Monthly Archives: August 2008

Wararka Wargeyska OGAAL, Axad: Wasiir Waran-cadde hawlaha aan wasaaradiisa khusayn maxaa dhex geliya?

  Dhaqaallaha ka soo baxa Isticmaalka hawada Somaliland khilaaf ka abuurmay oo Guddi UN-ka ahi kaga garnaqayso Hargeysa     Hargeysa (Ogaal) – Wasiirka Duulista Hawada Somaliland mudane Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in Guddi ka garnaqaysa muran ka dhashay … read …

Muxuu Amiin Camir ka yidhi Xisbiga Kulmiya

Muxuu Amiin Camir ka yidhi Xisbiga Kulmiye -Ma Doorashadan Soo Socota Mise Ta Kandaybaysa? Ma Waxuu Leeyahay Kulmiye In Ah Ayaan Rabin In Doorashada Soo Socota Kulmiye Ku Guulaysto?

Amin Amir read …

Hambalyo Meher: Aways Adam Cisman & Muna Muxumed Ismaaciil

Aways Adam Cisman & Muna Muxumed Ismaaciil read …

Lafagurka Shirweynahii Golaha Dhexe ee Kulmiye

Abdiaziz A Musa read …

Dimuqraadiyada Ayaa Ku Jirta

Musa Adan (Muse Qodaal) read …

Sooyaalkii iyo Geeddi-socodka Xisbiga Kulmiye iyo xaaladda maanta taagan

Sayid Maxamed Yuusuf read …

Where I Stand By Mujaahid Ibrahim Meygaag Samatar

There is no wonder if such a deterioration in the system of governance led to social and political strife: in some cases resulting in peaceful accommodation and transition to a better level, and in others to violent civil wars and sometimes a failure of the state. read …

Boorama: Sidee Looga Soo Dhaweeyey Musharaxnimada Mansabka Madaxweyne Ku-Xigeennimada Xisbiga Kulmiye Ee C/Raxmaan Saylci Sideese Looga Xumaaday?

Reer Boorama, oo durba ay soo waajahayso jawi siyaasadeed oo hor ah isla markaana aan la saadaalin karin waxa ka soo bixi doona ayaa siyaalo kala duwan uga warramaya waxa dhaliyey markii ay maqleen in Mujaahid C/raxmaan Aw Cali lagaga guuleystay tartanka loollankaasi siyaasadeed, waxa markiiba bilowday faallooyin ku saabsan waxa dhaliyey guusha iyo guuldarada labadaa muisharrax kala kulmeen shirweynaha xisbigaasi Kulmiye.
read …

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE oo loogu yeedhay ka qaybgalka shirweyne ka dhacaya Itoobiya

Waxaanu raaciyaya “ Siyaasadda dibadda ee xisbiga KULMIYE waxay ka shaqaynaysaa sidii Soomaliland looga saari lahaa go’doonka ay hadda ku jirto, loona abuuri lahaa jawi ay Soomaliland ku dhex gasho dunida, codkeedana looga maqli lahaa fagaarayaasha caalamiga ah iyo kuwa gobolkaba” Waxaanu kaloo sheegay in siyaasadda dibadda ee Kulmiye ay ku eegayso arrimaha mandaqadda aragti balaadhan.
read …

Hambalyooyin Ka Imanaya Qaarkamida Taageerayaasha Kulmiye

Anaga oo ah bulshada reer Saylac waxa aan halkan ka hambalyaynaynaa xiusbiga kulmiye gabi ahaantiiba waxanan si gaar ah ugu hambalyaynaynaaMusharax Axmed Maxamed Siilaanyo iyo MusharaxEng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Salici oo noqon doona mushariinta madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa. read …

Kulmiye Dimuqraadiyad U Daa, UDUBna Qol Madow Oo Fadhiidyo Isku Urursadeen..

Sidaynu wada ogsoonahay waxaa shalayto si rasmi ugu dhamaaday magaalada Burco shirweynihii  xisbiga Kulmiye ku kala dooranaayay xubnaha u taagan jogooyinka Madaxwaynaha iyo M/ku xigeenka.  Waxaa taa ka horeeyey shirwaynihii dhawaan xisbigu ku qabsaday huteelka Ambassador ee magaalada Hargaysa halkaas … read …

Go’aamo ka soo baxay wadahadalkii Burco uga socdey Xisbiga KULMIYE

Burco (Somaliland.org) – Wadahadalo maanta iyo shalay uga socdey magaalada Burco laba guddi oo ka tirsan xisbiga KULMIYE, ayna kala hoggaaminayeen Hoggaanka xisbigaas iyo labadii musharrax ee ka cadhooday Shirkii Golaha Dhexe ayaa caawa la soo gebagebeeyey, isla markaana laga … read …

Wadahadalo fool-ka-fool ah oo u bilaabmay xisbiga KULMIYE iyo Musharraxiintii ka cadhootay shirkii Golaha Dhexe

Burco (Somaliland.org) – Hoggaanka Xisbiga KULMIYE iyo labadii musharrax ee ka cadhooday shirkii Golaha Dhexe ee lagu doortay Musharraxiinta xisbiga ee Madaxweynaha iyo Madaxweynekuxigeenka ayaa shalay kulan isku soo horfadhiistay, waxaana u bilaabmay wadaxaajood ku saabsan khilaafkii ka dhashay qaabka … read …

Wararka Wargeyska OGAAL: Muducigii Tol-waa, Madaacalaygii Siilaanyo, Mintidkii Salaadiinta iyo Midha-dhalka maanta

Burco (Ogaal) – Kulan gar-naqsiya oo ay shalay isku soo hor-fadhiisteen labada dhinac ee ku kala baxay gunaanadkii shirka golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee magaalada Burco, ayaa la sheegay inuu ku dhamaaday jewi degen. Isla markaana loo ballamay maanta … read …

Go’aamada Shirkii 2aad ee Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye

HIMILOOYINKA XISBIGA Xisbiga Kulmiye waxaa saldhig u ah: U hawl-gelida xaqiijinta iyo taabbo-gelinta madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo ka mid-noqosha da ururrada caalamiga ah iyadoo ah dawlad la aqoonsan yahay. Higsanayaa inuu dalkan Somaliland ka dhiso bulsho casri ah oo ka … read …

War-Murtiyeed Kasoo Baxay Shir weynihii Beelaha Ciidagale

1. Iyadoo beesha Ciida-Gale ka mid ahayd beelihii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee samaystay hogaan dhaqameed,waxaa xaqiiqo biyo kama dhibcaan ah in is-bedelka baaxada tirida dadka, horimarka, fikirka, iyo hab-dawladeedka cusubi keeneen hab-nololeed kii hore ka gedisan, oo lagama maar … read …

Hambalyo Silaanyo & Saylic

Mohamed Yonis Awale read …

Xisbiga Kulmiye laanta NORWAY: Hambalyo!

Laanta Norway, Kulmiye read …

Dildillaaca Kulmiye!

Maxamed Baashe X. Xasan read …

Laanta Xisbiga Kulmiye ee Minnesota oo Dooratay Guddi Cusub

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo gobolka Minnesota, USA ayaa maalintii Axadda ee bisha August ahyd 24-ka shirkoodii sanad laha ahaa ku qabsaday magaalda Minneapolis ee gobolka Minnesota. Shirkan oo ujeedadiisu ahayd in lagu doorto guddi cusub oo bedesha gudidii hore oo … read …

Hambalyo Shirka Kulmiye

Guddida Fulinta UK read …

Ma Dildilaacii Kulmiyaa Mise Guushii Kulmiye: Bal Maxaa Ka Dhacay Madasha Sideese Wax U Dhaceen Aan Is Weydiinee? Dahir A. Jama

Waxa lasoo sheegayay muran, khilaaf iyo shirkii golaha dhexe ee Kulmiye oo rag ka cadhoodeen. Waxan arkayay faalooyin iyo qoraalo iyo waraysiyo faalooyin la xidhiidha dhacdadaas iyoo raggaas shirkii ka baxay iyo qaar kaleba kasoo yeedhaya. Waxyaabaha iga yaabiyey ee maskaxda … read …

How Russian decision will affects world’s unrecognized states

read …

Jawaabta musharraxiinta cadhootay iyo waanwaan u bilaabantay xisbiga

Burco (Somaliland.org) – Labadii musharrax-madaxweynekuxigeen ee ka cadhooday Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE iyo taageerayaashooda oo ay ku jiraan ilaa 50meeyo ka tirsan Golaha Dhexe ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen galabta magaalada Burco waxay ku cambaareeyey shirka Golaha … read …

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ku baaqay in xisbigu ka wadashaqeeyo soo celinta labada musharrax iyo taageerayaashooda cadhooday: Khudbadihii musharaxiinta la doortay

Burco (Somaliland.org) – Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad uu ka jeediyey xidhitaankii Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga uga socdey hotelka Plaza ee magaalada Burco, kadib markii loo doortay musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga waxa uu ugu baaqay … read …