TACSI: Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale (Dhoolayare)

Dhamaan shaqaalaha, maamulka iyo hawlwadeenada Somaliland.Org waxa ay halkan tacsi uga dirayaan qoyska reer Xaaji Ducaale iyo shacabka Somaliland’ba geeridda Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale (Dhoolayare) oo ku geeriyooday magaaladda Burco.  Eheladii iyo asxaabtii marxuumka waxaan Ilahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo.  Marxuumkana waxaan Ilaahay baryaynaa marxuumka inuu u naxariisto oo Janadiisa ka waraabiyo.  Aamiin. 

 Waxa kale oo tacsi tan la mid ah diraya oo nasoo gaadhsiiyey      

Eng Abdi Jama Hassan

Maxamed Xaji Nuure

Yasin H Abdillahi

Jama Haybeh

Saleeban Dirir

Farax Xasan Jagac

Inaalilaah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun 

Waxa aAN qoyska reer Xaaji Ducaale iyo shacabka Somaliland’ba uga tacsiyadeynaynaa geeridda Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale (Dhoolayare).  Dhamanteen Ilaahay samir iyo iiman ha inaga siiyo.  Amin.

 

 

 

 

 

 

This entry was posted in TACSI. Bookmark the permalink.

Comments are closed.