Monthly Archives: July 2008

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Sabti, 26 July

“Ciidamadu nabadgelyaday u socdaan, Xoolahana cid biyo u diidi kartaa ma jirto” Cali Warancade Waraysi khaas ah:  Hargeysa (Ogaal) – Wasiirka Duulista hawada mudane Cali Maxamed Waran-cadde ayaa sheegay in wada hadlo Xukuumadu la waddo Ganacsatada kooto-diidka ah ee Xoolaha … read …

Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha KULMIYE

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye  Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii iyo Qaraabaddii uu ka baxay Marxuun Siciid Garaw Diiriye oo maalint  shalay 25.07.2008 ku geeriyootay Magaaladda Hargeysa.   Guddoomiyuhu … read …

Ha la aqoonsado Somali-land

Afduubkii ninkii iswidhishka ahaa Ulf Flink ayaa dad badan indhaha ku kala qaadeen cadaabta ka jirta Somalia. Qaramada midoobay (UN) waxay tilmaantay xaalka Somalia inuu ka daran yahay Darfur (Sudan). Dagaalka Somalia wuxuu socday mudo ku dhow 20 sanadood. Waa … read …

Xukuumadda Somaliland oo xiisadda ganacsiga xoolaha ku eedaysay Jabuuti

Burco (Somaliland.org) – Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay dowladda Jabuuti xiisadda ka dhalatay heshiiska xukuumaddu kootada ugu xidhay ganacsiga xoolaha nool maalqabeenka Sucuudiga ah ee AL Jaabiri ee u dhexaysa Ganacsatada xoolaha iyo xukuumadda, taas oo ay ku tilmaantay shirqool … read …

Daahir Riyaale Vs Dadweynaha – Faallo – Q. 2aad, By: Dubbad.

Hase yeeshee, markasta in Daahir Riyaale iyo Dadweynuhu inay toos isu wajahaan, fagaarahana isku arkaan waxay ahayd mid loo baahnaa iyo xal wakhtigiisa yimi. Sababta oo ah xisbiyada mucaaridka ah oo u taagan inay tilmaamaan dhalliilaha maamul iyo siyaasadeed ee … read …

Xukuumada oo qaaday hawlgal ay dib ugu dejinayso xumada Ganacsiga dhoofka Xoolaha iyo Guddoomiyhii Ganacsatada oo la sii daayay

Hargeysa (Ogaal) – Hawl-gal la isugu soo dhawaynayo Ganacsatada  Xoolaha ee diidan heshiiska Xukuumada Iyo ganacsadaha Sucuudiyaanka ah ee Al-Jabiri, loogana gol leeyahay sidii wada-hadal loogu soo dabaali lahaa khilaafaadka ka taagan ganacsiga dhoofka xoolaha, ayaa mar kale ka dhex … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Cadadkii Maanta, Khamiis, 24 July

Xukuumada oo qaaday hawlgal ay dib ugu dejinayso xumada Ganacsiga dhoofka Xoolaha Gudoomiyhii Ganacsatada oo la sii daayay  Hargeysa (Ogaal) – Hawl-gal la isugu soo dhawaynayo Ganacsatada  Xoolaha ee diidan heshiiska Xukuumada Iyo ganacsadaha Sucuudiyaanka ah ee Al-Jabiri, loogana gol … read …

TACSI: Amran Haybe – Xaaska Xaji Xasan Axmed Geedi (Xasan Humbus)

. read …

Berlin Awaits the ‘Next JFK’

Walking around Berlin recently, the American visitor could be forgiven for thinking Germany was the 51st state in the Union — and that it would vote heavily for Senator Barack Obama on November 4. Joggers in local parks proudly sport Obama T shirts; the trendy expat hangout White Trash Fast Food was turned into an Obama campaign center for a day; and a city magazine has published instructions on how to craft little American flags to wave in welcoming the junior Senator from Illinois, who visits on Thursday.
read …

Daahir Riyaale oo dikreeto ku soo saaray maalinta ay bilaabanayso Diiwaangelinta Codbixiyayaashu

Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee UDUB, mudane Daahir Riyaale ayaa maanta soo saaray xeer uu ku cayimayo maalinta ay dalka ka bilaabmayso diiwaangelinta codbixiyayaasha. Sida uu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, mudane Riyaale waxa uu … read …

Xiisad ka alsoosan Berbera oo ay isku horfadhiyaan Adhi la dhoofinayo iyo Ciidamo ku gaashaaman hub culus

Berbera (Somaliland.org) – Xaaladda magaalada dekedda ah ee Berbera ayaa la sheegay inay kacsan tahay, kadib markii ay magaaladaas ilaa xalay ku qulqulayeen xoolo ay leeyihiin ganacsatada ka soo horjeedda heshiiska Daahir Riyaale iyo Al Jaabiri iyo ciidamo wata hub … read …

Xisbiga KULMIYE oo cambaareeyey kootada ganacsiga xoolaha loogu xidhay Al Jaabiri iyo xadhigga Guddoomiyaha Guddida Ganacsatada xoolaha

Hargeysa (Somaliland.org) – Xisbiga ugu weyn mucaaridka Somaliland ee KULMIYE ayaa cambaareeyey xadhiga Guddoomiyaha Guddida Ganacsatada xoolaha iyo horjeedda heshiiska xukuumaddu ku kootaysay dhoofka xoolaha, kaas oo khilaaf xiisad kulul wata ka oogey dalka maalmahan. Waxana uu uga digey xukuumadda … read …

Daahir Riyaale Vs Dadweynaha – Faallo – By: Dubbad

Murti Soomaaliyeed ayaa tidhaahda “Geelow Daaq oo Daaq markaadse Ciin daaqdaa laguu yaabaa”. Murtidani waxay ina baraysaa in Geella oo ah Xawayaan la manaafacaadsado oo ku nool daaqa, aadna u cir weyn, uu daaqo waxkasta oo kasoo hor baxa muddada … read …

Geerida Xubin ka tirsanaa Kaydka Golaha Wakiillada ee xisbiga KULMIYE iyo Tacsi Guddoomiyuhu dirayo

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Siilaanyo ayaa dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii, Qaraabadii, eheladii iyo shacbiga Somaliland guud ahaan, isaga oo ka tacsiyaynaya geerida ku timi Alle ha u naxariistee Ismaaciil Mahdi Xuseen oo ka mid ahaa … read …

Tacsi ku socota Xasan Humbus iyo caruurtiisa

INNAA LILLAAHI? WA INNAA ILAYHI RAAJUCUUN   Anigoo ah Suleiman Mohamed Farah, Xaaskayga iyo caruurtayduba, waxaanu Tacsi u diraynaa, Odayga caanka ah Hassan Ahmed Geddi, aniga oo ka tacsiyaynaya Geerida naxdinta leh ee ku timi Xaaskiisii oo maanta ku geeridooday Magaaladda LONDON.  … read …

Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada oo ka jawaabey Xaaladda ka aloosan heshiiska Dhoofka Xoolaha

Hargeysa (Somaliland.org) – Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiillada Somaliland ayaa siyaalo kala duwan uga jawaabey khilaafka u dhexeeya xukuumadda iyo Ganacsatada muwaaddiniinta ah ee xoolaha, kaas oo abuuray xaalad xasaasi ah. Golaha Wakiillada ayaa Axaddii guddi 8 xubnood ah … read …

Daahir Riyaale oo Badhasaabyo u magacaabay Gebiley iyo Badhan

Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyaha xisbiga UDUB, Daahir Riyaale Kaahin ayaa Guddoomiyayaal u magacaabay Gobolada cusub ee Gebiley iyo Badhan. Sida uu sheegay warsaxaafadeed uu Axaddii soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, mudane Riyaale waxa uu u magacaabay Badhasaabka Gobolka Gebiley, Maxamed Axmed … read …

Ha la sameeyo wixii rag yeeli jiray.

Mohamed Hussein Roble

read …

Diridhabe & Maqaalkisi “Maxad Ka Taqaana Xaaska Madaxweynaha (Huda Barkhad)

Xabiib Adan Cabdi
read …

Faysal Cali waraabe ma shirka beesha Bariga Burco ku qabsanayso Garadag uun baa muuqday

Abdihakin hersi
read …

Madaxda UDUB & UCID oo ku fashilmay…

Maxamed Haaruun read …

Doorashada musharrixiinta Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka ee Kulmiye siday u dhici doontaa?

Ahmedweli.
read …

Kaftan gobolada dhex maray iyo fariimo aay is-waydaarsadeen.

Nin baa yidhi waar qoraxdu kululaa, markaasaa kii kale yidhi bal xaynta xageeda u dareertayna maxaad mooday— oo hadii idinkii aanu m/weynaha xagiina u eegaynay ileen gawso abeeso guda ka xidhiidhsane aad leedihiin waxba ma jiraan, maxaad ka filaysaa reer togdheerka ina riyaale kuba ilaaway shaqadii qaranka ee uu u haysto in shaqada m/weynanimada somalilandba tahay “ keliya sidii uu reer tog-dheer dagaal ula gelilaa “. walaashay awdaleey waan ku garanayaa oo waad iga xarabaysanaysaa ee fadlan yaan la isku digane ciyaarta iga daa, kkkkkkkk.

read …

Who Is Ismail Mumin Aar?

Haybe Omar
read …

Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye & halka uu maraayo

Adan Yuusuf Cilmi read …