Monthly Archives: April 2008

Wararka Wargeyska OGAAL, 28 April

Hargeysa (Ogaal) – Laba qof oo shicib ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen, tiro kale oo badanina way ku dhaawacmeen iska horimaad dhex-maray ciidanka Booliska iyo boqollaal dadweyne ah oo muddaharaadayey, shalay magaalada Hargeysa. read …

Suldaan Maxamuud Guuleed oo xukuumadda ugu baaqay inay debciso Cashuurta

Burco (Somaliland.org) – Xubno ka mida Salaadiinta Gobolka Togdheer ayaa ugu baaqay Xukuumada Somaliland inay shacbiga ka debciso cashuurta Dekedda Berbera, isla markaana xoriyad la siiyo ganacsatada muwaadiniinta ah. read …

Tagged , |

TACSI: Xarbi Burhan Yusuf X. Adan

Zainab H Yusuf read …

May 16, 2008, Madaxweynaha sharciga ahi waa Cabdiraxmaan (Cirro)

Engr. Omar Yousuf read …

Waxaan Ka Hadlay Tabaha Uu Maaggan-Yahay Rayaale

Omar Adam, Sweden read …

Tacsiydeyn Dhibatada Ku Timid Reer Somaliland

Ali Mahdi Hussein, G. Dhexe UCID read …

TACSI: Marxuum Maxamed Jaamac Guuleed

Anigoo ku hadlaaya magaca Jaaliyadda Soomaliland ee Wales waxaan tacsi u dirayaa ubadka, walaalada, ehelka, qaraabada, xigaalka, iyo asxaabta gaar ahaan tafiirtiisa degan UK ooy ugu horreeyaan inta ku nool magaaladan Cardiff. Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa Jaaliyadda Soomaliland … read …

Hambalyo Arooska Marwo Nimco Cabdilaahi Xuseen iyo Mudane Xuseen Cali Cilmi Oo Arooskodu Ka Dhacay Dalka New Zealand

Dhamaan shaqaalaha shebekadda wararka ee Somaliland.Org iyo maamulka Somaliland.Org waxa ay halkan tahniyad iyo hambalyo uga dirayaan Marwo Nimco Cabdilaahi Xuseen iyo Mudane Xuseen Cali Cilmi oo arooskoodu shalay (26.04.08) ka dhacay magaaladda Wellinghton ee wadanka New Zealand. Waxanu leenahay … read …

Time For Rayale To Pack Up And Leave

There is a growing chorus of voices calling for Dahir Rayale who no longer commands the support and trust of the Somaliland public to step down by the end of his presidential mandate, which is due to expire officially on 15th May 2008 at 00.00 hrs (midnight) local time. But president Rayale whose anti-democracy tendencies and inclination towards dictatorship was becoming increasingly clear by the day is desperately vowing to cling on to power come what may. read …

Tagged |

Go’aankii Muddo Kordhinta ee Guurtidu Wuxu Qaawiyey

Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf CartanSomaliland waxay cagta saartay Jidkii Siraad. Haddii ay dhinacaas u ciirto waxay khatar ugu jirtaa inay muquurato lama-degaan ay ka botorinayaan col iyo abaari; haddii ay dhinaca kale u ciirto waxay foodda la gelaysaa waadigii nabadda iyo caanaha dimuqraadiyadda iyo ictiraafka. read …

Tagged , |

Ogaysiis: Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye

Salaasadda oo taariikhdu tahay 29/04/2008, Hotel Ambassador

read …

The Cost of Culture Shock and State of Traditional Family

Mohamed A.Awale read …

Saddex qof oo ku dhintay Muddaharaad Shaqaaqo wata oo ka dhacay Hargeysa, waanwaanta xukuumadda iyo jawigii magaalada

Hargeysa (Somaliland.org) – Saddex qof oo shicib ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen, tiro kale oo badanina way ku dhaawacmeen iska horimaad dhexmaray ciidanka Booliska iyo boqollaal dadweyne ah oo muddaharaadayey, maanta magaalada Hargeysa. read …

Tagged , , , , |

Qoraal ka turjumaya Mawqifka Xukuumada khilaafka taagan

Hargeysa (Ogaal) – Guddi toddoba wasiir ka kooban oo Madaxweyne Rayaale u igmaday inay xukuumada u metelaan dhexdhexaadinta muranka siyaasiga ah ee ka dhex-oogan xukuumadda iyo axsaabta mucaaradka, ee uu isu xilqaamay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cabdiraxmaan … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, April 27

Doodda Guddi 7 wasiir ah oo M/ Rayaale u xushay inay u matalaan dhex-dhexaadinta Nuxurka qoraal ka turjumaya Mawqifka Xukuumada Ee Muranada siyaasadeed oo gaadhay guddoomiyaha wakiillada Hargeysa (Ogaal) – Guddi toddoba wasiir ka kooban oo Madaxweyne Rayaale u igmaday … read …

Ciidamada Booliska Oo Xalay Toogasho Ku Dilay Gabadh Dhalinyaro Ah

Hargeysa (Somaliland.Org) Ciidamada Booliska magaaldda Hargeysa oo ay weheliyaan ciidamada qalabka sida ayaa xalay habeenimadii toogasho ku dilay gabadh dhalinyaro ah oo magaceeda la yidhaahdo Hani Xasan Jaamac oo la socotay gaadhi. Ciidamada booliska iyo milatariga oo habeenkii gaaf wareega … read …

Mudaharad Dhimasho Iyo Dhawac Wata Oo Ka Dhacay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org) Waxa maanta ka dhacay magaaladda Hargeysa mudaharaad wata rabshato dhimasho iyo dhaawac leh. Dadkaasi waxay dhagxiyeen gaadiidka booliska. Waxa dhintay laba qof waxaana dhaawacmay in ka badan toban. Dhinaca ciidamada waxa jira tiro ciidamo oo dhaawac ah.

read …

Xisbiga KULMIYE oo soo dhoweeyey Waanwaanta uu u wado Guddoomiyaha G. Wakiillada

KULMIYE Party flagHargeysa (Somaliland.org) – Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa sheegay inay diyaar u yihiin, ayna soo dhoweynayaan waanwaan uu Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ka dhex wado Madaxweyne Riyaale iyo labada xisbi ee mucaaridka ah UCID iyo KULMIYE, balse, waxa ay sheegeen in aanay wadaxaajood ka gelayn go’aanka Guurtidu muddada ugu kordhisey Madaxweyne Riyaale oo ay ku tilmaameen sharcidarro. read …

Tagged , , |

Shirkii Golayaasha Dhexe ee labada xisbi ee UCID iyo KULMIYE oo dib u loo dhigay

Hargeysa (Somaliland.org) – Shir ay u ballansanaayeen inay isugu yimaaddaan Golayaasha Dhexe iyo Guddiyada Fulinta ee labada xisbi ee mucaaridka ah ee UCID iyo KULMIYE, 27 April oo ku beegan berrito ayaa dib loo dhigay muddo aan la cayimin. read …

Tagged , |

Madaxtooyada oo si Cabban uga jawaabtey baaq uu jeediyey Guddida Dhaqaalaha ee G.Wakiilladu

Hargeysa (Somaliland.org) – Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul u cambaaraysay Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo shir jaraa’id oo ay qabteen toddobaadkan ugu baaqay shacbiga Somaliland in aanay bixin cashuur sharci darro oo aanu Golaha Wakiilladu ansixin, iyaga oo ka hadlayey tacriifadda ay kordhisey Dekeddu. read …

Tagged , |

Isu-Soo Bax Rood Doona Oo Burco Ka Dhacday

Burco (Somaliland.org) – In ka badan kumanaan qof oo ka mida dadweynaha Magaalada Burco ayaa maanta isugu soo baxay roob-doon rabi bariya oo lagaga dalbanayo naxariis oo lagu qabtay garoonka kubada cagta ee gobalka togdheer. read …

Tagged |

Shirguddoonka Guurtida oo ishortaagey Mooshin ka dhan ah go’aankii Mudda-kordhinta iyo xiisad ka dhalatay golaha

Hargeysa (Somaliland.org) – Shirguddoonka Golaha Guurtida ayaa ishortaagey mooshin ay golaha horkeeneen 13 mudane, kaas oo golaha u soo jeedinayey in dib u sixid lagu sameeyo go’aankii mudda-kordhinta Madaxweyne Riyaale ee Golahaasi gaadhey 10 April. Waxaana ishortaagistaa ka dhashay buuq gacan-ka-hadal ku dhowaadey.

read …

Madaxweyne Rayaale Oo Afar Wasiir U Soo Xulay Wada Hadalada Hordhaca Ah Iyo Mucaaradka Oo Wakiishay Guddoomiye Cirro

Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo xisbiyada Mucaaradku u soo wakiisheen wada xaajood dhex mara Madaxweyne Rayaale iyo afar wasiir oo uu Madaxweyne Rayaale soo wakiishay ayaa kulankoodii u horeeyay dabayaaqadii toddobaadkan ku yeeshay magaalada Hargeysa. read …

Tagged , |

Pro. C/salaan Ha u Jawaabin Wiilka Burushka Waskhda Leh Sita

Pro. Abdisalaanoow ha u jawaabin adigu inamadan loo soo dhiibay burushka xaarka leh Taariikhdaada Halgankii SNM na waa lawada yaqaanaa oo cidna laguu waydiin maayo Diciifnimadda Faysalna waxaa kaaga filan indho-adkaanta uu markale kusoo aflagaadeeyay iyo hadalka uu soo qoray ee bilaa xikmadda ah ee uu leeyahay in aad asaasayaashii SNM tahay Ina maygaag samatar Nooma…A/rashiid Ali Hargeisa Somaliland read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Sabti, 26 April

Aragtidii Madaxweyne Rayaale, Aafada Sicir bararka, Amakaaga mucaaradka iyo Urugada Shacbiga “Waxaanu u qaadhaamaynaa qoys jaarkeena ah, oo aan dab shidan todobaadkii ugu danbeeyay,” Mid ka mid ah hooyooyinka ku nool caasimada Hargeysa  Hargeysa (Ogaal) – Kumanaan qoys oo reer … read …