Magacyada 29 xubnood oo ka mid ah Guddida Fulinta KULMIYE oo la magacaabay iyo la taliyayaal

Burco (Somaliland.org) – Hoggaanka Xisbiga Kulmiye ayaa magacaabay 29 ka mid ah xubnaha Guddida Fulinta oo tiradoodu noqonayso 35 xubnood iyo la-taliyayaal, isla markaana soo hordhigay Shirka Golaha Dhexe uga socdey Hotelka City Plaza ee magaalada Burco oo maanta la soo gebagebeeyey, si goluhu u ansixiyo.

29- ka xubnood oo 11 ka mid ah la raaciyey xilalka loo magacaabay waxay magacyadooda iyo xilalkooduba yihiin sedan:

 

       Magaca                                       Xilka

1- Dr, Maxamed C/laahi Cumar      Xoghayaha Arimaha Dibada.

2-  Maxamed Cabdi Iskeerse            Xoghayaha Maaliyada.

3- Axmed Xaashi Oday                    Xogahaya Khayraadka.

4- Maxamed Muuse Abees                Xoghayaha Arimaha Gudaha.

5- Dr, Cabdi Aw Daahir Cali              Xoghayaha Arimaha Bulshada.

6- Maxamed Kaahin Axmed              Xoghayaha Difaaca iyo Nabada.

7- C/kariin Axmed Maxamed             Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyi-gelinta.

8- Xuseen Axmed Caydiid                  Xoghayaha Cadaalada.

9- Canab Cumar Ileeye                        Xoghayaha Arimaha Haweenka.

10- Cali Ibraahim (Tamaandho)          Xoghayaha Dhalinyarada.

11- C/raxmaan Aw Cali Faarax           Xoghayaha Xidhiidhka Golayaasha Qaranka.

12- C/laahi Xuseen Cige                      

13- Faysal Cali Sheekh                        

14- Maxamed Xasan Jidhif                        

15- Ibraahim C/laahi Xuseen Dhega-weyne

16- Axmed Cabdi Dheere                       

17- Dr Carabeyto

18- Dr, Xuseen Maxamed (Xuseen Xoog)

19- Dr, Yusuf Xirsi Galow

20- Cali Siciid Reygal

21- Axmed Cilmi Bare

22- Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal

23-Ilhaan Maxamed Jaamac

24- C/laahi Ismaaciil

25- Baashe Yuusuf Axmed

26- Axmed Xaaji Cali Cadami

27-Prof Ismaaciil Muumin Aare

28-Cali Cabdi Saadiq

29- Cabdi Siciid Faahiye

 

Dhinaca Kale waxa iyaguna la magacaabay la taliyayaal,kuwaas oo kala ah

 

1-Axned Aadan Cali Goodir            Arimaha Doorashooyinka

2- Yuusuf Jaamac Buraale                Arimaha Siyaasada.

3- Cabdi Giire                                   Arimaha Bulshada

4- Abiib Diiriye Nuur                        Arimaha Dhaqaalaha.

5- Dr, Cumar Dixood                        Arimaha Caafimaadka.

6-Yuusuf Nuur Garuuje                      Arimaha Dhaqaalaha.

 

C/risaaq M. Dubbad, Somaliland.org, Burco.

This entry was posted in News. Bookmark the permalink.

Comments are closed.