Suldaan Maxamed Cabdi Cali Oo Maanta Ku Geeriyooday Gar’adag Iyo Dhambaaladii Tacsiyadaha Ee Nasoo Gaadhay

Inaalilaah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun

Waxaa maanta magaaladda Gar’adag ee gobolka Sanaag ku geeriyooday Suldaan Maxamed Cabdi oo ka mid ahaa Salaadiinta Somaliland.  Suldaan Maxamed oo kasoo jeeda degaanka Gar’adag halkaas oo shir uga socdo beesha Suldaanka (Habar Jeclo) ayaa shalay Sabtidii ayaa wakhti muddo ah imika xanuusanayay.  Suldaan Maxamed Cabdi Ilaahay qoyskiisi, asxaabtiisi iyo dhamaan shacabka Somalilandba Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo. 

Waxa tacsi ku socota Suldaan Maxamed Cabdi nasoo gaadhsiiyey Saladinta iyo shakhsiyaadkan soo socda.

————————

Inaalilaah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun

Aniga oo ah Boqor Maxamuud Cali Carab waxa aan halkan tacsi uga dirayaa eheladii, asxaabtii iyo dhamaan shacabka Somaliland geeridii ku timi Suldaan Maxamyd Cabdi. Waxaan Ilaahay uga baryayaa in Suldaanka uu u naxaristo inaga dhamaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo….Aamiin

Boqor Maxamuud Cali Carab- London, UK

—————————

TACSI: INAAL ILLAAHU WAA INAAL ILAYHI RAAJICUUN

Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuum Suldaan Mohamed Abdi Ali.Annaga oo ka tiiraanyeysan Geeri Naxdinta leh ee Marxuum Mohamed Abdi Ali oo maanta 27/07 Lagu aasay Magaalada Garadag, Waxannu Illaahay ka baryeynaa in uu Maruumka Ka waraabiyo Jannadii Fardawsa. Qoyska, Ehelka, Beesha iyo Shacabka S/ Land ee uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo Aammiin Aammiin Aammiin.

Waxa Tacsidan Diraaya:

Yaasiin Faarax jees
Yuusuf Maxamed Diiriye
Maxamed axmed xaaji dirir (ANWAR)
Cismaan Cali X Maxamed
Maxamed Abokor X sicid
Caydaruus Xuseen Sahal
Jaamac Xuseen Sahal
Maxame Acmed X Xirsi (WoW)
Yuusuf Cabdi Diiriye
Siciid Cali X Maxamed
Faarax Bootaan Guuleed
X Cali Xirsi Maxamed
Maxamed Abokor Dibigaale
Saleebaan wayrax
Sahal Axmed Cali
Cismaan Axmed Cali
Xasan ayaanle Dayaxweerar
Siciid Dhooble Guuleed
Saleebaan Siciid Xasan
Caaqil Siciid Wayrax
Shiikh Maxamed Cali Mawliid
Maxamed Maxamuud Saleebaan
Maxamuud jaamac Tahar
Siciid Cali Bureeqa
C/kariim saleeban faarax

Dadkaas oo dhamaantood jooga magaalada Sheffield waxay Marlabaad ilaahay uga baryayaan in jannadii fardowsha ilaahay ka waraabiyo Sildaanka eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAAMMIIN

————————————————–___________________________________________________

Dhamaan shaqaalaha shebekadda Somaliland.Org iyo maamulka shebekadda Somaliland.Org waxa ay halkan tacsi uga dirayaan eheladii, asxaabtii iyo shacabka Somaliland geerida Suldaan Maxamed Cabdi Cali. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu Suldan Maxamed u naxariistoo kana waraabiyo Janadii Fardawsa, inagana Ilaahay samir iyo iimaan inaga siiyo…Aamiin.

————————————-

Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Waxa halkan dadka hoos ku qorani tacsi u diraayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Suldaan Maxamed Cabdi Cali. Waxay Ilaahay uga baryayaan inuu marxuumka ka waraabiyo Jannatul Firdowsa: 

  1. Saalax Guure Camalle
  2. Sheekh Iimaan Maxamed Diiriye
  3. Siciid Cabsiiye Diiriye
  4. Xasan Maxamed Diiriye
  5. Xuseen Yuusuf (Duse)
  6. Muuse Bootaan Maxamed
  7. Cabdi Ducaale Jaamac
  8. Ibraahim Qaalib Cigaal
  9. Axmed Faahiye Mire
  10. Ismaaciil Bullaale Guuleed
  11. Siciid Ducaale Diiriye
  12. Cawil Xasan Yuusuf
  13. Cabdi Ismaaciil Warsame
  14. Maxamed Ismaaciil Warsame
  15. C/laah Axmed Caarshe
  16. Xasan Bile Siciid
  17. Cali Ismaaciil Caarshe
  18. C/Raxiim Saalax Guure

Waxaa soo gudbiyey C/Raxiim Saalax Guure

—————————————-

Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.

Tacsi Tiiraanyo Leh       Marxuum Suldaan Mohamed Abdi Ali.

Annaga oo ka tiiraanyeysan Geeri Naxdinta leh ee Marxuum Mohamed Abdi Ali oo maanta 27/07 Lagu aasay Magaalada Garadag,                                           Waxannu Illaahay ka baryeynaa in uu Maruumka Ka waraabiyo Jannadii Fardawsa. Qoyska, Ehelka, Beesha iyo Shacabka S/ Land ee ka baxayna uu Samir iyo Iimaan ka siiyo          Aammiin   Aammiin   Aammiin.

Waxa Tacsidan Diraaya:

Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan 

Adan Sh. Mohamoud Sh. Haroun
Haji Mohamoud Abdi Aw Musa
Macallin Osman Jama Hussein
Haji Ibrahim Dirir Jama
Haji Hassan Dhinbiil
Abdillahi Ahmed Deria
Hussein Abdi Aw Musa
Abdi Ahmed Bulaale
Hassan Abdi Farah
Sh. Mohamed Sh. Hussein Cilmi
Sh. Saeed Jama Gudaal
Hussein Sh. Mohamoud Sh. Haroun
Rashid Macallin Osman Jama
Mohamed Abdi Gurey
Ismail Cilmi Hussein
Ahmed Hussein Aw Muhumed
Saeed H. Mohamoud Abdi
Yussuf Shiekh Abdi Farah
Bashe Abdi Farah
Deyr Adan Ducaale
Musa Abdillahi Hassan
Musa Ali Hussein
Sh. Sahardiid Hassan Hersi
Hassan Macallin Osman Jama
Proff. Mohamed Sh. Yussuf H. Hassan
Eng. Mohamed Hassan Dhinbil
Eng. Ahmed-Nuur Hassan Haji Adan
Dr. Abdulsalam Musa Ali
Eng. Ahmed-Nuur Musa Hassan
Eng. Mohamoud Hassan Arraleh
Ahmed Ibrahim Dirir
Ahmed Sh, Musa Sh. Haroun
Khadar Ismail Elmi
Khadar Hussein Abdi
Cawil Ahmed Abdi
Fouad Shibiin Mohumed
Mohamoud Hassan Haji Adan
Rashid Sh. Yussuf H. Hassan
Abdi Musa Hersi
Abdi Hassan Deria
Barre Yussuf Samater
Hussein Musa Ali
Abdirahman Ismail Elmi

Dadkaa oo kala jooga Dalka Gudihiisa,Europe, N. America iyo Khaliijka

Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan

St. Louis MO

————————————- 

WAXA AANU LA WADAANGNAA tiiraanyada Reer CABDI CALI dhammaantood annaga oo ka Tacsi yaday naynaa Geerida Naxdinta leh ee ku timi SULDAAN MAXAMED CABDI CALI Ilaahay ha u naxariistee oo ku geeriyooday saaka (27-07-2008) magaalada Garadag . Ilaahay waxa aanu Marxuumka (Suldaanka) uga baryaynaa inuu denbigiisa dhaafo, Qabriga u nooro oo u waasiciyo; jannadana ka waraabiyo Aaamiin. Ilma Maxamede Cabdi Cali iyo Tafiirtooda iyo dhammaanba Reer Cabdi Cali iyo ummadda uu Suldaanka u ahaaba in Ilaahay Sabir iyo Iimaan ka siiyo, Ajarkoodana wayneeyo , denbigoodana dhaafo. (Waxa aanu weliba si gaar ah u tacsidaynaynaa Walaashayo Faieza Suldan Maxamed Cabdi iyo Cawil Jamac Maxamed ) Aaammiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin:
 Dadka tacsida diraaya oo kala ah:

 1. Adan X Cabdillahi X Xassan iyo Xaaskiisa

2.Maxamed Jamac Maxamed iyo Xaaskiisa

3.Xassan X Maxamud x Ibrahim iyo Xaaskiisa

4.Ibrahim x Cumar Iyo Xaaskiisa

5.Maxmuud Jamac Maxamed iyo Xaaskiisa

6.Siciid Jamac Maxamed iyo Xaaskiisa

7.Cabdillahi Jamac Maxamed iyo Xaaskiisa

8.Ismacill Jamac Maxamed iyo Xaaskiisa

9.Axmed Jamac Maxamed iyo Xaaskiisa

10.Cabdi Jamac Maxamed iyo Xaaskiisa

11.Maxamed Siciid Abyan iyo Xaaskiisa

12.Ismaciil X Cumar X Maxamed

13. Cabdi Ciise X Xassan iyo Xaaskiisa

14. X Salebaan x Ciise Xaaji xassab iyo Xaaskiisa

15. Xussain Sahal Aw Ciise iyo Xaaskiisa

16.Ismaciil X Maxamud Ibrahim iyo Xaaskiisa

17.Caqil Cabdi Nugaal X Xassan

18.Cabdi Xussain Maxmoud iyo Xaaskiisa

19.Cabdi Caydiid Nuur iyo Xaaskiisa

20.Maxmoud Caydiid Nuur iyo Xaaskiisa

21.Cabdillahi Jamac Maxmed (Xinnif) iyo xaaskiisa

22.Xiis Axmed Kabadheh iyo Xaaskiisa

23.Axmed Cabdi Xussain

24.Maxamed Cabdi Xussain iyo xaaskiisa

25.Siciid Cabdi Xussain iyo xaaskiisa
26. Dawood Cabdi Xussain

27. Anwar Cabdi Xussain

28. Saleban Ismaciil Cabdi iyo Xaaskiisa

29. Saleban Nugaal iyo Xaaskiisa

30. Cisman Cigge Iyo Xaaskiisa

31. Cumar Cigge iyo Xaaskiisa

32. Ciise Yussuf Maxamed iyo Xaaskiisa

33. Garaad yusuf Maxmed iyo xaaskiisa

34. Cali Xirsi Maxamed iyo Xaaskiisa

35. Cabdi xirsi Maxamed iyo xaaskiisa

36. Farxaan Cabdi Nugaal iyo Xaaskiisa

37. Suldaan Siciid Kabadheh iyo Xaaskiisa

38. Cabdillaahi Salax Cali iyo Xaaskiisa

39. Jamac Salax Cali

40. Suldan Xussain Sahal

41. Maxmed Yussuf sahal

42. Adan Ibrahim Sahal

43. Warsame Siciid X Xassan

44. Barre Axmed Maxamed

45. Cabdi xussain Maxmed iyo Xaaskiisa

46. Fuad Abdalla Abdo iyo Xaaskiisa

47. Cabdi Cabdillahi Maxamed Abyan iyo Xaaskiisa

48. Cisman Maxmed Axmed (Mangiste) iyo Xaaskiisa

49. Anis Cabdi Xussain iyo Xaaskiisa

50. Fuad X Ismaciil iyo Xaaskiisa

51. Cabdul xafid Cumar Siciid

52. Cali Farax Kabadheh

53. Mustafe Farax Kabadhe

54. Xamse Farax Kabadheh

55. Cabdi Farax Kabadheh

———————————-

INNA LILLAAH WAA INNA ILAYHI RAAJUCUUN “ 

Maanta oo aay noo tahay maalin aad iyo aad u xun ilaahay haga dhaafeeh ayaa waxaa magaalada GARADAG ku geeriyooday ALA HA UNAXARIISTEEH suldaan Moahamed Abdi Ali ilaahay waxaan uga baryayaah in uu janadii ka waraabiyo danbigiisana dhaafo iyo waxii umada islaamka ahba

Suldaanku waxa uu ahaa nin xishood badan oo raganima ilaahay siiyay oo aan jaclaan in dadku isku dhac dhacaan ama meel xun ama hadal xun laga maqlo, ruuntii suldaan Mohamed Abdi Ali ala janadii ha geeyo ah waxa uu ahaa suldaan sharaf iyo qaayo leh oo og shaqadiisu in aanay ahaan siyaasad ee aay tahay dadkiisa oo uu matalo oo cad xalaala ah u soo qaado oo uu ka fageeyo waxii ku xun magaca reerka iyo tiisaba.

waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan caruurtiisii iyo walaaladii iyo ahalkii uu ka geeriyooday suldaanku oo dhan hadaan ahay abdulaziz Mohamoud Jama (Madax yar) aniga iyo reerkaayaga oo dhan. 

Hooyo, Anab Haji Hassan Abdullah

Walaalkay, Saeed Abdi Kahin iyo Xaaskii iyo Caruurtiisa

Walaashay, Fadumo Abdi Kahin iyo Caruurteeda

Walaalkay,  Moahmed Mohamoud Jamac xaaskiisa iyo caruurtiis

Aniga oo Ah,  Abdulaziz Mohamoud Jama xaaskaag iyo caruurtaadaba

Walaashay, fowsiyaha Mohamoud Jama iyo caruurteeda

Walaalkay, fowzi reerkiisa oo dhan inan iyo inanba

Salax cateeyaha iyo reerkiisa oo dhan inama iyo hablaba

Mohamoud Cateeyaha iyo reerkiisa oo dhan

Mohamed Cateeyaha iyo reerkiisa oo dhan

Maryan Cateeyaha iyo reerkeeda oo dhan

Rashid Saleh Cateeyaha iyo xaaskiisa ina Ahmed (shahmaad)

Waliid Saleh Cateeyaha iyo xaaskiisa

Iman fowzi mohamoud

Ahmed fowzi mohamoud

Mohamoud Mohamed Mohamoud

Saleh Abdulaziz Mohamoud.

Iyo dhamaan ahalka aan ka tahay oo dhan Waxaanu leenahay ilaahay samir iyo iimaan hanaga siiyo suldaan Mohamed dhamaanteenba.

 Abdulaziz M. Al-Somali

————————————

Geeridu waa xaq naf kastana mawdka wa la kulansiin,anagoo ah jaaliyadda SHeffield aadna uga tiraanyaysan waxaanu tacsi u diraynaa guud ahan shacabka Somaliland gaar ahan shacabka gobolka sanag qooyskii uu ka baxay suldaankuna waxanu leeyahay samir & iiman illahay ha idinka siiyo geeridii ku timi Alle ha u naxariistee suldaan Maxamed Cabdi Cali oo ku geeriyooday degmada Garadag 

1 Ibraahim Nuux Gamuute

2 Jaamac Axmed Iidleh

3 Axmed xaaji Cabdilaahi Rooraaye

4 Mijir Qaado Maxamuud

5 Siciid Cawl

6 Maxamuud Siciid Ayaanle

7 Axmed Xasan Cali yare

8 Axmed miicaad

9 Cabdi Dahiir Qodax

10 Rashiid DHigane

11 Axmed Cabdi guuleed

 ————————–

tacsi ku socota heladii iyo qaraabadii uu ka baxay suldan mohamed abdi ali  
 
adan aydiid abdi  c/rashiid c/raxman ali ardo yusuf abdi diiriye mohamed suldaan c/raxman qodax  salaad awil muuse awil muuse adan ibraahin ali ardo faisal mohamed mohamud  caaqil mohamed hassan ciise qodax ahmed c/raxm,an ali kayse baashe ducaale dadkaas oo dhamaan tood degan wadan uk waxay tacsi udirayaa dhamaan eheladii iyo iyo reer kii uu ka geeriyooday suldaan mohamed abdi ali oo ku geeriyooday magalada garadeg maanta waxaanay marxuumka ilaahay uga baryayaan in ilaahay janadii ka waraabsho ehelkiisiin samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamin
 —————————

 Waxaan tacsi u diraynaa qoskii, qaraabadii iyo qaranka S/Land ee uu ka geeriyooday Suldaan Maxamed Cabdi Cali. Ilaahay waxaan ka baryeynaa in uu janadii Eebe ka waraabiyo, inakana samir iyo iimaan inaka siiyo.
 
Jaamac Maxamed Samakaab
Axmed Cawed Ducaale iyo dhammaan reer X. Ducaale Jibriil
Axmed Ducaale Jidxun
Nuur Faarax Xirsi
Xuseen X. Cabdi Cawed (Indhadeero )
Maxamed Qaasim Axmed
Suleemaan Jaamac Qodax

——————————————-
 Inaa li laahu wa inaa ileeyhi raajicuun 

Waxaanu tacsi udiraynaa eheliyadii asxaabtii qoyskii  qarabadii iyo qarankii uu ka geeriyooday ale ha u naxariistee

suldaan { maxamed cabdi cali } oo 26/07/08 ku geeriyooday degmada, garadag

ilahay marxuumka janadii haka waraabiyo qarankii iyo qoyskii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ale haka siiyo

Aaamiin Aaamiin Aaamiin 

waxaa tacsida diraya>>>>

Jamaal maxamuud jaamac { J,fidhike }

C/rashiid ismaaciil xaji xirsi

khaalid salaad rooble

————————————————–

Inaa Lilaah wa inaa Ilaahi Raajicuun
 
Anaga oo ka mid ah jaaliyada somaliland ee ku nool toronto, Canada waxaanu tacsi u diraynaa ilma suldaan Mohamed Abdi Ali iyo dhamaan reer Abdi Ali waxaanu uga tacsi-yaday-naynaa geerida naxdinta leh ee ku timi aabahood suldaan Mohamed Abdi Ali oo ku geeriyooday degmada Gar-adag ee gobolka sanaag sabtidii shalay, waxaanu ILaahay ka baryeynaa inuu suldaan Mohamed dembigiisa dhaafo janadiina ka waraabiyo ubadkiisii iyo ehelkiisiina samir iyo iimaan ka siiyo- aamiin
1 A/naasir Saleebaan Isse
2 Abdi Hussein Mohamed Abyan
3 Warsame Saeed haji Hassan
4 Abdillahi Abdi (sarifle)
5 A/rashiid Arab
6 Omar Cige haji Hassan
7 Omar Hirsi Haji Hassan
8 A/rashiid Arab
9 Ibrahim Adan mohamed Abyan
10 Baashe Hussein Mohamed Abyan
11 Rashiid Hussein Mohamed Abyan
12 Abdi tuulo
13 Barre Ahmed Mohamed
14 Abdi Nuux
15 jamac Ali Hirsi
16 Mohamoud Jirde
 
A/naasir S Isse
Toronto

This entry was posted in News. Bookmark the permalink.

Comments are closed.