Baaq Beesha Ciidagale UK

Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland

Ku: Saxaafada Madaxa Banaan (Wargeys + Website)

Og: Salaadiinta, Cuqaasha, Aqoonyahanka, Ganacsatada, Dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan ee Beesha Ciidagale.

 

Ujeedo: Taageerid Go`aamada ka soo baxay Shirkii Beesha Ciidagale ku yeelatay Hargeisa 21.May.2008.

 

Annagoo ku hadleyna magaca Jaaliyada Beesha Daa`uud Ismacil Sh. Isxaaq (Ciidagale) ee ku dhaqan carriga Ingiriiska, waxaanu si buuxda u taageeraynaa Go`aamada ka soo baxay shirkii Beeshu ku yeelatay magaalada Hargeisa 21.May.2008. Kadib markii :

 

kulan isugu yimaadeen Salaadiinta, Cuqaasha, Aqoonyahanka iyo Waxaradka Beesha Ciidagale ee ku sugan gudaha Jahuuriyada Somaliland.

Ka dib markii Beesha Ciidagale qiimeyn ku sameysey baaxada Dhulka iyo Degaanka ay ku leedahay gudaha Jamhuuriyada Somaliland.

Ka dib markii Beeshu aragtay ahmiyada ay leedahay in maamul daadejinta dawladu wado uu la jaan qaado deegaanka Beeshu, isla markaana ay cadaatay in Degaanka Beeshu uu qaadi karo Gobol, Laba Gobol iyo Saddexba.

 

Waxay Beeshu isla qaadatay oo ka soo baxay shirkaa Qodobo muhiim ah, kuwaas oo kala ah:-

1. DHAWRIDA, ADKAYNTA IYO ILAALINTA NABAD GALYADA JAMHUURIYADA SOMALILAND KU CAANO-MAASHAY.

2. MAGACAABIDA GOBOLKA GAAROODI EE BEESHU LEEDAHAY CAASIMADIISUNA TAHAY SALLAXLEY.

 

Hadaba, Haddii aanu nahay Qurba-jooga Beesha ee ku sugan Dalka Ingiriiska,

waxaanu taageero buuxda 100% ku waafaqaynaa go’aamadaa dhaxal galka ah ee hormuudka Beeshu isla qaatay.

 

Waxaanu si buuxda ugu hawlgelaynaa ka qayb qaadashada iyo taabo gelinta horumarinta gobolka Gaaroodi, waxaanu heegan u nahay dhawrida iyo adkeynta Nabadgelyada Jamhuuriyada Somaliland.

 

Gabagabadii waxaanu dhinaca Xukuumada Somaliland ee uu hormuudka ka yahay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ka rajaynaynaa inuu si dhakhso ah u magacaabo uguna dhawaaqo Gobolkaa Gaaroodi.

 

Guul iyo Nabadgalyo Somaliland

 

Ilaahaybaa Mahad leh

 

Xubnaha bayaankan soo saarey:-

 

Odey Cabdillaahi Kaahin

Oday C/Raxmaan Jaamac Taarwale

Dr. Ibraahim Maxamed Yusuf

Ibraahim Macalin Aadan

Abokor Maxamed Ismaaciil

Siciid Suldaan Cabdiqaadir

Oday Muuse Bootaan Cabdi

Xamse Maxamed Yuusuf

Xaaji Maxamuud Jaamac Mataan

Eng C/laahi Xasan Camay

Abwaan Bashiir Ismaaciil

Odey Jaamac Guure

Odey Ibraahim Cayngal

Abwaan Aabi Jaamac Xujaale

Oday Xasan Cabaade

Dr.C/laahi Xasan Faarax (Taiwan)

Prof. Ciise Xuseen

Dr. Jaamac Xasan

Dr. Maxmed Macalin Yoonis

Caaqil Maxamuud Cali Cadagude

Sheikh C/Rashiid Macalin Aadan

Sheikh Maxamed Xasan C/Laahi

Eng Xamse Maxamed Yuusuf

Eng Cismaan Cali Carraale

Maxamed Yuusuf Diirqadhaadh

Maxamud Axmed Lugwayne

Cabdi C/Laahi Mooge

Kaysar Abdillahi Maxamed

Sheikh Daahir Cali Weyrax

C/Kariim Cali Baarjeex

Eng. Maxamed Axmed Balayax

Dr.Axmed Cabdi Yaasiin

Eng. Abdirahmaan Aw Ismaaciil X. Xasan

Ganacsade Daahir Cali Mooge

Eng Maxamud Maxamed Labaraad

Eng C/laahi Cabdi

Cabdiqaadir Cali Jaamac Baraar

C/laahi Cabdi-case

Sh Muuse Axmed Jaamac

Mawliid Axmed Iidaan

C/Laahi Cabdi Cadde

Nagiib Cabdi Cilmi 

C/Fataax Ibrahim Sheekh

Maxamed Haaruun Biixi

Ganacsade Khadar Aadam Koodbuur

Ibrahim Cabdi Cali

Maxamed Xasan Jafal

Aadan Mooge Xirsi (Aadan Ingriis)

Maxamud Abokor Cige

C/Qaadir Maxamuud Dhegaweyne

Ismaaciil Muuse Diiriye

Mubaarik Cumar Ibraahim

Xasan Macalin Cismaan

Maxamed Cali (Maxmed Gaab)

Sh. Maxamed Cismaan (Aayatulaah)

Maxamed Mahdi Buubaa

Axmed  Nur Odowaa

Mustafe Cabdilahi Ismaaciil

Xasan Haaruun Cabdi

Maxamed Jibriil Bootaan

Cabdale Ibraahim Gudaal (gamaame)

Maxamud Sh. Cabdi Cali Weerar

Cabdi Gadiid Aadan

Ismaaciil Maxamed Xaawa

Mujaahid Adan maxamuud Siikaawi 

Axmed Jaamac Taarwale

Maxamed Cabdi Yaasiin

Faysal Haadaame

C/Xakiin Ibraahim Sh Yusuf

Khadar Xuseen Cilmi

Mustafe Cali Shabeel

Maxamed Ismaaciil Koodbuur

Xasan Xuseen Muumin (Nabaado)

Xasan Cismaan Garaw

Mubaarik Cismaan Laan

Maxamed Yuusuf Camay

Cabdi Maxamed Warsame

Axmed Ciise Oomaar

C/Raxmaan Bidhaan Xaaji Daahir 

C/Raxmaan Dhalaax

Yahye Aadan Ismail

Farxaan Maxmed Xuseen

Maxamud Axmed Ibrahim

C/Risaaq Ismaaciil Weydcun

Axmed Haaruun Cabdi

Maxamuud Xasan Carraalle

Xasan Nuur kuluc

Cabdilatif Sh. axmed Ismaaciil

Foosi Xaaji Yuusuf

Ismaciil Jihaad Cadhoole

Deeq Cabdiweli

Maxamed Aw-Faarax

Axmed Faarax Timadhaqe

Cabdi Maxamed X Daahir

Maxamed Cilmi Mire

Ismaaciil Maxamuud Dambas

Axmed Dubad Geele

Sh. Axmed  Cumar Kurre

Axmed Maxamuud Qaalib

Khaalid Maxamed Ismaaciil Bidhaan

Ilyaas Maxamed Cismaan Garaw

Nicmaan Weli Raabi

Geedi Afweyne

Cabdi Casiis General

Cabdiqaadir Yusuf Qaalib

Xasan Gaagaale

Cabdikariim Jaamac Dagaal

Rashiid Jaamac Codey

Najax Jaamac Codey

Mustafe Nuur Sulub

Rashiid Aw Nuur Xasan

C/Casiis Cali Cadogude

Ismaaciil Cabdi Dhex-ka-abaar

Haybe  Maxamed Jaamac

Siciid Cabdillaahi Daahir (Gadhweyso)

Faysal Axmed Guun

Maxamed Xaashi Guuleed

C/Rashiid Maxamuud Adan

 

So dire Abdikarim Ali

This entry was posted in News. Bookmark the permalink.

Comments are closed.