Monthly Archives: May 2008

Hambalyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE dirayo oo ku aaddan Maalmaha Xusuusta Mudan Ee 27/31 May

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca xisbiga KULMIYE, Waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaa shacbiga reer Somaliland, Mujaahidiinta Ururka SNM, Agoomahoodii iyo Naafadoodiiba, isaga oo ku hambalyeynaya maalmaha xusuusta … read …

Mucaaridku Haddii Uu Aqbalo Damaanad Ka Yar Dawlad-Wadaag Waxay Khiyaameeyeen Taageerayaashoodii

Wada-hadalkii bilaabmay 15-kii May ee u dhexeeyay dhinacyada xukuumadda iyo Mucaaradka ee ku saabsanaa in wadahadal lagu raadiyo xalinta caqabadda siyaasadeed ee ka dhalatay go’aankii Guurtidu muddada ugu kordhisay kursiga madaxweynaha ayaa waxay u muuqataa in tanaasulaad badan uu sameeyay … read …

Ma Dhabbaa In Muuse Biixi Wada-hadalada U Socda Mucaaradka Iyo Xukuumadda Uu Ka Muujiyey Dabacsanaan Ka Badan Tii Axmed Siillaanyo Laga Filayey?

Boorama, May 25, 2008 (Haatuf) – Wararka ka ka imanaya magaalada Hargeysa soo gaadhaya Boorama ee ku saabsan wadahadalada u socda xukuumadda iyo axsaabta mucaaradka ah, ayaa la sheegeyaa in siyaasiyiinta ka qaybgeleysa wadahadaladaasi ay muujiyeen tanaasul ka badan intii … read …

Beer jileeca Xisbiga Kulmiye ma ku hannan karaa Kursiga ugu mudan Wadanka?

Farxaan Yusuf Cawaale read …

Wuxuu Yidhi Hooyadeen Maku Ogayd Indho La’aan Dad Qalnimay Ku Darsatay Ee Ma Ogtahay!!!

Shueib A. Gaboose read …

Jawaab: Bal Ila Eega Waxan Wiilkan Reer Boorame

C/Rashiid read …

Wasiirka wershadaha somaliland oo debada looga tuuray Makhaaxi Golis EE Birmingham UK

Kheyre Xasan Faarax UK. read …

Muuqaalka dhabta ah ee Guurtida s/land.

Maxamed Cab/hi Dubbe. read …

Reer Burcoow Nina Afkiisa laga Xaalsiinmaayo ee idinku is eersada

Hanad Max’ed read …

Muxafid iyo Mucarid Way Heshiiyen Oo Waxay Ku…

A-Kayse Abdullaahi read …

Hadduu Siilaanyo Is dhiibo, Maxaa Ku Jaban?.

Cabdiqani Yuusuf Caateeye read …

Kase Waayeel Wuxuu Waa Qabaal Waana Kabataane: Wew Love America

Dubbe:waxa noogu hadhsan. Illayn meesha xukuumaddii la doortay waatii dhacday ee waqtigeedii dhamaaday. Awoodda dalkana inay xaaraan ku sii wada haysato maaha oo cidi uma dooran hadda eh. read …

Xuska 18 May Iyo Cardiff UK

Hadalka Axmed oo aad u dheeraa si qiime lehna u iftiimiyey nabarada bulshada ku yaal iyo midnimada looga bixi karo, kuna jireen matalo ay murtiyi fadhido iyo tilmaamo si qumaati ah u abaaraya meesha ay sartu ka qudhuntay, waxuu ku soo gunnaanaday isagoo si weyne madasha ugu soo dhoweeyey labada mujaahid, una mahadnaqay dadweynha Cardiff ee sida quruxda badan u soo dhoweeyey Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi iyo Muj. Jamaal Caydiid, kana tirsan Madaxda Uruurka Qaran, isla markaasna ahaa raggii aasaasay ururka SNM una soo maray dhib dagaal iyo mid xadhigba.

read …

Dulucda murti Carbeed (Dhirbaaxooyinka Xabiibku waa Duugmo).

Somaliland kasoo bilaw 1960 kii waxay soo martay marxalado kala geddisan oo qaarkood hallaw iyo hubsiimo-la’aani habaabisay qaarna hurgumooyin iyo hoos u fooror huwanaayeen qaar kalena hoog iyo hengelo loosoo qadhaadhsadey iyo tilmaan aan ba’ayn oy taariikhdu tebin doonto.

read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Isniin, 26 May

Hoggaamiyayaasha Siyaasadda oo kulankii 4-aad ku yeeshay Madaxtooyada   Hargeysa (Ogaal) – Hoggaamiyayaasha Siyaasada dalka Somaliland, ayaa xalay kulankoodii 4-aad ee ay kaga wadahadlayeen khilaafka ka dhashay dib u dhaca doorashada iyo muddada Guurtidu u kordhisey Mudane Daahir Rayaale mudada … read …

Hoggaanka Siyaasadeed ee Somaliland oo kulankii 4aad Caawa kaga wadahadlay arrimo dhawr ah

Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyayaasha saddexda xisbi ayaa caawa mar kale kulan isugu yimi Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa. Kulankan oo ah kii Afraad, waxa uu dabajoogey kulankii ay yeesheen 20kii May hoggaamiyayaasha Saddexda xisbi, kaas oo ay ku gaadheen heshiis … read …

Guddida Dhaqaalaha iyo Wasiirka Maaliyadda oo kulankii ugu dheeraa oo albaabadu u xidhan yihiin ka yeeshay khilaafka Miisaaniyadda

Hargeysa (Somaliland.org) – Wasiirka Wasaarada Maaliyada  Xuseen Cali Ducaale ayaa saaka hortegey Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland, waxana uu la yeeshay kulan albaabadu u xidhan yihiin oo socdey ilaa gelinkii dambe ee maanta. Kulankan maanta ayaa la sheegay in … read …

Barakaca iyo Bililiqaysiga ku dhacay Soomaalida Koonfur Afrika – Warbixin, By: Xasan Dhuxul

Warbixin – Xasan Saleebaan Dhuxul Cape Town (Somaliland.org) – Kumanaan Soomaali ah oo ka soo cararay nawaaxiga iyo gudaha magaalada Cape Town ee dalka South Africa ayaa firxad ku yimi xaafada Bellville ee isla magaalada Cape Town oo Somalidu ay … read …

Xaflad Ballaadhan oo lagu qabtay Gebiley iyo khudbadihii Madaxda xukuumadda iyo Mucaaridka

Hargeysa (Somaliland.Org)-Xaflad balaadhan oo loogu wan-qalay Gobolka cusub ee Gebiley ayaa maanta lagu qabtay Dugsiga Sare ee Qalax ee Magaalada Gabiley. Munaasibadan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay waxa ka soo qeybgalay Madaxweynekuxigeenka Somaliland, Shirgudoonka Golayaasha Baarlamaanka (Guurtida … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Axad, 26 May

UN-ta oo Somaliland ku dartay ilaha Hubku uga gudbo Somalia “Waa wax lala yaabo Al-shabab ayay Hub u qaybiyaan” Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya Kampala (Ogaal/AFP)- Dalalka Uganda iyo Itoobiya, ayaa shalay dedafeeyay eedayn kaga timid Qaramada Midoobay, oo lagu sheegay … read …

Kulankii ay u ballansanayeen hoggaamiyayaasha Saddexda xisbi Berrito oo la filayo inay Baajiso Xaflad loo samaynayo Gobolnimada Gebiley

Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaanka saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland, ayaa berrito oo Axad ah u ballansan kulankoodii 4aad ee ay kaga wadahadlayaan khilaafka cakiran ee ka dhashay dib u dhaca doorashada iyo muddada Guurtidu u kordhisey Daahir Riyaale inuu sii … read …

Nuxurka wadahadalkii Shirguddoonka Wakiillada iyo Riyaale ee Galabta

Hargeysa(Somaliland.Org) – Shirgudoonka Golaha Wakiillada Somaliland ayaa kulankii labaad la yeeshay maanta Daahir Rayaale Kaahin iyo xubno ka mid ah golahiisa xukuumada. Kulankan maanta ayaa wararku sheegeen in Mr Riyaale ay ku weheliyeen ku-xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin iyo wasiirka Maaliyadda … read …

Golaha Guurtida oo muddo bil ah la fasaxay wakhti lagu jiro xaalad xasaasi ah

Hargeysa (Somaliland.org) – Golaha Guurtida ayaa maanta galay fasax bil ah, laba maalmood kadib markii Guddoomiyaha Golahaas, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan dalka ku soo laabtay, isla markaana la doonayo in golayaasha sharcidejintu si degdeg ah u fuliyaan arrimaha ka khuseeya … read …

Shirguddoonka Golaha Wakiillada iyo Daahir Riyaale oo kulankoodii 2aad caawa yeeshay

Hargeysa (Somaliland.org) – Shirguddoonka Golaha Wakiillada, Somaliland ayaa caawa kulan la yeeshay Madaxweynaha muddada xilkiisu dhammaatay, mudane Daahir Riyaale. Kulanka caawa shirguddoonku la yeeshay mudane Daahir Riyaale, waxa uu daba socdey kulan ka horreeyey oo labada dhinac ku yeesheen madaxtooyada … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Sabti, 24 May

Maxaa lagaga wada hadlay kulanka hore ee Shirgudoonka iyo Rayaale Md, Rayaale oo maanta Kulankii labaad la yeelanaya Shirgudoonka Golaha Wakiillada Hargeysa (Ogaal) – Shirgudoonka Golaha Wakiillada Somaliland ayaa kulan gaar ah la yeeshay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin. Illo madaxbanaan … read …