Monthly Archives: May 2008

“In maanta dalkeena dagaal ka dhaco looma baahna taa waynu ka soo gudubnay..” Axmed Siilaanyo iyo C/raxmaan Aw Cali oo khudbado ka jeediyey xuska 31ka May

Hargeysa (Somaliland.org) –  Guddoomiyaha Xisbiga ugu weyn mucaaridka Somaliland ee KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo oo ahaa hoggaamiyihii ugu muddada dheeraa ee Dhaqdhaqaaqii xorraynta ee ururkii SNM, ayaa ku baraarujiyey halgamayaashii ururkii SNM iyo taageerayaashoodiiba inay taariikhda uga faa’iideystaan in aanu … read …

Xukuumadda Somaliland oo amartay deegaamadoodii loo musaafuriyo 2 nin oo ka mid ahaa Koox loo haystey falal Argagixiso

Hargeysa (Geeska)- Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay amartay in la masaafuriyo laba nin oo dhammaystay xukun ay Maxkamadda sare ee Somaliland ku riday, ka dib markii Maxkamadu ku heshay fal argagixiso ah oo ay lacag Itoobiyaan ah ku dhaceen … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Sabti, 31 May

Wefti ka socda QM oo isku khilaafay socdaal ay ku imanayaan waddamo Somaliland ku jirto By: Matthew Russell Lee      New-York (Ogaal/Inner City Press)– Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa booqashooyin ku tegi doona shan waddan oo Qaarada Afrika ka tirsan, … read …

Daahirow Dalka u tali… Niyadsami Ku daadihi… Weligaa ha siidayn … illeyn waad dedaashoo….Dayac waad ka dhowrtee!!!!!

Ahmed Shire (Baandheeye) read …

Dambiile dagaal

Ahmedweli Goth read …

Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Macalin Caydiid Muuse

Cabdirisaaq Cismaan Fadal. read …

Waxaa La Yaab Leh In Dawoladu Maanta Ay SNM Kaga Mudan Yihiin Kaadirintii Xisibigii Iyo NSS-Tii Afweyne

Maalin wliba waxa aan marnaba ka guureyn xiska muwaadin kasta oo reer somaliland oo damiir fayow lahaa gudagalkii Burco ee May 27, 1988, Iyo gudagalkii Hargeysa ee May 31, 1988. Waxa ay xasuus dheer u leedahay mujaahidiintii Ciidanka xoreynta SNM khaasatan ciidanka qaybaha 12 ee Madiina iyo 31 ee Maka lagu wanqalay oo ka qayb galay hawlgalkii cuslaa ee Hargeysa iyo Burco.

read …

Komishanka oo Doortay Guddoomiyekuxigeen cusub

Hargeysa (Somaliland.org) – Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Guddoomiyekuxigeen u doortay Cali Maxamed Cabdulle (Cali Biikolo) oo dhowaan xisbiga KULMIYE u soo magacaabay Komishanka. Sida uu sheegay war uu maanta soo saaray Guddoomiyaha Komishanka, mudane Maxamed Ismaaciil Maxamed, Komishanku fadhi uu … read …

Tagged |

Sidee baa u haboon ee umad shucuurteeda farxada u muujisaa, maxaase inaga reeban

Dhab ahaantii waxaan aad ugu faraxsanahay sida qiimaha badan ee umadeenu ay u muujiyeen shacuurtooda wadaninimo iyo abaabulka ay ka galeen maleenta soo celinta  xoriyada umada reer Somaliland ee 18may. sidaad la socotaan umada reer Somaliland waxay ka dabaal degeen … read …

Golaha Wakiillada oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Miisaaniyadda dowladda ee 2008 iyo 2 wasiir

Hargeysa (Somaliland.Org) –  Mudanayaasha Golaha Wakiillada ayaa Maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey odoroska miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2008-da, ka dib markii ay dhawr maalmood ka hor guddiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladdu ka dalbay golaha inay sideeda ku ansixiyaan miisaaniyadda … read …

Tagged , |

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Khamiis, 29 May

Maxaa sababay dib u dhaca kulankii ugu danbeeyay? Hogaamiyayaasha mucaaradka oo ka waramay halka ay marayaan wada-hadalada u dhexeeya Xukuumada Hargeysa (Ogaal)- Guddoomiyayaasha labada Xisbi ee Mucaaridka ah ee Kulmiye iyo Ucid, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Faysal Cali Waraabe, … read …

Ceebeey Tacaal Aanadii Nageeye

Caddaani Axmed
read …

Qaybi oo xukun……..Arin aan duug ahayn.

Qaybi oo xukun, waa astaanta lagu burburiyo bulsho, la isugu diro, lagu bahdilo, laguna gumeysto, hadaba waxa nasiib darro ah in iyada oo la wada ogyahay in dhibaato tahay in bulsho lagu xukumo qaybin, In hadana la fahmi waayo, oo … read …

Qaybtii 2aad Xusuustii Mubarik Yusuf Bidhi Iyo 27 May Burco Sanadguuradii 20aad

Mubarik Bidhi read …

Aragtidayda Muranka Miisaanka Maansada

Weydiintuse waxay tahay, miisaankaas in la barto waxtarka ku jiraa waa maxay? Haddii aan la baranse, illayn awelba iyada oo aan la aqoon ayaa la maansoon jiraye, maxaa lagu waayayaa? read …

Riyaalow Maxaad geelayagga gobol u siin wayday.

Abdikarim Hersi read …

Furidda Adeegga Dahabshiil-Belgium

Waxaa dadweynaha qaaya leh iyo macaamiishayada inaanu ka bilawnay adeeg waddanka Belgium; kaas oo aannu iska kaashanaayno shirkadda la yidhaahdo COINSTAR oo Waddanka Belgium magaalo kasta ku leh Wakiil. Qiimaha khidmadda waxa weeye mid aad u soo dhweynaya macaamiisha oo … read …

Sannadguurada 17aad ee Guushii EPRDF ku qabsatay Itoobiya oo laga xusay Hargeysa: Wakiilka Itoobiya oo beeniyey warar saxaafadda Hargeysa faafisay

Hargeysa (Somaliland.org) – Xaflad lagu maamuusayey xuska sannad-guuradii 17aad ee ka soo wareegtey maalintii Jabhadda EPRDF xukunka Itoobiya ka tuurtay Taliskii Mingiste Haile Marian, May 1991 oo ku beegnayd maanta ayaa caawa lagu qabto Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Xafladdaas … read …

Xubinta cusub ee Komishanka oo Madaxtooyada lagu dhaariyey iyo Baaq Guddoomiyaha Komishanku jeediyey

Hargeysa (Somaliland.org) – Cali Maxamed Cabdulle oo dhowaan xisbiga KULMIYE u soo magacaabay inuu xubin ka noqdo Komishanka Doorashooyinka Qaranka, isla markaana Golaha Wakiilladu ansixiyey ayaa maanta lagu dhaariyey Madaxtooyada. Sida uu sheegay warsaxaafadeed uu maanta soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, … read …

Tagged |

Warbixinta Guddida Dhaqaalaha ee Miisaaniyadda: Waxay soo jeediyeen in duuduub lagu ansixiyo

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada ayaa shalay golaha hortiisa ka jeediyey warbixin la xidhiidha odoroska Miisaaniyadda Dowladda ee 2008 oo golaha hortaalla, kadib markii xukuumaddu dib ugala dhacday wakhtigii sharci ahaan golaha la horkeeni lahaa. Guddida Dhaqaaluhu … read …

Tagged , |

Baaq Beesha Ciidagale UK

Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ku: Saxaafada Madaxa Banaan (Wargeys + Website) Og: Salaadiinta, Cuqaasha, Aqoonyahanka, Ganacsatada, Dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan ee Beesha Ciidagale.   Ujeedo: Taageerid Go`aamada ka soo baxay Shirkii Beesha Ciidagale ku yeelatay Hargeisa 21.May.2008.   Annagoo … read …

Kulankii ay maanta u ballansanaayeen hoggaamiyayaasha Saddexda xisbi oo Baaqday

Wax war ah oo rasmi ah lagama bixin sababta uu u baaqday kulankaasi. Hase yeeshee, ilo ku dhowdhow hoggaamiyayaasha saddexda xisbi ayaa sheegay in dhinacyada wadahadaladu u dhexeeyeen ay isla qaateen in dib loo dhigo kulankaas ilaa 1da bisha June oo ku beegan Axadda soo socota.

read …

Xuskii ugu ballaadhnaa oo maanta magaalada Burco loogu sameeyey 20guurada Gudagalkii SNM ee 27 May

Sidoo kale munaasibadan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay, waxa hadalo ka jeediyay qaarka mid ah saraakiishii SNM, oo ay ka mid yihiin: Muj. Maxamed Kaahin Axmed, Prof. C/Salaan Yaasiin, Muj. Ibaraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhewagaweyne) iyo C/raxmaan Aw-Cali Faarax, read …

Shirweynahi Xisbiga Kulmiye Ee Sweden Oo Guddi Cusub Lagu Doortay (Daawo Sawirada)

Ergooyinkaa oo ka kala yimi gobalada kala duwan ee wadanka ayaa waxay si saraaxadle uga doodeen Ajandayaashii horyaaley shirweynaha Kulmiye Sweden.Ugu horayn waxaa shirka ku furay aayado quraan ah Sheekh ibraahim Ismaaciil ,waxa uga danbeeyey oo Kelmedo soo dhoweyn ah read …

“Hargeysa Waxa Meel Loogu Xidhay Hadhaagii Faqashta, Meesha Cawil-Kii, Hangashta Ee …….” WARAYSI JAAMAC M. QAALIB.

 Guddoomiye ku xigeenka Isbahaysiga dib u xoraynta Somaliya ee uu fadhigiisu yahay magaalada Asmara ee wadanka Ereteriya Gen. Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac-yare), oo ah siyaasi aqoonyahan ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse aaminsan midnimada Somaliya, ayaa qiray … read …