Monthly Archives: June 2008

Warsaxaafadeed Xisbiga KULMIYE kaga hadlay Sicirbararka Maceeshadda iyo qodobo kale

Hargeysa (Somaliland.org) – Xisbiga ugu weyn mucaaridka Somaliland ee KULMIYE, ayaa warsaxaafadeed uu maanta soo saaray kaga hadlay arrimo dhowr ah oo uu ka mid yahay sicir-bararka maceeshadda iyo shidaalka oo si ba’an u saameeyey nolosha qoysas badan oo reer … read …

Togdheer: Gobol la qaawiyay oo Magaalo kaliya ah. Warbixin, By: Liibaan Maaweel Shire

Magaalada Burco waxay magaalo madax u ahayd Gobol deegaan ahaan balaadhan oo isu dheeli-taran, hase ahaatee, sidii maalinba in loo jarayay ee loo soo koobayay haatan Togdheer waa Burco oo kaliya. Ka dib markii degmooyinkii ugu danbeeyay laga gooyay ee … read …

Beesha Bariga Burco Sidee Bay U Aragtaa Sheekadii Ahayd “Hargeysa Ka Baxa”

Akhristayaal sheekada ka baxadu waxay hore uga dhacday Caasumadda Somaliya ee Muqdisho, waayo waxa dhacday inay niman lagu xanto inay shahaado u sitaan iska horkeenka beelaha ay maalin la shireen beesha Abgaal oo uu ku yidhaahdeen Xamar waxa iska leh Abgaal, cadawgiinuna waa Habar-gidir, ka dibna beesha Abgaal waxay bilaabeen inay fogeeyaan beesha Habar-gidir, waana la ogyahay halka uu xaalku maanta marayo ilaa ay sheekadu gaadhay in inta Xabashi la soo kaxaysto la yidhaahdo Habar-gidir waa Argagixiso ee naga saara… read …

Ismaaciil Cumar Geelle oo la kulmay Weftiga Daahir Riyaale iyo Dareenka ka dhashay Hab-maamuuska hooseeya ee lagu qaabiley weftiga

  Djabouti (Somaliland.org) – Hoggaamiyaha Xisbiga talada haya ee UDUB, Daahir Riyaale Kaahin oo booqasho ku jooga Jabuuti ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo qado sharaf u sameeyey isaga iyo xubnaha weftigiisa. Lama sheegin kulankaa … read …

Axmed Y. Yaasiin oo saxeexay dhaqangelinta Wax-ka-beddelka Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

Hargeysa (Somaliland.or) – Madaxweynekuxigeenka xilka sii haya, mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa saxeexay dhaqangelinta Lifaaqa Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha, Xeer Lr. 37/2007 ee Golayaasha Sharci-dejintu ansixiyeen kaabis iyo wax-ka-beddel lagu sameeyey. Sida uu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, mudane … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Isniin, 23 June

“Amnesty International Somaliya may tagine waxay tagtay Hargeysa iyo Nairobi” Wakiilka Maraykanka u qaabilsan Somaliya Amb. Yates   Nairobi (Hiiraan Online/Ogaal)- Ergeyga Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Amb. John Yates, ayaa ka hadlay halka uu Maraykanku ka taagan yahay heshiiskii dhawaan … read …

Daahir Riyaale iyo Wefti uu hoggaaminayo oo booqasho ku tegey Jabuuti

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha muddadiisa xilku dhammaatay, Daahir Riyaale Kaahin iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta ka duulay gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, isaga oo u kicitimay booqasho laba maalmood ah oo uu ku tegey dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Mudane Riyaale … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Axad, 22 June

Qabsashadii Wershadda Laydhka Berbera iyo heshiiska dib u shidista Nalka saqdii dhexe ee xalay Berbera (Ogaal) – Ku dhawaad tobankii cawaysnimo ee xalay ayaa lagu guulaystay in Magaalada Barbera loo shido laydhka oo gelinkii danbe ee shalay iyo cawaysinkii xalay … read …

Ardayda Jaamacadda Hargeysa oo is-hor taagay Xuska Maalinta Muusigga Adduunka

Hargeysa (Ogaal)- Ardayda Jaamacada Hargeysa ayaa is-hortaagay Munaasibad la doonayay in lagu xuso Maalinta Muusigga Adduunka oo loo qoondeeyay in lagu qabto Hool Jaamacadda Hargeysa. Munaasibaddan oo ay soo abaabushay Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland, ayaa baaqatay shalay galab, ka … read …

Somaliland: Sleep-Walking Into Disaster

Guled Ismail .
read …

Gorfaynta Suugaanta Yaan La Xumayn!

Si aynu taas uga garawno aynu wax yar ka ogaanno sheeko faneed sida ay u dhisanto. Ugu horrayn waxaa jira saddex shakhsiyadood oo ay tahay in la kala barto lana kala ilaaliyo. Ta hore waa cidda halabuurka curisay oo lagu magacaabo “qoraa”. Ta labaad waa wariyaha qisada inoo soo tebinaya oo aan marnaba ahayn qoraaga ee ah cod wariye wax-walba-oge ah oo aynu u bixin karro “xogogaal”. Ta saddexaad waa baxaalliyo ama shakhsiyaad sheekada jilaya…Ibraahim Hawd read …

SIXID FARSAMO: Qaybtii 2aad: Somali Qaldaan Waxay Dhashay Somaliweyn-Waa!

Shueib A. Gaboose read …

Musiibo qaran oo kusoo fool leh somaliland, hadii aan wax laga qaban.

Mubaarik C/raxmaan X.cali read …

Abshir dulmiga ku dhacay nin kasta wey sugeysaa

Amina Hagi Mohamoud

read …

In Somaliland, The Truth Prevailed

Abdulaziz Al-Mutairi read …

Maxaa inno Gaar ah Ee Laynagu Gartaa

Bal waxaad ku hadlayso eeg? sawtaa odhan jirteen waa walaalaheen iyo”jaarkaaga ma dooran kartid ee Ilaahaybaa kuu dooraa.” iyo nac nac caynkaas ah? ma markaa musuqii aydin ku sallaxanayseen suura geli waayay ayaa iminka waxaa dhuraysaan oo baaq yar oo ciyi waa ka beryay ah ka soo daba tuurausaan xisbiyada. iminkadadan qudheeda xoolahan aydin xaddaan ee carabka u xidheen sawdinka dekedooda ka dhoofiya maaha? Horta wershadahii laydhka ee ay inna siiyeen ma… read …

Dhawaqa Dhallinta Awdal: Dhacayeey Aabo i Qabo

Cabdiqani Yuusuf Caateeye read …

Dhibaatada qaxoontinimada iyo hijrada wadanada shisheeya(gabay cusub

Nasir x.ciise(ina geeljire) read …

Halkey Ku Sal-leyihin Maqaladda Diridhaba Ee U Ka Qoro Madaxweynaha Jabuti

Keyse A. Amare read …

Somalilandeey, Jabuuti laabteedu xodxodashada gacanta shisheeyahay u furan tahay!!!

Cali Cumar Xasan.
read …

Tababarayasha Kubada Cagta

Mahdi Farah Aden ( Mahdi Ghandi )

read …

Berbera oo laydhku dib ugu soo noqday Afar saacadood oo niman hubaysani haysteen Wershedda laydhka kadib

Berbera (Somaliland.org) – Magaala-xeebeedda Berbera ayaa caawa goor dambe laydhku u soo dhacay kadib, markii nin ganacsato ah oo cadhaysani ay galabta xoog kula wareegeen wershedda Laydka magaalada oo ay dowladdu leedahay, isla markaana ay bakhtiiyeen laydhkii magaalada. Sida ay … read …

Golaha Wakiillada oo ishortaagey wax ka beddel Guurtidu ku samaysay Lifaaqa Xeerka Diiwaangelinta

Hargeysa (Somaliland.org) – Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhi is hortaagey wax-ka-beddel Golaha Guurtidu ku sameeyey lifaaqa kaabista ah ee Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha, Xeer Lr. 37/2007 oo Goluhu dhowaan ku ansixiyey kalfadhigan aan caadiga ahayn, isla markaana Guurtidu dib ugu soo … read …

Shirkadda Dahabshiil oo Tababar u qabatay Madaxda Laamaheeda Somaliland iyo Somaliya qaar ka mid ah “Hal-ku-dhegga Dahabsiil waa waydii macmiilka sidaad u caawin karto” Madaxa Suuqgeynta Xasan Xiis

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxda laamaha kala duwan ee ka hawl-gala Shirkada Dahabshiil ayaa shalay isugu yimid kulan balaadhan oo ay ku gorfeynayeen sidii loo dardar gelin lahaa adeega ay Shirkadu u qabato bulshada, isla markaana loo wanaajin lahaa xidhiidhka xawaalada … read …

Liiska Saraakiishii Iyo Ciidamadii NSS-ta Iyo Warbixino Lagaga Hadalayo Muj C/raxmaan Aw Cali Faarax iyo K/S Cali Asad

Hargeysa, June 16, 2008 (Haatuf) – Intiinii la socotay cadadkii Haatuf ee shalay waxaan idiinkui soo gudbinay liiska qayb ka mid ah saraakiishii iyo ciidamadii hay’addii NSS-ta ee ka hawl gali jirtay gobolladii loo yaqaanay woqooyi oo hadda ah Jamhuuriyada … read …