Hambalyo Shirka Kulmiye

Hambalyo Shirka Kulmiye

 

Gudida fulinta Kulmiye UK  iyadoo ku hadlaysa dhammaaan magaca gudiyada laamaha iyo dhammaan taageerayaasha qurbajooga Kulmiye waxay ka hambalyaynayaan xisbiga sida habsamida iyo cadaalada leh ee uu u dhacay shirkii shalayto lagu soo gabo-gabeeyay magaalada Burco. 

Shirkani wuxuu ka markhaati kacay hab-dhaqanka sharafta, cadaalada iyo dimoqraadiyada ku dhisan ee xisbigu shirkan iyo kii horeba u fuliyay.

 

Waa astaan Kulmiye u gaar ah.

 

Mar labaad Hambalyo.

 

Gudida Fulinta Kulmiye UK

This entry was posted in Opinion, xfp. Bookmark the permalink.

Comments are closed.