Monthly Archives: June 2008

Jawaab Madaxtooyadu ka bixisay khudbad Faysal Cali Waraabe jeediyey: Waxay shaki gelisey Caafimaadkiisa Maskaxeed

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe. Waxayna calaamad-su’aal gelisey Madaxtooyadu caafimaad-qabka maxkaxeed ee Guddoomiyaha, iyada oo si ba’an u weerartay shakhsiyaddiisa siyaasadeed. Afhayeenka Madaxtooyada, Mr. Siciid … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Isniin, 30 June

Sul. Maxamed Sul. C/Qaadir maxaa ka baajiyay xafladii Gobolka Hawd?     Baligubadle (Ogaal) – Suldaan Maxamed Suldaan Cabdul-qaadir ayaa sheegay in xanuun dartii ay u suurta-geli wayday inuu sugo ka qayb-galka xafladii wanqasha Gobolka Hawd ee shalay ka dhacday magaalada … read …

Ururka TAF Oo Ugu Deeqay Cusbitaalka Maandhaye ee Burco Lacag Dhan 14,000 Dollar

Shirwaynihii ururka Togdheer Abroad Foundation ee marka magciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano TAF ayaa ka dhacay magaalada Manchester 28/06/08 shirkaas oo ay soo qabanqaabiyeen laanta ururka ee magaaladaasi waxaa kasoo qayb galay dadweyne aad u fara badan oo isaga kala … read …

Faallo: Galbeedow Ha kala Goyn Somaliland

Ibrahim Hassan Gagale read …

Duuliye Axmed dheere (duqayntii Hargaysa 1988) abaalkiisu waa……….!

Cali Cumar Xasan.
read …

Xidhiidhka Somaliland Iyo jabuuti ee Iminka Iyo Heerarkiisii kala duwanaa ee uu soo maray .

Adan Yuusuf Cilmi read …

Beeraley…!

Siciid Cadaani Yusuf read …

Diredhabow. AF CAYTAMAY NIN LEH BUU KU YAAL

Rashiid Barkhad
read …

Defending Ayan Hersi Ali

Hassan Farah read …

Iska-horimaad ka dhacay Bariga Berbera oo hal qof ku dhintay

  Berbera (Somaliland.org) – Hal wiil oo dhallinyaro ah ayaa ku dhintay iska horimaad maanta ka dhacay duleedka Bari ee magaalada Xeebta ku taalla ee Berbera, halkaas oo ay tacshiirad isku weydaarsadeen ciidanka Booliska iyo koox dabley ah. Iska horimaadkaas … read …

Dareemada ka dhashay Booqashadii Riyaale ee Jabuuti: Faallo By: C/risaaq M. Dubbad,

Inkasta oo Daahir Riyaale kaga dhawaaqay Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee Hargeysa munaasibaddii 18ka May inuu hagaajinayo xidhiidhka Somaliland la leedahay derisyadeeda, isaga oo xusay inay jiraan dalal – aanu xusin – oo xidhiidhkooda Somaliland aanu wanaagsanayn, isla markaana uu ballanqaaday … read …

Xaflad wacdaro leh oo loogu wanqalay Gobolka Hawd oo maanta ka dhacay Balligubadle

Balligubadle (Somaliland.org) – Xaflad ballaadhan oo loogu wanqalayey magacaabista cusub ee Hawd ayaa maanta lagu qabtay magaalada xarunta u ah gobolkaas ee Balligubadle. Munaasibaddan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay, isla markaana labadii maalmood ee u dambeeyey ay … read …

Faysalow, Maxaad Ka Weydey Dahabshiil?

Toddoba qodob ayaa mudnaa inaad xusuusnaato intaan hadalku dibedda ka wada iman. Inaad xeerisay ahayd: (1) Inay dadweynaha ku dhegeysanaya ama ku daawanaya ama ku akhriyaya yihiin kuwaad codka ka dooneyso; (2) Inaad dadka kale uga baahi badan tahay inaad … read …

Degmada Balligubadle oo Martigelisey madaxweynekuxigeenka iyo Dadkii ugu tirada badnaa ee ka qaybgelaya Xafladda Gobolka Hawd

Balli-gubadle (Somaliland.org) – Masuuliyiin ka kala socda xukuumadda, hay’adaha dowladda iyo Golayaasha Qaranka, siyaasiyiin ka kala socda xisbiyada siyaasadda, aqoonyahanno, madax-dhaqameedyo iyo dadweyne aad u fara badan ayaa ilaa maanta iyo caawa ku sii qulqulaya magaalada Balligubadle, halkaas oo burrito … read …

Odayaasha Bariga Sanaag oo dedaal ugu jira soo deynta Lammaane Jarmal ah oo Afduub loogu haysto deegaankooda

Ceerigaabo (Somaliland.org) – Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka Bariga Sanaag ayaa dedaal ugu jira sidii ay u soo furan lahaayeen lammaane Jarmal ah oo koox budh-cad badeed ahi ku haysato buuraleyda Calmadow ee bariga Gobolka Sanaag. Lamaanaha Jarmalka ah oo la … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii maanta, Sabti, 28 June

Wasiirradayadu may fadhiisteen Xafiisyada aan arkay” “S/land waxaan imid iyadoo la’igu soo dar-daaray Rasaasta iska jir”   Makwaia wa Kuhenga – Warbixin   Hargeisa (Ogaal/DailyNews)- “Dad badani kama war hayaan inay Afrika ka jiraan laba dal oo isku magac ah, … read …

Xaflad loo sameeyey xuska 26 June oo caawa lagu qabtay Madaxtooyada

Hargeysa (Somaliland.org) – Munaasibado loo sameeyey xuska sannad-guuradii 48aad ee ka soo wareegtey markii Somaliland gobanimadeedii luntay ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska, 26 June 1960 ayaa maanta iyo caawa lagu qabtay meelo kala duwan oo Somaliland ah. Munaasibadaha xuska 26ka June … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Khamiis, 26 June

Caafimaadka qoys ku afduuban Laasqoray oo laga dayriyay iyo dilaaliin la xidhiidhay budhcada   Laasqoray (Ogaal) –  Wiil yar oo ka mid ah qoys afar ruux ka kooban oo u dhashay dalka Jarmalka oo afduub loogu haysto Buuraha magaalada Laas-qoray … read …

Daahir Riyaale iyo weftigiisii oo ka soo laabtay Jabuuti, xogwarran koobanna ka bixiyey natiijada Booqashadiisa

Hargeysa (Somaliland.org) – Weftigii Somaliland ee uu hoggaaminayey Daahir Riyaale Kaahin ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu soo dhammaystay booqasho saddex maalmood ah oo uu ku tegey Jamhuuriyadda Jabuuti. Mudane Riyaale oo weriyayaasha kula hadlay madaarka … read …

Shirguddoonka Golaha Wakiillada oo Shahaado Sharaf siiyey Col. Axmed Maxamed Xasan

Hargaysa (Somaliland.org)- Shirguddoonka Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shahaado-sharaftii ugu mudnayd ee uu Golahaasi bixiyo guddoonsiiyay G/Dhexe Axmed Maxamed Xasan (Axmed Dheere), oo ahaa Duuliye ka tirsanaa ciidankii Cirka ee dowladdii Siyaad Barre, isla markaana ka damqaday duqayntii iyo xasuuqii ciidamadii … read …

Weftigii Daahir Riyaale iyo Xukuumadda Jabuuti oo warmurtiyeed ka soo saaray arrimihii ay ka wadahadleen

Jabuuti (Somaliland.org) – Weftiga uu hoggaaminayo Daahir Riyaale Kaahin ee booqashada ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti iyo xukuumadda Jabuuti ayaa maanta soo wadasaaray war-murtiyeed, kadib wadahadlo labada dhinac u socdey ilaa shalay oo heerar kala duwan ah. War-murtiyeeda oo ka kooban … read …

Tacsi: Maxamed-Kiin Y Ducale

Maxamed Yusuf Muse (Afweyne read …

Reer Awdal Iyo Siyaasadda Somaliland

Ahmedweli Goth read …

Xogta Iyo Xaqiiqada Xisbiga UDUB, Qaybta Koowaad

Maxamed Aadan Nuur read …

The Unattached Intelligentsia: New Bottle, Old Wine – N. Farah and Ilma Ismail Samatar

At the risk of sounding an 18th century polemist, their political crusade against Somaliland could be traced to their ideological usage of social science. Somaliland’s political experience is the only familiar terrain in which the Samatars unleash their most primeval instinct and yet this is the only time that they are not inconsequent in their incoherent jumble. Even their recent acknowledgment of Somaliland’s positive changes is just a way of exorcising their guilt conscience. A way to wash away the… read …