Monthly Archives: July 2008

Golaha Wakiillada oo Aqlabiyad ku Meelmariyey Go’aan Xaaraantinimaynaya Heshiiska Al-jabiri

‘Hashiis kasta oo ka horimanaya Qodobka 11aad ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland waa waxba kama jiraan’  Go’aanka Golaha   Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii shalay go’aan ka soo saaray muranka ganacsiga dhoofka xoolaha nool, kaas oo ay ku sheegeen in sida … read …

Qaar Kamida Taageerayaashii UDUB Oo Walaac Ka Muujinaya Qabsoomida Shirweynihii Labaad Ee UDUB.

Ilaa iminka ma jirto wakhti go’ana oo loo cayimay qabsoomida shirka, taas oo xeerka xisbigu dhigayo in shantii sanaba mar la qabto shirweynahaa. Waxaana ay ku ekayd wakhtigaasi July 1 2006, oo iminka kasoo wareegtay labo sano iyo bil.

read …

Conference Call By American Somaliland Council

Speaker: Ahmed Y Yasin – Sunday, August 3, at 1 pm ET Time (6pm London)
read …

Dilalnimo iyo madaxnimo mawada shaqeyn karaan reer uduboow

Nasir xaaji ciise (ina geeljire )

read …

Qofnimo-Bax Waa Qormadii Xasan C Madar

Awal nin aamusan oo xishood badan buu ahaa, wuu yaqaannay kelmadda afkiisa ka soo baxaysa, kelmad aanu ogayn kamay soo baxayn. Laakiin immika wuxu arkaa hadalkiisii oo ka sii horreeya isagoon ka fikirin… read …

Mudanayaal, Madaxweyne aan Mandate haysan muumuus ka xayuubin Micno ma Samaynayso

8-da Xildhibaan ee isku waafaqay mooshinkan miyaanay dalka hore u joogin, eedaynta ay Madaxweynaha maanta u soo jeedinayaan ma wax cusub baa? Xagay ku maqnaayeen mudadii dheerayd ee Madaxweyanaha Somaliland dastuurka wadanka ku tmanayey read …

Mudanayaasha Wakiillada oo Rayaale ku Tilmaamay Dambiile Qaran oo Mudan in Maamuus-ka-xayuubin Lagu soo Oogo

Waxayna mudanayaasha doodda shalay ka qaybqaatay ee dalbaday in Madaxweyne Rayaale lagu sameeyo maamul-ka-xayuubinta soo daliishadeen qodobka distooriga ah ee 96aad oo ka hadlaya eedaynta iyo maamul-ka-xayuubinta Madaxweynaha, ku-xigeenka iyo wasiirrada, kaas oo qeexaya in Madaxweynaha lagu soo oogi karo dambiyadda kala ah khiyaamo qaran iyo ku xadgudubka distoorka.

read …

Maxaa ka jira is-casilaada Warancade? Wacdarihii Madaxweyne ku xigeenka iyo shirkii shalay ee Golaha Wasiirada

Ilahaa aanu soo xiganay waxay intaa ku dareen in Dhawr wasiir oo isku dayay in ay miiska keenaan muranka ka oogan dhoofka Xoolaha Madaxweyne ku xigeenku ka hor joogsaday, Islamarkaana uu ka dalbaday in la raaco go’aanka Xukuumadu arrinkaa hore uga qaadatay, taasoo keentay in halkaa lagu dhaafo. Iyadoo dibna loogu balamay in kulan danbe la isugu soo noqdo.
read …

Sheeko: Hanad iya Dayro

Cabdirisaaq Harraadane read …

Gabay: Dahabshil Dushasare Kunolow

Osman Mahamoud X Abdi read …

Hambalyo Wariye Cumar Maxed & Sahra Faarax

Lughaya News read …

Dahabshiil Ducaysane

Farid Cadani read …

Keligaa Ma Aha Ee Aamus Adeer

Ina Rayaale ayaa badda qaar ka kalluumaysanayay ku qabsaday. Ina rayaale qolo Habar Jeclo ah oo karinka wax ka dhoofinaysa ayaa is haysta. Ina Rayaale Komishankii baa is haysta. Ina Rayaale Saleebaan Gaal baa is haysta. Ina Rayaale iyo Xaji Cabdi Waraabe ayaa is haysta(berigii uu Xaajigu Guddomiyaha Guurtida doonayay). Ina Rayaale iyo Adhiiylayaashii baa is haysta. Ina Rayaale iyo Ku-xigeenka ayaa is haysta. Ina Rayaale deeq-bixiyeyaashii baa is haysta. Ina Rayaale iyo qolo Jaaliyaddii debedda ee UK baaa is haysta. Ina Rayaale reer dumbuluq baa riig isku haysta. Ina Rayaale iyo Djibouti baa is haysta. read …

Waa kuma Mujaahid C/Rahmaan Aw Cali Faarax

Ahmed Xaaji C/laahi Rooraaye read …

Clanship Politics: a critical analysis

Mohamed Obsiye read …

Reer Sheekh Isaxaqow Aayahina Ka Tashada

Mujaahid Maxamed cali read …

Hargeisa Recent brouhaha spotlights resentment

Sharmarke Ali read …

Buug Cusub: Baal-taariikheedkii iyo Suugaantii Af-qallooc

Xaaji Aadan Af-qallooc waxa uu ahaa nin aftahan ah, hiboole codkar ah, waddani Alle ka cabsi badan oo waaya arag ah, dal-mareen qurbaawi ah, meelna ku weeleeyey oo isugu keenay aqoon ka soo jeedda dhaqammo iyo ilbaxnimooyin kala geddisan. Gabayada Xaaji Aadan Axmed Xasan waxa ay noqdeen caroog iyo dawan cod dheer oo guubaabiya, kiciyana shucuurta iyo dareenka waddaniga ah ee dadka Soomaalida. Badheedhe cad oo diidmo ah ayuu kala hor tegey gumaysigii Ingiriiska ee Somaliland read …

Qalalaasaha Ka Taagan Dhofinta Adhiga

Mohamed Adan Omer
read …

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo Oo Tacsi u Diraya Eheladii Suldaan Maxamed Cabdi Cali

TACSI Geeri Naxdin Leh     Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye  Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii,Qaraabaddii,Ehelkii iyo dhamaan shacbiga Somaliland uu ka baxay Marxuun Suldaan Maxamed Cabdi Cali … read …

Tacsi: Suldaan Maxamed Cabdi Cali

Somaliland.Org read …

Suldaan Maxamed Cabdi Cali Oo Maanta Ku Geeriyooday Gar’adag Iyo Dhambaaladii Tacsiyadaha Ee Nasoo Gaadhay

Inaalilaah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun Waxaa maanta magaaladda Gar’adag ee gobolka Sanaag ku geeriyooday Suldaan Maxamed Cabdi oo ka mid ahaa Salaadiinta Somaliland.  Suldaan Maxamed oo kasoo jeeda degaanka Gar’adag halkaas oo shir uga socdo beesha Suldaanka (Habar Jeclo) ayaa … read …

Dood Golaha Wakiilladu ka yeeshay Ajandaha kalfadhigiisa oo ku hafatay khilaafka ka taagan dhoofka xoolaha

Hargeysa (Somaliland.org) – Golaha Wakiillada Somaliland oo maanta gudagalay doodda Ajandaha kalfadhigiisa 7aad ayaa ku haftay khilaafka xiisadda leh ee ka taagan ganacsiga xoolaha oo ay mudanayaashu si kulul uga hadleen. Kalfadhiga Golaha Wakiillada oo furmay horraantii toddobaadkii dhammaaday, balse … read …

Shirweyne Beesha Bariga Burco uga Furmay Gar’adag iyo Shirkii Golaha Dhexe ee KULMIYE oo dib loo riixey

Gar’adag (Somaliland.org) – Beelaha Bariga Burco (H/Jeclo) oo ka mid ah beelaha waaweyn ee Somaliland ayaa maanta shirweyne uga furmay Magaalada Gar’adag ee Gobolka Sanaag, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku sii qulqulayeen ergooyinka ka qaybgelaya shirka, salaaddiinta … read …

Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada U Xidhay Xafiiskii Telefiishanka Universal Ee Hargeysa

Hargeysa (Geeska)- Xukuumadda Somaliland, ayaa albaabada u xidhay xafiiska  uu magaalada Hargeysa ku leeyahay Telefiishanka Universal oo ah Telefiishan Afka Somaliga ku hadla oo laga daawado Satalaytka, kaas oo ay xaruntiisa guud tahay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Ma jiro … read …