ku hadlaasa afka dhamaan xubnaha iyo Tageerashaasha Kulmiye Norway waxa ay Hogaanka sare ee xisbiga, xubnaha golaha dhexe ee xisbiga, gudidda qabanqaabada shirka Burco iyo shir gudoonka shirkaba u soo jeedineyaan mahadnaq iyo bogaadin qaabka ay uga midho dhaliyeen dimoqraadiyada iyo habsi u socodka hawlaha xisbiga uga socdey Burco.Waxaanu ku faraxsanahay natiijooyinka ka soo baxay shirkan, islamarkaasna waxaanu si buuxda ugu qanacsanahay uguna taageersanahay murashaxiinta loo caleemo saarey in ay ku tartamaan jagooyinka madaxweynaha iyo kuxigeenka ee Somaliland.

Waxaan ilaahay idiinka baryeynaa in ilaahey idiin fududeeyo hawshaas xambaarsan iftiinka ummadu mudadda dheer sugeysey, dhamman gudidda iyo taageereyaasha xisbiga ee halkan, waxa ay idiinla  garab taaganyihiin hawlaha aad kaga midho dhalineysaan isbedelka ummadu u oomantahay iyo in la helo dawlad aqoonsi u keeni karta ummadan.

 
 
 
 
 

 

 
 
Salaan ka timid
 
Sulub Warsame, Gudoomiya Laanta Norway
Ali M. Jama, Xoghaye
Prof Hussein Hassan, La taliye
Hassan M. Ali, Lacaghaye
Maryan M. Ali. Afhayeen.
 
Ahmed Cawad, Odayga Laanta Norway
Ahmed H. Nuur, Odayyaasha Laanta.
 
 
Emailka Kulmiye Norway : Kulmiyenorway@hotmail.com
 
 

 

 

 

Hambalyo  iyo  Bogaadin  Xisbiga  Kulmiye
 
 
marka  hore  salaan  iga  gudooma  dhamaan  akhristayaasha  sharafta leh  ee  reer  s/land
 
 
waxan  halkan  jeclahay  in  aan     dhambaal  hambalyo  iyo  bogaadin   ah  hawada  usoo  mariyo  dhamaan   madaxda  iyo  taageerayaasha  iyo  dhamaan  inta  s/land   jecel  
shirkii  golaha  dhexe  ee  xisbiga  weyn  ee  kulmiye  ee  lagu  qabtay  magaalada  burco
taas  oo  lagu  doortay  musharaxii   jagada  madaxweynaha  iyo  ku xigeenkiisa    oo  ay  si  dimuqraadinimo  ah  ugu  guulaysteen   mujaahidka  weyn  ee  ah  aabaha  s/land  mujaahid  axmed maxamed  maxamuud  iyo  eng:cabdiraxmaan saylici  inkastoo  loolan  iyo  tartan adiga  meeshaas  ka dheceen  taasina  ay  ku tusayso  sida  xisbiga kulmiye  dimuqraadiyada  ugu  dhisan  yahay.
walaalayaal   hadaa  tihiin  madaxdii  xisbiga  kulmiye  maanta  umada  reer  s/land  marka  laga  reebo  afmiin  shaar  iyo qaradleh inteedii  kale  idinka  bay  idin  soo  eegaysaa  kadib  markii ay  ka quusteen  kuna  hungoobeen  maamulkii  xisbiga udub  oo  isu  bedelay  koox  aqoon  laaweyaal  ah  oo  wax  magarato  ah  oo  tuug  iyo  musuqmaasuq ah  oo wax  qabad  la,aan  iyo  sharci  kutumasho  iyo  diktaatooriyad  nimo  hadhaysay …  umada  s/land  maanta  idinka  ayaay  idinka  sugaysaa  in  aad  badbaadisaan  oo  heryadan  culus  ka dulqaadaan  markaa  talaabadiina   danbe  waa  in  ay  noqotaa   sidii  qorshe  dhab  ah  aad  usamayn lahaydeen  oo  aad  dalkan  iyo dadkan  uga  dulqaadi  lahaydeen   waxan  ku  habsaday   7  sano  ee  lasoo  dhaafay ,,  haday  cadaalad  tahay  ,haday  sharci  tahay  ,haday  dhaqaale  tahay, haday  caafimaad  tahay  ,haday horumar  tahay,haday  aqoonsi  tahay,haday xuquuq al-insaan  tahay   , s/land  maanta  meel  nool  maleh
sababtuna  waxa  weeye  taladii  dalka  iyo  masiirkii  umada  baa  gacanta  loo  geliyey  koox  aan 
uqalmin  oo  damaqasho  iyo  arxantoona  aan  hayn  oo  taladoodii  noqotay  sidii  ay  umadan  saboolka  ah  uga  shaqaysan  lahaayeen.
marlabaad  hanbalyo   aan  lakoobi  karayn  xisiba  kulmiye.
 
waad  salaamantihiin  dhamaantiin
by  

Khadar Cabdi Xuseen
e-fayruuq@hotmail.com

 

 

Boon: Hambalyo Musharax Axmed Siilaanyo

Iyo Eng.Cabdiraxmaan Saylici

Posted in August 27th, 2008
by lug in News

Anaga oo ah bulshada reer Boon qaybaheeda kala duwan oo aanan halkan ku soo koobi karin magacdooda waxa aan halkani hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa xisbiga Kulmiye sidii sharafta lahayd ee uu u doortay musharaxiinta Axmed maxamed Siilaanyo iyo Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil oo noqon doona mushariinta madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa.
Magacda dadka diraya hambalyada waa:
1. Ibraahim Cabdilaahi Suubane                     Irrije
2. X. Maxamuud Ibraahim Allaale
3.Abiib Rooble Xoosh
4.Xasn Dugsiiye Hiroosh                                       Qalab
5. Sacad Muumin Maydhane
6. Isaaq X. Muxumed Ibraahim
7.Faadumo AwGeele Dhawal
8. faadumo Allaale
9. Aro Faarax Warfaa
10. Saleebaan Siciid Cismaan                    Harimacays
11.Saleebaan Siciid Cismaan
13. Axmednuur Faarax Qayaad
14. Muuse Warfaa Xoosh
15. Deeqa Muuse Dixood
16. Ilyaas Rooble Bare
17. Xaawa Axmed Cawaaale 

______________________________________________________________________

Hambalyo iyo Taageero Ku Wajahan

Md.Siilaanyo iyo Eng.Saylici

Posted in August 27th, 2008

Annagoo ah taageerayaasha  xisbiga kulmiye ee G/Awdal ,waxan hambalyo u diraynaa  hoggaanka xisbigaasi sidii uu kala saaray musharraxiintii gobolkan awdal kasooa jeedday ,annagoo u arkayna inay ahayd mid caddalad ku fadhida ,

waxanan musharrax mansabka madaxweyne kuxigeenka  Xisbiga kulmiye  u diraynaa inuu ilaahay ku guuleeyo mansabkaa.
 
Haddaba aiyadoo liiskaasi uu ahaa mid ay qorrayeen magacyo badan ayaan kasoo qaadanaynaa kuwa hoos ku qoran.
 
Xasan Xaashi Dharaar
Muuse Xuseen Faatax
Yuusuf Cabdi Geelle
Idiris A.Buux
Abshir Maxamed Ducaale
Nuur Wacays Xoosh
Cilmi Cabdi Kaamil

 

 

This entry was posted in News. Bookmark the permalink.

Comments are closed.